Turkey 🇹🇷 Egypt 🇪🇬 Jabuuti & Dawladihii Somaliland Aqonsigeda Diidanaa iyo Dhibatada ay Waajeheen

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 82

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 หลายเดือนก่อน +10

    Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hodanworkshop3730
    @hodanworkshop3730 2 หลายเดือนก่อน +1

    maamulka moqdisho waligood may qaadan madax bannaani, fadlan ha ugu yeedhin magac dawladeed,

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somaliland thank you so much Mr ubaxle media tarikhda ku qori waxad uhaso wadankag iyo dadkaag guul Somaliland ilaahey cadowga gudaha iyo ka dibad jabi❤

  • @AbdiEid-lr3dz
    @AbdiEid-lr3dz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ubax media wan ku taagera wararkagana wan jeclay difaacida somaliland barta kaga hay anuna muwaadin reer burca baan ahay❤

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dameer ordoqmood alaha haligo somaliland guul ❤❤itoobiya guul ❤❤❤itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland iyo jabuuti alaha haligo

  • @gudoonawdahir6334
    @gudoonawdahir6334 2 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi geesi dhaley guul iyo gobanimo SOMALILAND ❤❤❤🎉🎉 👑

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน +6

    ❤❤masha aallaah somaliland guuul ❤❤

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 2 หลายเดือนก่อน +7

    man sha allah guul somaliland iyo gobanimo somaliland hanolota

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 หลายเดือนก่อน +4

    Dawlada barakaysan Allow dhawr kuwi cadaw ku ah naa jabi. Guul Somaliland ❤️❤️❤️

    • @aminaboon1290
      @aminaboon1290 2 หลายเดือนก่อน

      Aaamiiiin ismacil dhali

  • @yusufwarsame3387
    @yusufwarsame3387 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asal somalilander
    Dadaalka iyo difaaca iyo booska aad ugu jirto dalkeenan somaliland waad ku mahadsantah brother ❤❤❤❤❤guubaabo iyo wacyigelina sii marmar dhalinteena reer somaliland

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha jaabiyo cadowga somaliland amina amina yaa rabi guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul iyo gobanimo somaliland allow dhowra somaliland kanaxow naftawa cadowga somaliland cagta hostisa in sha Allah

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asc halgamaa sare ubaxle media

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 2 หลายเดือนก่อน

    love the back ground our beautiful flag ❤️

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 หลายเดือนก่อน +2

    WIXII INA DIIDAN EE CADAW INAGU AH BA ILAHAY BELAYO HAKU HABSATO INSHA ALLA

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ubaxle ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waaa gudaafadihii aduunka ugu xumaa qolyahaaa dictatoriyada ku maamula dalalkooda.

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 หลายเดือนก่อน

    ربي يحفظك من كل شر يا وطني ❤❤❤❤

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 2 หลายเดือนก่อน

    Msha Allah warkii ugu farxada badna cadwgenu ha jabo o adunka halga wayo guuul aan dhamaan Somaliland 💪💪💪💪

  • @fathuma3573
    @fathuma3573 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay ayaa nagu filan cidna dhib lama rabno wixii nagu maqanba ilaahay hawjawaabo

  • @farah.418
    @farah.418 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adigana ale hakubarakeeyo❤

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 หลายเดือนก่อน

    Walaalo haddii Ilaahay innala jiro waa in aan mahaddiisa badinna anna iska ilaalina wixii aan Ilaahay raalli ka ahayn.
    Khayrka Allow na waafaji shar dhammaantii nagaga fillow.

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Somaliland

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah guul somaliland inshallah ilaahayoow cadowga somaliland jabi inshallah somaliland guul 💚💚💚❤️❤️❤️

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay baa illashanayaa waa dad dacada

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 หลายเดือนก่อน

    Ubaxle media Allaah haku xafido if iyo aakhiraba
    Guul Somaliland iyo Dadkeeduba inshaAllaah
    Cadowgeena Allaah ha jebiyo inshaAllaah

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ala hajaboyo codawga somaalilaan 🎉waxaloobaahanyahay baarlamaanka 🎉kibray 🎉halakaladiro 🎉❤❤🎉madaxwenah 🎉waanu 🎉garabtaaganahay 🎉habeen 🎉iyo🎉maaliba 🎉

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 หลายเดือนก่อน

    Amiiiin Yaa Rabi

  • @mtksolution
    @mtksolution 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hajabo geele wacadawgena

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Turkiye iyo Somalia had military alliance which has nothing to do with the Somaliland proper Post independence. So Turkiye have separate relationship with the Somaliland proper and the Eprdf.
    Already Turkiye have separate relationship with the Somaliland proper and Eprdf mou agreements and Turkiye have overwhelming relationships with the Al-OIC as well globally.

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo 2 หลายเดือนก่อน

    ASC Masha Allah guul inshallah JSLAND,, walaal ILLAHAY ba naga qaban cadawga,, guul guul guul ❤❤❤❤

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 หลายเดือนก่อน

    Amiiiiiin allah cadowgeena dhulka ha la jaro idim allah

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah Guul JSL 💚🤍❤️
    Geesi Qaran Saxafi Ubaxle Media 24❤
    Allow Barake Gaadh Hayaha JSL 💚🤍❤️

  • @jama5340
    @jama5340 2 หลายเดือนก่อน

    Guull Somaliland 🎉🎉🎉

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 2 หลายเดือนก่อน

    GUUUUUUUUL. IYU. GUBANIMO. SOMALILAND. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah guul Somaliland ✊💪 iyo ubaxle media

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 หลายเดือนก่อน

    Inta calan cas iyo muse judaan joogo cid Aqoonsanaysa ma’ jirto,
    Insha Alla, marka Garxajis qabsado ee ummadii laka dilay Garxajis soo celiyo,
    Ayaa la’ Aqoonsanayaa,

  • @mjama2264
    @mjama2264 2 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله...اللهم احفظ صوماليلاند من كل حاسد و حقود...

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 2 หลายเดือนก่อน

      ءامين اللهم امين

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 2 หลายเดือนก่อน

    Marwalba Somaliland guusha iyada leh 😊😊😊😊😊❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo Somaliland

  • @Dekadjama-jc1dn
    @Dekadjama-jc1dn 2 หลายเดือนก่อน

    Hayee badhaaciye

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuul somaliland anoladu 💚🤍❤️ somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo Insha-Allaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLA GUUUL Somaliland

  • @alxikmamadarasah2103
    @alxikmamadarasah2103 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha jabiyo cadawga somaliland Aamiin

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 หลายเดือนก่อน

    Cadawga somaliland Allah ha jebiyo aamiin yaarabi 🤲🤲

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 หลายเดือนก่อน

    Guuul. Somaliland. Cadowga somaliland ilaahay hajabiyo ishalah

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alla Guul somaliland

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 หลายเดือนก่อน +1

    Miyaa Garaneysaan sababta waa calanka Tawxiidka leh

  • @CaliGuray-ot7pp
    @CaliGuray-ot7pp 2 หลายเดือนก่อน

    Ubaxle 24 dhamaantii halagu taageero oo bartiisa hala share gareeyo

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 หลายเดือนก่อน

    Isha allaah ha dumo cadowga somaliland ha jabo alle how diro wax ka qara weyn isha allaah

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉t

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 หลายเดือนก่อน +1

    194 mil waa dulsaarkii amaahda

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 2 หลายเดือนก่อน

    GUUL SOMALILAND

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 2 หลายเดือนก่อน

    Mr user qalbi habeas somaliland ma xukumidoono sababtoo ah lagu aamini maayo dalka faysal baa ka dhaw qoslaaye

  • @CaliGuray-ot7pp
    @CaliGuray-ot7pp 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland wuxuu ugu jiraa meel aad ugu mihiim ah

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 2 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND GUUL

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 2 หลายเดือนก่อน

    Warkaaga cadee
    Werkagga ceddee

  • @mudiali719
    @mudiali719 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland mise isaaq dadkan iska hadal diley

  • @Fransiis
    @Fransiis 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland Dawlada Soo Faragashata Way Duntaa Lagama Faaido Somaliland

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer masar maha masartii layaqaneey waa dal korkadhisan laakiin hoosta ka duumeey waxaa kadhacay gaajo dadka masar ku nool magaalo magaal ayaa laadhka iyo biiyah looga jaraa fara sacadood maalin kaska siisii isaga tiisii uliita maarkaa nin liita nin liita baa barya somalia oo noloshii kadhacday uun baa masar miciin baday

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland oo barkaysan ninkii soo fara galiyaa, faraha ayaa u ku guban doonaa.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😢😢😮😅😅😊😊😊😊

  • @suldanahmed6454
    @suldanahmed6454 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😢😢😢😢😢is is urea 😮😮😮😮😮😮

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 2 หลายเดือนก่อน

    Cadowga nala raba dhibaato illaahow cadow kaafiya

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk waa u Ayaan daro Ciidii Soo Faragalisa J, B, waliba Ishaa biligteeda!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Ubaxle

  • @MaxamedMuslimMaxamedMuslim
    @MaxamedMuslimMaxamedMuslim 2 หลายเดือนก่อน

    Hor alle ayeynu nahay cidna ma xaasidno dhal awliyona weynu nahay adiguna ducaad qabtaa markay war foolxun na siiyaan ayaad war farxada ka daba keentaa

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk isaaq land imikana tukriga miyey kuu greysay, isaaq land islaamka necebaa

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 2 หลายเดือนก่อน

    Beentakamaxishoodo

  • @HassanAbuhassan-ib4nk
    @HassanAbuhassan-ib4nk 2 หลายเดือนก่อน

    Rajab.dayib.orduqaan

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤