Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Mooshinka Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 126

  • @waaqcir7057
    @waaqcir7057 5 ปีที่แล้ว +6

    Puntlaand waa Maxamuud saleeban iyo wixi xoolaha u raaca.

  • @bintuseytun9608
    @bintuseytun9608 5 ปีที่แล้ว +3

    maamul goboleedayadu hadheceen magac federalaku hafashilamo qaranak soomaaliyeed guuuuuuuul🇸🇴☝🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴☝🇸🇴💪👈

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 5 ปีที่แล้ว

      Hala Riyoodo Hala seexdo ayaa ka horaysa.

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali weyn guul☝️

  • @mohammeddirir4926
    @mohammeddirir4926 5 ปีที่แล้ว +6

    Welcome somaliland reer badhan gacmo furan

  • @abdikanikhalif9837
    @abdikanikhalif9837 5 ปีที่แล้ว +4

    WAA DALKAAGEE DOQONYOHOOW WAA DADKAADIYE DABAALYAHOOW VIVA SOOMAALIWEEYN NO QABIIL DIIDNAY GUUL ALL SOMAALI

  • @xaashiibraahimxaashi7769
    @xaashiibraahimxaashi7769 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa lagu kala gurey garoowe xilkii aya dhoobo laga qaaday

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhantino wa Somaliland

  • @somalilanddhagocadearmy1291
    @somalilanddhagocadearmy1291 5 ปีที่แล้ว +4

    Welcome beesha warsangali somaliland waa dadkiinii

    • @ahmedwadani4524
      @ahmedwadani4524 5 ปีที่แล้ว

      taliska oog official page puntland waa qabiil Somaliland waa qabiil Maxa cusub

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 5 ปีที่แล้ว

      @@ahmedwadani4524 Qadaad weyntii jacayl ay nooqaaban dartii Hargeysa ayaa ku qorteen. .

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 ปีที่แล้ว

    Viva mdxweyne Dani

  • @emonshops4460
    @emonshops4460 5 ปีที่แล้ว +1

    Sanaag guul

  • @iftiinkabariga5129
    @iftiinkabariga5129 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @Mayurbushti18
    @Mayurbushti18 4 ปีที่แล้ว +1

    Warsangali waa Marti edeb ha yeesho puntland iyo somalilandba.hadi kale xoogba la tusaya

  • @jelani4011
    @jelani4011 5 ปีที่แล้ว

    Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo xil laga siinaayo Xamar!!!!!!!!

  • @maxamedmaxamud4075
    @maxamedmaxamud4075 4 ปีที่แล้ว +1

    Awalab isaaq baa iyo majeerentan baa idin lahaa

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 5 ปีที่แล้ว

    BIG chance SOMALILAND

    • @4EverSL
      @4EverSL 4 ปีที่แล้ว

      no need for to face ppl

  • @asmaahmed9927
    @asmaahmed9927 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk allaylahee inty isaaq ka cararayeen oo qabyaalad u carareeeyn mxaa hely kkkkk waaar apti viva somlilnd waxaas waanu eegnaa anagu

  • @akdream5313
    @akdream5313 5 ปีที่แล้ว +11

    Maxamud Saleban Gun Gun Dhashay

    • @MohamedHFarah-sx2or
      @MohamedHFarah-sx2or 5 ปีที่แล้ว +1

      Wax "maxamud saleebaan" layiraah majidho. Ciise riyoole cawaan (Hadaan kooyey) weeye Guntu Guntu Dhashay.

    • @muuzawichanel9201
      @muuzawichanel9201 5 ปีที่แล้ว +1

      cidnh gun mahan qofki isku kasba in la gumesto lee dadka caaya viva m z😄

    • @MohamedHFarah-sx2or
      @MohamedHFarah-sx2or 5 ปีที่แล้ว

      Ciise riyoole badow (Hadaan kooyey) oo walideeg wax gumeysatay taariikhda laguma hayo, xaqiiqda miyaad dhibsatay?

    • @MohamedAli-xq9jo
      @MohamedAli-xq9jo 5 ปีที่แล้ว

      hats off to you bro. U dam right.

    • @ilyaasyoonis8745
      @ilyaasyoonis8745 5 ปีที่แล้ว +2

      @@MohamedHFarah-sx2or hakala jeclaan guska maxmuud saleebaan kaas baa qurux badan iyo kaas baa fool xun wax wacan maha

  • @ummuramla3628
    @ummuramla3628 5 ปีที่แล้ว

    Meesgaad rabtaan aadan a walba waxba ma aydinaan tareen pl Xaabo xiolaheena noo baaqanaaya

  • @muhyadinnuuh9972
    @muhyadinnuuh9972 4 ปีที่แล้ว +1

    Sawnigi shaley kasii yacayey Somalilan oo Dadka somali ugu gobsan welcime hadana so dhaqada

  • @fsom8402
    @fsom8402 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan warsangeligu waa dad qalbi xun markaa karbaashka ha uga caacalin

  • @xasanaxmed4052
    @xasanaxmed4052 5 ปีที่แล้ว +1

    Warsame gari kusoodhawaada soomaali laand kacmafuran bilaa shuruud

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 4 ปีที่แล้ว

    NIN WAYN OO MADAXA BARLAN GUDOOMIYE AH OOLOO DHAARIYEY INUU DAACAD UNOQDO3 PUNTLAND MAXUU HOOSTA OGAHESHIIYEY FARMAJO MU SHEEGO

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse6075 5 ปีที่แล้ว +1

    Saas weye dalku awalba waqoyi iyo konfuur ayuu aha sool ayaan idinku Soo dhaween

    • @ahmedilkacase4705
      @ahmedilkacase4705 5 ปีที่แล้ว

      Maxaanu iidoor kadoonaa hankayagu waakaweynyahay iidoor

  • @hilaalyuusuf2054
    @hilaalyuusuf2054 4 ปีที่แล้ว

    Kaguura dani faaido malahane

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 5 ปีที่แล้ว

    Hambalyo siciid deni handaraab 2
    Ha socoto hawshu

  • @mohamedkader9895
    @mohamedkader9895 5 ปีที่แล้ว +3

    ISAAQ laandheere banaan dagay

  • @fadumohassan9108
    @fadumohassan9108 5 ปีที่แล้ว +4

    Noo mor Somaliland yes Somaliwryn

    • @nwadah
      @nwadah 5 ปีที่แล้ว +2

      ma rabno hanoo ima nina sii socdayaal soo socdayaal

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 5 ปีที่แล้ว

      @@nwadah Hore Noo dhaafa Idinimo Rabno orod somaliweyntaa sheegaysaan doonta.

    • @waaqcir7057
      @waaqcir7057 5 ปีที่แล้ว +1

      Somaliweyn waxa abo u ah Somaliland walaahi cid kale ma keeneyso guushas.

    • @Mayurbushti18
      @Mayurbushti18 4 ปีที่แล้ว

      Hadey somaliland ku waalataa marka dhuusada qabato 😂

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 4 ปีที่แล้ว +1

    Dumaarow magaciin baa meel kaste way ka so muuqdan oo Faarax inkarmee aya u kala hiiliyaan, naa oorda oo meel istaaga oo danihina ka tashaada baalayow idinla ganbo xumataaye.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 4 ปีที่แล้ว

    WAAD QALDANTIHIIN DHOOBO ASAGAA KHIYAAMAY PUNTLAND UU UDHAATAY SHARCIGI HAREERMARAY OO FARMAJO HOOSTA KALAHESHIIYEY ASAGON USSHEEGIN MADAXDA KALE.

  • @abdirahman6004
    @abdirahman6004 5 ปีที่แล้ว

    Marki horeba 4.5 ba ka socotay momul gobeled kan yare mala yacniga
    Badhasabka namulka wa reer gaara leh Ku xigenka reer gar ah

  • @hazzanzakih2757
    @hazzanzakih2757 5 ปีที่แล้ว +1

    Welcome beesha Warsan gali somaliland

  • @osmansiyad7288
    @osmansiyad7288 5 ปีที่แล้ว +1

    Dani hadaco

  • @xaashiibraahimxaashi7769
    @xaashiibraahimxaashi7769 5 ปีที่แล้ว +2

    Warsangalow somaliland meel Idiin dhaanta majirto

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 4 ปีที่แล้ว

    Viva Puntland Viva Garowe Viva Maxamud Saleeban Viva Faroole iyo Denii

  • @tufaaxmuuse3143
    @tufaaxmuuse3143 5 ปีที่แล้ว +6

    Hhhh putland soomaliand weyba ka dartee deni handarab

    • @tufaaxmuuse3143
      @tufaaxmuuse3143 5 ปีที่แล้ว

      @Shabeel somaliand iyaduba wey handaranthy

    • @tufaaxmuuse3143
      @tufaaxmuuse3143 4 ปีที่แล้ว

      Oo hada maxad diideysa inuu muuse handarab aanu soomaliand handarabin

  • @umasuhaibumaancam4762
    @umasuhaibumaancam4762 5 ปีที่แล้ว

    Goday

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 ปีที่แล้ว +1

    Walee Ceeba Ka Dhacday Xalay Putland

  • @wacan300shikow2
    @wacan300shikow2 5 ปีที่แล้ว

    Isla celaya xoolahan imaaratka u shaqeeya was tug parlamaan Christa oo dhagax iskaga Sara somaliland into iyo puntland tashada.

  • @tawradatanbarakeysan8306
    @tawradatanbarakeysan8306 5 ปีที่แล้ว +3

    Puntland waa jabhadii SSDF. Somalilandna waa jabhadii SNM. Dhulbahante iyo Warsangeli waa xisbigii USP. Somalia dadkii burburiyay waxee ahayeen SSDF iyo SNM.

    • @abdikanikhalif9837
      @abdikanikhalif9837 5 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa sax

    • @raniaa4328
      @raniaa4328 5 ปีที่แล้ว

      Waa runta

    • @waaqcir7057
      @waaqcir7057 5 ปีที่แล้ว

      Midnimo waxay kaga baahneyd in aad diidid xasuuqi Omar-maxamuud 1978-79. Inaad diidid 21sano kaligii taliye, inaad diidid xasuuqi Somaliland iyo caruurtii diyaaradaha lugu rusheeyey iyoogoo xadka ethiopia ka see gudbayey.

    • @sahromohamed4375
      @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

      Kutuf🇸🇴💙👍😁

    • @allsportchennal7142
      @allsportchennal7142 4 ปีที่แล้ว

      Waa runoo anagaa burburinay kuna faraxsan ha waarto somaliland

  • @msalad6532
    @msalad6532 4 ปีที่แล้ว

    Zanzibar land waxaaa afgambi
    Deni

  • @MAar-yr5wf
    @MAar-yr5wf 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan jaah wareersan ee shalay u mashxaradayay Puntland ee khiyaamay Somaliland ayaa maantana calaacalaya
    Kkkkk
    Well done Puntland
    Waxa la tusay waxay ka gooyaan PL inaanay jirin oo Waxa loogu abaal-guday in la bahdilo.
    Bagah Ayaan anigu leeyahay.

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 5 ปีที่แล้ว

    Horta ma ahi reer puntland lakiin waxaaba fiican dadkaan majeertiku inay ka tashadaan oo bari ... nugaal iyo waqooyiga mudug baai dinka badan walaahi abtiyaalow dhukiina dhista oo iska daaya DADKAAN AAN JIHO LOO RAAC LAHEYN. SOMALILAND SAAS BAY XUMAATO IYO QASHIMAYSI UGA WADAAN.

    • @waaqcir7057
      @waaqcir7057 5 ปีที่แล้ว

      Somaliland dhaqaale kaga luma mooye waxba kama faaido harti. Xuduud caalamkaa ka dhigey lamataabtaan, horaa loo yidhid waxma tarahu ha dudaan, nin u dhiman maayo, naaga loo dhisimaayo Raaci raaaaaci

  • @xamdaxuseen6301
    @xamdaxuseen6301 5 ปีที่แล้ว

    Yaahuu ilma laba canleeya

    • @UUSomaliVevo
      @UUSomaliVevo 5 ปีที่แล้ว

      Laba calan ayaad sheegtee 200 calan ayaan leyahay landhere banan dagay ban ahay

  • @UUSomaliVevo
    @UUSomaliVevo 5 ปีที่แล้ว

    Warsangeli xildhibaano wasiiro ayay ku leyihiin puntland jubaland federalla iyo somaliland ba hal nin op xil laga qaaday waxba u noqon mayaan ilahaybaa badiyay

  • @mohamedccmohamedcc2391
    @mohamedccmohamedcc2391 5 ปีที่แล้ว

    Madaxnihiinu haduu ahaa dhoobo daareed halkaan deni baaka ah idinkiyo dhoobo waa israacaysaan muuse aada isagaa dulqaad uleedihiine

  • @alibahari6440
    @alibahari6440 5 ปีที่แล้ว +2

    Xarunta somaliweyn ee muqdisho ayaa idinka fiican somalidiidka hargeysa. Iyo Aaran jaan

    • @abdidigaale2767
      @abdidigaale2767 5 ปีที่แล้ว +2

      Maxaanu diid naa waa quus soomaaliweeyn waa lawaayey arkijirey doon iyo abaal laawe yaarag uliita xakaay joogtaa soomaaliweeyn shabaab baa cashuurta kaqaada dekeda xamare miyaad hurudaa

    • @abdidigaale2767
      @abdidigaale2767 5 ปีที่แล้ว +2

      Maxaanu diid naa waa quus soomaaliweeyn waa lawaayey arkijirey doon iyo abaal laawe yaarag uliita xakaay joogtaa soomaaliweeyn shabaab baa cashuurta kaqaada dekeda xamare miyaad hurudaa

    • @mahamedaadan9585
      @mahamedaadan9585 5 ปีที่แล้ว +1

      NOQOTY GEDEEDII HASHA LABAD GEEL JECEL HADBA GEES UORODY DALKIINA SOMAALIAND AAMINA

    • @waaqcir7057
      @waaqcir7057 5 ปีที่แล้ว

      Xuduuduhu waa caalami, hadey harti ka habsaanto xuquuqdooda Somaliland malinbaan lala beryeeynin.
      Somaliweyn waa shan Midwalaba xuudiisda hala ixtiraamo iskaba iloow ictiraaf.

  • @ummuramla3628
    @ummuramla3628 5 ปีที่แล้ว

    Guura shaydaamo waa jiffies dhoobo jifi kala sharaxan jaa Shan nin bay kenen

  • @jeedalcas4899
    @jeedalcas4899 5 ปีที่แล้ว +1

    imikaad arki doontaa iyagoo wata calankii somaliland Horaa waxaa Loo yidhi Waraabe Dhincii Loo Eryaa Waa Hor ilaahay Waqtigoodi waxay ku dhamaysteen intay Kolba dhinca u Cararayaan.

    • @guuleedmxdxsn1195
      @guuleedmxdxsn1195 5 ปีที่แล้ว

      hadaanu reer badhan waxaanu nahay harti

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 5 ปีที่แล้ว +1

      @@guuleedmxdxsn1195 Harti Geed Badhan Kuyaala miyaa sxb mise waa cunto la cuno.

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 5 ปีที่แล้ว

    Maxamud Saleban Harti iskadhafe Majertenka kale ayusan waxbo u ogoleen

  • @milgoadan5855
    @milgoadan5855 5 ปีที่แล้ว

    Kakaca meesha idinkaa isdhigay halkas

  • @mubarakkaahim2806
    @mubarakkaahim2806 5 ปีที่แล้ว +2

    Sowtaad shalay uun sii cararayseen eed somaliland ku wacad furteen, is xejiya adeerayaal calaacal waxba ma taree 😂😂

  • @abdidigaale2767
    @abdidigaale2767 5 ปีที่แล้ว +1

    Wellcome somaliland hatigina nookaalaya walaalayaal somaliland waa dalkiinii maxaa kadoonteen budlaan

    • @alibahari6440
      @alibahari6440 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdi digaale idoor wey kadaran yihiin aaran jaan anagu Somaliweyn baa rabnaa

    • @faysaljaaliyada3551
      @faysaljaaliyada3551 5 ปีที่แล้ว

      Gacal is jecel. Well come back to Somaliland. Insha allaah dalkeena waa aynu dhisanahnaa

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 5 ปีที่แล้ว +1

      hadaanu Harti nahay
      Marna Dhinaca Somaliland uma socono ee waad mahadsan tihiin .

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 5 ปีที่แล้ว

      @@---bk4lg Doqon yaa idiin Baahan Idinka Kolba calan qaadayanaya somaliland dhul ku filan wayhaysataa waxba kama maqna.

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 5 ปีที่แล้ว

      @@jeedalcas4899 Anigo waligay maba taaban calanka Somaliland iska daa inaan qaado lolz . Ilaahay ha idin barakayo dhulka aad haystaan .

  • @ahmedmohammed5312
    @ahmedmohammed5312 5 ปีที่แล้ว

    Reer putland imaratka waa xasid hurda kakaca putland hanoolato

  • @jelani4011
    @jelani4011 5 ปีที่แล้ว

    Xukuumada Puntland 3 : 0 Xukuumada Nabad iyo Nolol!!
    Xukuumada Nabad iyo Nolol: Ciyaar waa gelin danbe.
    Xukuumada Puntland: Suntii Jamaal keenay baan sifaynteedii ku jirnaa oo Faanoole fari kama qodna!!!!

  • @abdirahimabdi6748
    @abdirahimabdi6748 5 ปีที่แล้ว

    Warsangali wa reer Barbara asalkodu ee maxa butland ka yaal cajiib niman ilbaxa beeyhayeen ee wa la khaldeey

    • @waaqcir7057
      @waaqcir7057 5 ปีที่แล้ว

      50% Warsangi reer hargeysuu ahaan jirey, qaxii 1988 kamay soo noqonba. Cabsibaa galey oon wali laga daween, inkastoon Idoor dhib u geysan

    • @abdirahimabdi6748
      @abdirahimabdi6748 5 ปีที่แล้ว

      @@waaqcir7057 wa runta wall lakin majerteen iyo isaaq isaaq ba wax u ogool warsangali

    • @nomadic-lady6192
      @nomadic-lady6192 5 ปีที่แล้ว

      @@waaqcir7057 waar been hanaga sheegin maxaa 50% hargaysa naga geeyey anagoo sanaag naga badantahay yaab youtube jaahil iska badhaacinaya badanaa. Walaa iidoor baanan doonaynayn walaa dhabayaco anagaa isku filan. Warsangeli iyo SNM tii soo kala raacdayna soo baro intaanad odhan iidoor dhib cid uma geysan.

  • @aminaayousef7462
    @aminaayousef7462 5 ปีที่แล้ว

    Waar marka horeba cidi waxba idin may siine taaha yaraysta, ku meel gaadh uunbaad ahaydeen iyo somaliland ku xumee,,

  • @Userq2
    @Userq2 5 ปีที่แล้ว

    Warsangaliyo waa ka xunahy meesaa waxa ka dhacy mafiicona mafiico waxaa ka ahdaan nahay reer garawe waan kaxunahy mana kula jirno dine uus buur waan katuuranaa xilaka deni madaxwey noomaha

  • @fsom8402
    @fsom8402 5 ปีที่แล้ว

    Warasageli awalba maskiin baad ahayeed meelkast maynorti baad ka tahay

    • @UUSomaliVevo
      @UUSomaliVevo 5 ปีที่แล้ว

      F Som warsangeli meelwalba xil ayay ka hayaan waa dad tiro badan
      Jubaland
      Puntland
      Federal
      Waa landhere loo baahanyahay
      Gobolkka labaad ee somalia u wayn ayay degan yihiin

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 5 ปีที่แล้ว

    warsangeli calaalka joojiyaa inaadeerkii uunbaa laga dhigayaa guddomiye baarlaanka ahe

  • @UUSomaliVevo
    @UUSomaliVevo 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin dhul leh markaad tahay mesha doonto ayaad tagaysa fifa warsangeli al laandheeriya

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 ปีที่แล้ว

    Waxba callaacalku matarayo

  • @akaadirmohed8310
    @akaadirmohed8310 5 ปีที่แล้ว +1

    Warsangeli laangaab meelkasta waad ku dulman tihiin ee iska seexda laangaab meelna waxpa uma yaalaan badhan ayaad dunidaba ka degtaan markaasaad qaylyaysaan uun majeerteena wuu ku saxan yahay inuu sidaas idiin galo

    • @UUSomaliVevo
      @UUSomaliVevo 5 ปีที่แล้ว

      Abdiqadir Mohamed hahaha
      Adaa laangaab ah oo burco iyo hargaysa oo 150km square ah dagan
      Warsangeli waxay degaan gobolka labaad ee somalia ugu wayn
      Badhan o kaliyana maha orod dhulka so baro
      Federaal
      Puntland
      Jubaland
      Iyo waliba maamulkaga intaba xil ban ka hayaa

    • @akaadirmohed8310
      @akaadirmohed8310 5 ปีที่แล้ว

      @@UUSomaliVevo waar kaad ka haysaana idiin soo tuuraynaa maadaama shalay ayaad yaacaysaan maantana soo yaacaysaan isku halayn ma lihidiin marba meeshii qabax yar aad ka helaysaan ayaad u yaacdaan cidna lama heshiin karaysaan sidaas darteed somliland idiinma baahna maanta shalay anagoo idiin baahan ayaydun naga yaacdeen

  • @abdisakinahmed5902
    @abdisakinahmed5902 5 ปีที่แล้ว

    somalilan raaacaaadee maxad majeerteen kuufaalasan

  • @UUSomaliVevo
    @UUSomaliVevo 5 ปีที่แล้ว

    Meelwalba khilaaf siyaasadeed ayaa ka jira lkn midnimada ilaashta
    Somaliland wataa jegaantu ku habsataye

    • @waaqcir7057
      @waaqcir7057 5 ปีที่แล้ว +1

      Dowalada federationkuba waa Darood iyo Hawiye jegaantoodi 1950 ilaa maanta.

  • @kaamil2991
    @kaamil2991 5 ปีที่แล้ว

    Waar wadankan aad xoriyadda ku haysataan maad iska joogtaan mise karbaashkaad ka heshaan warsangeliyow

  • @AbdalleFuaadAbdi
    @AbdalleFuaadAbdi 5 ปีที่แล้ว

    hhhh warsabgaliyow anuu waxaan idinkula talin lahaa iska ilaawa harti somaliwayn iyo fikiro lagu kala tgay oo ahaa 80tamaadkii adeer waxaa loo kla baxay sidii 60kii meesha qudha ee aanu ka dhaqaaqi laanahay waa walaalahhayo warsengali maantana wd aragtaan sida sharaftii la idinka qaaday waxaa la yidhi nafsigu ma daaho waayo soomaliland oo idiin heelan oo yar iyo wayn ku cabaadaya sidii mashaariic waa wayn loogu qaban lahaa badhan ayaad ciidankii qaranka warsengali ayaar ku shubteen putlan adeerayaal anagaa idin ogol oo idiin ogol inaad soomalilnd madax wayne ka noqotaan waaba gudoomiye parrlament e markaa calanka uraya ee buluuga tuura oo qaata calanka tawxiidka kana kaca hurdada soomaliwayntan aad ku riyoonaysan ilaa 30 sano hadii kale marka soomalilnd la aqoonsado ileen dhib la masoo marine hadhow fartaad dhexda ka qaniini doontan oo soomaliland la idinka qadarin maayo isku daya inaad ayahiina ka tashataan sida dhulbahante wabilaahi tawfiiq

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 ปีที่แล้ว

    Somaliland iqarso🇸🇴💙😁

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk maqiri waa walateen gadega Deni waa geesi qaran waxa layidh meel laga jecelahay had ka tagto meel laga necebyahy baa tagtaan ceeshku iyo degan ku idinqabey qiyanad somaliland. Ka gashiin. Reer sii yaac oo soo yaac hadan ninka ka socda farmajo Deni uu iska gartay putland somali weyn maraboto 😁😁😁😁

    • @fathehzzzz9762
      @fathehzzzz9762 5 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @keyselisse4431
      @keyselisse4431 5 ปีที่แล้ว

      Futo landen iyo siilland meel baan kuxirenaa guul asc

  • @xamsexasanwacays86
    @xamsexasanwacays86 5 ปีที่แล้ว +2

    Samaliland meel idin dhanta lama hayo adeer warsan gelow

    • @xamsexasanwacays86
      @xamsexasanwacays86 5 ปีที่แล้ว

      @@raniaa4328 hhhhhhhhhhhhhh xage mamulaysan marka