PRANK KIGII UGU NAXTINKA BADNAA SIXUN AYAAN UGALAY ZAM ZAM OO GACAN IIQAADAY 😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 245

  • @FatuushAhmedAli
    @FatuushAhmedAli 6 หลายเดือนก่อน +58

    Cimran apowe kutageraa qofka kowad ahy isoo jawab wlalakey marna ❤😢

  • @FardawsaXuseen-ei5ok
    @FardawsaXuseen-ei5ok 6 หลายเดือนก่อน +47

    KUSALIYA NABIGA SCW ❤

  • @QabyaaladdiidCabdixakiim17
    @QabyaaladdiidCabdixakiim17 6 หลายเดือนก่อน +35

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 6 หลายเดือนก่อน +88

    TEAM KOKO ONE LIKE 👍 ❤

  • @SokeynoCeydaruus
    @SokeynoCeydaruus 6 หลายเดือนก่อน +44

    Cimraan 300k on like inta jewellery inuugaaro

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 6 หลายเดือนก่อน +21

    Zam zam ma Extaadii baa cimraanow😂😂😂😂

  • @samiramohamed3115
    @samiramohamed3115 6 หลายเดือนก่อน +13

    Alla cimraan huuno ma baratay waan ku soo dhaweeynayna huuno 😂

  • @Nuuro43
    @Nuuro43 6 หลายเดือนก่อน +12

    Prnk kle haku sameynin mar danbe hadi Pressure qabto gabadha🥺

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 5 หลายเดือนก่อน +8

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team team team team team armhna team ladan team cadnaan team 27❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 6 หลายเดือนก่อน +45

    TEAM Cimraan isn't Easy inshallah coming 300 k is hereeeeee ❤🎉🎉

    • @SafaBoss-ps2fb
      @SafaBoss-ps2fb 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢🎉🎉❤❤😅😮😊hekwbsk

    • @SafaBoss-ps2fb
      @SafaBoss-ps2fb 6 หลายเดือนก่อน +1

      Qiz❤❤😂😂🎉🎉😢😮😅😊❤😂😮😢🎉😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉 2:37 2:39 👁 huwjqklqughsks0wudhyosuhsjshdbdkzkhsjsowpahzzkq

    • @SafaBoss-ps2fb
      @SafaBoss-ps2fb 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ydsiwpueyeyr😂😂😂❤❤🎉

  • @EsmanieRzK
    @EsmanieRzK 6 หลายเดือนก่อน +15

    Qofki ugu horeyay aya noqde😮

  • @HamdamahdiAli
    @HamdamahdiAli 6 หลายเดือนก่อน +3

    Cimraan xagee lahjada nooga adkeesay ha jajabsane caadi uhadal😂😂

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa 6 หลายเดือนก่อน +6

    Cimraanow huunada ayaad igu dishaye miyad na canjilaysa wllo😂😂😂😂from Somaliland

  • @عائشهعبدلهعبدله
    @عائشهعبدلهعبدله 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ala huuna kualaha😂😂mara jigjiga jooga soo xasuustay 90ka huuuno huuno dhagaaha ka yeeri😂

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 6 หลายเดือนก่อน +2

    Shibakat ma ahan shubaako dheh cimraan masharaf waxy ku qaldaysa qabilka asharaaf

  • @FahmaMohamedHassan
    @FahmaMohamedHassan 6 หลายเดือนก่อน +6

    Alla cimranow sidan U qoslay ee hunt maxa ku lahaaa😂😂😂😂😂

    • @NimcoLife1mrs
      @NimcoLife1mrs 6 หลายเดือนก่อน +1

      Huuno kulaha cimran hhhh hunada kadhex arke 😂

  • @NasroIsbatore
    @NasroIsbatore 6 หลายเดือนก่อน +4

    Way qurux badan qoftan yey kudhafine guurso cimran

  • @Wllzoyaa
    @Wllzoyaa 6 หลายเดือนก่อน +4

    Cimraan indho adegii oo qofa tahe😂😂. Saad ugayelin kahelay😂sas karaba nag layskuma jilciyo

    • @Zamzam-n3t
      @Zamzam-n3t 5 หลายเดือนก่อน

      Ninba la,iskuma jilciyo🤨😏😂

    • @Zamzam-n3t
      @Zamzam-n3t 5 หลายเดือนก่อน

      Nin ba la,iskuma jilciyo😂😏😒

    • @Wllzoyaa
      @Wllzoyaa 5 หลายเดือนก่อน

      @@Zamzam-n3t hhhh ocadah

    • @Zamzam-n3t
      @Zamzam-n3t 5 หลายเดือนก่อน

      @@Wllzoyaa haa😂

  • @NasriHirsi
    @NasriHirsi 6 หลายเดือนก่อน +3

    Alaa wlh wilkan wudadhalayaaaaa an garsino 300k daqso maxa dacay😂😂

  • @SahroAxmad-qu8ir
    @SahroAxmad-qu8ir 6 หลายเดือนก่อน +13

    Walaal cimraa noow wiil ween ayaa alle kaa dhigay ee waxaan iskadaa ee wax fiican usoo gudbi oo taalanti ah oo caqli isticmaal ama yuutub iskadaa iska dhaaf ee shoqo kale raadso oo waxbaro. Oo noloshaada maanaayacniga kadaa talo walaal nimo walaalkey

    • @Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj
      @Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj 6 หลายเดือนก่อน

      Alaa wll ka kala daa 😂😂😂

    • @اابب-ف2ج
      @اابب-ف2ج 6 หลายเดือนก่อน +2

      Sax walahi ronta wax kafican malahan m.a aqli gee kamaqan wallka kojiraa hota lodhahay😊😊 waa qalbi caror kan😢

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 6 หลายเดือนก่อน +11

    Alla samsam waa uxiisay 😢😢

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs 6 หลายเดือนก่อน

      Horta wloo zamsamta maxay isku yihiin please iisheeeg 1:20

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@ShahadSaad-lh4fsxirir baa ka dhxeen jiry

  • @deganewiilpoqortoyo3658
    @deganewiilpoqortoyo3658 6 หลายเดือนก่อน +3

    Cimran asxapta wxy dhahen saxaaf brank kuso samey 😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cimraan legend qofyaroo qurux badan soo heshay❤🎉

  • @cfitahosman5030
    @cfitahosman5030 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wow qofkii uhoreeye pls reply🎉❤🎉❤❤🎉❤

  • @naima745-k7h
    @naima745-k7h 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 cimraan xanaaqa iyo waxan ka dhaaf gabadha ee romantic iska dhig challenge la samee meel u kaxee wah😅

  • @HabibaMohamed-i5y
    @HabibaMohamed-i5y 5 หลายเดือนก่อน

    Qapiilka waa asharaaf hnagu dheelin dhashii xasan iyo husein mida kle zamzam waaba uxiisey halkee naga gashey❤😊

  • @MohamedabdiEhsshn
    @MohamedabdiEhsshn 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkii igu horeyey aan arko aisiga lee qof prank ku sameyey asiga lee xanaqay wye cimraan is not easy 😅😅😅😅😅😅wllhi waa qosley inta udan beeso oo kuletiga qabsaneso markasu xanaqey

  • @mulkiwarsame
    @mulkiwarsame 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kuuley waxaaladhahaa. gabartagaaban😂😂😂😂❤❤

  • @xabiiboc157
    @xabiiboc157 6 หลายเดือนก่อน +3

    Aduunyo hortiisa way kucunee cameradana way kaxishoone😂

  • @AbdulCasiis-jy9hv
    @AbdulCasiis-jy9hv 6 หลายเดือนก่อน +6

    Pranks ku faarax ku bilowbayba😮

  • @Idilmuhumed9999
    @Idilmuhumed9999 6 หลายเดือนก่อน +6

    Xirirkaga miyaa❤❤❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waa ceeb nin aan kuqab8n in aad kuleekigiisa kudhagto, sidaas darteed ma daawankarno fadeexadaan aad samaynaysaan, Subxaanaka yaa cadiim!

  • @RawaanMaxbuubDahir
    @RawaanMaxbuubDahir 4 หลายเดือนก่อน

    Dee maxaa jira wax makasaye alla cimraana

  • @NasriHirsi
    @NasriHirsi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shabaka carabi waye daaqad lagawadhaa❤😂😂

  • @NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr
    @NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr 5 หลายเดือนก่อน

    Wa mhdsn thy shiqow kulha maskinta waxba ma oga😂😂😢

  • @mustafasulaiman7846
    @mustafasulaiman7846 5 หลายเดือนก่อน

    Baga waa ay😅😂😂ku soo baxaysay

  • @MohamedYusuf-b4l
    @MohamedYusuf-b4l 5 หลายเดือนก่อน

    5Days ago ayad video soo dhigtay waad ka dhacsan tahay sxb mashql matahay

  • @NajahAbdicumar
    @NajahAbdicumar 6 หลายเดือนก่อน +4

    Zam zam waa funnY 😂😂🎉

  • @shaadiyacishqi7467
    @shaadiyacishqi7467 6 หลายเดือนก่อน

    Cimraan lahjada maxa ka adkaynaysaa isaga kaaya dhigaysaa😂😂😂de walalo kulahaa😂😂😂

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 5 หลายเดือนก่อน

    Kuweygii ii noolaada nolol dheer❤❤❤

  • @SahrohajiSahroruuja
    @SahrohajiSahroruuja 6 หลายเดือนก่อน +1

    Coming soon 😢❤❤ 300k ➡️1m

  • @shukriahmed6818
    @shukriahmed6818 6 หลายเดือนก่อน +3

    Welcome back Zam zam🎉🎉🎉

  • @AdnaMohamoud-m9w
    @AdnaMohamoud-m9w 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alaaaaa huuno zuuu udhahayo leeeeee😂

  • @dekamohamed6906
    @dekamohamed6906 6 หลายเดือนก่อน

    Huno ayuu nagu garacay manta 😂😂😫cimran

  • @suusuujakke
    @suusuujakke 6 หลายเดือนก่อน +3

    shubaako daaqad waaye😂❤

  • @sucaadmaxamuud5589
    @sucaadmaxamuud5589 5 หลายเดือนก่อน

    Majaroor baan unaqaanaa ❤

  • @balqisacali4158
    @balqisacali4158 6 หลายเดือนก่อน +10

    Scw scw scw❤

  • @EymanAbdi-j9b
    @EymanAbdi-j9b 6 หลายเดือนก่อน +4

    Fiiri yah malagalinayo mxa ladhaha kulaha😂

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial 5 หลายเดือนก่อน

    Cimran iso boqo plies😢😢

  • @Yariisay
    @Yariisay 6 หลายเดือนก่อน

    Cimraan waxay canjilaadu huno xagee nogo qabsatay😂

  • @c.casiissalaad8065
    @c.casiissalaad8065 5 หลายเดือนก่อน

    REER XAMAR WEYNE LOVVE II SAAR

  • @naima745-k7h
    @naima745-k7h 6 หลายเดือนก่อน

    Nagada dee mobelka huuno😅😅😅

  • @JawhirIsack
    @JawhirIsack 6 หลายเดือนก่อน

    Wllhi daacada u qosley markii lagu wabsanayey 😅😅 testa kugu dhufana wllhi 😂😂

  • @sukhramohamoud1735
    @sukhramohamoud1735 6 หลายเดือนก่อน +5

    Cimran huno kulha 😂 sdu uhdlyo funy 😂

    • @RamlaMuzamil
      @RamlaMuzamil 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 6 หลายเดือนก่อน

    inader halkaad kaga maqnaydeen TH-cam markii isku dhagdhagu Xalada lahaa 😂

  • @NABIL-E7
    @NABIL-E7 6 หลายเดือนก่อน +2

    TEAM SUNDUS ❤🎉

  • @KhaduujaKhaliif
    @KhaduujaKhaliif 6 หลายเดือนก่อน

    Wa samsam o cameback samaysee

  • @eymancali4883
    @eymancali4883 6 หลายเดือนก่อน +2

    Lawo damin marke kul man waiska san😂😂😂

  • @SahroJimcaale-i9x
    @SahroJimcaale-i9x 6 หลายเดือนก่อน

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616784780 // 0614924579

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey 6 หลายเดือนก่อน

      Apayooy qoralkan waqti ku bixisee run miya hada

  • @UmaymaAhmed-xz5tu
    @UmaymaAhmed-xz5tu 6 หลายเดือนก่อน

    Cimarnoow in aan caan naqdo rabaa see ku gadhyaa hadfkyga boowe😢

  • @FIlsanXasan-f9k
    @FIlsanXasan-f9k 6 หลายเดือนก่อน

    Team sam sam maskiin 😂😂😂

  • @FardowsoyuusfYuusuf
    @FardowsoyuusfYuusuf 5 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh dee iyo hunaa raxada noga qaday cimraan

  • @SalmaanMahamed-oq7jp
    @SalmaanMahamed-oq7jp 6 หลายเดือนก่อน +4

    Aree cimraan no daa huno anaga ayaa iska leh anaga ayaa ku hadalna huno reer boorama is mujiya

  • @Wllzoyaa
    @Wllzoyaa 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa iga qoslisey 😂😂

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb 5 หลายเดือนก่อน

    Team raxawyn one like 👍

  • @MankaSheikhAhmed
    @MankaSheikhAhmed 5 หลายเดือนก่อน

    maxaa gacmaha iskulu galeesaan

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 6 หลายเดือนก่อน +4

    Zamzam xage ka dhacdaya

  • @SUHAYBClrisaaq
    @SUHAYBClrisaaq 6 หลายเดือนก่อน +2

    Suhayb ❤❤❤

  • @UmaymaAhmed-xz5tu
    @UmaymaAhmed-xz5tu 6 หลายเดือนก่อน

    Maxaa huno ka wadaa see hadlka uleed hy😮

  • @captainajiidawaale1037
    @captainajiidawaale1037 6 หลายเดือนก่อน

    Comantiga mar Isha wada mariye
    Wax kahadlayo majirto baran barada
    Iney tii runta tahy ama mid feke iney tahy
    Wayo
    Gabadha iyo baranbaro leysma tuso aadey unecebyihin

  • @mounaabdulahi4475
    @mounaabdulahi4475 6 หลายเดือนก่อน +3

    Cimran iyo zamzam

  • @AmranNuur-ff1uq
    @AmranNuur-ff1uq 5 หลายเดือนก่อน

    Pressure hadey qabto dhaf gabadha

  • @KingAbdaa
    @KingAbdaa 6 หลายเดือนก่อน +1

    300k coming soon

  • @malyuunmaanka-k8p
    @malyuunmaanka-k8p 6 หลายเดือนก่อน

    Welcome my brother 300k

  • @ifrahkhalif470
    @ifrahkhalif470 5 หลายเดือนก่อน

    Asharaf ayey rabta masharf kaga dhigtay

  • @LoukmanLuis
    @LoukmanLuis 6 หลายเดือนก่อน +6

    ilahayow cimran iyo zamzam calaf isku ku dar❤

    • @drannaacabdi3405
      @drannaacabdi3405 5 หลายเดือนก่อน

      Alle uguma daro wayo nin naago la dhashe3n khyr ma leh waa ay ka maseerayaan wayna ku duleysanayaan oo ayago dhiloyin ah bey adgu adoon cml kula dhaqmayaan wayna kugu diraaan uff 😂😂

  • @CabdulaahiAwees
    @CabdulaahiAwees 6 หลายเดือนก่อน

    Team cimraan onlike❤❤❤❤

  • @ZeynabSalaad-kt6ob
    @ZeynabSalaad-kt6ob 5 หลายเดือนก่อน

    Huno maxa dhacay 😂😂😂😂😂

  • @Farxiyocisman-kq7zr
    @Farxiyocisman-kq7zr 6 หลายเดือนก่อน +2

    TEAM CEYDA ONE LIKE 👎❤

  • @abdifatahkassai8347
    @abdifatahkassai8347 5 หลายเดือนก่อน +1

    Very sorry siz mcn

  • @RahmoYusuf-p7d
    @RahmoYusuf-p7d 6 หลายเดือนก่อน +9

    Zamzam extiis miaa waryaada😂

  • @Khadramohamd
    @Khadramohamd 6 หลายเดือนก่อน

    cimran manta huno nagu dishee😂

  • @MuscabSayid-j6v
    @MuscabSayid-j6v 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk Ax zamzam❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaaisaApshir
    @FaaisaApshir 6 หลายเดือนก่อน

    Nagadaadee mobilka huuno yaa wll kulahaa😂😂

    • @MunaXirsi-sv5ru
      @MunaXirsi-sv5ru 6 หลายเดือนก่อน

      Rer waqooyi ku dhex bakhtiyey cimraan😂

  • @AzmaInacabdi
    @AzmaInacabdi 6 หลายเดือนก่อน

    Cimraan anaga ayad na canjilaysaa

  • @hamdimohamed2240
    @hamdimohamed2240 6 หลายเดือนก่อน +8

    Shaley kadis manta prank

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 5 หลายเดือนก่อน

    Ala masharaaf maxaan ku qubeystay roob markuu da o ilmo nimada raaxo waaye wlh fikir ma lahan Waa isi soo qoyhee gurigaa kusoo noqohee xamar cadey xiis you

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 หลายเดือนก่อน +2

    Shibaako waa dariishada waa daaqad

  • @DuniyoMaxmed
    @DuniyoMaxmed 6 หลายเดือนก่อน +3

    Huuno mx dhcy😂

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 5 หลายเดือนก่อน

    Daaqad ayuu kawadaa

  • @AhmettSomali
    @AhmettSomali 6 หลายเดือนก่อน

    Team zaki somali one like ❤

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 5 หลายเดือนก่อน

    Shibaakad Waa daeiishad

  • @LuulCaasho
    @LuulCaasho 5 หลายเดือนก่อน

    Majaroor u aqaanaa waa sax gabadha

  • @sunduscabdiwali7664
    @sunduscabdiwali7664 6 หลายเดือนก่อน

    Alla samsam wan u xiisyny😊

  • @MunaCabdiyusuf
    @MunaCabdiyusuf 5 หลายเดือนก่อน

    Wxaa laga wadaa daaqad

  • @MaxamuudNuur-u9f
    @MaxamuudNuur-u9f 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk hadeee huno😂😂

  • @HalimoAdan-jj3il
    @HalimoAdan-jj3il 6 หลายเดือนก่อน

    Xasisanaaa😂😂😂

  • @nasirahuseen
    @nasirahuseen 6 หลายเดือนก่อน

    Huuno maxa dhacey😂

  • @NooraIbraahim
    @NooraIbraahim 6 หลายเดือนก่อน

    Shibaakd waa daaqad😂

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry samsam