Hodan online oo weerar lagu yhy iyo jawaabti ay siisay naagti lala qabay 😳😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #hodanonline #somalia ‪@Hodanonline‬

ความคิดเห็น • 101

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 8 หลายเดือนก่อน +8

    Idinka yaa idin dirsaday yaa lacagta idin siiyo Subhanallah

  • @barlinabdullahiahmed9597
    @barlinabdullahiahmed9597 8 หลายเดือนก่อน +6

    Dumaro Allah kaa cabsad o dinta barta Hodan qalad malaha ilahay waxo o calfay aya gursan qadarka amin

  • @Ramla22
    @Ramla22 8 หลายเดือนก่อน +8

    How do they know omg get a life people leave this girl alone she is smart and beautiful mashallah ❤

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 8 หลายเดือนก่อน +6

    Subxanallah gurka calaf wllo iyo qadarta Allah ee qofna ha dulminin

  • @fartaxaaji9451
    @fartaxaaji9451 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ala xuma oo xasisana islamahu oo gabadha cimrigeda in ay ku dhamesato murugo cidlo miyey rabeen la idin qaad wax tagey baad dul tagan tihin hodan happy life baan u rajeen

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hodan ma ayadaa ugu horeysay hooyo ilmaheeda yurub ka waday waa mida koowaad hodan ma iyada ayaa ugu horeeysay oo nin guursato gabar yar oo ninkeeda ka dhintay iyo ninkeedii hore iyada dishay mid ogaada aaqiro in leys weydiinayo teeda kale idinka tiina ka soo baxa mid kale iska daaya subxanallah nabigeena caleyhi salam ayaa noo sheegay naarta iney ugu badan yihiin dumar aloow naga badbaadi

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 8 หลายเดือนก่อน +2

    HODAN illahay cadow illahay kaqabto aamiin aamiin yaarabi somalia waman waa cadow illahay hana kaqabto aamiin aamiin yaarabi ayaka cadow is kaga ah illahay ha na kaqabto

  • @malynali2704
    @malynali2704 8 หลายเดือนก่อน +5

    Just imagine if their husbands get second wife on them since they have are busy on other people business 😂😂😂

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 8 หลายเดือนก่อน +8

    😅😅😅waleee waa yaab iyo lama arag oo dumarka waxa iy cadaabta ugu badan tihiin waa sidan oo heedhe dumarow yaa idiin baneeyey gabadhan hilibkeeda hadh iyo habeen aad cunaysaan ale ha idin hadeeyo waad waala teene😮😮

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalaahi ilaahay ka baqda wayhaysata caruurteedi

  • @maryanomar4738
    @maryanomar4738 8 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ka cabsada qoftaan iniga maa dhalay yaabaye dumar ciilanbaa tihiin uff

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hodan hanolato mxdka qadikartan waa gabadhas shaqaysneysa illahy haxsfido iyada iyo caruurtedba alla habarkeyo ❤❤❤❤ we love Hodan❤❤❤❤❤

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 7 หลายเดือนก่อน +1

    dumarow dumarow dumarow dumarow dumarow dumarow
    Ilaahay kacabsada oo ilaahay kaxishooda oo umadan iska daaya oo Hodan iskadaaya maanta carabkiinu wuu qoyanyahay berina wuu qalalayaa qabrigiina unaxa itàqillah

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 8 หลายเดือนก่อน +2

    Naagtu markey guursato nin naag qabo maxaa loogu kacaa calaf ayaa u geeyay. Ninka labaad markey guursatey ayadaba gabar ma'aheyn oo wiil yar waxuu u sheegayo ma jiro.

  • @fatumaabdiwahab2565
    @fatumaabdiwahab2565 7 หลายเดือนก่อน +1

    SubhanaAllah dumaruw ilahey kaabsada hanta jujiya mugedani miya inay gabri idan sugayow😭😭😭😭

  • @sheikhibrahim4350
    @sheikhibrahim4350 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdho ilaahay ka baqa calaf alle iyo Qatar rabi ayaa la maraa gabadh walaashiinana cirdigeeda ha ku xad gubbin subxaanala

  • @ubahahmed9180
    @ubahahmed9180 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jalasbaad katihiin hodan onlain amaan siiya illahay kabaqa maxaad gabadhan ugu mashquusheen oo aad udul taagan tihiin gabadhaa waa naag karti badan dumarkii soomaliyeed kawada qaylasiisey illhay ka baqa hodana waxaan leeyahy hore u soco

  • @salathaabdi2067
    @salathaabdi2067 8 หลายเดือนก่อน +2

    Diinlawa yaal. Leave this girl alone, she's better than a million of you.

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb 8 หลายเดือนก่อน +4

    Yahuu 😢 ilaahay ka baq

  • @Samirahassan3094
    @Samirahassan3094 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subhanallah leave her alone 😢😢😢😢

  • @jaamachaaji4903
    @jaamachaaji4903 7 หลายเดือนก่อน +1

    Naago ka masayray hodan online oo oohin ku barooranaya waxaan idin oran lahaa akhlaaq yeesha

  • @poposman5947
    @poposman5947 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa waalantihiin ilaahay kabaqa

  • @MohamedOum-k8u
    @MohamedOum-k8u 8 หลายเดือนก่อน +2

    Bismilaahi

  • @maslah345
    @maslah345 8 หลายเดือนก่อน +2

    Shaqayeesha waxkasto waa qoraal inay guursato nin naag qabo waxka celinkaro majiraan intaysan dhalan ayaa loo qoray haku mashquulin hodan nolosheeda nolol bey samaysatee orodoo nolol samaysta

    • @fatumaabdi6898
      @fatumaabdi6898 8 หลายเดือนก่อน +1

      Exactly 👌

    • @maslah345
      @maslah345 8 หลายเดือนก่อน

      @@fatumaabdi6898 waa naago kaxun hodon nolosheeda lkn nolosha ALLAH ayaa bixiyo waa xasidiin hoostooda ayey kahelayaan dulmiga ay dulminayaan

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah Subxanalah qof an waxba kasamanin uijidoxwax ilahay lagamag galo

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 8 หลายเดือนก่อน +2

    Warya illahay swt yaqaan maxa gabdhan iyo ilmeheeda iyo meshah geysey idinka galay?😡ma ilmaheeda bad ka jeceshihiin? Idinka yaa ilmihiina iyo agfaarihiina idin weydiiya??😡😡😡illahay umadiisa in lo amaan geliyo ba fiican ee gabdhan iska dhaafa . Denbi bad ka rogaysaan👏👏👏💪

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc gabdhah maha islamahan waa kuwo aan aqoonin xushamada iyo dhaqaanka ka taagay oo hunguri xumo haayso waaye mida kasto naagaha waa jiin waa in laaska xijaabo marka haadii jiinka xiriga gosto waxa laga ma qabaan karo culumaadii soomaaliyeda ayaa urka ka naacay waxa ku dhacay waa midas illahay ha no gargaro illahay ha naga gabto

  • @bishaaromaxamuud1302
    @bishaaromaxamuud1302 8 หลายเดือนก่อน +2

    Naa dadka afarahooda kabaxa waxaad tihiin naago danla aan ah yaa idinkala tashanaya waxuu sameynayo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 หลายเดือนก่อน +1

    Meesha Dulmigu Kajiro halagadurko Ayaalaynafaray👌🏾

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ka cabsigi ba yaaraday,Allah ka baqa, suu,al ba idin sugeysa, war ka leexda gabadha,.yaa idin fasay in aad ka falotaan.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaana llah war naagahaan soow ma oga in la xisaabinaayo

  • @maryammohamed7790
    @maryammohamed7790 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hodan laandheerysanaa waa naagta kaliyoo naagaha yurup jooga lala qabo🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 8 หลายเดือนก่อน

    Asc dumarku Raga madoon tan teeda kale calafka ilaahay baa qorey kuli shey qadar alaah caruurta hooyadod Soo korisay Yaa uhaysa yurubna waca kajira waa og tihiin dhaqan iyo diin yey ayeeyoadood baree iyadana wey u shaqey sanee ooo ayadaaa bilaneusa itaqa laah holandey fariid keep going♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 8 หลายเดือนก่อน

    Misa wadeysa Hodanonline waxn hoba inadabigede o dhan kaadheen ordo shaqo yeesha

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 8 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 ilmaha sawirka heso hodan ma ahan gabadheda wa gabadhi xubi dhashey iska dhaaf hodan online danbi aruursaten wa xiiqden warkina maheso

    • @hawaahmed9614
      @hawaahmed9614 8 หลายเดือนก่อน

      Horta adigu is xisabi intad qof wax ka sheegayso qof walowbA adigu naftada u tali yaà ku samaxaya horta kolar aniga waxay ila tahay inad dhaftan qoftas

    • @marymw-yh1ib
      @marymw-yh1ib 7 หลายเดือนก่อน

      Intaa haday ogyihiin saa umaydaaleen iyagoo xaaraan iyo xaqiirnimo usoo dhargashaday hanuun ayaan alle uwaydiinay walashayeey uduceeya

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 7 หลายเดือนก่อน +1

    Naagkasta oo keligeed nin qabo sadex naagood yaa loo guurinayaa oo u haray

  • @AbdiDaahiye-s3j
    @AbdiDaahiye-s3j 8 หลายเดือนก่อน +1

    War ilaah ka baqa oo prifate life jeeda udaaya

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waawereey goormey ceeb noqotey in ragii labo naagood iyokabadan laisla guursado .madaxbanaan see ugalaysaa ilmayba haysataaye ,nikan dambe dooqeeda haduu noqday calafna ugalay war lasheego ooquimo leh maydun shegine kahara gabadha islaameed!

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka ma idinkaa iska leh war yaab badanaa waxay suubisay wax diin kabaxa maahan wixii udanay raadsatay

  • @aaminaaxmed8822
    @aaminaaxmed8822 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naa alle ka xishòod naago danbi badan Ayaa tihiin e gadadh badan geliya

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 8 หลายเดือนก่อน +1

    Idinka nolosha hodan only maxaad ugu mashquusaan shaqo maad ku leedihiin naayd gabdh nolosha eebaheey siiyey haku mashquulinee shaqo raadasd shaqo la aan baa nii heeyse edb ma lihidinee waab ku maseerasan tihiin bee bismilaahiyee

  • @amalmuhudin4059
    @amalmuhudin4059 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naagayahoow shaqo malihidiin war illaah kabaqa Gawadha kafuqa caruuryar heesataa wardantiina kumashquula ninkana calaf ayuu allaah ugudarray hooyo wanaagsan shaqeesato waaye kafuaqa balaayo liigudhacdaye u duceeya

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 8 หลายเดือนก่อน +1

    Habro waashey iga dheh acuudu bilaahi naa inanta Muslim ka ah ka fuqa

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 8 หลายเดือนก่อน +1

    SubxanAllaha 😢

  • @xaawoibraahim9074
    @xaawoibraahim9074 7 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah xiishoda

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalaah Maxaa dabadhigay

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naa dadkan may walanyihin iskadaya hodan waad kaa hountihin bila camal hishodaaaaa

  • @safiyogeedi1066
    @safiyogeedi1066 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nagahan ale mabakabaqanmiyaa hodon in ey wax dherthy nagaha ayaa muqata wayo maxaa kudiray nagahan

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 7 หลายเดือนก่อน

    Diinta aad sheegaan barta, gabadh nin naagtiisa ka dul qaadi karta ma jirin ee xalafkeeda saas ah.

  • @CibadoAbdi-gv8ck
    @CibadoAbdi-gv8ck 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naa maxaa idinka galay ilmaheeda haday ugaysato ayay ded wayba usodalbarane tankale qabrigiina unaxa aniga hodan io idinka midna ma aqane dadka iskadaya maxaa idinka galay ninku asaa dontee

  • @mms7038
    @mms7038 7 หลายเดือนก่อน

    alla dhaqan xuma oo xasid sana oo qudhunsana naagaha reer xamarku inantan iskaga taga sharmuutoyin yohow hodan ma gadhaanw

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naarta bilaash loma samayn

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 8 หลายเดือนก่อน

    War gabadhaan ilmaheeda weey haysataa ilaahy kabaqa

  • @poposman5947
    @poposman5947 7 หลายเดือนก่อน

    Naaidinka maxaaidindhibay

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 8 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍👍

  • @safiasaid3260
    @safiasaid3260 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqo la aan baa haysa kuwan

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 8 หลายเดือนก่อน

    Umuda iska daaya illaahay ka cabsada

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cidla ayey joogtay WAXAY u bahneyd garab

  • @indhogeele2723
    @indhogeele2723 8 หลายเดือนก่อน +1

    kuwan mahinase ayaaintan kaqaylisiiyay

  • @halimoosman7428
    @halimoosman7428 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ayaa uqoray minusto

  • @SahroMaow-oi6bh
    @SahroMaow-oi6bh 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahv baa bane yey

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 8 หลายเดือนก่อน

    Alle ka baqda xarta iyo xumaan baad isku timaadeen iska daay hodan nolosheed mxa idin dabo dhiga caruurta maad idinka la dhalay bisinka

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 8 หลายเดือนก่อน +2

    War Iska dhaafa gabadha miskiinta ah naagtii ninkeeda laga qaaday waa naag aan dhaqaan ninkeeda ka dhamaada gabdha miskiinta ah ilaahay ayaa awoodaas siiyay cabaadka joojiiyaaa habrayohow bajaqyaasha ah 😀😀😀😀😀😃😀😄😁😆😀😀😀😀😀

  • @MohamedOum-k8u
    @MohamedOum-k8u 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dumarkan maxa gabadha daba dhigay

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 8 หลายเดือนก่อน

    Warka isiiiih weykadul qaade kulahaa wuxu ma maacuun baa ninka weybanaantahay in uu 2 3 4 guursado waa xaqiisa gabar kasta neh xaq ayeey uleedahay iney nin quursato naag Haa qabo haduu rabo waa ey banaantahay waxu waa calaf naaga jaahiliin ah ayaa melaha kabatay war orda oo diinta soo barto naag walbo ninka qabo ma ayadaa dashay nin lama kontorooli karo naagta uu rabo ayuu gursanayaa

  • @fathiyayusuf2655
    @fathiyayusuf2655 8 หลายเดือนก่อน

    Ruxwalba uu jecalyay inu gursado nin madax banan inuhelo lakin calaf ayajira

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 หลายเดือนก่อน

    Nnimanka sopmaalida ayagaa waaaq ah

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xanta wa dambi

  • @user-ev9lj5dp9g
    @user-ev9lj5dp9g 8 หลายเดือนก่อน

    Shilooyin masayrsan batihiin E kafuqa Hodan

  • @ummaryan4130
    @ummaryan4130 8 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله
    War dumaro allaha idiin awuraay kaa baqa hadalka Ku hadasheen beri gurigiina iyo caruurtiina kuso lawana aaqiro caadab aya jiro gawar laa qabo aya wax xun ku tuhunteen yaa idiinka caafinayo tuhunkaas danbi dhaaf allah weeydista iyo hodan. ilmaha asxabteeda aya dhaleen kuwa gariga saarnay ayaad leedihiin Waar gawadha mala nooshihiin idinka aya danbiga kaa dhaqay hodan dhamantiin hodan aya ushaqeeynosiin ajar badane heley insha'allah waar nolol yeesha

  • @NuraAdan-t4n
    @NuraAdan-t4n 8 หลายเดือนก่อน +1

    War heedhe fumarkan hadlaya hal point oo ay sheegan ban war kooda ka waayey. Maxay gabadha ka raban ninka so illaahay uma banayn weligiiba naag haqabo, maad ninka maagtan. Qaadis qaadis qaadis. Ninku ma dharbaa, ma weelba, is he a man or a thing. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 naagahan shaqalan baa hayso naayaadha dumarku wax ma guursado ee ragaa guursada oo naagaha soo doonta be quiet

  • @halimoosman7428
    @halimoosman7428 4 หลายเดือนก่อน

    Shaqo ma lihidiin miyaa ilmahada shaqalo ayay uqabatay ayaydaana way uhaysaa

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 7 หลายเดือนก่อน

    Gabadha ka fuqa xaad ka rabtaan, shaqo la,aan aa idin heyso

  • @fatumaabdiwahab2565
    @fatumaabdiwahab2565 7 หลายเดือนก่อน

    Macto adani hasogadanini afadali Wahoo so gilisa wakali

  • @Tasnim-j8b
    @Tasnim-j8b 8 หลายเดือนก่อน

    Waa runteed gabadhaas la guursaday waxba kuuma dhibin ee ninkaaga xaq-xaqo

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 8 หลายเดือนก่อน

    NAAYAADA SARQAMINYAHAY SHARCIGA ALLAAH MIYAAD IDINKA HORJOOGSAN KARTAAN NIMANKA MA IDINKAA DHALAY MISE SAMEYSTAY ALLAAH BAA 4 U BANEEYEY MANA DIIDI KARTAAN OOYA HADAAD DOONTAAN ILMAHEDA HADEY HOOYADED U GEYSATAY MAXAA IDINKA GALAY IMISA CARUUR AYAA QURBAHA LAGA KAXEEYEY MAXAA KUWEEDA KA DUWAY

  • @user-xm4vk5rk5i
    @user-xm4vk5rk5i 8 หลายเดือนก่อน

    Naguhu hadiadquruxbadantahay makabadbaadikarti balhadamaxaykuhaystan hodan hani sidayuladhamayaan wanaragnaa oo waxyleeyihin naorod is Hagaji maxadlaooyasaa naagaha xageelooraacaa malakagbabaadikaro

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadh iska daaay dambi ma ey galin waa ey guursatay

  • @fabu2526
    @fabu2526 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqo la’aan baa ku haysa. Yaahuu

  • @aminaosman5402
    @aminaosman5402 8 หลายเดือนก่อน

    Shaydaamado qabrigiinmaqomo

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allah maxa dambi shaqeysanayasan.

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 8 หลายเดือนก่อน

    War hedhayay gabdho side wax idinka yahin war inta idnan hodan carurteda falanqeyneysan kuwina hagge ku ogtin ma ninka wax gursada mise gabadha hadad cid edeyneysan edu gabadha ma qabato

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib 7 หลายเดือนก่อน

    Guurku waa xalaal afarbaa loo baneeyee daaya gabadha ragu afar inuu guursado diintaa ogol ceebihiina kumashquula dibisufiiriya kaxishooda xanta iyo hilibka walaashiin wixii debiya aygasho rabaa kuxisabinaya yaa idiin dirty faaladaa

  • @SamsamAbdi-f7k
    @SamsamAbdi-f7k 8 หลายเดือนก่อน

    Naa imaanka laydinka qaade maxaa idinka galay gabadha haaayuuuuu

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 8 หลายเดือนก่อน

    Naagtii ureeyso waa laga tagaag

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 7 หลายเดือนก่อน +1

    why you care about her bussing leave her alone that is her choice

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naa Beenta jooji

  • @deeqaali8293
    @deeqaali8293 8 หลายเดือนก่อน

    Maxaa iga walateen

  • @MohamedOum-k8u
    @MohamedOum-k8u 8 หลายเดือนก่อน

    Calaf hadanu jirin wayehe gidaarada jiidha yaa huu

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 8 หลายเดือนก่อน

    Ninku hadaanu ku rabin naag buu raadsanayaa xamila naagaw

  • @cadardiomond9085
    @cadardiomond9085 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @lit7189
    @lit7189 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk yaahu diiri sadayi hawupa

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 8 หลายเดือนก่อน

    naawax ilaahay baneeyey ayaad rabtaan inaad idinku diidaan mana diidi kartaan nacnacda iska daaya

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah jealous women's hodan online she's Queen ❤👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻💎💎💎💎💎🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶💯💯💯💯💯💯💯💯💯♥️👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️🫶🫶🫶🫶🫶✅️