SHIIRKI DIFACA MAGALADA CERGABO IYO BESHAA WARSANGALI IYO FALANQENTA DOOD CAJIIB AHAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 8

  • @MaxamedabdillahiQojo
    @MaxamedabdillahiQojo 19 วันที่ผ่านมา

    WARKAM HADLAYAA WAA DOQON

  • @abdirashidmohamed8890
    @abdirashidmohamed8890 19 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaaga leh Warsangeli amma Maakhir aan ku dagaal tagno waa riyoonaysaa sheekadu sii carar oo soo carar maaha taasi waa tii caruurtii Ceergaabo la geliyay cidna ka daba tegi wayday.Haddaad rabtaan shirkan ha imanina oo kharashka soo dira.

  • @MaxamedabdillahiQojo
    @MaxamedabdillahiQojo 19 วันที่ผ่านมา

    ALE IDIN CEEBEE WAR SHIRKA KADAAYA FAGAARAHA DUF KUBAXA EE WAR WAAD FASHILAN5IHIIN WARSANAY

  • @abdirashidmohamed8890
    @abdirashidmohamed8890 19 วันที่ผ่านมา

    Corneelka idinka saxan.waa xoog ugaal waxyaabo uu ogyahay baydin ogayn.

  • @MaxamedabdillahiQojo
    @MaxamedabdillahiQojo 19 วันที่ผ่านมา

    Waryaadha masidanaa tihiin walaahay gabadhaa dhaanta War sheekada qurxiya magaciib ba ye

  • @abdirashidmohamed8890
    @abdirashidmohamed8890 19 วันที่ผ่านมา

    Horta waa ladagaalami taasi waa yaqiin,ee waxa muhiim ah wajiga lagu dagaalamayo .Aniga waxay ila tahay waa laba mid waa Hiil walaal .midna waa PL.

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 19 วันที่ผ่านมา

    Korneelku waa xog ogaal, qolada Kale waa iska dhalinayaro caadifad hadlaya, dagaalku siyaasad iyo qadiyad askarigu idhiman karo baa la rabaa.

  • @Salamin77
    @Salamin77 19 วันที่ผ่านมา

    Sultan Saciid Cabdisalan Maakhir ma ogola. Wax fahma in laga dul boodo ma rabo .Waxaan isaga iyo Deni baa wata.Ha is daalina.