ความคิดเห็น •

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 9 หลายเดือนก่อน +5

    Waa runta ayaaney adiga cml hadey wada ahaan lahayeyn dumarka waa ficnan lahey masha allaah tabarakalah illaah haku barakeyo runta ka hadashey xbbti ❤❤❤❤❤❤

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 9 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaah ayaaney illaah haku xafido gabadhan hodon ah dumarka waaba daba dhigteyn xata iyado geeri gashey waaka laladeyn dumarkena wax iskuma quuraan gabar yaro nolosheda dhisatey ayey u quuri layihin

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 หลายเดือนก่อน +4

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 9 หลายเดือนก่อน +6

    xanuunka iyo caafimaadka illaaheey ayaa keena kana qaadikara balse abaayo maaha in eey ku cayaan subxaanalaah illaahoow iimaanka nagu sug allaahuma aamiin ya rabbi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😱

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 9 หลายเดือนก่อน +4

    I love hodan ilaah ha ubarakeeyo nolosheeda boogaha dadka iney farteeyaan bay ku naaxaan xaasidsanaa waar ileen tanoo kale! Ilaahoow hana badin oo hanaga adeejin xaasidnimadooda dadka qaar

  • @hasnahaji6991
    @hasnahaji6991 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Mashallah Mashallah si fiican baad u hadshay ood ula talisay Samaria Xanta Social media ha u fadhiya aniga fikradayda waxay ila waxa dhibta keenayaa dumarka way dhergeen alla ka cabsina wuu ku yar yahay xaqa allaha tusk dumarka somaaliyeed meel kasta oo ku joogaan. Mahadsanid

  • @MunoAxmed-lw7ro
    @MunoAxmed-lw7ro 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ayaaney waxan uxiisay qisadii diima Iya cimraan iyo rafiif 😊

    • @Deeqaibrahim62
      @Deeqaibrahim62 9 หลายเดือนก่อน

      Wlht ana kula mida waxan islaha ayaan may filim noso turjunta ❤

  • @Samirahassan3094
    @Samirahassan3094 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallah sister❤❤❤❤❤

  • @yasirawaad
    @yasirawaad 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa run abaa wey kabaxsan la dahy hodan online❤😊😢

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah jazaakalaah ❤❤❤❤

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaan walaashey run baa sheegtay thank you

  • @Samirahassan3094
    @Samirahassan3094 7 หลายเดือนก่อน

    I wish all women are like you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaas in la iska dhaafo ayaa fiicaan❤❤❤❤

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hodan waa gabar adag waana gabar wax qabadan leh cadowgeeda cagta hoosteeda

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanay qiso igu dhacdan ku soo diri lahaa xageen kugu soo diraa abaayo❤❤❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel 9 หลายเดือนก่อน

      Fcbook pejkayga ayaan gobdoon ama instgramkayga ayaan gobdoon

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs maanta anigaa ugu horeyo comantiga viva team ayaan goobdoon

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 9 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah

  • @fadumaabukar-vq6ws
    @fadumaabukar-vq6ws 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ayaaney waku xisay wa isweynay❤❤❤❤❤

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hodan dumar baba igu carooden see ugu hiiline ma istaqanan walahi dadka kama aqano lakiin waxan daremaa in la dulminayo gabadhaas mansha Allaah illaahy ha xifdiyo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 9 หลายเดือนก่อน +4

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 9 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @sulekaablsiyeh1462
    @sulekaablsiyeh1462 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarakallah afkaga canoo lagu qabeey illahaye ha ka jazi siyo

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti 9 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂 ayaaney hadan sooomaali nahey waxan shaqadina ahen ayey noogu baxdaaaa sooma ahan walhi aniga majecli runtiii qof ku mash quuuul 😢😢😢

  • @camrainaxusen
    @camrainaxusen 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hayeee

  • @xayaath62.
    @xayaath62. 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wad saxantahay ayaan walhi❤

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah abaayo waa qaraar dumar waxay kanunyiyiin anay shaqayesato one love to ❤you Ayaan

  • @MohamoudMustafe
    @MohamoudMustafe 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan abayo

  • @MohamoudMustafe
    @MohamoudMustafe 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaneyy abaayo

  • @xamdawardhere3922
    @xamdawardhere3922 9 หลายเดือนก่อน

    In taa ka so tagay nini kalikey i qabo ayaan guursaday nini 3 naag qabo aan ku noqday midii 4 raad iga dhigay boqorad allha ha ii daayo xajigega ❤❤❤❤❤

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 9 หลายเดือนก่อน

    Nimanka waaba isku bogaadiyaan naag labaad oo keep going bay yiraahdaan

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abyo ayanah❤❤❤

  • @sadiaabdullahi6427
    @sadiaabdullahi6427 9 หลายเดือนก่อน +9

    Wllhi xantan wan sogayay😂❤❤

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hodon ilmaheda agoonta miyey xnxnunsanyhin😢sorry Illaahy ha caafiyo ilmaha xnunsan cadwgna allaah hka qabto ilmahedana illaahy hla koriyo hooyo so qalbi jabty weye o Asay so qaday hdana ka dabalaty o nollol samesaty mxaa lga rabaa saw in lo hamblyeyo maha qof walba meshi calfkisu noqdy illaahy hku xafido amaan hdi la iska helayo alxm

  • @hawadhemangedi2266
    @hawadhemangedi2266 8 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa abooyo waa yaabay maxay ka Raman waa mahadansan

  • @LakiMaxamuud-dq2bm
    @LakiMaxamuud-dq2bm 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaneyy anigaa ugu horeeye magacayga qiso ku soo qaado ❤

    • @fatimaomer-h1x
      @fatimaomer-h1x 9 หลายเดือนก่อน +1

      Asc abyo ❤❤

    • @LakiMaxamuud-dq2bm
      @LakiMaxamuud-dq2bm 9 หลายเดือนก่อน

      wacaleykuma salaan hbbti ❤​@@fatimaomer-h1x

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ayaaney abooyo walahi warunta waxba isuma quurno🤭😳

  • @naruurohassan6043
    @naruurohassan6043 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi live ka markaan xalay tiktok ga ku arkay Waa yaabay naagahaas waxa afkooda kasoo baxaayey subaxanallaah naftaada inaa ku mashquushid ayaa kaaga fiican ku mashquulka qeyrkaa.
    Qof walba wuxuu yahay a sey anfacee

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @suqriyoosmaan1282
    @suqriyoosmaan1282 9 หลายเดือนก่อน

    Dumarkaaba Hormuudka haweenka

  • @Fardawsamuhiimsiciid
    @Fardawsamuhiimsiciid 9 หลายเดือนก่อน +2

    wlhi waa wa sheko cajiba aabay basa weynow😂😂😂🙈🙈🙈😂😂

    • @idil_aragsan
      @idil_aragsan 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaanay ninkastaaba minyarada iyuu jelyahay❤❤❤

    • @UmuUpthirahmaan
      @UmuUpthirahmaan 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhhh caloosha ha ihurinin abaayo oo hadii mid layga daba keeno mesha man ka baxayaaa hhhhhh😅😅😅😅😅😅😅

  • @suqriyoosmaan1282
    @suqriyoosmaan1282 9 หลายเดือนก่อน

    ayaan cadey

  • @asmamire4528
    @asmamire4528 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wa ruun ayaaney dumarka somaliyed wa waxay meel u Gadhi wayen wa siday sagashanka ba la oyayan wa isday gabadh wllashed uga laladan acudu bilah🤔

  • @Naima-43
    @Naima-43 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo ayaanay qiso musalsal ah o dhowr xalqadod ah noso raadi sida tii qanim iyo gabadhi waban ilaway ee qisadii u danbeysay ee 5ta xalqadod ahayd camal noso raadi insha Allah

    • @QisasChannel
      @QisasChannel 9 หลายเดือนก่อน +2

      Hye xbbt

    • @Naima-43
      @Naima-43 9 หลายเดือนก่อน

      @@QisasChannel mahadsanid xbbti

  • @MohamoudMustafe
    @MohamoudMustafe 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan abayo qisada danbe mayacayga muhiim ku soo qaado 2:09

  • @NiciimaFuaad
    @NiciimaFuaad 9 หลายเดือนก่อน +2

    Naa wll ayaaNey ma LaGa yaba in minyarada xizo loo Hayo

    • @JuwyriyaMuumin
      @JuwyriyaMuumin 9 หลายเดือนก่อน +2

      Laakiin ogaw xunbo iyo xiiso waydhacaan goor aad noqotaba bal ufiirso

  • @CawaleBoss
    @CawaleBoss 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaneey naaguhu yagaa cadaw isku waa sababta aan gabadh ula saaxiibi waayay😢😂😂😂

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 9 หลายเดือนก่อน

    Hodan ninkii ayey dishey?

  • @Naima-43
    @Naima-43 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ani waxa igu daran on la yabay markan arkay naago waweyn o itay live soo wada fariisten dadka islaamed qabqabsigoda iyo noloshoda on ka hadlaya on modid inaynaba camal kale lahayn waxan is iri dadkan waqtiga iyo waxad ku bixisay in la is waydin dooney iloben miya is waydi waqtigaaga waxad ku bixinaysid maxa Alle rali ka yahayba tan labadna ma maxad ka faideysa o kuso kordaayo waqtiga qiimisa Allow na fahansi

  • @maymunhersi2527
    @maymunhersi2527 9 หลายเดือนก่อน

    Ayanay abaa runtii waxad ka hadashay point sax ah dumarka ayaga is dabra oo is hiifa 😢

  • @ayaancali-hr2qq
    @ayaancali-hr2qq 9 หลายเดือนก่อน +2

    Samiyeey maanta tiim min weyn wad ka baxda u maleyna see camal

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aynyy magcii aankushgye oo furyca ahaa kmahayee aawy😢

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😂😂😂 love ❤️

  • @IstarCabdulaahi-l4m
    @IstarCabdulaahi-l4m 9 หลายเดือนก่อน

    waa. sugaya xanata kafuqa gabdha

  • @Khaduujlbrahim
    @Khaduujlbrahim 9 หลายเดือนก่อน

    Waa saxan tahay wll😢

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 9 หลายเดือนก่อน

    Hodan ilmaha quraan ka saarsato haday xanusanyihiin xata inay nagahaan ileyeen ba xaqiiqa Ninkuna alaab mhn isaga doortay Gabadhuna hooyo Garab u baahan bay ahayd ma inay waalato oo ilmaha laga qaatay rabeen Cadow aan naag ahaynba ma jiro bisinka

  • @QaaliDaahir-p2u
    @QaaliDaahir-p2u 9 หลายเดือนก่อน

    Maaniqoniua😂

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 9 หลายเดือนก่อน +1

    Isu qabe an looqabin oo islaqaaliyaa jira waxa lagayaba in naagaha hodan kudhaga nadan kood niman reeroleh guursadeen hadana islasaxan yihin inay cidkale dhalilan

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ma argtay gabdha dhalin yarada ah o Fecbook ka oyeysa wxa la yiri naag baa shirqooshey sxpted ah o niman u geysey ay video ka duben dumarku waa isu cadaw

  • @MounaMahamoud-x1v
    @MounaMahamoud-x1v 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wankusalmay

  • @FatimaAhmed-v2o
    @FatimaAhmed-v2o 9 หลายเดือนก่อน +1

    Way ka hinaaseen nolasheeda ayay ka xun yihiin

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo gabadha ka hadleyso iyo gabadha ku dhagi hadkeyso minweynta waa inoo siman yihiin adiga hidan wax la dhahayo ku dhibay waana run anaka dhan ma jeclin in hodan sida loo hadlayo loola hadlo adigana hada hodan dhankeeda bas u hadashay laakiinn8goow waxaa jirto gabar minweyn iyada hidan kale hadalkan bahdil ku noqon karaa ka fiirso minweyn bahdilan sheelo u soo qaadatay minweyn hodan la la qabo jirto marka hadal waa margins kale hadba meel u jiidmo hasalw alba waa inaa cadaalad ka ahaata igama raali noqo iga waano walalanimo wA ku daawada inay wax ku soo gaarab ku diidanahay

    • @QisasChannel
      @QisasChannel 9 หลายเดือนก่อน +3

      Sister Saad wax ufahantay aa kahadashay si guud uhadkay maahane hodan gabar lala qabana masheegi karo inay jirto mana aqaano lkn caamatan uhadlay qalad iifahantay

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 9 หลายเดือนก่อน

    Basawaynooow😂😂😂😂😂

  • @IkhlaasAbdirizak
    @IkhlaasAbdirizak 9 หลายเดือนก่อน

    War xanta waiga dambeday😂😂😂😂

  • @idil_aragsan
    @idil_aragsan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ala ayaaneey jecliyaa waxyaabahn oo kaleh 2 janalba waad soo galisy sheekooyinkan waa kala badbaty midaan fiirsado garn waayy 😂 tem xan jecel😂

  • @MohamoudMustafe
    @MohamoudMustafe 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan abayo

  • @MohamoudMustafe
    @MohamoudMustafe 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan abayo qisada danbe mayacayga muhiim ku soo qaado 2:09