Wuxuu sheegtay Ilaahnimo! Wuxuu dhalaa dahab, wuxuuna leeyahay malaayiin Rumaysan 🤯

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Wuxuu sheegtay Ilaahnimo! Wuxuu dhalaa dahab, wuxuuna leeyahay malaayiin Rumaysan 🤯

ความคิดเห็น • 88

  • @masudmohamed398
    @masudmohamed398 ปีที่แล้ว +13

    The best person in the world is prophet mohamed صلى الله عليه وسلم ❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +21

    Subxanallah wllhi aduunkan aynu iminka joogno wax aan ka jirin malahan allahayow diintaada nagu sug aniga iyo adoomadada sida dhabta ah kuu rumeysan🤲

    • @abdirahmanilyas
      @abdirahmanilyas ปีที่แล้ว

      اللهم آمين

    • @mycat28843
      @mycat28843 ปีที่แล้ว +2

      masha allah sheekhoo insha allah waan mahadsanid

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +8

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas ปีที่แล้ว +15

    الحمد لله على نعمة الإسلامَ وكفى بها من نعمة

  • @caashocabdalla9622
    @caashocabdalla9622 ปีที่แล้ว +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل ,(أدعو ياالله من شيظن لرحمن

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 ปีที่แล้ว +4

    حسبنا الله ونعم الوكيل(= اعوذ بالله من الشيطان الرجيم=)

  • @KhaalidMaxamed-sc3qh
    @KhaalidMaxamed-sc3qh 11 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAH AYAA MA HAD MUDAN. ILA HAY SHAR TIISA HANA GAHAYO. 🥰🤲🤲

  • @abdirisaqkuule8756
    @abdirisaqkuule8756 ปีที่แล้ว +3

    Fircoon 🇪🇬 to sathya 🇮🇳 أعوذ بالله

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd 4 หลายเดือนก่อน +1

    Inaalilaahi wanaaileeyhi raajicuun 😢 waa fircookii 2 labaad

  • @user-fs5eh3me2z
    @user-fs5eh3me2z ปีที่แล้ว +1

    Allhamdulillah illaahoow adaa mahad iskaleh cawaan iga dhigin

  • @cumarmxmd
    @cumarmxmd ปีที่แล้ว

    لا اله الا الله محمد رسول الله ❤
    I am proud to be Islam
    ☝️❤🤲

  • @zackmohamed2163
    @zackmohamed2163 ปีที่แล้ว +1

    golden voice apdirihman soo badi zxp muuqaladan ookle😊

  • @xamzeganaral-mn8uq
    @xamzeganaral-mn8uq ปีที่แล้ว +8

    Intuusan si kadis ah udhiman ✖
    Intuusan si kadis ah u bakhtiyin✅

  • @user-ud6fc7fj4q
    @user-ud6fc7fj4q ปีที่แล้ว

    Thanks ZHP

  • @maareeyeofficial
    @maareeyeofficial ปีที่แล้ว +2

    Walla abdirahman sher out isame walal youtubka culimadan kuso gudbiya walal ado mahdzan ❤❤

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud961 ปีที่แล้ว +1

    Isaga oo bani aadam daciif ah ayuu iskutilmamay allah nimo wlhi wuu qasary aduun iyo aaqiraba waxuushku

  • @LILKAM2345
    @LILKAM2345 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wlo wabeeerii

  • @user-qy1wr7eq2m
    @user-qy1wr7eq2m 20 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah fircownka waqtigan subxanalah

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf ปีที่แล้ว

    سبحان الله

  • @bulshalekunowabikar6818
    @bulshalekunowabikar6818 9 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah allahu akbar

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 ปีที่แล้ว +2

    Sxp syria iyo ruushka maxaa ka dhexeeya ka hadal

  • @user-vn2fo2qo2i
    @user-vn2fo2qo2i 10 หลายเดือนก่อน

    Subxaana allah

  • @Aliibrahimali249
    @Aliibrahimali249 ปีที่แล้ว

    Alx diinta islaamka aan nasiibka u yreshay❤

  • @yooooow_
    @yooooow_ ปีที่แล้ว +4

    Foo lxumo + diin xumo😂🔪illahay ban ka magan galnay

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 ปีที่แล้ว +2

    Subxannallah!❤🎉

  • @mohacade5449
    @mohacade5449 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah

  • @NasraMaxamed-cm7lc
    @NasraMaxamed-cm7lc ปีที่แล้ว

    سبحان الله العظيم واتوب اليه
    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @abdirahmandahir5551
    @abdirahmandahir5551 ปีที่แล้ว

    Subxanallah

  • @UsaameCade-m9n
    @UsaameCade-m9n ปีที่แล้ว +1

    MahaDsanid wll ❤❤❤❤❤

  • @user-xp4mb3ex6y
    @user-xp4mb3ex6y ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco wllo ❤❤

  • @aqoonmaalstudio2662
    @aqoonmaalstudio2662 ปีที่แล้ว +1

    hindida waa macquule carabtuna xagay u scdan

  • @abdulfatahmahad9565
    @abdulfatahmahad9565 ปีที่แล้ว

    Subhanalah

  • @drqanciye9155
    @drqanciye9155 ปีที่แล้ว

    سبحان الله عما تصفون 😢

  • @shakowaaw1791
    @shakowaaw1791 ปีที่แล้ว +1

    Magacaaga waad naga bad badisay waan ku naqaanaa plz naga dhaaaf😂😂😊

    • @user-wc4ti9oi7p
      @user-wc4ti9oi7p ปีที่แล้ว +2

      Magacaygu waa Hayat abdallah halkanina waa akoonkeyga aan youtube ka leeyahay ❤😂

  • @saadomaxamed24
    @saadomaxamed24 ปีที่แล้ว +1

    Msh alah❤❤❤❤

    • @mycat28843
      @mycat28843 ปีที่แล้ว +1

      maxaa ka wadaa masha allah

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว

    أعود بالله من الشيطان رجيم
    لا إله الا أنت سبحانك اني كنت من الظالمين

  • @ZuhaypKhader-zq6tx
    @ZuhaypKhader-zq6tx ปีที่แล้ว

    Waan ku taageera sxp

  • @hilowxikmad3429
    @hilowxikmad3429 ปีที่แล้ว

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @user-qi5lk7db8k
    @user-qi5lk7db8k 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaana,laah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi ปีที่แล้ว

    🥺🥺....🥺🥺 ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @suldaanka7
    @suldaanka7 ปีที่แล้ว

    AY ay dhalay ahaa

  • @sultanhuud8422
    @sultanhuud8422 ปีที่แล้ว

    Bal ilaahay baa idiinku dhaarshaye noocuu ilaahnilo kusheeganayo eega foolxumada iyo nacasnimada lagula soo doonanayo layaabay subxaanalaah cadiiim 😮

  • @cabdiraxmaanabdel5654
    @cabdiraxmaanabdel5654 2 หลายเดือนก่อน

    Fircoon wllkiis miyAa

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax cajiib ah 😂ninkan haduu sidas sameynayo waaba sixorole soomaha

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed ปีที่แล้ว

    سبحان الله العظيم

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 ปีที่แล้ว

    Allah akbar😢

  • @guleedhajjiabdiahmed8597
    @guleedhajjiabdiahmed8597 ปีที่แล้ว

    Shidaan

  • @muslimbythewillofallah.9860
    @muslimbythewillofallah.9860 ปีที่แล้ว +2

    Hindiya waxay ka midtahy meelaha aad sheegan karto waxaa rabtid kadibna aad heleeyso dad badan oo ku taageero

  • @mohamedsayidali2604
    @mohamedsayidali2604 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxaa barnaamij naga soo diyaarisaa nidaam difaaceedka ruushka ee s400 iyo pantsir ADMS

  • @liibaanibraahim1298
    @liibaanibraahim1298 ปีที่แล้ว

    الله احد ❤

  • @Mohamedomar12345
    @Mohamedomar12345 ปีที่แล้ว

    سبحان اللة

  • @mubaarak2982
    @mubaarak2982 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hasoo hanuunsho 😮

  • @user-js1nc2ce9z
    @user-js1nc2ce9z ปีที่แล้ว

    Part two wll❤

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb ปีที่แล้ว

    Ku saliya nabiga ❤

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa ปีที่แล้ว

    Zubxanallh 😢

  • @diinijees
    @diinijees ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    لا حول ولا قوة الا بالله

  • @ibrahimxussenali126
    @ibrahimxussenali126 ปีที่แล้ว +1

    Benale kasto kamarada way qabata

  • @2black6
    @2black6 ปีที่แล้ว

    😢

  • @AbdiraxmaanClaahi
    @AbdiraxmaanClaahi ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha cadaabo

  • @MahamedsAhmed-qs3ze
    @MahamedsAhmed-qs3ze ปีที่แล้ว

    ❤😂😢😢😂😂🎉❤❤

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan ปีที่แล้ว +5

    Fool, xumadiisa ila eeg doofarka😂😅

    • @SamiirPoi23
      @SamiirPoi23 ปีที่แล้ว

      Doofarka aya ka qurux bdn baaqtika xunka ah😂😂😂😂

    • @King_4_xaasle
      @King_4_xaasle ปีที่แล้ว +1

      ​@@SamiirPoi23baqtiga ayaa ka qurux badan qurunka 😂😂

    • @updy_khayreaaqilkaynan
      @updy_khayreaaqilkaynan ปีที่แล้ว

      @@King_4_xaasle qurun ka ayaa kafiican wasakha🤣😅😭😂

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 ปีที่แล้ว

      ​@@updy_khayreaaqilkaynanMaangaabnimadiisa İyo fikirkiisa cay SE muuqaalkiisa ha caayin Waayo Waa abuurkii Alleh

    • @King_4_xaasle
      @King_4_xaasle ปีที่แล้ว

      @@updy_khayreaaqilkaynan 😂😂😂💔

  • @affio6916
    @affio6916 ปีที่แล้ว

    😮😮😮

  • @user-bx8dc1yw7v
    @user-bx8dc1yw7v 6 หลายเดือนก่อน

    Cawan cawan dhaley

  • @user-xw6zu7km5i
    @user-xw6zu7km5i ปีที่แล้ว +1

    Sulaymaan marshad suuriyaan cawaalawi lo,raacato hadana alle sheegtay
    In uu yahay markii danbe ladilay

  • @Oz9Mo
    @Oz9Mo ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @yaxyeaadan7213
    @yaxyeaadan7213 ปีที่แล้ว

    Gaal ilaahh ku qaby😮

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 ปีที่แล้ว

    Hindi is Not easy 😁

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +1

    Qof ibnu Adam hanoo saxarooda sidee u rumaystan umada qaar😡

  • @yaxyeaadan7213
    @yaxyeaadan7213 ปีที่แล้ว

    😅😅😅😊😊😊

  • @zenashekh9182
    @zenashekh9182 ปีที่แล้ว +1

    إنكم وما تعبدون من دون الله حسب جهنم انتم لها واردون

  • @Maahir397
    @Maahir397 ปีที่แล้ว +1

    Beenale 😂

  • @AbdikhaaliqmahadMahadgacmagooy
    @AbdikhaaliqmahadMahadgacmagooy ปีที่แล้ว

    Sxb nin kugu xiran

  • @YayehAttyehAdan
    @YayehAttyehAdan ปีที่แล้ว

    Subxanallah

  • @ZuhaypKhader-zq6tx
    @ZuhaypKhader-zq6tx ปีที่แล้ว

    Waan ku taageera sxp

  • @ameennikke
    @ameennikke ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @Sinkaaro
    @Sinkaaro ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah