ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Xanunkan dareemayo wxa dareemi kra qof dhawacan o bukaan jcyla bes 25/10/2023ayaa sobob la,aan iga burburaya jcylkn sugayey midhahiisa inan gurto qofkaas wan isa siiyey wlhi 😢qof dhan bad i moode qalbiga iyo waxa imaqan qasnadahii jidhkayge😢😢😢😢😢
Oh sorry wll waad ka bixi maalmaha adag😢
Sorry dhawacad qabto alle haka dulqado wan kula daremaya anigu 2017 mudo 6 sanadoda waxan u oynayay qof an jecela lkn hada dhibato iso martay hadan is helnay 2024 😢iska samir wax kaste alle gacantisay ku jirane
yaa salaam xasuus iyo Qiiro ayaaf i galiseen sxp qaraamiga soo badiya
21/07/2021 (M) Waa habeeh Arbaca habeenkii 2aad Ee ciida saacaduna waa 05:45 AM Waa fanaanad qli ah caasha Cige Geedi taloow xagay joogtaa hada mise wayba dhimatay bal qofka xog kahayoow ila soo wadaag Adoo mahadsan.
Heestan abwaankii lahaa muranbaa igaga yarajira waa laba miduun cali caateeye iyo aadantarabi
waaw
Heestan intaan raadiyeey
Heestaan kama daalo!
Xanunkan dareemayo wxa dareemi kra qof dhawacan o bukaan jcyla bes 25/10/2023ayaa sobob la,aan iga burburaya jcylkn sugayey midhahiisa inan gurto qofkaas wan isa siiyey wlhi 😢qof dhan bad i moode qalbiga iyo waxa imaqan qasnadahii jidhkayge😢😢😢😢😢
Oh sorry wll waad ka bixi maalmaha adag😢
Sorry dhawacad qabto alle haka dulqado wan kula daremaya anigu 2017 mudo 6 sanadoda waxan u oynayay qof an jecela lkn hada dhibato iso martay hadan is helnay 2024 😢iska samir wax kaste alle gacantisay ku jirane
yaa salaam xasuus iyo Qiiro ayaaf i galiseen sxp qaraamiga soo badiya
21/07/2021 (M) Waa habeeh Arbaca habeenkii 2aad Ee ciida saacaduna waa
05:45 AM
Waa fanaanad qli ah caasha Cige Geedi taloow xagay joogtaa hada mise wayba dhimatay bal qofka xog kahayoow ila soo wadaag Adoo mahadsan.