Duqeyn cusub hada Socota & Qaabkey Guriga ku yimaadeen Hog. Xisbulh & Isra sidey ku ogaatay| Turki O

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Duqeyn cusub hada Socota & Qaabkey Guriga ku yimaadeen Hog. Xisbulh & Isra sidey ku ogaatay| Turki O Shakisan
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 80

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @سعادةالقلب-و6ص
      @سعادةالقلب-و6ص 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Courseka waan rabnaa sheekh discount noosamee $39 qaar dhalinyarta kamidah ma aawoodaan please discount noosame🙏🙏

    • @zaahirpaulo4146
      @zaahirpaulo4146 3 นาทีที่ผ่านมา

      Xisbulah dalkooda lagu so xad gud bay waxa layabanahay sbbta ay dagaal toos ah ugu qaadi la,dahay🤔

  • @RamloNur-zu7ft
    @RamloNur-zu7ft 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Qof uusan ale dilin madhinto waxan oodhana xigmad buu allah kaleeyahay ‏guul bay kudanbayn inshaa allah
    ‏ولا تهنوا ولا تحزنوا وأنتم الاعلون إن كنتم مؤمنين

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Yaa allah Muslimka u hiili Allah ugargaar Allah u hiili muslimk allah u hiili muslim

  • @HusseinDjibuuti
    @HusseinDjibuuti 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    From Djibouti si wanaagsan aan ula socdaa sheikh dulmi diid
    I'm the first comment

  • @user-wq7fj6ql5o
    @user-wq7fj6ql5o 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ragani diyaar bay u yihiin dhimashada waxna kama badalayaan dagaalka ❤❤❤

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SUBXANALAH dad jaajuusiin oo munaafaqiin ah yaa meel walba ku jira

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    subxaan allaah ilaahoow ugargaar islaamka yaarabi

  • @HassanAwale-n1j
    @HassanAwale-n1j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheikh Masha allah

  • @AxmedAxmed-n6r
    @AxmedAxmed-n6r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Scw scw scw

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane xiisbuulaah Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 doua preay 🤲🏻🙏🏻 xiisbuulaah Palestine galab wanagsan

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Shirqool kasta waxa fulinaya. Waa. Maraykan. Ingirriska. Jarmalka faransiiska. Markay fuliyaan. Kadibna yuhuuda. Ayaa sheeganaya. Si looga baqdo ... si. Awooda xisbu llaah. . Dhawac loogu gaysto ... siday ugu hiilsa. Falastiin. Ayay reer galbeedku lee yihiin. Cajiib.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    illahow ugar gaar Reer Lubnaan
    Allow Yahuuda iyo wixii soo Racaba Jabi Yaa Rabi

  • @fahimamuse
    @fahimamuse 59 นาทีที่ผ่านมา

    Yahudu dagal 3 inuu adunka galo ayey raban illahayow umada badbadi Amin

  • @SakiAbdi-e2f
    @SakiAbdi-e2f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacalahu khair Musiibadan ku dhacdey husbillah waa u cashar Muslim kasta waxaan rajeynayaa in ay feejignaadaan western countries qasaaro ayeey kala kulmayaan business kooda sababtoo ah cid danbe oo aamini doonta ma jirto

  • @maxamedakid6008
    @maxamedakid6008 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XISBULAH KALIYA LAGUMA DHEXJIREE SHEEG WADAN ISLAAM AH OON LAXUKUMIN

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAR KHAIR SHEEG

  • @master_som
    @master_som 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbullah ma duqanbaa meey
    sameeystaan meel dhulka hoostii ah oo
    aay ku shiraan

  • @adenbile1819
    @adenbile1819 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ustath sawa kabisa

  • @Engineer-sl3hf
    @Engineer-sl3hf ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah akbar

  • @SadamXusen-wk7zo
    @SadamXusen-wk7zo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc gudaha lubnan waxa kujira sirdono Israeli ah fikrad ahanteyda

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walahi waa niyad jab waxa ku dhacay xisbulah

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 48 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahay baa ag laakiin waxaan u malaynayaa in la gaaray wax tigii isgaarsiinta oo dhan joogsan doonto

  • @zahraosman3540
    @zahraosman3540 52 นาทีที่ผ่านมา

    Waa arinta Somalia haysato

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ano waxaan aamin sanahay in ciidamada lub-naan laftirkooda in ay jaajuusaan

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allhaikbar 😒🙏🏾

  • @BaladweenBuulabarde
    @BaladweenBuulabarde 17 นาทีที่ผ่านมา

    Subxaanallaah

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mareykan ayaa ka low ah dadka rekaada lagu heysto, waayo shacabka wey ka soo horjeedan lkn xukuumada waxey waxey ugu jirtaa rikaato yahuuda

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wixii hore quba hurdada halaga koco iyo itus oo itaabsii iyaguna suuq la,aan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaalow goormaat tabisay warkaan shalay miyaa mise waa maata axada ah mase waa sanahore waa kugu wareernay

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waala basaasay

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    yuhuuda shirkeeda lama duqeeyo maxaa loo duqeeyee kuwaan

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magaciisa dabaqa hoose waa beyt room ?

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh Kan xun ee qadhmuunka ah maxaad hadalkiisa usoo qaadataa waa dameer afcarabi ku hadla

  • @abdikadirdokata4421
    @abdikadirdokata4421 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hisbullah uchego in ay uaadaan hamas kawaxbarashada iyo si islaqariya

  • @83587
    @83587 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weligey wan oga in carabta rakato lagu heysto lkn tani waxey wake up call utahay kuwa isku heysto in ay xur yihiin

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sida aan u naxeyney sonroktii iyo cusbadii baa nagu kacey

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasbunallaah Wanicmal wakiil,so Sad thnk U Sheekhena

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb saraakiil.waa wayn ayaa ku dhex jirta xh.waxa ay uleeyihiin waan.weeraraynaa lubnaan waa ku.dhex jirka oo xm wayba ooga.sahlanyihiin waana xogta ay ka hayaan waayo.wayba ujeedaan

  • @C.W.W
    @C.W.W 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh bahalka ad gacanta ku heyso yuusun kugu qarxine iska ilaali❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @bashel2161
    @bashel2161 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan jilicow maku jiraa dadka rakaatada lagu haysto

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israa'iil 2020 markay lahayd bigasos ayaan samaysanay maxay carab uga digtoonaan waayeen markey ukala cararayeen

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallee waxay dishay
    Geesiyaal illaahow
    Cawil khayir qaba
    Ksoo badal

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    rer gaza waa yaqaanan shaydaminta yuhuuda in ay dhagar badan yihiin waa ka diyaar garooben ma jaajusu karan

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaab waar ilayn carabta aan layaabanayni wax ayay ogaayeen

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 31 นาทีที่ผ่านมา

    😢

  • @AxmedCabdow-r1v
    @AxmedCabdow-r1v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabartayda bikro jibisay

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 49 นาทีที่ผ่านมา

    Xisbulaah jaajuusin ayaa ku dhexjira

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbulah maxay ubeegsan waayeen madaxda yuhuuda markaa

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa laga aarayaa xasuuqii suniga ay shiicadu sameeysey ayada walaalaheeda gaalada

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weesh qal diwiga hakuquus qaatee.kuwobadan ayaadhiman oo umaleynaaya inay nawad qawaan

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa nomaqan somaliyey🤔🤔

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Carabtu iyada is basaasta

  • @mustaphamohamet9137
    @mustaphamohamet9137 43 นาทีที่ผ่านมา

    Hizbullah isago inta Uu doono Ka awood weyn Hamaas ayuu haddana Ka sirdoon jilcanyahay

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xisbulah wax weyn baa ka qaldan meesha laga soo jaajuuso iska ogaato

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimanka waa loo jeedaa walamaqlaya wana la arkayaa wax ay kubasaasaan kaladuwan waayo waay muuqataa in gacanta lagu hayo waa yaab maxaa u diiday islaamka wax soosaar subxanaallh fashil ayaa lagu nool yay allhu mustacaam

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbullah ayagoo awooda falastiiniyiinta la xasuuqayo inay si hagar la,aan ah ugu gurmadaan bay intey meel ay calaamad sadeen wax ku soo tuur tuuraan ayey iska aamusayeen lakin hadii aad laqdabo wado ilaahay adiga ayuu kula goyn ayagii baa la iska yar yareysanayaa bal kawaran ayaguna intey tagaan meelaha muhiimka ah ee israiil bay ku lee yihiin waan soo duubney waan soo duubney maxay dishaa hadiiba ay kortageen may burburiyaan ma cadowgaga oo aad jaanis ku heshay baad dhahaysaa gurigaga waan tagay hadana gurigaga waan tagey ha idinka saarto hada marka xasan nasrullah la dilo miyey sugayaan tolow inta sarkaal laga diley show falastiiniyiinta lagama dilin waa nin ay daacad ka tahay iyo nin kale ilaahay agtiisana kama sina

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sifiican ayay sameeysi Israil wayo carabta iyaga aya jajuus u ah Israil iyo marekan.saldhigya ayay siyeen xiri ayay laleyihiin .Carabta halalaayo halabaabiiya

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaad moodaa in hisbullah waxba ka baran weerarkii ku dhacay Gaza, qiyaanada yuhuuda oo doonaysaa in ay tirtiraan carabta

  • @luulfarah6126
    @luulfarah6126 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawada lubnaan miyaan la ilaalin oo lubnan dawlad maha miyaaaa

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    walaahey lubnaan iyo xamaas arinku maaha waxba ay qoslin carabta kale waa loo soo socdaa gaalo oo dhan wey u heshiisey reer marya weyn falastiin wey nasan ha socoto doqmaha

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War niyow adga wax walbo isreal dhahda runbaa uhysataa mida kale iyga wax kama dhintaan myaaa waa balaayada duusha

  • @Engineer-sl3hf
    @Engineer-sl3hf ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muslinku waa diciifey

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    carab wey is dhigatey hala tumo

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Calool xuma waynaa

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbulaah may ibaarto oo qoorta udheerayso waxaan ku dhexjiro maxay lay back u yihiin they Are disgusting carabtii jiiftey haday xaarayaan awaley wax iskuhayn

  • @kaderbare3466
    @kaderbare3466 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka yuhuda shayadin ayaa lashaqayanysa, in ay is quraan saaraan waaye muslimintu,
    Waayo lubnan madhihi karno waa ka gaabisay xaga amniga waayo waxa kusocda dagaal, waxana maahan wax kucusub in laqrxiyo malinwalba

  • @cabdlahitalyaani5136
    @cabdlahitalyaani5136 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw scw scw

  • @AxmedCabdow-r1v
    @AxmedCabdow-r1v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabartayda bikro jibisay

  • @AxmedCabdow-r1v
    @AxmedCabdow-r1v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabartayda bikro jibisay