Dawo dagaalka gobalka siti Jabka canfar iyo abiye oo dagaal bada somali iclamiyay...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alaha jabiyo itoobiya iyo snm ba soomaali wayn guul iyo gobanimo

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sax weeye inbad aad heshaan lkn sidii loogu nabaad gémi lahaa ayaa larabaa

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa hala caawiyo ciidanka guul iyo gobonimo waarta,

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa in dadkii Reer garba ciise Dadweynihii ayaa u baahan guryohoogii iney ku laabtaa,

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 หลายเดือนก่อน +1

    Badan iyo dulkan somaliyeed gaal la siinimayo ee shacabkii lahaa ayna ogolayn

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse handaraaab waad eedi dontaa badda aad bixisay

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 2 หลายเดือนก่อน +1

    XEEBAHA AWDAL SALEL EE GADABUURSI DAGAAL DHIIG BADAN KU DADATO BU KALA KULMIN DOONAN ITOOBIA? IYO IIDOORKUBA?

  • @calidaclood5205
    @calidaclood5205 3 หลายเดือนก่อน

    MAANSHA ALLAAH GUUL IYO GOBANIMO
    ILAAHAAY, XAQUU UHIILIYAA.
    Sandhheerena aad baan usalaamayaa.

  • @malakaaay
    @malakaaay 3 หลายเดือนก่อน

    abiye wuxuu iska jeedinayaa shacabka 😂😂😂

  • @abdidiriye7791
    @abdidiriye7791 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan wa hawl fudud. Maamulka Muse Bixi ka takhalusa. Sheekaduna way so dhamaanaysa.

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 3 หลายเดือนก่อน

    Alaha xoreeyo soomaali galbeed iyo nfdh allahuma aamiin cadowga alaha ka hoos baxsho allahuma aamiin

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 3 หลายเดือนก่อน

    Santaagow sidaas wax ugu sheeg heeryada gumaystaha xun ee wasaqda leh hayska tuuraanee soomaali galbeed

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu cadeystey, waxna maqarin, Abiye, waa waxay u dhasho,

  • @calidaclood5205
    @calidaclood5205 3 หลายเดือนก่อน

    GEYSHKAYAGOOW GUULEYSTA.