Aabe 70 jir ah oo banaanka Seexda iyo Muuqaal Xanun leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala huno igare kheyr ilahay haku siiyo Nabarkaga xagen kahelnaa.

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 ปีที่แล้ว +5

    Igare allah ha ku xifdiyo amiin

  • @iskilaji
    @iskilaji 2 ปีที่แล้ว +6

    Inshallah wax waa latari adigana igaroow illah ha kaa abaal mariyo aamiin

  • @murjinofficialstudio8688
    @murjinofficialstudio8688 2 ปีที่แล้ว +3

    Ax ax ilaahayoow na astur

  • @feysalhanad8937
    @feysalhanad8937 2 ปีที่แล้ว +1

    Igaroow Allow ku Daa
    Ifka Nolol ku Waar
    Aakhirana Janada Udug
    Abwaan Allow ku Daaaa
    Igaroow Allow ku Daaaaaa
    Mansha Allah My Abwaan
    Allow igaroow Ku Daaaa🙏🙏
    Natural Abwaan Soomaaaaal

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll Igare ale hakaa abaalmariyo odagaasna ilaahay umada ha ukhasbo

  • @falisa576
    @falisa576 2 ปีที่แล้ว +4

    Maanta haduu awlaadisu' u Nolan lahayd
    Halkaa mu seexdeen ax waxan ku
    Farax sanahay inu somali' is jecel ka dhashay ee ay u Gurman doonaan asago
    Qurux badan guri dagana la' arki doono
    Insha Allaah. igare wall adigana aduun
    Iyo Aakhiro Allaha ku gargaaro miisanka
    Xasanadkana ha kuu saaro dadalkaga

  • @muhsinow5241
    @muhsinow5241 2 ปีที่แล้ว +4

    igarre Haj Yasin حفظه الله

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 ปีที่แล้ว +1

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم..... الله يشفيه ويعافيه ويرزقه من فضله وكرمه....

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaarabi irsaaqad xalaal usahal

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 ปีที่แล้ว +5

    asc igare waa ku salaamay war meesha ka kaxee ninka waxa loo soo diro yaan lagu dilin

    • @hibaali4666
      @hibaali4666 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxanallah Subxanallah allaha haukarkaro

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว +1

    Axsorry aabo

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ha caafiyo dadkeenu adduunka ku dhibanyihiin

  • @maslah345
    @maslah345 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHA RAXIIMKA AH HAKA KORQAADO DHIBTA WAX LA AANTA XISAAB LA AAN ALLAHA IRSAAQO

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم لاتذرني فردا وانت خير الوارثين..... اللهم آمين

  • @munaanosman4731
    @munaanosman4731 2 ปีที่แล้ว +2

    inaa lilah waina ilahay rajacuun

  • @nestamoha
    @nestamoha 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah u Gar gaaro

  • @adoontiale8944
    @adoontiale8944 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy haugargaaro walee waa caloolxumo adigane ajar ale hakasiiyo Huuno

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxallah

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 2 ปีที่แล้ว +2

    Hasbuna allaah 13sano yaa allaah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala dhibka haka dulqado yarabi

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 2 ปีที่แล้ว

    Ax Allaah haugargaro

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow garab gal yaarabi

  • @nestamoha
    @nestamoha 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll Waxn rabey in aad qof dhiban ii doobto halken kagala so xariiraah

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal dadka qabiilka ku faanayo maa arkaan dhibkaan iyo meeshii qabiil iyo qaran dumis na dhigeen ,Soomaaliyay caawiya ninkan daruuftu heshay allaha caawiyo masaakiinta soomaaliyed rabbiyow noo gurmo dalkena barwaaqada taal na tusi dhul shisheeye naxariis mataal.

  • @abdiwahabyussufamin8669
    @abdiwahabyussufamin8669 2 ปีที่แล้ว

    Why are you not helping the old man next video my brother Masha Allah igare Yasin my brother good luck forever inshallah Wala,,, iisoojaba Wala insha Allah

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan qabaa figrad taas aad qabtaan kaduwan waana tan:
    Horta ninkan waayeel saaid ah maahan darxumo uunbaa heeysa
    Tan labaad hadii uusan qabin xanuun culus waxaan kutalin lahaa camal ama shaqo haloo abuuro qofku gacantiisuu kudhergi karaa wax qofkale kusiiyay kuma dhergeeysid😥
    Allha ugar gaaro asaga io intii dhibanba aamiin

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar igare wll.khayr baad shaqaysatay wll alle hakaa abaal mariyo ninkaa alle ayaa wax uqaban kara ee soomali allay haloo gurmado

  • @wahidazizi7762
    @wahidazizi7762 2 ปีที่แล้ว

    🛫🇸🇦

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal igarre jazaakullaah kheer.. Walaal haddii wax loo soo diro halkee loogu soo hagaajiyaa... Walaal iisoo jawwaab pls.... Mahadsanid Walaal.

    • @ficanfilsan7583
      @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว

      Talefonka shashada ku qoran marka hore wac iska hubi wallal

    • @zarcah9147
      @zarcah9147 2 ปีที่แล้ว

      @@ficanfilsan7583 waan wacay Marar badan.. Wuu dhacayaa laakiin LA qabanmaayo...

    • @zarcah9147
      @zarcah9147 2 ปีที่แล้ว

      @@ficanfilsan7583 waad mahadsantahay walaal.

    • @ficanfilsan7583
      @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว

      Adaa mudan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว

    Saad ma leeyahay walaal

  • @farahmuhamed2565
    @farahmuhamed2565 2 ปีที่แล้ว

    Qabowga iyo roobka xagaaga weeye igare makuguuleeystay

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว

    Ax

  • @nestamoha
    @nestamoha 2 ปีที่แล้ว

    Pls wll mel aan kala so xariiro ii sheeg

    • @ficanfilsan7583
      @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว

      Talefonka shashada ku qoran marka hore wac iska hubi wallal

  • @nimoosman3729
    @nimoosman3729 2 ปีที่แล้ว

    Odaygii

  • @anababdirahman7320
    @anababdirahman7320 2 ปีที่แล้ว

    ninkan 70 magarin dan baa sas yeshey

  • @safiya0986
    @safiya0986 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax rabi baa gar gaar leh miyaynu u waayi karnaa $5 ilama aha wayna yartay qof waayi kara oo soomaaliyeed .....

  • @dekamohamud6530
    @dekamohamud6530 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofka marku san u dhiban yahay waa in loo kaca somaliyey quranjo arurtay buluc way jidaye qofkan aya mudan in loo gurmado melna ladajiyo laguna ogado TH-cam leyda jogta Nairobi wa iney firiyan qofkan dhiban

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay subxana watacala ha uu kalmeyo