Thank GarYaQan GuuleD iYo MuuQbahiYaha iso GaadhsiiNaYa Sida muqaladan aan ka fa idaYsanaYno thank ninkasta oo bulshada waxaY fa ido uGu jirta so GudbinaYawBa DhalinYaro ahana kuwan oo kale aYa naGa dhadhicin Kara waxYabo badan oo aQoon faa idaYsi ah
Masha Allah waa Aqoon yahan Runtii Ciro wasiirka dastuurka Ayuu u qalmaa Runtii ❤
Ninkan waa ku kacsanaa, lkn arinka si fiican buu uga hadlay
Ninkani somaalida hada nool waa ka horeeyaaa
Walahi ninkaan waa nin wadanko o bahanyay wanaa ruun banka calmkaa iyo hayaadahn eyaqa foqreqa donyaa reer africa enay ku noladaan.
Oo kaalay wareysigan waa 2022 kii😂
Thank GarYaQan GuuleD iYo MuuQbahiYaha iso GaadhsiiNaYa
Sida muqaladan aan ka fa idaYsanaYno thank ninkasta oo bulshada waxaY fa ido uGu jirta so GudbinaYawBa
DhalinYaro ahana kuwan oo kale aYa naGa dhadhicin Kara waxYabo badan oo aQoon faa idaYsi ah
❤ guleed dalka u baahan si u sharciga u baro taliye dabagale oo miidhan
Mashaa Allahaaaa❤❤❤
dhalin yaro aqoonyahaan ah oo wax garanaya dalka ubaahan oo waxabay jeheeyaan waana indhihii bulshada....
dafac
Warkiisu waa xadiis
ninkan dalkaa u baahan waa in meelaha dawlad dhiskoodu hooseeyo la geliyo
Wa dhab taasi saxafdu wa dhex
Barnaamijku ma ku celisbaa waa horaad soo dayseene
Aqoonyahan guuled
Wasirbuu donaya...
Haaa
💯👌🏾
Aqoonta kudarso dheh guuleed cabir kuhaboon Somaliland dheh Somaliland intii taagteeda waydadaalaysaa shacab iyo xukuumadba oo adeegyada dawladu dhaqaale ay ugudhamaystirto shacabka mahayso aduunyadaad kusootusaalaysanayso waa aduunyo kumanaansano soowaday dawladnimada oo inagahuronarsan dhaqaale ahaan iyo aqoon ahaan iyo tignolagyga waa lagaadhi halkaad sheegaysee hadagdagin ee sidii wixii loobaahanyay aynu awoodno tilmaandheh wayfiicantee
Barakacahan gudaha CEERGAABO KA HADAL NACNACDA HALKAN HAKA HAYN DAMEER WAX ARKAY
Cashuurta waa la bixiyaaa weiiba 3000/100 ayaa la bixiyaaa tusaale cashuurta gawaadhida gandhi lagan soo bixiyey 2500$ ayaa lagu cashuuraa 1700
Maxaa Lagagasoo Celceliyaa Cilmaanigan Iligaw Hadaanad Cilmaani Ahayn Hana Horkeenin Noocaa
😠 😡
Shahado mine ma lee
Caqli maha qabiil wax ku qabsada ma qadhaanba