MALANTII IGU MURUGTA BADNEED OHINTII BA CESHAN WAYAY AMIRA OO ILA OYSAY😭😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @Boqoran
    @Boqoran 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +270

    Guys gabadhan maxa ku heesatiin 500k gaarsiiya please 😢😢

  • @IqraGaashanle
    @IqraGaashanle 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +137

    Sundus wlhi farxad iska raadi neyza lkn sorry sundus t27 garabkaga jooogo😢

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Haa waa dadka laga dareemin murugada lkn alle adoomadiisa wngzan ayuu imtixaama khayr ayay noqon doonta I.a😊❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +249

    Sorry sunduseey😭😭😭💕ilaahey adoomadis uujecelahy buu imtixaama samir abayo😢

    • @farxiyaxasan-o5f
      @farxiyaxasan-o5f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wa sax😢😢

    • @BayanSheikh
      @BayanSheikh ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      War run samir 😢cawa wanaya ilmeysise sundusey nolow inte nolal jirto abayo ♥️ 👸 ❣️ 💞

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +127

    Walahi sundus ayadoo saa umurugsan bay videos sii dubaysay habeen walbay naga farxin jirtay cawana murugo 😢😢😢😢😢😢 aan uducayno 😢😢😢

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +150

    Sundus marwlaba amiiray kunafistaa walahi amiira waa saxiib fiican mansha allah ❤

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

      Haa abyo alle ha isku daayo mar walba qofka kuu dhawi wuu kaga wngzan yahay dadka kale oo dhan

    • @NimcaCabdi-p2x
      @NimcaCabdi-p2x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Haaa mash allah

    • @UbahdahirMahad
      @UbahdahirMahad 28 นาทีที่ผ่านมา +1

      Haa walhi waruntaa

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +91

    Guys sundus Aan ohinta 😢 faraxd ugu badalno marwalba waay inaga qosli saaye oo 500k dhakhas ku tuurno😢😢❤❤

    • @idilahmed4270
      @idilahmed4270 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Jarka dhan uga sara plz wlhi

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +269

    Inta la oyday amira iyo sundus oo ilmada ceshan weysay 😢ya ilamid ah 😢

    • @NajmoCabdi-kw8hy
      @NajmoCabdi-kw8hy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ani wllhi ax ilamadodu weyba idhibeysa

    • @HoothoMohameth
      @HoothoMohameth 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ala ani😢😢😢

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mxaaa ku dha cay

    • @عبداللهحمد-و4ض
      @عبداللهحمد-و4ض 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walhi wa furey

    • @HibaakMaxamuud
      @HibaakMaxamuud ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aapayo sorry wlhibwaaiga ohisay runtii

  • @SalmitaQurux
    @SalmitaQurux 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +59

    Sunmir 4eva strong woman tihiin m.a adunka farxad kudhameysta aaqiraneh jano kuwara abid Amin 🤲 wax idin dhibo illahey nimatuso labadeydii nimada intey nolol jirto ❤ aamin yarabi 🤲🤲

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +80

    00:01 Wayaabanthy Sax😢 Ciil Badanaa Anuu ciil ahayaa xitaa 😢 Sorry Abaayo Sunduseyy

  • @Aminoabdullahi84
    @Aminoabdullahi84 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +54

    fiic naan laheda walashay ina manta garabkaga kaso muuqan karo Allah kusiyo badal kiso qeer qaba😢

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +58

    Sundus maxa kuhelay Alle wax ka murgiya kumatuso Markasta no faraxsanow❤Sorry Abayo Walhy xanun waye 😢Alle badal.khayr qaba hakugu badalo❤🙏

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +78

    Maskiin 😰Yaaa La Ooyey Sundus 😭Anooo Kale😭💪🤲💪 Is Adkeey Qaali Nolosha Waa Iska Sidaa❤ ❤❤❤❤❤🎉❤🎉🎉🤲

    • @Sumayyyya23.
      @Sumayyyya23. 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Ani Wlhi Lawadooda Oyintooda markaa arky 😭

    • @siriin357
      @siriin357 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Wllhi ano oyey le is arky😢

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      I LOVE YOU SUNDUS AYAANLLE ❤😭❤👍👍👍

  • @Tashamohamedc
    @Tashamohamedc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +61

    Inta la ilmaysay😭 ax sorry byo wn kula dremyna dhibka🥺 but allh gcmha u tago wd hele guri io frxadadibo 🥺sunduseey anaga wey na dhibee murugtaada😭 blse allh ku bryey bye meel ka qurxan kana wngsn si dhaqsi ah ku hel

    • @ChunksMale
      @ChunksMale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      qalbiga xanunay wlhi

    • @hodanmoahmed6574
      @hodanmoahmed6574 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢😢😢waa kaxumahy abayo 😢

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +43

    Guys Sundus gaarsiya 500k wlh waxa u qalantaa milyen😢❤

  • @Sunayrah143
    @Sunayrah143 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +43

    Sorry wlh cawa markky cumeer dhhahysay ma faraxsani murg ihaaso anba yabanay😢😢😢😢😢sorry yariisteena waa imtixan yar ilaahay ku eegayo sabir ilaahay hakaga so celiyo 😢😢😢

  • @khadraomar2731
    @khadraomar2731 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +37

    Sundusey murugta faraxad baa ku xigi abyo mcn farxad ku nolow❤😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +71

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ❤❤❤❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا‏❤️❤❤❤❤

    • @nasramaxamed4512
      @nasramaxamed4512 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      نعم 😢

    • @ayanayaninasaida9222
      @ayanayaninasaida9222 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤😊😊😊❤❤❤❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +32

    Ayy sundus iyo amiira♥️😊guriga akhwaan qurux waaye woow m,a🌸 sorry qlbi inshllah waxba uma noqonaysid❤anaga dhanaa ku garabtaagan😢❤we love you quen

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +38

    Anaga dhib walbo nugu dhaca xanunka uma dulqadan karno blse isla xanunkaas ayu alle qeer nogu badala aan samarno kuwii ku dhacay wexe farxayan maalmo yar adigana maalo yar aya murugone adigaba ka wanagsn oo farxad ku danbeyna insha allah

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +28

    Sorry Sundus Mcnto wku dreemi krna wllhi 🥹🥹💔😭qadarta wla qataa in ksto xnun bdnthy

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    Guys sundus 500k aan gaarsiino pls aanka farxino😢❤❤

  • @Sundus819
    @Sundus819 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +30

    Ax walhi niyada qeer usheeg Shalay lacag waa heshay maantana waa helaysa wall laba suna tuko niyada qer usheg baayo😢😢

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +35

    Sundusteena qurux bdan we love youuuu abayo😢❤

  • @najmoabdirahman5794
    @najmoabdirahman5794 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    𝐈𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐜𝐞𝐬𝐡𝐚𝐧𝐰𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐥𝐥𝐡𝐢 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐞𝐲 𝐨𝐨𝐨𝐬𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐫𝐫𝐲 𝐬𝐮𝐧𝐝𝐮𝐬😭😭😭✨

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +25

    Sorry wlh gabadha saa,id halo kiciyo muqalkana si ay uga samayso lcg badan plz 500k aanku tuurna waa gbr yar oo miskiina

  • @istarmaxamedbare470
    @istarmaxamedbare470 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +117

    Dadka asal ahaan guriga leh hala raadiyo plz ayaga keenayo dadkey ka kireeyen 😢 cawa salatu leyl tuko saliga nabigana badi i.a😢

    • @Bahjuuniindhadeeqa212
      @Bahjuuniindhadeeqa212 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Waa ru wlhy dadkas hala radiyo

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Sax❤Wallaahi ❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

    • @shugriahmed5519
      @shugriahmed5519 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      waa run ddkii lahaa halaraadiyo waa sidaas 😢😢😢😢😢

  • @SundusHassan-bv1yj
    @SundusHassan-bv1yj 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +50

    Sundustayda wan ku taageerA walhi❤❤❤sorry hpti

  • @hanitohassan5377
    @hanitohassan5377 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Wlshay sundusey
    Ducadan ku celceli
    اللهم اجرني في مصيبتي واخلفني خيراً منها

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +25

    Sundus qurx gulysoo hbo mcn nag adag is ka dhig frxad kuuu rajeyn guriga koko iyo wlhii qurx wye wnbakula rabay gulysooo qalii ❤❤🎉😢

  • @nani-re8fj
    @nani-re8fj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Guys gabadha mxaa ku heedtiin 500k garsiiya blease iyadaa mhad layso aangàa uhadlayna😢😢 iyadoo murugaysan hadana anga naga qoslinaysaa😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ubahali605
    @ubahali605 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Wlahi sixunbaa ula ooyay sundus
    Ilaahy cuqubo haku rido inanta yare dhulka ajanibta joogta dhacay
    Ilaahy haydin garabgalo wll qalbigaan idinka jecelehee

  • @Babyy_gurll4
    @Babyy_gurll4 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Wlhi sundus oo oyneeso markaan arke ilintaa ceshan wayay😢😭💔

  • @AnushOmar
    @AnushOmar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Alla ooyinta iga dhamate sundusey sorry 😭😭😭

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Qosolkeyga waa been qalbikeyga kama imaan heesta igu so dhacde qosol jirin qosleysa maskiinta😭

  • @IglanMaxamed-l8e
    @IglanMaxamed-l8e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Sundus san xaaqmahan dhaqso sogali vediowga mcnto

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Miskiin wllhi waa kanaxy abyo allha bedel qayr qabo hakuugu bedelo 😢🤲🏻

  • @dalaytemoha58
    @dalaytemoha58 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +88

    Hal figrad ayan ku haya 7 Bari kadib dib ubilow inad Isla gurigi dalbatid ado isticmalaya Email ama telephone kale Kadib ado lahadlaya xogta waxa lawadagta police ka numberka daba gal aya lagusamayna qab GBs ah location kiisa aya laradina saasa laguso hela

    • @queenfatusharmygirl
      @queenfatusharmygirl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Wafikrad fican

    • @Iman-321
      @Iman-321 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Exactly

    • @asmafaraxsan6918
      @asmafaraxsan6918 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Mxey dalbadaa markii hore guriga ayaga ma leheen wey kireysteen sundusey lacgta uga dheceen wey fasexeen ma ayagaa mr kle ku soo noqonaa marka

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +40

    Sundus waxbo hamurugoon frxaduu way danbeysaa asxbtada saa kujecel hysataa 2kun kabdan sameyneysaa qali dad tahriba jira 20kun lga bixiyoo dhintaa mrka wxs wd kusiii adkn no steres qali

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman2387 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Sorry Sorry 😢😢😢sundus qof qalbii wanagsan weyan ee garaab istaag u sameyaa walalyal iyo somaliyey😢

  • @Nuuracalicumar
    @Nuuracalicumar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Sundus abaayo waan kula dareenay dhibka ku qabsaday
    Balse abaayo tani waa aduun
    Cashar kaliya marwalba Haluu ahaato
    Xitaa cawa hadda sexanweydo abaayo kuseexo dadka ku jecel commentiydooda❤❤❤😢😢😢
    Wax khayr qaba alle Badalkeed hakusiiyo🥹🥺🥺🤲🤲🤲🤲

  • @Miski_Osman
    @Miski_Osman 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Sorry 𝐒𝐮𝐧𝐃𝐮𝐬 midkaa mid kafican ilaahy kusina waxaa tahay wof wanagsan 😢

  • @FahmaMohamed-yb4ch
    @FahmaMohamed-yb4ch ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Sundus ma ogtahay mar walba inaad qadarta ilhy lagu qanco but ilhy adoomadiisa wuu imtixaana mar walba ku qanac qadarta rabbi ok anagana garabkaganahy plz ha ooyin 😢😢wllhi saaida uoyey waxad moodaa ani in laiga dhcy but mar walba samir ok 👍 plz hanaga ooyin 😢😢waxas waa laga gudbayaaye 😢

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Mnta hda awoodo ina lacg u diro sundus wllhi 2000$ ani bixin lhaa 😭😭💔Lkn I can’t omdz inanta yar in la dhippo ma jcli wllhi

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    TEAM Amiira iO sunduseyy isn't Easy yaqay ❤

  • @kaamiloodowa5561
    @kaamiloodowa5561 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    War gabadhaan weey qalbi furantahaye u kaca oo 500 gaarsiiya

  • @NastaGaras-iq2gx
    @NastaGaras-iq2gx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +32

    وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم😢 abyo ilhy baa wx 😢 wlba qdara ku smir inuu kheyr kgu jiraa lga yabaa

  • @Zanii72
    @Zanii72 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    sundus inte o haben ay ay inaga farxisay wllhi hada garasho ledihin abyo adine samir khayr ba so socde😢 plz guys 500k kutuura😢😢

  • @OzmaanKing-x2j
    @OzmaanKing-x2j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Dunida cilmigeeda badan naflaha ku caweynayow,cashira wxi kahor iman yaabiyo cajab kugu noqdeen cid kaste ku cise abuur 😢😢😢sorry hppti adoo oynayo uma adkeysan,karni 😢😢sundus ilhy ha ku garab galo❤❤

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Sorry sundus lacag inta kabadan waa heleysa asxab ku garab tagan aad hesata 😢

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    TEAM Amiira iO sunduseyy isn't Easy yaqay ❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Wax walboo kugu dhaca waxbaa laga bartaa waliga agreement la,an habixin lacag waa cashir aad baratay iska ilaali tuuga kabuxda aduunka alle haku sakhiro amurahaga abyo waan kuso ducaynaynaa 🥲🥲🥲🥲🥹

  • @Sumayyyya23.
    @Sumayyyya23. 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Ninka Guriga ka kireeye cidaas maa la hadashiin Ama ninka guriga iska leh 😢

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Koooko sxb fcn wye ilashooo frxad idin rajeyn waligin saa isu grab tagnadaa ❤

    • @zaytuunyusufhassan
      @zaytuunyusufhassan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxay sameysay

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      @@zaytuunyusufhassan mxay sameysay mxa ladhaha gbadhn sxbted ine casunto frxad laqaybsatee rabty wna sxibo isjecel koko wy grab isragaysa insha allah iyo amira wxn rajeyn gbdhan ine ilashdn

  • @FahadmahamedNur
    @FahadmahamedNur 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Wll mcn kusali nabiga sala allahu caleyhi wasalam 0:36

  • @nadarmahamud6041
    @nadarmahamud6041 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Bes byo wlhy wn ilmeyey😢 ilhy xaqaadii hku so celiyo I.a wka bixi don't worry

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Maskiin sundus qurux abaayo xanuunwayo halakudhaco sidaa umurikeesantahaya ayaan umurikeesanahay xabibti ilaahay hakaaka sooqato xoolahaada😢😢❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @DaahirAhmett-o5c
    @DaahirAhmett-o5c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Sundus iyo amiira gabdho adag❤

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Sorry sunduseyy 😭😭waxna wa qadra walhi ani wa huba Ina waxna ka baxasida because hooyo adaga tahy walhi oo karti le ku daysho mudan badla khayra qaba all hakugu badlo hppti❤🤲😭😭

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    I'm sorry wlhi hada ka hor amira io sundus oo san u oynaya wligay ma arkin ilahay haka abaal mariyo aydaaz xun waxay kuguu sameyeen sundusey naag karti badan Oo adag baa tahay Be strong Bbe Wxn hays dareensin ilahayna wuu kusoo celinaya lacagta inzha allh niyada khyar u sheeg qlpi qosolkaa ku qurxantihiin ii faraxsanada Habibiyaal 💋💋🥺❤

  • @RozaXasan
    @RozaXasan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Allow sxb hanoo waayin😫🥺

  • @hawokiin7343
    @hawokiin7343 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ilaahey qofka uu jecelyahy uu imtixaamaa sundus ha ooyin abaayo 😢😢😢

  • @hanitohassan5377
    @hanitohassan5377 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Wlshay sundusey
    Ducadan ku celceli
    اللهم اجرني في مصيبتي واخلفني خيراً منها

  • @mariahaajisulaimon8535
    @mariahaajisulaimon8535 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Dadka guriga iska lahaa asal.ahan kuwaas hala raadiyo ileen iyaka ayaa ka kireeyey dad guriga ee😢

    • @fartunmohamed6925
      @fartunmohamed6925 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wadan dowlad leh weeye waa loo soo celin umaleen lkn rafaad iyo iyo dacwo

  • @maliizamohamed6373
    @maliizamohamed6373 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    Sundus horo usoco abyo gabar adag baa tahay keep going ❤👸

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Yaa ila oyay amiira markay arkatya miskiin😢

  • @Itsme70506
    @Itsme70506 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Dumarland sundus lacag an u aruurino within 24hrs ya diyaar gabdho? I’m sorry sundusey wixii kugu dhacay inshaallah birito waxa kufaraxdo rabigey haku siyo naag Adag batahay InshaAllah wad guuleysan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @qadrayuusuf1803
      @qadrayuusuf1803 29 นาทีที่ผ่านมา

      Ddkan dhowdi weyku cayhayaan lkn aan subscribe usaarno aanka yaabino 24 500k io kabdan walibo 😢

  • @XayadMaxamed-mb2td
    @XayadMaxamed-mb2td 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Inshallah wll sundus qaad helaysaa wax kastoo jaceshahy marugin waxn waa imtixaan markaa iska samir samirku waa seefta awliyadee qof karti leh baa tahay intaa io ka badnba waad Qabsan kartaa wll so sorry wlhy😢

  • @hanitohassan5377
    @hanitohassan5377 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Wlshay sundusey
    Ducadan ku celceli
    اللهم اجرني في مصيبتي واخلفني خيراً منها

  • @MuwahibYasinnour
    @MuwahibYasinnour 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Abaayo waan kuu soo ducaynaa waligay waxaan rabey lkn waxaan ku faraxsanahay waligey inuusan rabbigay igu soo celin duco aan qof bani aadam ah aan ugu duceeyay bushaareeso abaayo waxaad dib u helaysaa lacagtaatii iyo waliba guri aad iyo aad uqurux badan wallhi bilahi tolahi waa dhaartey caawa dartaa aa u kacaa salatul leyl waana kuu soo duceynaya insha allah 🎉❤😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @nuuranalka6083
      @nuuranalka6083 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alla Ana iso ducey muruagadaa leyhy cajisne wa ihayaa inu ilahey fududeyo plz hay 😢

    • @Bushrinagulled
      @Bushrinagulled ชั่วโมงที่ผ่านมา

      M.a abyo mxa saamesa oo ducaada lagaga aqbaala abyoh isheg plz

    • @rahoom-123
      @rahoom-123 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      M a😩💕

    • @MuwahibYasinnour
      @MuwahibYasinnour ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@Bushrinagulled waxna abaayo sida dadka caadiga ayaan ahey kaliya aniga wax walba aan rabo mahelo lkn dadka ducadooda waa ley aqbalaa inta badan walina Ilaahey iguma soo celin qof aan U duceeyaya 🧕🤲💓👍

    • @MuwahibYasinnour
      @MuwahibYasinnour ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@rahoom-123 thankyou abaayo 💞🧕

  • @salmaHapdiH
    @salmaHapdiH ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Guri iyo lacag ka qeyr qabo allaha kugu badalo hppiteh walhi murugada kuma qurux badnid😢😢

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Sorry sundus abyo badl qeyr qaba kuu rajyna😢wlhi wn ka naxy 😭

  • @AnisaMohamett
    @AnisaMohamett ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sorry wllhi anoo xanunsana haddana sunduss murugteda iga murjisayy oohinn iscelin la ahy sorry😭😭😭😭😭

  • @najmaibrahim6338
    @najmaibrahim6338 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Wllshy mcnto waa qadar rabiye ISKA Samir wllshy mcnto wada heliye Insha Allah

  • @ahlamhassan2911
    @ahlamhassan2911 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sundusey mrwlpa kor waka frxsnthy lkn qalbigada illhey og😢😢

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ( الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ ))

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Ha oynina Xppiyaal😢❤ 2500$ wx yar mhn wlhi😢 Ilahay sadaqo hakaaga dhigo Abaayo

  • @SihaamCabdi-r3v
    @SihaamCabdi-r3v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sundus niyada qeer u sheeg xpipt😢❤ wax kle o ka fican ilhey kugu badla

  • @aragsansidiiilibaxa5756
    @aragsansidiiilibaxa5756 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Team27 manta kaliya wa markii labad iga ohinheysan😢 haday qisadii asad ayan laoynaye hadana sundus dhib ka sokaray wlh wa xanun wan daremi karaa😢😢sorry sweetheart Illahay Dib hakugu soceliyo lacagtada

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Murug iyo qosol sida daremeysin waa idinla daremena😢😢

  • @hanitohassan5377
    @hanitohassan5377 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sundus wll ilahay ayaa imtixaan imtaxaanadiisa ka mida ku tusay ee laba rakco tuko oo ilahay usheeg waxaad dareemayso iyo waxaad tabanayso isagaa ugu wacan cid wax loo sheegto
    Xasuusnow aayadii ilahay yidhi
    عسي ان تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى ان تحبوا شيئا وهو شر لكم
    Sabir oo duco ilahay hor dhigo ilahay qofka la dulmiyey ducadiisa uu ajiiba wllo rabina haka rajo dhigo wanaagzane waa ilahay

  • @aniisaxasan6909
    @aniisaxasan6909 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Sundus wllhi waa ku jecelhy

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Insha"Allah Bishaan Dhexdeedda 500k💪💪💪

  • @laylocumarxusen9045
    @laylocumarxusen9045 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    sundus hormuud thy ha niyad jawin wax walba deg deg ku hele insha allaah wakusoo duceyna🥺😭

  • @Drsmariaindhobildhi
    @Drsmariaindhobildhi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    I.n abaayo Tani waa adduunyo lacagna waa helee I.n abaayo macan niyada qayr usheeg

  • @Nadwadahir123
    @Nadwadahir123 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Iyadoo saaa u murugsan bee qofkastaba wax lasoo duubtay 😢

  • @shamsoucheyy
    @shamsoucheyy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Lacagtaaz ee dhaceen dadkaaz wlhie xaarann aad u xun wye wlhida🥺

  • @omeara7128
    @omeara7128 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sorry 😢Sundus ikn ogow in culayskasta fudayd ka dambeeyo don’t worry hpt ❤

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Abayo guri cusub iyo raaditaan waiska dhib badanyahy dadka qaarneh wa lugooyo dhibatada cashir ku noqoneysa waka faidey iska daxadar farxada wa jeclahay ilaahey saber haka siyo waa heleysaa lacag Hoyo Karti leh baatahay ilahey talo saaro ❤❤

  • @FLuulkaAliBelgium
    @FLuulkaAliBelgium ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sorry xabiibtay inshalaah kheyr sundusay waa wax yar oo imtaxaan aa Samar Jamiilo inashalaah Kheyr sundusay walaahi waa kula ooyay inashalaah Kheyr sundus waxaa ku garab tagan amiira inashalaah Kheyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa ku soo duceenay inashalaah Kheyr xabiibtay waxaan waa qadar alle Sundus Samira inashalaah Kheyr sundusay waxaad ka ooyinaysaa meel fog waa ku fahimi karaa please sundusay xabiibtay samir please pleas waxkasto Kheyr ayeey noqonaysa samir oo ilaah gacamaha u tag inashalaah Kheyr sundusay walaahi waa is celin wayay oohin sorry sundusay xabiibtay aduunka waa itaxaan wax loo bahan yahay samir ilaah bari oo sujuuda ku bari sundusay inashalaah Kheyr xabiibtay Alaah ku xafido Allahumma amiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sorry sundustena marwalba garabkaga nahay plz hanaga oyin amu wakula daremi karna dibkaga I.n badal qer qawa kurajeyna I.n

  • @nabiihanabiihita2628
    @nabiihanabiihita2628 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Allaha ku Soo celiyo xolo xalaal ah ad shaqaysanysay ahyd sudus waa la oynay😢

  • @farxiyabarkhad6345
    @farxiyabarkhad6345 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ita markay faraxsan thy sundus la faraxda mantana la murugootey only one like ❤

  • @XaawoMaxamad-gw9uj
    @XaawoMaxamad-gw9uj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Apyo mcneyy sorry sundusteyda cashaqa❤❤

  • @quruxdumar8451
    @quruxdumar8451 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Abayo waa naga ilmeysiise insha allah badal kheyr qabo alle farxad aan dhamaan alle haku siiyo 2500 ka badal rabi kuso galinayo insha allah

  • @SaabirinXasan-g2f
    @SaabirinXasan-g2f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sorry qalbi inkartda allaha kaso saro yarabi lcgtda uso celi

  • @munaliizamohamed6508
    @munaliizamohamed6508 16 นาทีที่ผ่านมา +4

    Teamka 27 lacagta ha bixiyan
    Asad hagio:500
    Adna:500
    Amiira 500
    Cayda 500
    Koko wa safare:200
    Samiy waxba ma hayse 100$
    Camir big fan :200
    Gabadha u kaca

  • @maznamuzthpe4201
    @maznamuzthpe4201 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +25

    First 😂❤ mnta aheyy😂

    • @HindaXasan-f6w
      @HindaXasan-f6w 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Run miyaa😂

    • @maznamuzthpe4201
      @maznamuzthpe4201 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      @@HindaXasan-f6whaah😂💔

    • @KhadiijoFoowsiya
      @KhadiijoFoowsiya ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Anaa. Ka. Danbeyayyyy😂

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sunsudey alle kumatuso wax ku dhipa wllo

  • @umulkhayrfaarax8586
    @umulkhayrfaarax8586 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    SORRY SUNDUS😢 imtixan aduun wye🥲

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wallaahi ❤ Allah Kariim ☝️

    • @umulkhayrfaarax8586
      @umulkhayrfaarax8586 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yep that is right❤​@@lavieestbelle-neutre3431

  • @hanitohassan5377
    @hanitohassan5377 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wlshay sundusey
    Ducadan ku celceli
    اللهم اجرني في مصيبتي واخلفني خيراً منها