DAAD Scholarship iyo Fursadaha 2025/26

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 เม.ย. 2024
  • Our New Website: somalischo.com/
    Official linkS: somalischo.com/deeq-waxbarash...
    somalischo.com/development-re....
    PLZ subscribe and like our channel
    You can also follow me on social media
    📸 Instagram -
    / yusuf_shire.. .
    🐦 Twitter -
    / shiremuse​​​​
    🔵 facebook -
    / yuusuf99​
    CAMERA GEAR
    [www.youtube.com/watch?v=qaNgu...](www.youtube.com/watch?v=qaNgu...)
    Affiliate links
    📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
    📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
    📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
    ▶️ My FAALLOBUUG Playlist
    [www.youtube.com/watch?v=VNBiQ...](www.youtube.com/watch?v=9DwwD...)
    DISCLAIMER
    This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
    However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
    Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

ความคิดเห็น • 107

  • @hafsanuradinmadow3860
    @hafsanuradinmadow3860 หลายเดือนก่อน +2

    Thank u shire,... Waan ku faraxasanahey in dadkeenii ama dhalin yaradiin oo oo fursada ka faa `iideysanya islana wadaagaya. Addunka meela badan ayaa Waxabarasha laga helaaa ayadoo fully Funded sida UK (Chevening iyi wixii lamid ah), Japan (JICA, MEXT, iwm), Turkey(Buslari), Sacuudi Arabia( KFUPM Scholarship, Udrus Fi Sacuudiya, iwm)...... JazakaaAllah Shire......

  • @huuni48
    @huuni48 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid yusuf shire

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      🙏🏽

  • @hamdiabdillahi6508
    @hamdiabdillahi6508 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahdsanid wll

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      🙏🏽

  • @khalidalijimcale9858
    @khalidalijimcale9858 4 วันที่ผ่านมา

    linkg nala wadaag wll. mahadsanid

  • @AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt
    @AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      🙏🏽

  • @mohamedHassan-tu3jd
    @mohamedHassan-tu3jd 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ustaad❤

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      🙏🏽

    • @DAHAB2020-cd7ce
      @DAHAB2020-cd7ce 2 หลายเดือนก่อน

      Computer science maka faidaysan karaan sxp

  • @suliemanmursal8987
    @suliemanmursal8987 2 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome back.

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      🙏🏽

  • @ayuubmohammed313
    @ayuubmohammed313 9 วันที่ผ่านมา

    Wll sanadkii hore baan school dhameyy sanadkaan in aa xareesto rbaa masterna ma gaarin , ee ani ma xareesan kraa

  • @Hassanoowww
    @Hassanoowww 2 หลายเดือนก่อน +4

    Aad ayaan kuu tabnay zxb Yusuf❤!

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks

  • @aaminaapdi5535
    @aaminaapdi5535 17 วันที่ผ่านมา

    Yusuf bowe adigo mahadsn qof an shahado enlish heysan oo cafimad barty maxareysan kara oo qibrad shaqo leh

  • @Dunianalka_2020
    @Dunianalka_2020 21 วันที่ผ่านมา

    Goormuu furmaa goormuuse xidhmaa wll

  • @amerraameera-wi2cv
    @amerraameera-wi2cv 2 หลายเดือนก่อน

    Abowe anoo c+ wato ma xareysan karaa teydakle electrical engineering ama accounting maleedahy plz more information ❤

  • @user-lr8qg7qt3r
    @user-lr8qg7qt3r หลายเดือนก่อน

    Sxp Yuusuf waxaan ahay arday sannadkan qalinjebin doono dugsiga sare ee scholarship maareysay karaa anoo shahaado duksi sare heysta🙏

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน +2

    Fursad muhiim ah mahadsanid

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      🙏🏽

  • @user-hl3ro8go3u
    @user-hl3ro8go3u หลายเดือนก่อน +1

    yuusuf wll mahadsanid barnaamijyadaada runtii wan sugaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  หลายเดือนก่อน +1

      Adaa mudan wllo

  • @abdallashow5349
    @abdallashow5349 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad bachelor ina xaresta rapa shahado school.aa wata 😢

  • @mohamedyousuf-ze1ns
    @mohamedyousuf-ze1ns 2 หลายเดือนก่อน

    Yusuf shire ustaad xog yar baan rabay inaan kuwaydiiyo ee E-mailkaaga iireeb markaad fartiintayda aragto, Mahadsanid kaape.

  • @hamdanadam9147
    @hamdanadam9147 2 หลายเดือนก่อน +1

    GUULAYSO🎉❤

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      🙏🏽

  • @jamalmullah5290
    @jamalmullah5290 2 หลายเดือนก่อน +2

    Teacher please say more about world opportunities for us.❤

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Insha allh

  • @farhiafiqi3188
    @farhiafiqi3188 2 หลายเดือนก่อน +5

    Taliyow waku sugeynay wllhi tnx

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      🙏🏽

    • @DAHAB2020-cd7ce
      @DAHAB2020-cd7ce 2 หลายเดือนก่อน

      Computer science maka faidaysan karaan sxp

  • @mahadabdiahmed1174
    @mahadabdiahmed1174 16 วันที่ผ่านมา

    nio waxaad sheegtaa waxbarasho free ah oo ah deploma yaal oo qof aan waxba dhaaxaa heysan ah nio tas ayaan ku weydiinayaa marka waxaan kaarajeynaa inaad iga soo jaahil bixisho waddamo gaar ahna waan sii rabin lahaa sida USA,cannada,UK, IYO WADDAMO KLE OO yurub ah

  • @mubaarikabdiqani8413
    @mubaarikabdiqani8413 2 หลายเดือนก่อน +3

    Yuusufow daad sannadka waan u diyaar garoobey bee miyuu furmay kkkk lol sannadkan africa ma joogi karo😂

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน +1

      Daad wuu furanyahay qaybihiis

    • @DAHAB2020-cd7ce
      @DAHAB2020-cd7ce 2 หลายเดือนก่อน +1

      Computer science maka faidaysan karaan sxp

  • @ahmed-koris8
    @ahmed-koris8 2 หลายเดือนก่อน +2

    Saxib" meel an kala so xariiro raba
    Xage kala so xirira

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Instagram facebook yusuf shire

  • @yasirsaid1243
    @yasirsaid1243 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid walaal sidaad noogu Hagar baxday. Kaliya waxaad iga jaahil saartaa.
    1. Application ma jaamacadda ayaan u hor dirayaa?
    2. Haddiiba aan u diro ma ka kaliya ayaa igaga filan mise sidookalena waa inaanDAAD PORTAl-ka ku Upload gareeyo.?

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Jamacadaad ku hor marin hadii lagu qaato daad documents ka keliya baad ou gurin website kooda.

  • @subeerabdirahman1707
    @subeerabdirahman1707 2 หลายเดือนก่อน +1

    Brother yousuf berigii aad chevining ka xareynaysay ielts certificate mad haysatay mise jamacad bila ielts ah bad xareysatay?

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน +1

      IELTS ban haystay

    • @subeerabdirahman1707
      @subeerabdirahman1707 2 หลายเดือนก่อน

      Maxa iga cawin kara inaan ielts ka pass gareyo ama grade fican ka gaadho ? Se wa side nature ka iyo qaabka u uyinado examku ? Thanks 😊

  • @yuusufcabdullaahiahmed8476
    @yuusufcabdullaahiahmed8476 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xiligaas waxaa ku aadan xiliga aan dhamaynaayo jmcdd degree hadaba mku xareenkaraa warqadda sugidda shahaada? Mhdsnid

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Wllow shahaado bay dhehen ma filayo inay warqadaas aqbalayan lkn jamacada waydi

  • @ugbadosman2204
    @ugbadosman2204 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sanadkan somalia waa laga reebay ustaad majira mid international student ah oo daad ah nala soo wadaag

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Labadaas baa hada jira hore een sheegay wixi kale een arkana wa so dhawayn

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Where is the link MAY ALLAAH REWARDS U

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน +1

      Muuqaalka hoostiisa hadii kale ka eeg somalischo.com

  • @jimaleali9122
    @jimaleali9122 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masuul hadii aa jamacadaha jarmalka ka heysto acceptance letter ma xareynkaraa daad schoolership

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      May wa inay tahay mid kamida jamacadaha meesha lagu xusay

  • @abdifatahmohamett548
    @abdifatahmohamett548 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shahado jmcd qofki rwo in laga cawiyo ✌️

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน +2

      Wadooyin aan sharci ahayn haku lugayn ardayda fadlan

    • @abdifatahmohamett548
      @abdifatahmohamett548 2 หลายเดือนก่อน

      @@yusufshire ma ahan sharci daro wll tnx

  • @user-zb3bo5im2v
    @user-zb3bo5im2v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll uk schoolership noo raadin plz oo caafimaad ah plz

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      👍🏽

  • @mohamedamiinabdiaadan6821
    @mohamedamiinabdiaadan6821 หลายเดือนก่อน +1

    shahado oo iELTS ah inte laga helaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  หลายเดือนก่อน

      Nairobi ama Addisababa in aad tagto ood gasho bay noqon

  • @iimaanabdinorarab6266
    @iimaanabdinorarab6266 2 หลายเดือนก่อน

    Yusuf waalaal waa mahadsantahay hal cilad baa marwalba iga reebta fursadaha waana IELETS iyo TOEFEl si aanku heli karo shahaadoyinkas barasho iyo exam midey ahaataba wan u baahanahay

    • @muudahir7081
      @muudahir7081 2 หลายเดือนก่อน

      Coursera application kadiyari examkaas

    • @DAHAB2020-cd7ce
      @DAHAB2020-cd7ce 2 หลายเดือนก่อน

      Muxuu yhy​@@muudahir7081

  • @Amiinaaa0
    @Amiinaaa0 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga hada Ayaan ubahny password waan haysta dorescriptive school ka waan haysta wax walba waa diyaar lkn inaad icawisd ubahny bachelor rabaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน +1

      Insha allh wan so dhigin

    • @Amiinaaa0
      @Amiinaaa0 2 หลายเดือนก่อน

      @@yusufshire soo boobsii wll

  • @abdibaasidomarsheikh4456
    @abdibaasidomarsheikh4456 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masuul Scholarship kaan Finance wax la xiriira ma bixiyaan jmcdaha

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Kan labad ee EPOS ka eeg

  • @hiigsitv6003
    @hiigsitv6003 2 หลายเดือนก่อน +1

    ZXP HADII A
    ANAN HAYSAN RELEVANT EXPERINECE SHAQO LABO SANO AH KWRN

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Si uun ba ugu xiri kartaa lkn wa inaad khibrad shaqo leedahay

  • @abumarwaancmm8491
    @abumarwaancmm8491 2 หลายเดือนก่อน +1

    Civil engineering master’s kiisa ma laga helayaa daad

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Ma hubo ka baar website ka

  • @safaacadey8080
    @safaacadey8080 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wlal qaali ah aad iyo aad umahadsantahy Wlal scholarship Italy xogteeda nagu caawi adigoo mahadsan

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Wllo waan baarin dhankaasna

    • @engaarka
      @engaarka 2 หลายเดือนก่อน

      bachelor hdad thy way fududahay xareynteda io helideda

    • @safaacadey8080
      @safaacadey8080 2 หลายเดือนก่อน

      Hadaa
      Master ahay neh ?
      Shurudihiisa iyo links igu caawi

  • @macalinnuur7892
    @macalinnuur7892 2 หลายเดือนก่อน +1

    Civil engineer scholarships hint naga sii walaal

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Insh allh haye

  • @Dr.Nimcaale1997
    @Dr.Nimcaale1997 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hada ma furanyahay?

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Haa

    • @DAHAB2020-cd7ce
      @DAHAB2020-cd7ce 2 หลายเดือนก่อน

      Computer science maka faidaysan karaan sxp

  • @abdulhafidmohamedissa6368
    @abdulhafidmohamedissa6368 2 หลายเดือนก่อน +1

    Deeqaha degree ga soo badi, midda kale bal shahaadada maamul goboleedada miyaad ku xaraysan kartaa, if not bal muuqaallo kasoo samee scholarships ka Russia, China....

    • @abdifatahmohamett548
      @abdifatahmohamett548 2 หลายเดือนก่อน +1

      Mamaul gowaledka tastiqin lee ku sameso wasarada cml

    • @farhiafiqi3188
      @farhiafiqi3188 2 หลายเดือนก่อน +1

      Marka heshid bal ilaso wadag

    • @abdifatahmohamett548
      @abdifatahmohamett548 2 หลายเดือนก่อน

      @@farhiafiqi3188 inte kala so xarira

    • @abdifatahmohamett548
      @abdifatahmohamett548 2 หลายเดือนก่อน

      @@farhiafiqi3188 intee

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Wllo wa sida wlalalayal shegen hadi lagu tasdiiqiyo wa la aqbalin

  • @farhiafiqi3188
    @farhiafiqi3188 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka cafimaadka maku jiro miya

    • @abdifatahmohamett548
      @abdifatahmohamett548 2 หลายเดือนก่อน

      Sasa fila

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Waa ku jiran kan labaad qasatan public health

  • @DAHAB2020-cd7ce
    @DAHAB2020-cd7ce 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scholarship ardayda barta computer science maka faidaysan karaan

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Wllo listga kan EPOS ka eg

    • @DAHAB2020-cd7ce
      @DAHAB2020-cd7ce 2 หลายเดือนก่อน

      @@yusufshire walalo iifiri ani waku wareere

  • @badriadiamond1051
    @badriadiamond1051 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bahda caafimaadka shaqo kuma lahan ma ahoo🥹

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Kan EPOS ka eeg public health

  • @hamdanadam9147
    @hamdanadam9147 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sending LINK ❤

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน +1

      somalischo.com/

  • @user-cs7im5zh8u
    @user-cs7im5zh8u 2 หลายเดือนก่อน +1

    iyagoo bilaa toefl io ielts lama helaayo miyaa macalin wey iga go'an tahay inaan dhoofo sanadkaan

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน +1

      Ma badna lkn jmacada ka heshay waydi inay ka dhaafi karaan iyo in kale

    • @user-cs7im5zh8u
      @user-cs7im5zh8u 2 หลายเดือนก่อน

      @@yusufshire its their requirement, mrkaan is dhaho warbal xareeso yey shuruudahooda ka dhigaan ielts io toefl, hlakaas baan ku haraaaa

    • @engaarka
      @engaarka 2 หลายเดือนก่อน

      @@user-cs7im5zh8u 2dan shahaddp mid u dhiganta oo Doulingo la dhaho aya jirta abdna wadamada Europe io America laga aqbalo wna qaab Online ah

  • @zakariye8286
    @zakariye8286 2 หลายเดือนก่อน

    Scholarship kaan ardayda Caafimaadka barta maka faaideesan karaan

    • @abdifatahmohamett548
      @abdifatahmohamett548 2 หลายเดือนก่อน

      Ha hada shahado hesatid

    • @zakariye8286
      @zakariye8286 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdifatahmohamett548 maya shahaado maheesti lkn Sanadkaan jaamacada iidhamaanee June 15

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Haa maadooyin public health la xiriira ku jira

    • @zakariye8286
      @zakariye8286 2 หลายเดือนก่อน

      @@yusufshire Laboratory maku jiraan maadooyinka scholarship ka lagu bixiyo mahadsanid

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka 2 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp muuqaalada waad kala raajisaa please Friday kasta isku day muuqaal cusub haday macquul thy.

    • @yusufshire
      @yusufshire  2 หลายเดือนก่อน

      Insha allh haye wllo