Story time Episode 2|| Part 5

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 322

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 ปีที่แล้ว +87

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤🕋🥺☝

  • @fosab9518
    @fosab9518 2 ปีที่แล้ว +54

    Narcissists are terrible humans! Stay away from them ladies and gentleman. Abayo its good u learnt from the whole experience and came out stronger and wiser❤ we love you and love your stories 👏🤩

  • @فوزيهفوز-ي8ك
    @فوزيهفوز-ي8ك 2 ปีที่แล้ว +40

    For all those ppl against her speaking her mind and sharing her life experience under the impression that she is jealous and another BS. But this is her life nd sometimes speaking and pouring out every thing gives you the sense of closure. Wot she is been through is tough but she rouse above it and talking shows that

  • @tushleeyy
    @tushleeyy 2 ปีที่แล้ว +156

    Wejigaan qurux da badan ee isoo eegaya waxaan Alle uga barya asiga iyo waalidkiis janada inu ku kulmiyo subscribe iisar wll ❤️🥺

  • @sucaadoaxmed9817
    @sucaadoaxmed9817 2 ปีที่แล้ว +40

    Qisada ma ahn qiso caadi ah wa qiso tusale mudan casharna laga barto and I'm really sure ina energigaga dhan ku bixise wana kaga mahad celinena diyarintada bdn horeyna usoco dumarka kle ee social media ku jiro oo nagu aburayan raga naceybka wadka fcnthy thankz 👸💞

  • @ladan1714
    @ladan1714 2 ปีที่แล้ว +42

    Mashallah Afnaan wall done ✅ wlhy sheekadaada aniga ayay isoomartay ayadoo wax yar kaduwan oo waligaa sadexeeye leh shansano ayaa kujiray jaah wareer mafahansanayn waxa dhacaya saas ayaa laimaamulaayay marxitaa inta qofkale laraacay ayaa islamarkale laiguw soonoqday siaanan under control kiisa uga bixin hada qoftii sadaxad way guursatay anigina waxaan ogaaday Inu narsisti ahaa oo waan kabixiyay noloshayda asaga hada wuxuu kujiraa inuu iga dabayuuso because asagoon meelkale daydayan ayaan aniga iskasaaray manaqaatan inlaga tago ilaa ay ayaga wax katagaan mooyaane. Narsisti aniga hada waxbadan ayaan kabartay adigana waad kumahadsanthy qisadaada quruxda badan horay usoco diirigalin ayay nootahay wlhy waankafaidnay horay usico.❤

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns 2 ปีที่แล้ว +11

    Abaayo dad badan o kugu mashquulsan baan arkayay o maseer haayo anagaa asxaabtada ah waana jecelnhy qisadaada keep going strong woman💜💜💕💕💕🔥🔥❤️❤️❤️

  • @safioosman4489
    @safioosman4489 2 ปีที่แล้ว +7

    Qof narcssists ah waa isoo maray xaqiiq anagoo is guursan ayaana ilahey iafahnsiyy inuusan qofkeyga eheen alx
    Dadka qalbiyadooda iney ku ciyaran jecelyihiin

  • @cademohamed4652
    @cademohamed4652 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilahayow xifdi gabadhan dada yar iyo gabadheda yar alle haku caawiyo habo mcn sorry 😞

  • @anisamalow6186
    @anisamalow6186 2 ปีที่แล้ว +34

    Afnan Aadan! Can you please do a makeup routine💖 Your makeup is always on point, Allahumma mubarak!❤💜

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 2 ปีที่แล้ว +6

    Afnaaney abaayo qisadada qaaab walpo aaad noga shekeyso wan fiirsan doona xita hadi an wqti heynin dadkeygow fahma qisada bes maha gabadhan wx kle idin fa.ideneysa dadka wajiyada ee kuguso gali karan mrka dhageysta

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 2 ปีที่แล้ว +5

    Aduunka waa qiso iyo imtixaan .qof kastaa qiso khaas ah buu leeyahay .

  • @tipschannel5873
    @tipschannel5873 2 ปีที่แล้ว +11

    You played a narcissist at his own game.! Good job ❤

  • @amtaffirahs3790
    @amtaffirahs3790 2 ปีที่แล้ว +3

    marku ifure ha dhihin balayo ha furteeee marka kala tagne dheh

  • @abiir1306
    @abiir1306 2 ปีที่แล้ว +17

    You’re the reason Allah sent you to me to set me free babygirl. Don’t ever stop shining!

  • @raxmayuusuf5781
    @raxmayuusuf5781 2 ปีที่แล้ว +3

    Abyo afnaan waa ku jeclahy hal midaa kaa codsanaa markasta oo aad soo galayso social media jirkaada inaa asturtid marwalbo waxaa ka helaa qaabka aad Allah noo soo xasuusisid. Waa mahadsantahy abyo afnaan

  • @inaaxmed6715
    @inaaxmed6715 2 ปีที่แล้ว +13

    season 2 ku qor abayo. not episode 2

  • @micraaajahmett3910
    @micraaajahmett3910 2 ปีที่แล้ว

    Afnaan walsheyna waa ku jecalahy dar alle horay usoco mcnto ❤️❤️❤️❤️

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkii iyo naagtii way kala tageen Facebookisa wuu ka saarey yaduna way ka saartey

  • @nadianaley8209
    @nadianaley8209 ปีที่แล้ว

    Afnaan abaayo don’t forget inaa mar gurigiisa iyo alabtiisa ka jijibisay… xaq ayuu u lahaay inuu furaha qaato because there was a risk inaa again burburiso guriga iyo alaabta caro darteeda.

  • @fatmashaakir2923
    @fatmashaakir2923 2 ปีที่แล้ว +5

    Dhiiro galiso afnan adan 👸❤coming soon 200k congratulations Quen😍

  • @hibocuthman6093
    @hibocuthman6093 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo waanga so dahdy nolaso dhaqso shrfy vodka high wyo mshllh Shukrn xbbt

  • @hamdiaahmed839
    @hamdiaahmed839 2 ปีที่แล้ว +3

    manshaAllah tabarakallah.u are very intelligent.i have gone through a similar situation.keep them coming gacaloy.am addicted to your story

  • @ifrahdolal1680
    @ifrahdolal1680 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allah ilaahey swt ha ku xifdiyo

  • @cowralomohamed7971
    @cowralomohamed7971 2 ปีที่แล้ว +6

    Xaqiiqdiii qof nurcisistic ah waan arkay waliba xiriir baan wadaagnay
    Farxad badan baan ka heystay lkn si Aan macquul aheyn buu muddo kooban isku badalay ilaaheygii imootiyay baa ku mahad San dabeecadaha dadkaas eey leeyihiin 99% wuuu lahaa alx ilaahey baan kaga mahad celinaaa inaan kala harnay inkastoo si xanuun badan Aan ku kala tagnay

    • @ifkashaxshax944
      @ifkashaxshax944 2 ปีที่แล้ว

      @تعلم واستفد marka hore jacayl saaid ah beena iyo balamo been ah aya lagu tusaya si aad u aaminto kadib bu isbadalaya kaliya waxa loga guulaysta qalbigaga iyo aaminadada lama wada siiyo lug haku laabnato lacalla hadu isbadalo hadhow ma qalbi jabaysid

    • @fadumo5687
      @fadumo5687 2 ปีที่แล้ว

      Aniga haduu qof nucas nolosheyda kujira illahey kheyrka ha iwafajiyo hadad wanajiso wuu kaa sii fogana hadad dhib latimado qof xun aya tahay yaab

    • @cowralomohamed7971
      @cowralomohamed7971 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumo5687 waxaad ku xaqiiji kartaa qofkaas inuu nursistic personalty yahay
      Hadaad ka xanaaqdo ood ka aamusto asagaa kusoo raadinaya waliba asoo jacyl xad dhaaf ah kuu muujinaya

    • @fadumo5687
      @fadumo5687 2 ปีที่แล้ว

      @@cowralomohamed7971 wanku arkay abyo

  • @istahilhashi3888
    @istahilhashi3888 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilhy ha cafiyo abyo qalbigana ale haku qabojiyo 😢😢😢😢😢

  • @umusundusqaali8963
    @umusundusqaali8963 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah abayo keep going amazing story

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 2 ปีที่แล้ว

    Noosoo badi wllo afnan wlhy qisadaada farxadban kaqaada

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 2 ปีที่แล้ว

    30 daqiiqo waa ok haday ka badato lama haleelayo anakoo macaan sanayna ha dhamaado

  • @xaliimoxayi5597
    @xaliimoxayi5597 2 ปีที่แล้ว +3

    Sifcn baan kuu maqalnaa xbbti guulayso strong women♥️🥰

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 2 ปีที่แล้ว +8

    Halmid baan ka codsanaya walashay fadlan title ama ciwaanka englishka Somali ku badal madama aad somali ku hadlaysid ama somali aad wax u shegaysid. Luqadeena aan kor u qaadno

  • @genyoqaran
    @genyoqaran 2 ปีที่แล้ว +6

    Afnan qisadada mid kaa xanuun badan ayaa iso martay ruuntii markaa qisadada dawado Wan ilmeya😭

    • @sahrinabea2288
      @sahrinabea2288 2 ปีที่แล้ว

      Abayo sorry Marka u horeso abayo soma ficno qisadada ina afnan u shegto side nogu so gudbiso marke dhamato teda sida ugu tusalo qadano ama waxi kugu dhacay uga taxadarno

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 2 ปีที่แล้ว

      Sorry hada so okey ma tihid inte sano qadatey qisadada

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 2 ปีที่แล้ว

    mashAllaah 😍😍👍🌹

  • @Certified20
    @Certified20 2 ปีที่แล้ว +12

    Nagaha ku soo caynayo oo englishka kugu barbaranayo Ha uu bixin🙏🏽

  • @MariaNuur
    @MariaNuur 2 ปีที่แล้ว

    Tan xigta noo so dadaji

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi noo dheere abayo xata 2h waa iska raba😭ama 1h maba ka daalo inaan ku dhageesto dhagaha gishta shaqada ku qabsada marka gabadha yar seexsado ilahay haku xafido sis love you 😍

  • @salmamursal7618
    @salmamursal7618 2 ปีที่แล้ว

    Byo in badan ban ka sugayey prt5 tnks

  • @Umlamees830
    @Umlamees830 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan kuu salaamay Afnan huuno macaan si wanaagsan baan kuu maqlaynaa

  • @mayrancatoosh9930
    @mayrancatoosh9930 2 ปีที่แล้ว

    Sis makarafoonkaaga wuu gaabanyahay wali

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein2016 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan daalnay sidan kuu sugaynay walaalay la soo dhaqso qaybaha kale

  • @sacdiyamohamed1554
    @sacdiyamohamed1554 2 ปีที่แล้ว +4

    A narcissist relationship is one of the worst relationships I can ever be in love booming and gaslighting tactics that narcissist use

  • @bilanjamac6380
    @bilanjamac6380 2 ปีที่แล้ว +3

    Codkgh wa cadi qlpi Mnzhalh ❤ lkn mcn bdn wku xisna mra wlpe noso dhakhso❤️‍🔥

  • @luulsaleban2659
    @luulsaleban2659 2 ปีที่แล้ว

    Ilaaahay ayaa mahad leh dheh

  • @zabiyacadey-k2j
    @zabiyacadey-k2j 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah bella illaahey ha ku xafiido adiga iyo family 👑😘😍❤️🙏 sifcn aan ku maqlaa

  • @sabrinaalmooni9742
    @sabrinaalmooni9742 2 ปีที่แล้ว

    Apyo ilhy noma keeno qof nocasa adine marlapad ilhy kma keno Alx marpa hda kso baxde🥺😚

  • @razmi4568
    @razmi4568 2 ปีที่แล้ว

    Codka wuu gaabanyahay

  • @iskaadag994
    @iskaadag994 2 ปีที่แล้ว +12

    abyo nursistic marabno ee sheekadaada nooga sheekey hada waqtigii dhan waxaad nooga dhameysay sharaxaad

    • @saramohamud4297
      @saramohamud4297 2 ปีที่แล้ว +3

      Ciil iku dishay shekada mcn. Mahin cawa😂

    • @iskaadag994
      @iskaadag994 2 ปีที่แล้ว +2

      @@saramohamud4297 haa waa nagu adkeysi qofta

    • @saramohamud4297
      @saramohamud4297 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iskaadag994 Haa wlhi😂😂wan ku qadanay wanoso dhaqsato le

    • @saramohamud4297
      @saramohamud4297 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Ummu-ayash Sas miya lkn iney no dhamesi rabnay 😂😂

  • @ziyaaaaaaaaaaaaaa777
    @ziyaaaaaaaaaaaaaa777 2 ปีที่แล้ว +14

    qisadada waxey iso xasusisay ex iyo nagtisa horay u soco abayo🤗

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo narcissen wax ma jeclan karan miyaa

  • @yaanyuur4026
    @yaanyuur4026 2 ปีที่แล้ว

    Wllo qisada si toos ah usoo tabi ee naga dhaaf qoraalada aad akhrinysid

  • @fatmamohamedchannel6659
    @fatmamohamedchannel6659 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi anaa arkay mid sidanoo kle lkn ma aqaaanin xanuuunkas inuuu Jiro

  • @faaisofarax5198
    @faaisofarax5198 2 ปีที่แล้ว

    Qisadada kama dayo qli noso dhame

  • @halimaibrahim4471
    @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo wa maqalnaa mahsanid xbbti 30 minutes wa diyaar

  • @malikakhalid6015
    @malikakhalid6015 2 ปีที่แล้ว

    Hore u soco abaayo ilaaheey ayaa kaa saaray xili wanaagsan baa kantagtay

  • @maryansheikhhussein8647
    @maryansheikhhussein8647 2 ปีที่แล้ว

    MashAllah sis, thanks for sharing, strong woman! Dr Jekyll and May Hyde is a book of a kind doctor becomes evil and who has two personas. ❤️

  • @haliima4338
    @haliima4338 2 ปีที่แล้ว

    Maaanta gabadhaa u damqanysaaye😁anaguna ma u damqana tolow

  • @saharaosaman7667
    @saharaosaman7667 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaw wallaahi waxatahay qofkale,yar hadana khatar ah maaaashaaaa allaaah horay usoco hano thanks dadbaad Xataa caawinaysaa hye.

  • @asmacismaanbade7049
    @asmacismaanbade7049 2 ปีที่แล้ว

    mnsha allh tabaarakalaaah xbbti armaan aadan sifiican ayaanu kuu maqleynaaye xbbti inoo bilow qisadaadii inbadan ayaan sugayeee

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 2 ปีที่แล้ว

    wax badn ka faidnay runti

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs 2 ปีที่แล้ว +4

    Hada ka hor nin narcissistic ayaa la sheekesan jiray alhamdulilah ilahay ayaa iga bad badiyay waa dad jahilnimo iyo cadowta nimo ka buuxdo oo hal waji laheen malinba waji cusub ku arkesid

  • @daganahmed9260
    @daganahmed9260 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo gorma ogaatay inu narsistic yahay furiinka kadib miyaa ogaatay

  • @نلليشيخمحمد
    @نلليشيخمحمد 2 ปีที่แล้ว +3

    Horay u soco nosii wad macanto ❤

  • @foziasaleeman2605
    @foziasaleeman2605 2 ปีที่แล้ว

    Dar alle ku jeclhy abayo wlhi malintii lawo barti so gali ma sugi karno allah ku sharfo🥰🥰🥰

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 ปีที่แล้ว +10

    Somaali men wada narcissistic hadaaa😅 waayo dumarka waxay uguursadaan inay ilmo iyo shaqaale guri unoqoto 😂😂 intooda badan wasidaa xataa inaad folxumaato ayay kajeclyihiin inaad isqurxiso yaab

    • @saidabdirsak7695
      @saidabdirsak7695 2 ปีที่แล้ว

      Waxan hada ka Hor gartoda galay reer is hayay. Ninku aroorti bu shaqa taga xaskisu ilmaha in ay aroorti wakhtigoda ku gayso schoolka haka yabin hade 5daqiiqo bu ujira Balan warkeda iska da in ay luqad Barato xisabta uguma jirto shaqona haba shegin. TH-cam iyo musalsal ba wakhtigi qatay.
      waxay Tagan tahay ima cawiyo o muxu ka cawiya nin 4ti subaxnimo Kalahay 18ki solabty wuxu yiri Heer bn garay an guryo Kale u uhurdo Tago marka wllo dumarka cadanku way shaqa Tagan wax walbana way laqaybsadan ragooda marka waxad Rabtan banan iyo gudoba in u ninku kashaqeyo tasna lawa hda Ninki wa u furay dayaceda mrkn arko wn knxa Sa iyada sabab Satay xadki ilahay ilahay nagti gudubta ilahay ba ka jari Sa ninku xaq bu kugu leyahy wuxu ukalahyna wa adi iyo ubadkisa lkn doofarti riyo ladqda ri by is mooda lkn wa doofaartedi bal hadu nin ujoogi laha maqol San u EG by kaso dhex Hadli lahayd nagti garasho leh ba nin qimihisa taqan

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 ปีที่แล้ว +2

      @@saidabdirsak7695 sidaa maha xaalku wiloow Hal family ood so aragtay hano sheegin raag badan oo dumarka objects uhaystaa jiraa dumar xunaa way jiraan lakiin qurbee walawada shaqeyaa ninka iyo naagtuba way shaqotagaan America, lakiin intaa badan xaga shaqada hadaan katagno waxaa jira raag noloshaa qoyskaba rabiin kaliyaa ilmaa ladhaala iyo cunto uun family usamaystaa markaa anu kuwaasaan kahadlay wayna buxaan

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo hadii qofka narcissen laga tago muxuu sameenaa

  • @nyg1162
    @nyg1162 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah👍🏽

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 2 ปีที่แล้ว

    Afnan waan ku sugaynaa

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 ปีที่แล้ว +2

    qisadaada Manoo sheegeysaa mise Casharka Na bareysaa

  • @mustaqimissak2104
    @mustaqimissak2104 2 ปีที่แล้ว

    Abayo shakadani naga so gabagabey please wan ku caajisnee

  • @maryanabdiyusuf8686
    @maryanabdiyusuf8686 2 ปีที่แล้ว +1

    Sifican ku maqal hppti 😍😍😍😍

  • @ladan1714
    @ladan1714 2 ปีที่แล้ว +40

    Afnaan haujoojin cayaanka lasooadeegsado haday kugu dhagdhagaan waxaa jiro dad layiraahdo flying monkey’s kuwaas uu Narsistiga adeegsado dad badan ayay qusadada wake-up call utahahay oo aan aniga kamid ahay qisadadii kowaad markaan dhagaystay ayaan baraarugay oo aan ogaaday waxan aan kujraa waa Narsisti marka horay usoco we love you 😍 waliba qisadaada book kaqor ayaan kudhihi lahaa ❤

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 2 ปีที่แล้ว +3

      Ladaney abayo masha allah isku fikir ayn nhy dad qisada bes ayee u ordayan ma arkayan waxa kle ee gabadhan ufa.ideyneso o ah dadka ee uga digeyso oo xun oo dhoorka waji leh ee nolosha mugdìga ah ku galinayo kadib kaga dhaqaqayo gabdhan qisadeda wlhi wn jclhy wxyalo bdn ayna ka fa.ideste

    • @ladan1714
      @ladan1714 2 ปีที่แล้ว +3

      @@qamarmidabasal xbbti wlhy dadkeena mahan dad wax aqriya waa dad hadal haday qof waxkyudhacan waxaa Laradiyaa wixii kadanbeeyay say dad ugu wada dhicin afuunka waxaa jiro personality kaladuwan iyo wax lagu gartay siaad dhaqso uaragto red flags hadiiaan wax faidaysan marlabaad ayaad lakulmaysaa narsisti cusub managanaysi lkn ahii aad ogtahay wixii kusomaray maxay ahaayeen waad fahmaysaa qofkaan cusub waxa uu yhy

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ladan1714 wlhi wa runta apayo wx wlpo wixi sababay ina ogato wa muhiim aniga mrki ee qisada bilabeysaba wxa gartay nuucyo bdno dadkas kamida qiso wlpo mrka arko wx ayn kafa.ida anigo wlipa waqti galinayo oo wx wlpo o wxs wixiii kene aan oganayo dhankas isku dabecad ayn kanhy m.a

  • @fatimaabdi1847
    @fatimaabdi1847 2 ปีที่แล้ว

    Wlshy jirkaga muuqda🥺
    Intadn cmerada iman iska hubi

  • @farxiyomaxamed8243
    @farxiyomaxamed8243 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisada adaa ku dheelooysid walaaley maa dhaqso iska soo galisid

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah you’re very smart ❤

  • @Zamzam534
    @Zamzam534 2 ปีที่แล้ว +3

    Afnaan qisada lasoo dheeree saa kuu sugeene waa daalnay😩♥️

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 2 ปีที่แล้ว +2

    Part6🥲NOOLA SO DHAKHSO AFNANEY GUULEYSO QURUX👸🦁💪✊✊👸👸

  • @zahraabdirahman7195
    @zahraabdirahman7195 2 ปีที่แล้ว

    Ilaa hda wa Daciif iskuday inaa afka udhawayso microphone ka

  • @ijaabomohamed4633
    @ijaabomohamed4633 2 ปีที่แล้ว

    Sis qisada dhan sharaxad bad
    Ka dhigtay plz qisada toos noogu
    Wad nagada sharaxada

  • @idhoquruux5537
    @idhoquruux5537 2 ปีที่แล้ว +2

    ana gormaan tolow qisadayda ka shekaynaya SI aaan unafiso

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 2 ปีที่แล้ว

      Habiibti noso gudbi oo nafis waaku sodhawenene🥺🥰

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 2 ปีที่แล้ว

      Abayo xili walpo aad waqti hesho qor noteka talephonka oo leyhy kuqor we ku anface goorta waqti uhesho so gali hda aladaha wx laguso gudbiyo wxa ugu cod dheer wa tiktok

    • @idhoquruux5537
      @idhoquruux5537 2 ปีที่แล้ว

      Waa mahad santihiin wall

  • @cazmiahmed8
    @cazmiahmed8 2 ปีที่แล้ว

    Lkn ilaa hada 30 xita Kama dhigin afnaney

  • @lathanhassan1651
    @lathanhassan1651 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo qamarka sifican usaaro macanto
    Horay usoco abayo

  • @shukrimohamoud5693
    @shukrimohamoud5693 2 ปีที่แล้ว

    Qisasdada dhageysigeda waxa kalo ka barte how evil they are narcissistic people

  • @umuimraan8738
    @umuimraan8738 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo sheekadaa mar labaad miyaa soo celisay hada ka hor waan ku dhagaysan jiraye

  • @nabaadibrahim6938
    @nabaadibrahim6938 2 ปีที่แล้ว

    Xppti codkag waxb lagam maqlo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Kusalasmey Abaayo Hore Mar Wacan❤❤❤❤❤

  • @libanabdullahiigal8666
    @libanabdullahiigal8666 2 ปีที่แล้ว +1

    Narcissists abayo shagadoda naga daa ee qisadada un noga shegey ma xiseneno narcissists qisadada un haka dhex bixin

    • @rexaanudgoon7180
      @rexaanudgoon7180 2 ปีที่แล้ว +1

      Armad kamid tahay dadkey kahadleyso oo ey kudibeyso in shaxdisa lashego

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 2 ปีที่แล้ว +7

    Asxaabta intii caafimaadka xiisaysa nagu biira 😊

  • @sadiaabdalla6107
    @sadiaabdalla6107 2 ปีที่แล้ว

    Waan Kuma qalnaaa xbbtii farxad noogu nolow xbbtiii 🥰🥰🥰

  • @somalishorts14
    @somalishorts14 2 ปีที่แล้ว

    Waxan kabaranena casharo story gaga

  • @muuu6325
    @muuu6325 2 ปีที่แล้ว

    wll inta hngu celceline shekada noo wad wah

  • @almaabdi5648
    @almaabdi5648 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah aniga markasto waa caadi umaqlaa codka keep going abyo nolol qurux badan kurajenaya ❤❤❤❤

  • @mariarashiid9936
    @mariarashiid9936 2 ปีที่แล้ว +1

    Afnanye qisadada hal ima dhafin wlhy wxn kla bxy dad wxuush ah iny aduunka ku nol yihiin wna iska ilalin insha alah

  • @roromahamed6194
    @roromahamed6194 2 ปีที่แล้ว +2

    microphone ma fiicana plz iska dhaf
    love you

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo hadii qofka narcissen hadii laga maarmo maxay sameenayan

  • @nafisomacalindahir1169
    @nafisomacalindahir1169 2 ปีที่แล้ว +1

    Norcisitics ma jeclo in laga xoroowo

  • @cademohamed4652
    @cademohamed4652 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa codkagu waa fiican

  • @nafisamohiyadin7335
    @nafisamohiyadin7335 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin Kan kaligiis ma leyku dagaala nanga waxeY aamin San yihiin ninkeyga ma naag xun sidee iiga qaadi kartaa

  • @kowsarjama7655
    @kowsarjama7655 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah abaayo guuul markasta

  • @anisadhayman459
    @anisadhayman459 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc afnaan abayo xagee kalaso xiriira plz iso jawab ado raaliya

  • @muniiratuuryare6719
    @muniiratuuryare6719 2 ปีที่แล้ว

    Naa bal iyagana mexedaremayan daremadoda yanoga waramo nursistika🤔