Falaq Falaq Waalan Nadiiro Nayruus Shaadiyo Sharaf Niikada adunka 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 495

  • @ciidmuuse3922
    @ciidmuuse3922 6 ปีที่แล้ว +118

    Ax ax Ilhy aya mahadle aan wll iiga dhigin qof sida u sharaf daran allhamdulillah 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻 inata gabadh Somaliyeed sharaf le wa walahay wan idin jeclahay ❤️🌹

    • @ayanabukarali5913
      @ayanabukarali5913 6 ปีที่แล้ว +1

      Alx ilahow Ku Wan Cml Ha Iga Dhigin

    • @hoododiamond6347
      @hoododiamond6347 6 ปีที่แล้ว +1

      Ciid Muuse thankz

    • @ahmedadan8235
      @ahmedadan8235 6 ปีที่แล้ว +1

      Shugran wll ciid

    • @ubahiinalove8347
      @ubahiinalove8347 6 ปีที่แล้ว +1

      MashaLaah ciid muuse damiir soomaali nimo ayaa kugu jiro sharaftii gabdhaha ayee dileen kuwaan allow hadeey

    • @ciidmuuse3922
      @ciidmuuse3922 6 ปีที่แล้ว +2

      Ma dili karaan sharafta hablaha Somaliyeed inta wanaagsan aya ka badan viva Gabdhaha Somaliyed ❤️

  • @jawahirmahamud5519
    @jawahirmahamud5519 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow adaaa mahadleh oo nocaaaan iga dhigin xishooodka waaa imaaanka walahi codkoda xitaa waan iska xiray

  • @prettydaisha4281
    @prettydaisha4281 6 ปีที่แล้ว +25

    Ani markan gaberta aha haday dameel iso marto waan xishon jiray haday horta damel iga timadana wanba fadhisan jiray ilaa intay idhafeeso wayo majeclen inay igu dhagto oo inyer iso muqato hablaha hada joogana waa kuwa iyagu ruxayan 😢😢😢😪😪ilahy haynoso hadeyo dumarkena somaliyed 🧕🏼😢

    • @cabeeydcabdulaahi4298
      @cabeeydcabdulaahi4298 5 ปีที่แล้ว

      Markay dabeesha timaado waan ku tastaa xiliyada dabeesha

    • @hassankhalif3651
      @hassankhalif3651 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh ayaka ma dabel ka socoto way ciyarayan

  • @AbdirisaakShow
    @AbdirisaakShow 6 ปีที่แล้ว +257

    Hhhh inta yabaan like isaara

    • @zimranpea2307
      @zimranpea2307 6 ปีที่แล้ว

      Abdirisaak Show wlhi ana kula ybn wallo

    • @itahildiini3017
      @itahildiini3017 6 ปีที่แล้ว

      yaaab waay dhaftaay illahay haa soo hadeeyo gabdhahaan somaliyeed

    • @sumayahassan4527
      @sumayahassan4527 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk kula yaabay

    • @Fatahhccf
      @Fatahhccf 6 ปีที่แล้ว

      walaahi xishoodkii waa laga tegey...Aakirana waa layska ilaawey...Subxaanalaah

    • @vikramxajiabdi8438
      @vikramxajiabdi8438 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk waan kula yaaba Abdirizak

  • @hanadtni2310
    @hanadtni2310 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Labadaan naagood markaa isdhaho wax kasheegba waxaan dhahana wan Garanyey waayey war ilhy mayzan ka xishoonaynaH

    • @intafayowintafayow809
      @intafayowintafayow809 6 ปีที่แล้ว

      War naagahani dhaqan xumaa reer koonfur dhaqan xumo un bay meel walba la taagan yihin uf

  • @zakijacfar7615
    @zakijacfar7615 6 ปีที่แล้ว

    niman waa weyn ba suudad inta so xerteen iyo koor baaba meesha fadhiyo allow alle isma dhaanto iyo dhasheedi

    • @Zahraxasan350
      @Zahraxasan350 6 ปีที่แล้ว

      hhhh anaa hortaa yaaway gabdha lama yaawani nimanka waaween daawa naayo

  • @xafsocabdulqadir5030
    @xafsocabdulqadir5030 6 ปีที่แล้ว +1

    Niika lee uga dhagtay uf naaa xishooda maalinkasta inaad dhiikisaan sharaf maaheee weliba raga hortooda naarta kaniikiyeeee aqas

  • @abdirashidnucman8303
    @abdirashidnucman8303 5 ปีที่แล้ว +2

    Nio Labadan haa laybadho wxn kaga shikisanahy inaa Dabada lagaga jiro mr wlba dabadan ayan kasexan lanahay kk like umaha bahni lkn Qushiye iska saar un

    • @aminadhagacde1979
      @aminadhagacde1979 5 ปีที่แล้ว

      Abdirashid Nucman hhhhhhhh waan ka yabnay ku wan Lkn like oma bahnid

  • @khadijohassan1667
    @khadijohassan1667 6 ปีที่แล้ว +8

    Nadiira shafka iska rux saxibee shadia nikis kuma gartideee

  • @samiirlucky1849
    @samiirlucky1849 6 ปีที่แล้ว +6

    Waxaasa caano badan ladhahaaa kuwaan fj xapip yaukeena inta iguracsan like idhaafa nowareeji ayee raawan🔥🔥🔥🔥🔥

  • @omarbariyow9537
    @omarbariyow9537 6 ปีที่แล้ว

    Dunidaani dhamaadkiyo gabal dhacay istaagsan walle aduunyo dhamatay o xishod dhmaday subxanalah kuwan gabdhihi somaliyed bey ceebeyen wlhi Wala hesi jiraye ma daba unn baa laxeran jirey wah

  • @qurxbathninamohamed6856
    @qurxbathninamohamed6856 6 ปีที่แล้ว +15

    Allah soxanuniiyo walalaheyn athaa iila qabto amiiin so deh

  • @umunadachannel3281
    @umunadachannel3281 6 ปีที่แล้ว

    Ninka camiramanka waa ciyaala suuq sababta inta ila fahantay like

  • @aragsancdyaragsancdy4974
    @aragsancdyaragsancdy4974 6 ปีที่แล้ว +1

    Jareer me fir Ku leyihiin kuwaan mexey dawada un LA ruxaan inta ka yaabtay like haiisaarto

  • @anuzhofficial174
    @anuzhofficial174 6 ปีที่แล้ว

    wlhi waxa kasiidaran kuwa dawanayo oo agtooda tagan bisimillah waxa nin oo rag meesha dhooban bal day allow xishoodka hanaga qadin walee gadaal aa luulo iskadaye maro in eey igu dhagto xataa ma jcl gbr waa ahay alx alx alx alle mahade leh

  • @yasminmahdi7863
    @yasminmahdi7863 6 ปีที่แล้ว

    Subxanallah waxas oo raga sidee waxaas uga hor samaynkartaan ceeb allow hanaga qaadin xishoodka

  • @aichahassan3264
    @aichahassan3264 6 ปีที่แล้ว

    Subxanallha subxanallha nagthan waax umada khaa qabatha maa lawayay waa fusoq number one yaa khaa qabtha umada away waxi dhalay.

  • @kingmohanjacelowchannel2425
    @kingmohanjacelowchannel2425 5 ปีที่แล้ว

    Keep going nadiira iyo shaadiya
    Wllhi adinka ayaa igo haayo fanka mahane mar hore ayan ka dhici lahaa
    Ppe farxad igo raxesta

  • @jiilka-cusubo-fficiel
    @jiilka-cusubo-fficiel 6 ปีที่แล้ว

    naagahan.heeso waa hayan haday futo ruxa iga joojin lahayen waa iska tageeri lahaa un like idiin hayaa naago waalan

  • @sihaammohamet4543
    @sihaammohamet4543 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadad yabantahay like isar

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 6 ปีที่แล้ว

    Allahayow soo hanuuni gabdhaheena quruxdoodi luntay😢😢😢 wll inta aflagaadeylaheed uduceey wll waa walasha oo kle😢😢

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 6 ปีที่แล้ว

    Allay lehe waa kuwa futadooda ku ceeshay iyaguna ileen qaarna lugtoda sidi kiin dabcasar iyo malyuun iyaguna wasmo ayay ku ceshen yeel kooda hala waasho

  • @aminadhagacde1979
    @aminadhagacde1979 5 ปีที่แล้ว

    Walalyal ha lis asturo ilahy iyo qabariga xususta idinka iyo angaba

  • @dadiralihassanshakti5010
    @dadiralihassanshakti5010 5 ปีที่แล้ว

    Kuwan hees walbo wa niikinayan waxan u maleyna nabi amaan in ee ku niikiyaan

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 6 ปีที่แล้ว

    Meeshaa xamar waa lagu dhintay

  • @kamabinkama7406
    @kamabinkama7406 6 ปีที่แล้ว +2

    Lafta niikada haduu wariiri ugu jiro ninkeeda may u niikiso hh

  • @mubarakgambo9692
    @mubarakgambo9692 6 ปีที่แล้ว +73

    Nin baa caruur ka dhalay oo gacalo odhanaya ceeshkaas dadka oo dhan udhaxeeya wacade Raggu kala deeqsisan deeqsi hadaad aragtid waa nadiiro nayrus ninkeeda kkkkkk

    • @ubahibrahim1038
      @ubahibrahim1038 6 ปีที่แล้ว +2

      Caadi matihid

    • @faisayousuf2351
      @faisayousuf2351 6 ปีที่แล้ว

      Lil Gambo Weeye
      Hhhhhhhhh

    • @omarbadmaceeye3171
      @omarbadmaceeye3171 6 ปีที่แล้ว +1

      Lil Gambo Weeye pro wllhi beentaa maaha waxaa ugu roon naag garoop oo baari ah inuu guursado nadiiro wee tagtaY rajo maleh😀👆

    • @mohamedsaid9399
      @mohamedsaid9399 6 ปีที่แล้ว

      Lil Gambo Weeye ragu kula wada fiicana . Dayuus ba buuxa ,q

    • @omarbadmaceeye3171
      @omarbadmaceeye3171 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Said oo adiga kamid ah soomaaha😀😀

  • @laylakahin6736
    @laylakahin6736 6 ปีที่แล้ว

    Waxaan fankii wey ku ciyaareen
    Labadaan u nacey fankii uuf uuf
    Waxaan yaa la taliya oo wax i sheega nadiiradaaba ila nacey tana wey waashey yaa ka saara fanka uuf uuf waan u nacey TH-cam naa isla yaabaa ilaahey idin nacye

  • @azzaofficial8637
    @azzaofficial8637 6 ปีที่แล้ว

    Dhesha iyo codka ismaba haystane any way gabdhaan wey iga gadanyihiin

  • @saleebanxuseen64
    @saleebanxuseen64 6 ปีที่แล้ว

    Walee waxbaa kajiro aduunka allownaAmaamo yeel Amiin

  • @mssmroumahofficial4350
    @mssmroumahofficial4350 6 ปีที่แล้ว

    Waxay ku dheelan mey waayen war nimanka ka xishooda inta ku yaaban like ii sara

  • @liiboy0
    @liiboy0 6 ปีที่แล้ว

    2 naago oo anan dadka laga qabanin walee wax kale ayaa soo socdo hadaa igu raacsan tahay like

  • @Nahida597
    @Nahida597 3 ปีที่แล้ว

    Shadiyo marwo sharaf leh hada koley hadee waxaan ee aragto mindhaa wakashalaysaa

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 6 ปีที่แล้ว +11

    Ninka Arooska ah Hortiisa Niikada Kadayaa😁😁

  • @itsmebalqiis8960
    @itsmebalqiis8960 6 ปีที่แล้ว

    subxanallaah nagahaan fasahaad qooda maa laga qaabto umaada

  • @mohayare732
    @mohayare732 5 ปีที่แล้ว

    kuwan fananin ma ahan aroska lagu nuuriya kliya inta igu racsan like saara😃😃😃😃

  • @fatouali7310
    @fatouali7310 6 ปีที่แล้ว

    Ilahow xishoodka haana qaadin subhanallah dabadey kawasheen wlhi

  • @deekhacadey5544
    @deekhacadey5544 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi yaaab aduunka uuu is badale xishood kiina laga garage aniga wan xishood danahy xijaabka adooo igu dhago oo dawel jirto saaaa uxishoonayo leee mantana waaa kas xishoodkii lagatage shitt

  • @bluegreen5837
    @bluegreen5837 6 ปีที่แล้ว

    Nadira nayruus gabadhii yarad wale way naga washay balo

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow hana waalin subxanalah ilaahow soo hadee nimanka fiirsanayan oo waawayn baan anigu la yaabay

  • @kingmohed
    @kingmohed 6 ปีที่แล้ว

    Qofka xishoonaya waa qof iimaan leh ilahey ii maanka naga ma qaado

  • @daadir__9412
    @daadir__9412 6 ปีที่แล้ว +1

    Nadiiro neyruuuz falq falqdeda banaaanka waaye wle
    Iskaabulo uroooon weeye

  • @maryanfaarax8585
    @maryanfaarax8585 6 ปีที่แล้ว

    kly ani wanba yabe ku wan aqiro mlhn miya wa kuwa meshey tganba dabada ruxahe subxanalah

  • @naimachannel925
    @naimachannel925 6 ปีที่แล้ว

    Ilahy ha ina soowada hanuuniyo danbiyadeenana hadhafo Amin 😪😪😪😪

  • @aishaibrahim1206
    @aishaibrahim1206 6 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah illaahoo xishoodka hanaga qaadin

  • @cusmanmaxamedibraahim930
    @cusmanmaxamedibraahim930 6 ปีที่แล้ว

    Waxaan fanaanimo Wey dhaafeen subxaanallah

  • @hoyomacan7309
    @hoyomacan7309 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nadiir nayrus nasika ku yalo waxa so taxarbe odhan walugu qarine kara wlhi hhhhh

  • @sedraaml9701
    @sedraaml9701 6 ปีที่แล้ว

    Uufff way ka dareeeen labadaan saqajaaamo oo bilaa sharafta ah

  • @fahmosabriye6569
    @fahmosabriye6569 5 ปีที่แล้ว

    Acudu billah kuwan wey washen wlllhi waxan dabdina ehen amad taqanin war isku xishoda oo waxina asturta fananimad aya melxun idinkagshy wlllhi fanan walnoqda lkn dabdad laguma noqdo ee waxan adbabi nesan kaqarsda raag iskabulda aah han danbajinin raag

  • @fathiabdilahi8957
    @fathiabdilahi8957 5 ปีที่แล้ว

    waxani maanay hooyo dhalin waaxay waxan dhaqankii ku ciyaray maxay kawadaan nasahan ay luxayso iyo futada illhay hadaad ka baqan waayday dadkiia ka xishood wlhi sidan caan ku noqon maysid wllo is astur sidani waa dhaqan xumo wax laga aamusana maaha imika heestan ay qaadayso xitaa maaha wax murti leh subxaanalaah

  • @simanyasin9115
    @simanyasin9115 6 ปีที่แล้ว

    yaa huu allaha idin soo hanuuniyo fanan waa la noqdaa lkn saan mha

  • @queendumarbilachannel7761
    @queendumarbilachannel7761 6 ปีที่แล้ว +4

    walalayaal waxaa mudan xishootan oo casimada muuqaal qurux badan ka gudbisan inaad futa ruxoow ka gudbisaan iyo baati. waa wax wax xun sida somalida kale heesa ugu cayara. dhaqan xun weeye futada la ruxaayo wana ceb saqajaanimo fadlan magaalada muuqaalo qurux badan ka soo gudbiyo oo niiko ahayn acudu bilahi

    • @o.somrod3931
      @o.somrod3931 6 ปีที่แล้ว

      Hodan Cabdi Cabdi
      Halagaa niikiyo walaal haddaadan adi rabin

    • @amalsalebanaden4640
      @amalsalebanaden4640 6 ปีที่แล้ว

      Hodon wll ceebteda maaha waa caadadoa rer konfur niikada iyo daba rux lkin waxy thy hees degan iny qaadan

  • @tullirkuubiklaam8873
    @tullirkuubiklaam8873 5 ปีที่แล้ว

    Naagtan nadiira ee dusha madow xishood dhan kuma hadhin

  • @galmudugteam2693
    @galmudugteam2693 6 ปีที่แล้ว

    nagahan qof wax usheega malawayay tolow Allow sohanuni sacdiya siman inteey sas ifirisay inka hadhay Allow guurka ubarakeey sacdiya siman

  • @yahyemohamed9220
    @yahyemohamed9220 6 ปีที่แล้ว

    xqq ree beydhabo weykawaleen sheko kkaleyba ugashteen iyo in ey dabada uxirtaane xqq gabdho diyaarsan ayaa thn keep going nadiiro iyo shadiyo dad waweyn

  • @cabdicabdilaahi6481
    @cabdicabdilaahi6481 6 ปีที่แล้ว

    Meeshu ma aroos baa misa waa show like

  • @mohaadem962
    @mohaadem962 6 ปีที่แล้ว

    Nabiga kusaliya asxby like
    Wxaas alle baala xisaabtamaya lkn wxaa kadaaawada baa kadanbi badan adoo dambigii ujeeda baaa daawanaysaa hada mxaa kadaaawanaysaa

  • @aishacuud594
    @aishacuud594 6 ปีที่แล้ว

    Hal sual soomali maxamed walalayalow gabdhahan hadey niiko sidan u jecel yihiin hees xamari mey so qadaan hees kasta wey iskaga niikinan plz qofki taqaan ha u sheego heesta lagu niikiyo iyo tan kale is kaga qaldan ama faadumiina la xariira fanka haku ciyaarina heesaha kala saara mid kasta dabada haku ruxinahee war ileen tanoo kale yaab

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 6 ปีที่แล้ว

    nadiira xaga danbe waa laga badiyaa inta ila argty farta taaga

  • @dauuslyrics172
    @dauuslyrics172 6 ปีที่แล้ว

    Bilaa xayo bilaa xishood waa kuwano kale

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 6 ปีที่แล้ว

    Aniga nadiira taageeradii waan kala laabtay fariintaan iga gaarsiiyo plz saan uma dulqaadan karnee waa gabar marwo ah ineey intaan oo nin ku hor niikiso waa ceeb aniga dhankeeyga waxeey aheed gabar aan aad ujeclahay laakin hada mayeey ninkeeda meek sheno dulqaad badanaa wlh ninka fanaan kastoo yahay in naagtiisa saan sameeyso majeclo plz nadiira joogi bulshada aad ku hor niikineeyso ninkaaga ha bahdilin ileen naag la qabo saan waa uceeb

  • @nimcoxasan4443
    @nimcoxasan4443 6 ปีที่แล้ว

    Meel walba fudadaaa iyo naasaha halaataagnaanineee maydaan ka ilbaxay

  • @dulmidiidofficialschanels2882
    @dulmidiidofficialschanels2882 6 ปีที่แล้ว +1

    Taloow. Naagahaan ragii. Qabey meedey waa tii lalaha goordhow bay. Umalkasoo baxeene Aduunyo isbadashay hadii ad aragtid wataa bal fiiriye waxa rag ee daawanaya sidaay udhaqmayaaan. Xishoodka alla idinka qaaad

  • @maskahbbb9748
    @maskahbbb9748 6 ปีที่แล้ว +1

    Culumada jogto magala mogdisho dowlad kusheegan runta meey usheegan oo dhaqan xumadan meelaha lagu tumanaayo kaxiraan dhalin yaradaan walatay ubareertay faxshiga iyo xumanta ilahow inoso hanuni gabdhaheena una soceli sharafti iyo wanagi dhaqan kii wanagsana ee aan kufani jirnay

  • @jiilka-cusubo-fficiel
    @jiilka-cusubo-fficiel 6 ปีที่แล้ว

    bakhti nooleye wataan habartiin wasa

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 6 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaarta iyo heesta ismalaha heeso niiko ah ha sameystaan hadey jecelyhn

  • @AM-bg3of
    @AM-bg3of 6 ปีที่แล้ว +4

    Agaah agaah agaah
    War Marba Marka kadanbeye wayba kasii darayan naagahan halaqabto nio

  • @asaanmukala7562
    @asaanmukala7562 6 ปีที่แล้ว +1

    Wllh gabdhahaan waa lamari hawaawiye nikadan ayaan ku shidintihiin ayaa la dhahay markaas ayee meel walbo ku nikinaayaan raga inteey dawada adiyaan wllyaal wax fican ma ahan iska daya

  • @saynaphindiyo5401
    @saynaphindiyo5401 6 ปีที่แล้ว

    Reer xamar xishooda ala INI madhiyee amiin

  • @jalaqsaninaali1573
    @jalaqsaninaali1573 6 ปีที่แล้ว

    Shadiyo sharaf diraca ee wadato nadiro neyruuus so kuma heysin

    • @galmudugteam2693
      @galmudugteam2693 6 ปีที่แล้ว

      Haa hey waa asagii shit waayo noh sas u kala badashaan

  • @walaalhasan575
    @walaalhasan575 6 ปีที่แล้ว

    Raaxaysta maanta
    Barina
    Haldhaa idinkoo ah
    Haween karti dhaafay
    Dhigiin hablahoo dhan
    Adinkoo uhoreeya
    Aduu hanka dhaawac
    Hoheey idinka gaarey
    Niyadu dhib haleeshay
    Haday idin damqayso
    Ha Ooyin Ha Ooyin
    Ha Ooyine aamusa X2

  • @dooskadiamond9016
    @dooskadiamond9016 6 ปีที่แล้ว

    2 lax we ka so dareen wlhi uf dhahe na ka dhaaf waxaan barkimanka ka so buuxisen

  • @iguqadosidanahaythe6974
    @iguqadosidanahaythe6974 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂kuwan inay iskabulada ku duceystan ay iska raban mahin wax kale maraban music xita malagu nikiya barakallah👏👏❤😂❤😂❤😂☺☺

  • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
    @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 ปีที่แล้ว

    Naa baararka ka niikiya fan shaqo kuMa alhidiinee

  • @mujaahidmohamethargaisawi6103
    @mujaahidmohamethargaisawi6103 6 ปีที่แล้ว

    Waxani hees maaha wa wax kale naagahan fanka somaliyeed ha laga qobto

  • @rayaancabdicabdulhi9768
    @rayaancabdicabdulhi9768 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi aniga nagahn wancy yaqay dadkoda awaya

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 6 ปีที่แล้ว

    Akhas wax is walaaqye raggan waawynina ay indhaha la raacayaan ba u daran ba cjiiiib allow hana doorin😢

  • @mohamednur6340
    @mohamednur6340 5 ปีที่แล้ว

    Sharf ilove u inta ila jacel like waxba haisarin marbo shadiya Oo kli 😍😍😍😍😍🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @anzalmoha795
    @anzalmoha795 6 ปีที่แล้ว

    wan yabe adugu ma yabday wllo

  • @96catoosh61
    @96catoosh61 6 ปีที่แล้ว +1

    Labdan fanka daba iyo naas ayeey ku kufsadeen Inta igu raacsan Like Saar✔✔✔

  • @aliafilsan6358
    @aliafilsan6358 6 ปีที่แล้ว +3

    Alx ilah an eehl toba igaga dhigin haqaa alah tuso meshan wa aduuyo inta jogto kafaideso falq falaq waba matarese 😂😂😂

  • @BigBoss-gi6kz
    @BigBoss-gi6kz 6 ปีที่แล้ว

    Naagahan warkooda waa cadaysteena Krish zhp ha ku daalin waxan indhaha Ku bataye wx cusup keen

  • @leylamaal4095
    @leylamaal4095 6 ปีที่แล้ว

    Bisnka wamaxay labadan hablood e dabada ka washay anaga waxa aranay

  • @sumayahassan4527
    @sumayahassan4527 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahow soo. Hanuuuni yaakuyiri niikada kufiicntihiin oo qiyaanay masaakintan kkkk

  • @Farta-jm8db
    @Farta-jm8db 6 ปีที่แล้ว

    Waxan fanka yaa kaqabta uf

  • @Xikmadboy
    @Xikmadboy 6 ปีที่แล้ว

    kuwan mustaqbal male miya ma sugayaan miya

  • @hamda114aweys6
    @hamda114aweys6 6 ปีที่แล้ว

    war naagahan niiko hadey raban heeso lagu niikiya jiree maxa ka qaldan heestan niiko looguma talo galin

  • @ahmedhazenadenmadar5857
    @ahmedhazenadenmadar5857 6 ปีที่แล้ว

    jamacada niikada iska furta plz

  • @husseinmohamedabdinor5679
    @husseinmohamedabdinor5679 6 ปีที่แล้ว

    Kuwan fanka niko mahane waxkale kuma hayan Labadan naag aya inacsiye hes odhan

  • @caashacuud6260
    @caashacuud6260 6 ปีที่แล้ว

    Dawo bilaash cid rabto maleh ee dhawar xanuun yuu idin dilin xoolo caadi aya tihiiin wllh wax lugta xabad idinkaga dhufto Allow idin keen meel fariisatiinee dulli baatihiin nijaas aq

  • @munajama885
    @munajama885 6 ปีที่แล้ว +2

    Anigu wan yaaba nagahan xxariirta ku farah san kwr maa

  • @bilanhassan5802
    @bilanhassan5802 6 ปีที่แล้ว

    Fanka Io Heesuhu Haday
    Futo La Ruxo Ka Galaan
    Wa Min Subxanalah

  • @rahmarawsa131
    @rahmarawsa131 6 ปีที่แล้ว

    sharafty ngaga ciyaarayaan wcdlH

  • @engineercaateibrahim1344
    @engineercaateibrahim1344 6 ปีที่แล้ว

    Nadiira weyba waaa waaa lantaxe maxa ku daba dhigi furitaan aa ka dhaxli dontaaa

  • @khalidwarsame4088
    @khalidwarsame4088 6 ปีที่แล้ว

    Alow dumarkii somaliyed noo hagaji sanadkan waxey noqden ha igu soo dagdagin

  • @kowsarttsaladkowsarttsalad2966
    @kowsarttsaladkowsarttsalad2966 6 ปีที่แล้ว

    Balaayo idin niikisey kuwaan maheesay iibinee mise kuuntaday iibinee iyo horaada naa uf cidna waxaa marabtee isku xishooda

  • @ikraanahmed7183
    @ikraanahmed7183 6 ปีที่แล้ว

    Naagti kuwaan aroskeda uku wacaane ika dulqaad badan waa ninka ha ika cararo ileeni nin falaq falaqdaan arke naag xishonay marabye yahuu

    • @leyloabdullahi6367
      @leyloabdullahi6367 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk adigaa so iskuma kalsonid xbbti ikraan Ahmed

  • @afyarepro5865
    @afyarepro5865 6 ปีที่แล้ว

    dulqaad badana ninka la nool marhoran 9 ujibaari lahaa fara fududeedka

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 6 ปีที่แล้ว

    naasihii markay daalisay kuntaday usoo wareegtay allow alle

    • @khadarfarah127
      @khadarfarah127 6 ปีที่แล้ว

      Halmar inay Dadka kahor niikiso qalad dhacay waye no problem
      Inay ku celiso nin xumidaa kentay
      Lkn anigo ah xoghayaha iskabulo siday nosharaftay allah usharfo

  • @abdirahmanhusseinnoor7457
    @abdirahmanhusseinnoor7457 6 ปีที่แล้ว

    Walee Ragu deegsanaa
    nadiira Neyruus ninkaada waa deeqsi