• Salafiyyah oo Kooban || Sh. C/Laahi X. Barbaraawi || Manhajonline.com

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 16

  • @أبوسعیدابنأحمدمحمد
    @أبوسعیدابنأحمدمحمد 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا و احسن الجزء

  • @HUSNAH-j8p
    @HUSNAH-j8p 9 ปีที่แล้ว

    jazaaka lahu khairan

  • @أبوسعیدابنأحمدمحمد
    @أبوسعیدابنأحمدمحمد 3 ปีที่แล้ว +1

    شیخ۔فضیلة عبداللّه بر براوی كن سعيدا دائما

  • @ayaanbadanbeauty4814
    @ayaanbadanbeauty4814 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allah ilaah hanagu anfaco aamiin

  • @Umelkhair
    @Umelkhair 10 ปีที่แล้ว +1

    Mashalllah ....Allah yahfidka

    • @QuranPasion
      @QuranPasion  10 ปีที่แล้ว

      SUBSCRIBE || SHARE & LIKE In Shaa Allaah. BarakAllahu Feeki

  • @عبدالعزيزكيسىموسى
    @عبدالعزيزكيسىموسى 7 ปีที่แล้ว

    maansha alaaah
    sheekh cabdilaahi xasan xaashi barbaraawi ilaahay khayr ha siiyo sifiiican wuxuu usharaxay macnaha dhabtaa ee ay leedahay salafi iyo waayo salafigu

  • @maxamedismaaciiliman1365
    @maxamedismaaciiliman1365 8 ปีที่แล้ว

    ilaahay ayaa ay mahadi usugnaatay nagu sugay manhajka saxda ah ilaahay haka abaal mariyo sheekha dadkana ha ku anfaco kuwii kale ee shubho haysatana alle haka saaro kuwii lunsana alle ha hanuuniyo

  • @siciidaadan9169
    @siciidaadan9169 7 ปีที่แล้ว +1

    walaalayaal manhajka saxdaa raacoo adoonimada ka soo baxa

  • @deqadegan
    @deqadegan 10 ปีที่แล้ว +1

    Qofna mowna galeysiin ee runtoow ka hadlooya ruux diinta Islam ka fahmaya oo Muslim ahina qabri iyo shiikhyo waa hore dhintay toodina Allah ogyahay caabudaayo meshoow Muslim ku noqday isheegbal mise aan shirkiga iska dhax dabaalano aad wadaa.

  • @aden37
    @aden37 10 ปีที่แล้ว +2

    Waa cajiib ninkan sidu ufiicna buu dhamaadki ku qatimey galeysiinta uma islaamka eh

    • @QuranPasion
      @QuranPasion  10 ปีที่แล้ว

      Walaalow yuu gaaleysiiyey?

    • @alidhoodhe
      @alidhoodhe 9 ปีที่แล้ว

      Wlaal shiikhu cidna ma gaalaysiin

  • @deqadegan
    @deqadegan 10 ปีที่แล้ว +1

    Waxwalbo wanaaga ayas laga qaata, Salafiyada si wacan ayuu u sharaxay waxaa lola jeeda dadkii wanaagsanaa oo diinta noga hormaray sida asxaabtii rasuulka (CW. Balse markastaba waxaa jira dad ku xedgudba, anuka waxaa nalaka rabaa ina wadada saxda kala garano aabaheey aanka soo gaarayna aanan oran markii xaqa nala soo hor dhigo.

    • @QuranPasion
      @QuranPasion  10 ปีที่แล้ว

      Kheyr Allaha ku siiyo difaaca aad ugu jirtid Culumuda Ahlu Sunahaa, oo Manhajka Saxiixa wato. BarakAllahu Feeki.

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkk raggan salafiyada iyagaa qaybiya ayaad is odhanaysaa