Buraanbur Wadani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 50

  • @gulledyare3866
    @gulledyare3866 5 ปีที่แล้ว +9

    This is a best sound i've ever heard thnks dear sis

  • @geeseyofficial1069
    @geeseyofficial1069 4 ปีที่แล้ว +7

    Muqadisho mugdi weeyan waa in maalin laga dhigaaa ax walahi wan jiriricooday waxan rajeyn dalkeeno hagaago insha allaaah ayaduna ilaahay ajar haka siiyo adun iyo akhiraba walaahi xaqiiqda ayay ka hdashay waliba ayadoo ku baaqday somali oo mid ah 🙏🙏🙏😭😭😭

  • @ikranahmed6873
    @ikranahmed6873 4 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulillh 2008 waan yara lakiin illhay baa na soo dhafiyay alxamdulillh manat ooy tariqadu tahay 2020 6 15 Alxamdulillh

  • @ubahdahraan5946
    @ubahdahraan5946 7 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAlaah walahi intaan buraanbur maqlaayay waa kii iigu qiirabadnaa ---ILAAHAYOOW nafahsii oo Ducadeeda noo aqbal Amiin

  • @moali505
    @moali505 16 ปีที่แล้ว +1

    Manshalaah, Allah hanaga dhigo ku wii ku maqla qalbi dhiiran buraanbunkan qiirada leh...aamin

  • @shukricadey568
    @shukricadey568 9 ปีที่แล้ว +3

    walaahi Shukri waada naga oohisay Walo ilahay hakaa abaal mariyo waxaatahay qof aqaan badan aloow nokaa daa

  • @sharmarke53
    @sharmarke53 11 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Somalia forever in my heart
    Qalbikayka wuu farxaa markaa maqlo baranbuurkaan

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah 🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ramzamohamed7148
    @ramzamohamed7148 4 ปีที่แล้ว +2

    Mamo shukri ❤😍😍😘adun iyo aakhiroba rafaad alaha kuma tuso

  • @KatrahAhmed
    @KatrahAhmed หลายเดือนก่อน

    Mashall ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @laylashuayb3654
    @laylashuayb3654 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin AAmiin yaarabi

  • @cadaadocadey
    @cadaadocadey 11 ปีที่แล้ว +1

    INSHAALLAH MY BRO MASHA ALLAH

  • @somale88
    @somale88 16 ปีที่แล้ว +1

    ilaahw gabadhan unaxariiso hadey dhab ka tahay waxey tirineyso gabr fiican waaye walaahi

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 2 ปีที่แล้ว

    AAMIIN AAMIIN YAARABI 🤲🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadalka Magagiisa Micanahiw Ka qadayaa Waxaasa Muhiima Nabadaad Macaansateen Axzan Maama Shukri ✋✋✋✋✋

  • @jaanqooma
    @jaanqooma 14 ปีที่แล้ว +1

    afkaaga caano lagu qabay thanks

  • @chekawawa
    @chekawawa 15 ปีที่แล้ว +2

    gabadhaan waa in umada la baraa oo media ha lagu casumo si ay markaas uga qaado baraanburkaan wanaagsan

  • @deeqowbalbal2475
    @deeqowbalbal2475 5 ปีที่แล้ว

    Mash allaah

  • @cabdibaclad9233
    @cabdibaclad9233 12 ปีที่แล้ว

    maashaa Allaah

  • @foziyacaabi3004
    @foziyacaabi3004 ปีที่แล้ว

    BURAANBUR

  • @hafsomohamed7826
    @hafsomohamed7826 5 ปีที่แล้ว

    Mashallh

  • @shukricadey568
    @shukricadey568 9 ปีที่แล้ว +4

    Somali waxaa dilaysa qabayald iyo waxaan ficanayan aloow nasoo hadee

    • @momohassan5910
      @momohassan5910 7 ปีที่แล้ว +1

      Shukri Cadey. Amin amin 😑

  • @ladansweety7299
    @ladansweety7299 12 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @zakariyehussein6015
    @zakariyehussein6015 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan haystaa waqti yar usbuuca soo socda iyo usbuuc ka dibna waa inaad shaqada ahaataa berrito si aad ila shaqeyso berri waadna i heli kartaa maalinta ku xigta ama sidaas ayaan ku noqon doonaa

  • @mahadali1666
    @mahadali1666 7 ปีที่แล้ว

    Allow Somali xaqa ka maqan rabbiyow xaqa tus

  • @nasreenhiba333
    @nasreenhiba333 10 ปีที่แล้ว

    Salamu alaykum walalyaal gabadhaan nrkeeda yaa hayo.?

    • @ramzamohamed7148
      @ramzamohamed7148 4 ปีที่แล้ว

      Wacalykum slm walshy gbdhan waagi sheikh shariif ayay so qaady numbr kama haayo lkn

    • @ramzamohamed7148
      @ramzamohamed7148 4 ปีที่แล้ว

      Hada rabto inay buranbur ku sameyso qof kale ayaa kuugu xariirina oo buraanbur yaqaano

  • @abdijabaar2
    @abdijabaar2 16 ปีที่แล้ว +3

    abaayo am habar yer waad iga oohisay .somalidu waxa adiga sheegeeyso miyaay maqlayaan.DAGAAL WIIL KUMADHASHO WAA UU KUDHINTAA.///WALAAHI WAA RUNTAA

    • @nimoshmohamed4437
      @nimoshmohamed4437 5 ปีที่แล้ว

      abdii abrahim xiligan mu dagal scdy wa 10yrs ago omg 🙄🙄🙄😔😔

  • @Greadness
    @Greadness 15 ปีที่แล้ว +3

    Qabiilki ilahay wu naga rebay. Lakin diin ayaa laysku xasuuqi hada. Iyagoo wada muslin ah hadana hunguri awgii. Diin bay isku dilayaan oo mid ba kan kale buu leyahay gaal baad tahay lol.

  • @nasrudi9i
    @nasrudi9i 15 ปีที่แล้ว

    what is her name?

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 5 ปีที่แล้ว

    Dalkan ku koray baan damashaad ku mari lahaaa

  • @zeinabmohamed8048
    @zeinabmohamed8048 7 ปีที่แล้ว

    Abda

  • @zeinabmohamed8048
    @zeinabmohamed8048 7 ปีที่แล้ว +1

    Abdaq

  • @SaaraAbdi-kz8gt
    @SaaraAbdi-kz8gt ปีที่แล้ว

    ، ء

  • @ardociise5858
    @ardociise5858 2 ปีที่แล้ว

    اللي

  • @foziyacaabi3004
    @foziyacaabi3004 ปีที่แล้ว

    BURAANBUR

  • @princessiqra5248
    @princessiqra5248 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @foziyacaabi3004
    @foziyacaabi3004 ปีที่แล้ว

    BURAANBUR