''..Hal-gankeeni Mideeysanaa Yanaan Khasaareyniin '' Mujaahid Dolaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 91

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah reer shiikh sixaaq mar kaasay wacnaayeen alloow no xafiid raga cawa waxa isu yimi qamamuurtii SNM yaa salaam wa hadaagi hadhay alle ha xafiido cafimaad taama ha siiyo aamiin

  • @hersimadobe1439
    @hersimadobe1439 3 ปีที่แล้ว +14

    "Hadaan moodayo barigii SNM in laga noolanayo waan ku biiri lahaa " Sooraan Ismail Sugulle AHN

    • @mahamedhassan8442
      @mahamedhassan8442 3 ปีที่แล้ว +1

      Wuuba ka tirsanaa sxb ee dadkuu marin habaabinaayay

  • @dgarb8353
    @dgarb8353 3 ปีที่แล้ว +10

    Dalkeena wuxu ilahay ku cadaabayaba dadka naftoodi iyo maalkoodi ino so huray e wax lo qabto daaye dhulku xoreeyay lagu dulminayo 😞 ilahay madaxdeena ha so hadeyo 🤲🏾

  • @riyoxidhohawdgunti3179
    @riyoxidhohawdgunti3179 3 ปีที่แล้ว +4

    Meesha waxa iiga muuqda
    Ina mujaahid madaxdiin ilahay abihi. Ha u naxariiste

  • @Daaqirmedia
    @Daaqirmedia ปีที่แล้ว

    alle cimiriga iyo caqliga ha kuu barakeeyo mujahid

  • @maxedsiciidmaxed1410
    @maxedsiciidmaxed1410 3 ปีที่แล้ว +8

    Isaaq Wada Jirkuu Guul Ku Leeyahay 🥰

    • @Ridwan-jo1wc
      @Ridwan-jo1wc 3 ปีที่แล้ว

      Rag baa Walaal ilaa maalintii dalka la Soo galay fur furka Dadka Ka shaqeynayay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 ปีที่แล้ว +1

    mashallah!!! afarti nin ee difaac ahaan loo dajiyay wuxu ino shegay inay arkeen ciidan ilahay usoo diray inay ka ag dagalamaan.. Mashallah!!!

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว +5

    #Mash Allah Inta Maanta Nool....Mujahiidinti SNM
    "Xashaa Nin Libiin Ka Xiisdiiyeey.. Xumahii... Waa Yaab.... #Gabaygii #Sallaan-Carrabey...

  • @yxng_1818
    @yxng_1818 3 ปีที่แล้ว +5

    Geesii geesii dhalllay

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +7

    Mujaahid ina Mire welcome to Burao.

  • @qurbomedia
    @qurbomedia 3 ปีที่แล้ว +8

    Dadka waxay doonan ku qoraya comments ka waxaan leeyahay abti horta hadalkii muj. Dhagoweyne oo habar awal ah bal soo dhagaysta oo arka sida uu uga hadlayo xadhiga doolaal .
    Ku darso oo sadexda nin ee meeshan aadka uga hadlay; 1=axmed mire
    2=jamac doolaal
    3=dhago weyne
    Waxay kala yihiin saddexda habrood

    • @qurbomedia
      @qurbomedia 3 ปีที่แล้ว

      Hadana sadexduba waxay isku raaceen in dowlad loo dhanyahay oo cadaalad iyo sinaan iyo ammaano xafidis ay saldhig utahay la helo

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 ปีที่แล้ว

      @@qurbomedia Laakiin runtu waxay tahay habar kintir yoonis waxay codka ugu shubaysaa Wadani. Habar futo aafo waxay codka ugu shubaysaa Kulmiye. Habar gus jecelna waa jaahwareersan tahay sannadkaan oo meel ay codkeeda ku aaminto garanmayso.

  • @faryaddhudii4060
    @faryaddhudii4060 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah tabarika lah manta u malaynah midhihi ad noso berten

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 3 ปีที่แล้ว +2

    geesiyaal qaran

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 3 ปีที่แล้ว +1

    waa nin rageed kaalintiisa soo qaatay mujaahid Doolaal
    Hala maamuso mujaahidka

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 ปีที่แล้ว +3

    Doolal geesi fiican NOOLOW MUWADIN SAXA LIBAX WEEYE MA NINKAS AYAY XIDHEEN HEEGO WALLE CAQLI MALE HEGO 😄

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 3 ปีที่แล้ว +4

    kulmiye wuxuu ilaaway in qaranka ragii xoreeyay noolyiin o muj axmed u horeeyo doolaala xaadir yahay alayaraxma lixle aadan saleebaan maxamed cali koosar aadan shiine axmed dhagax iyo ragii kale

    • @somalilandwaamuqadas4405
      @somalilandwaamuqadas4405 3 ปีที่แล้ว

      Iyagaa mucaarid ku noqday mujaahidka madaxwaynaha ilaahay ka dhigay iyo umadiisa oo jeclaatay oo dooratee ragan taariikhda ma ilaabin ee mucaaridka ha joojaan maalilba mid ayeynu dooran ee ha u haneeyaan mujaahika

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah Akbar.allah Akbar. Allah Akbar

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 3 ปีที่แล้ว +3

    ilahay baa la jiray snm wayo xaq bay ku dagalamayen wana la inoo shegay in labatan muminina oo xaq ku dagalamaya inu ilahay maaliko ku xoojiyo snm ialahay ayaa maliko ku xoojiyay

  • @maxedsiciidmaxed1410
    @maxedsiciidmaxed1410 3 ปีที่แล้ว +2

    S.n.m Waxay Ku Sheeko Wacantahay Wada Jirka
    Bilaa Qabyaalada Ah

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 3 ปีที่แล้ว +2

    NIMAN KAN SHARAF IYO MUDNAAN AYEY INAGU LEEYIHIIN!!!!!!!.TAARIIKH DA DIB UGU NOQDA!!!!!.

  • @abdikanikhalif6611
    @abdikanikhalif6611 3 ปีที่แล้ว +1

    Af yaroow run badnidaa

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 3 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahidkii ismaydhay kkkkkkkkk doolaal

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiraad igama aha Wallee Laakiin
    Mujaahidkan weligey magaciisa ma maqlin intii Halganka lagu jirey..
    Viva Somaliland

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว +5

      kula yaabi maayo waxaad la kowsatay halgankii Garxejis lagula jiray taariikhda lagu qaybsiiyeyna waa tii reerka ka soo bilow Cigaal ilaa Muuse ku dhamee cid kale ma jirto

    • @nasirnasir-gz1bc
      @nasirnasir-gz1bc 3 ปีที่แล้ว +2

      @@moegreenback6854 sikaliyo labad iga qoslisay, walalaynu nhy melmakala jirno!

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle cisi iyo sharaf ha idiinku deeqo abaalkiina ma gudi karnee mj dolaal iyo mj mire waxad tihiin dadkii beeray midhaha aanu guranayno qaarna aanay wali noosoo bixin ee

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 3 ปีที่แล้ว +1

    FAAN BADANAA

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 ปีที่แล้ว +2

    Alla been badana kuwa cod aanulahay u sameeyay waxay maleegen wuu fashilmay cidna kaama qaadi karto sharaftada geesigii doolalow nin kasta geesiyashi SNM doona inuu mu amarad u sameyo wuu fashilmi doona .

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 ปีที่แล้ว +1

    Gagaalkii aynu dalka kuxoraynay dalkeenan somaliland ee faqashtii kujabinay waa loodhanaa bari ilaa galbeed Waynu isku duubnayna cidna yaan waxlaga sheegin guuuuul snm

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 3 ปีที่แล้ว

      Waa rutaa faqash baa inagu dhex jirta markaasaan moodnaa inaynu ishayno mararka qaar ayey iyagoo dhawra isu jawaabaan waxay caan ku yihiin cay aan afkaba la soo marin karin

  • @naasiribrahim8124
    @naasiribrahim8124 3 ปีที่แล้ว +2

    Mujahad mire iyo jamac salan sare

  • @jaamacmaxamed140
    @jaamacmaxamed140 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa mlint-mustqbikayada-ad-babisyen-wana-ledi-xukuma😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedrageh4174
    @ahmedrageh4174 3 ปีที่แล้ว +1

    Marki faqashtu aay inilatagalameset maay ini abtidhiin ee iskumid baay inila tagalamesset meey ini kalasociin manta inaad reer hebel isuqaybiisaan shameful qabyalaad UUF dahaah

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 3 ปีที่แล้ว +2

    FAAL WAA WAX SHAYDDAAN, TAAS AYAANA KU TUSAYSA INAANEY DAD KHAYRNA AHAYN WAX KHAYRNA WADIN, QOF U DAGAALLAMA INEY KALIMADA LAAILAAHA ILLALLAAH MUXAMMADAN RASUULALLAAH AYAA FII SABIILI LAAH AH YACNI JIHAAD AH LAAKIIN MILLATERIGII SOOMAALIYEED AYAA IS QABTAY OO BAADIL IYO QABIIL ISKU QABSADAY DALKIINA CADOW U LOOGEY TII BAA ILLAA MAANTA LA BUUBUUNINAYAA DALKIINA HALIS UGU JIRAA, ALLOW SAHAL WAA FAQASH IYO DHAQASH

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan kugu Raacsanahay inu Illahay Waday.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

    horta ragaa dagaalamaya ee SMN kadhinac dagaalamaya ragbadan ayaan ka maqlaay
    waxaan wey diiyay walaalkay ilaahay hawnaxariistee wuxuu igu yidhi ilaahay ayaa wax og ee waxaan ogahay oo keliya in ciidanku bato marka dagaalku socdo markaa
    gurmad noo yimi oo isaaq ah ayuun baan u malaynayaa!!

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว

    Halyey waxaa la yidhaahdaa qofka dadkiisa u qabta wax isaga/iyada ka weyn, iyagana isku wata.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว +1

    AAR FAAN BADANAA! 17 qof oo AK sidata ayaa ka guulaystay saddex guuto oo tiknakadoodii wata

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk 3 dhinacba gaadho

  • @shiineidiris2306
    @shiineidiris2306 3 ปีที่แล้ว +1

    Kala garo muuse biixi iyo qaranka codkaagii oo duuban baa la hayaa waad masaxday wixii aad ku soo tabacday

    • @bilana289
      @bilana289 3 ปีที่แล้ว

      Muuse codkiisii oo video ah ayaa la hayaa “ anigoo wax dili kara duco qaadan maayo”
      Muuse isagoon lax gees ka ridi karin ayuu hanjabayey

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 2 ปีที่แล้ว

    Ina cabdale oo jamac kashekeyay ee uu gaadhigisa kuduulay waa abahay alle hadaaye lkin somaliland maanta qoimihiisi kamu helin

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 3 ปีที่แล้ว +3

    Doolaal waan jeclaa lakiin wuu is garciyay waxa kafashilmay inqilaab uu wadanka u gacangaliyo faqashtii uu ka xoreyay

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว +2

      malaa maahee teeriikhda cusub ee uu rabo Muuse ayuunuu qaadan runtana sheeg in halganka la kala lahaa

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 3 ปีที่แล้ว +1

    BEEN WAA LAYDIN IMTIXAAMAY ILLAA MAANTANA WAAD IMTIXAAMAN TIHIIN ALLAAH U TOOBAD KEENA HADDAAD GARANWEYDAAN AAKHIRAA WAR JIRAA

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 3 ปีที่แล้ว

      Faqashyay shut up.

    • @mohamedmnur4670
      @mohamedmnur4670 3 ปีที่แล้ว

      @@fardusaw9688 Dhaqash yahay aamus, oo hoos isu eeg

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani inda adega ma shaydanka misa ou walanyahay basaasbade ku dambaysay

  • @umalkhayrcabdi1795
    @umalkhayrcabdi1795 3 ปีที่แล้ว

    DOOLAAL WAAN TAAGEERSANAA BALSE WAXAAN U QAADAN WAAYAY GENARAL CAANA BOODHE HABEEN KASTANA WAAN DHEGAYSTAA SHEEKADAA RAASHINKA WAX KELIFAYNA WAAN GARAN WAAYAY

  • @abdirahmanomar3224
    @abdirahmanomar3224 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle kuuma naxariisto waa basaaskii faqashta u adeegayay

    • @aidarousibrahim5550
      @aidarousibrahim5550 3 ปีที่แล้ว +4

      Edebdarada joogi adeer, xolayahow, ninkan waa dadkii ku xoreeyay adigoo adoon lagaa dhigtay.

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว +1

      basaaska ugu weyn waa Muuse Biixi oo Cabdi Xaashiga xamar la shira

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      Ha kuwasto Faqashtu.

    • @abdirahmanomar3224
      @abdirahmanomar3224 3 ปีที่แล้ว

      @@aidarousibrahim5550 waar aniga qof faqashta futada umaydhaa ima xorayn fataal yohow

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanomar3224 walahy ninkasa ku xoreyey inta reerkina mooye ninkale ma taqanide

  • @yubsjeemfcdceec2884
    @yubsjeemfcdceec2884 3 ปีที่แล้ว

    Faanweynaa

  • @abdallajama1377
    @abdallajama1377 3 ปีที่แล้ว +1

    Been badanaa, Iyagu ma naf isbeer ah bay wateen,

  • @abdirahmanomar3224
    @abdirahmanomar3224 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa basaaskii faqashta futada u maydhayay

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +1

      shuubadii ku dhashey wase waayeelka ka xishood

    • @abdirahmanomar3224
      @abdirahmanomar3224 3 ปีที่แล้ว

      @@mahamedaden7237 shuubo ma siilka hooyaa ayaa la yidhaahdaa

    • @abdirahmanomar3224
      @abdirahmanomar3224 3 ปีที่แล้ว

      @@mahamedaden7237 ninkan guska ayuu faqashta udhuuqaa

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanomar3224 siilkii hooyada ayay faqashtan aad ku qarwaysaa wastaa oromkii kudhalay wase beedeyow

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanomar3224 hoyadi uraysay ba u dhuqda naagow

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 3 ปีที่แล้ว +1

    Tuug

  • @HRU20256
    @HRU20256 3 ปีที่แล้ว +1

    Qabyaalad ayaa Burco kala qoqobtey halgankiina ayaa qasaarisay

  • @arimahabulshada5930
    @arimahabulshada5930 3 ปีที่แล้ว +2

    General caano boodhe wa ciyaalki hore
    taarikh aan jirinbu samaystey hahahahaha

    • @ustaadclraxmaanofficial4602
      @ustaadclraxmaanofficial4602 3 ปีที่แล้ว

      Waad iska hadshay aabo malaha kuwii diraca xidhanaa buu ahaa

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 3 ปีที่แล้ว

      Ninkan wa la yaqan ninka tarikhda snm haya eu ogyahay ciyal Facebook wa ka so maqmaqlay inu ku badhaciyo wakhtiga manta jooga aya ku sahlay

    • @jirfe
      @jirfe 3 ปีที่แล้ว

      Kkk waanad garanaayn ee maad tiraahdeen taariikh beenuu samaaystay dadka taariikhda beenta ah samaaysta waa la yaqaan

  • @dayibibraahim7898
    @dayibibraahim7898 3 ปีที่แล้ว +2

    Been waynaa uuuh 😂😂😂😂

  • @dayibibraahim7898
    @dayibibraahim7898 3 ปีที่แล้ว

    Sidaa dad laguma noqdo 😂😂😂

  • @dayibibraahim7898
    @dayibibraahim7898 3 ปีที่แล้ว +1

    Sidaa dad laguma noqdo 😂😂😂