Waraysi Cusub | Sufyaan Taakeeye Afar Xaasle oo Xogo Cusub Bixiyay | Somaliland Ayaa Calanka Neceb.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 474

  • @aamiinabdilahi3696
    @aamiinabdilahi3696 3 ปีที่แล้ว +2

    GEESI Weeyi Sufyaan Yaan Indhaha Layska Ridin Soomaaliyeey ee aynu Helno Cid ladooda Hadii lawaayey Hala Xaqiiqsado Waa Nin Wax Qashifaya AQOON AYUU KUHADLAYAA SUFYAAN 👍👍👍✊✊✊

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 3 ปีที่แล้ว +9

    Somaliland ma diidana calanka ee waxaanu doonayna inaanu aan naahy daad gooni istaag rabaa calnka somali ha tagnadoo❤💧🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💧❤

    • @geraldvictor3467
      @geraldvictor3467 3 ปีที่แล้ว

      pro trick: you can watch series at Flixzone. Been using them for watching a lot of movies these days.

    • @christiantimothy1988
      @christiantimothy1988 3 ปีที่แล้ว

      @Gerald Victor Yup, have been watching on flixzone} for years myself :D

    • @fadumohirsi896
      @fadumohirsi896 ปีที่แล้ว

      Waanu diidannahay mana arki karno

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 3 ปีที่แล้ว +12

    Taakeeye sxp calanka no dhaaf kuso caan baxdaye ,❤️🇸🇴❤️kani wa astanta Dalkayga Somalia from Somaliland.

    • @zeynababdi964
      @zeynababdi964 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland iska dhig.
      Waa sataanta somalia

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂. Hana sheegan nijaas yahay. War waxan Bilaa qiimaha ahi muxuu ahaa. Kufriga iyo sheegashada cid aanad ahayn waa kufri

    • @zuzanlove2435
      @zuzanlove2435 3 ปีที่แล้ว

      Hana shegan qudhun yahow u rayaa waraa maa somaliya ku tidhi ku qadhabo wnu ku fahane adiga iyo calanka shaydanka haysku kaya xoqina

    • @hudayfibrahim37
      @hudayfibrahim37 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtii

    • @maxamuudkhadar558
      @maxamuudkhadar558 3 ปีที่แล้ว

      @@ahakimahmedjamanuur5661 been ku noolow miya qiimihu beenalyow nijaaski, Somaliland wa Somalia waligeed na way ahyd , hada way tahy, wana ahan doonta ❤️🇸🇴❤️

  • @cabdullahixuseen5775
    @cabdullahixuseen5775 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa Waa slmy Pro Sufiyaan

  • @salaxudin7307
    @salaxudin7307 3 ปีที่แล้ว +12

    Mudane sufyan 🇩🇯Jabuti wa garabkaga, calan somaali o dhan matala o lo siman yhay aya rabna ,no 4.5. Sharciga ilahayna aan isku xukumno.

  • @hasanmataan8073
    @hasanmataan8073 3 ปีที่แล้ว +2

    26jun somaliland ayaa leh🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @suhaibduco4496
    @suhaibduco4496 3 ปีที่แล้ว +5

    Hana odhan anaka somalia ayeey ka goeen ilkacasow
    Anako oo wadana ayaan u tagnay somalia dibna waan ula so noqonag madaxbanaanidayadi iska sax hadalkaas maanta kadib ilkacasow wlo 👏👏

    • @mohamedabdullahi6291
      @mohamedabdullahi6291 3 ปีที่แล้ว

      Wa sax wana ka godeen lakin anakoo hal noqonay haa wa sax idinkoo wadan aya noo imaaten lakin hadane wala odhankara

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaH Soomaaliyeey Been Maan isku sheegeyna Sida Wiilkii reerkiisa Labada mar dhurava beenta ah ugu sheegay Inuu Cunayo Xoolahi dadkiina Markii Saddexaad Ay dhagaha ka XirteeN, Sheekadaas kuligeun Wan maqalmay Inaanan Beenaale Warka qaadaN Nabega Nabadgalyo iyo Naxariis korkiisa Ha ahaatee intuusan Nabinimada Loosoo Wax goon hore Logan bartay Inay Gaaladii Xiligaas jirtay Siddiiq ugu NaaneysaaN.

  • @mohamedosman2183
    @mohamedosman2183 3 ปีที่แล้ว +11

    Somaliyey Wx hubsada qofkani wxd kadhigteen qof dambile ah ila laga cadeyo inusan waxba galabsan. Qalad wye. He is innocent until proven guilty(wa qof an waxba galabsan ila laga cadeeyo qof dambi leh).Wqtigan inta Tageero u ah ayn kujiraa.

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว

      He is not quilty of anything. You belief the haters.

    • @aamiinabdilahi3696
      @aamiinabdilahi3696 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa nin somaliyeed oo caqli leh inagu waxa aynu liidnaa keena isha dheere Sufyaan hala helo cid ladooda hadii lawaayo waxaanu nahay inaanu garab istaagayno insha Allah

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 3 ปีที่แล้ว +13

    mar idage alle hadago 2 idagana ana isdagay hore usoco somalilaand

    • @amalaralle2407
      @amalaralle2407 3 ปีที่แล้ว

      Calan soomaaliyed ma aha wa calan gumeysi

  • @abdi-azizabdi-rahman3152
    @abdi-azizabdi-rahman3152 3 ปีที่แล้ว +4

    Sufyaan sheekh axmed waa cadahay in eedihii luguu haystay ay wada been yihiin
    Hore u soco oo haka hadhin wll hadad ogtahay inaanu faaido inoo lahayn calankani
    Inaad umadada u kacday waa waajib kaa saaran
    Hore u soco wll sufyan

  • @YusufYusuf-ut5gu
    @YusufYusuf-ut5gu 3 ปีที่แล้ว +1

    This guy are very smart

  • @khadramohmed1565
    @khadramohmed1565 3 ปีที่แล้ว +3

    Soomaaliland guul insha allaah markasta cadowgaagana cagta hoostiisa haku jiro Aamiin yaa rabi

  • @YusufYusuf-ut5gu
    @YusufYusuf-ut5gu 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waa nin aqli badan dhabtii calankan was sax suu shegay

  • @intifaacshopping8950
    @intifaacshopping8950 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan taageersanahay sufyaan xaga sland iyo xaga calankaba

  • @ahmedguiled2739
    @ahmedguiled2739 3 ปีที่แล้ว +15

    From s/landers inleyn runta ayaad Ku haysateen
    RUNTII WAAYE BLUE FLAG NOT MIDEEYE
    BLUE FLAG KILLS US

    • @samatarhussein4368
      @samatarhussein4368 3 ปีที่แล้ว +3

      And you killed awdal sol sanag cayn.

    • @ahmedguiled2739
      @ahmedguiled2739 3 ปีที่แล้ว +3

      @@samatarhussein4368 me from AWDAL AHNA SOMALILANDER
      WALAALO ANIGUBA HADH MAAN SIIXINEYN
      DAWLADAANA ISKU KAAYO DIRAYSEY
      ALXAMDU LILAAH MANTA WAXAASI OO DHAN WAANU KA GUDUBNEY WALAALO AYAANU KA NAHAY QARAN NA DHISTEY
      INSHA ALAH DIBNA U DHICI MAYSO
      DARIF ILAA DARIF WALAALO AYAANU NAHAY

    • @samatarhussein4368
      @samatarhussein4368 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmedguiled2739 kkkkkkkk. Adigoo habar awal eeh . Beenta wa munafiqnimo. Heego cabaadwayn.

    • @ahmedguiled2739
      @ahmedguiled2739 3 ปีที่แล้ว +8

      @@samatarhussein4368 alle magaciisa ayaan Ku dhaartey, ANIGU R/AWDAL SOMALILANDER AH AYAAN AHAY
      MSHAA ALAH BEELWAYNTA H/AWELNA WAA ABTIYAASHEY

    • @ahmedguiled2739
      @ahmedguiled2739 3 ปีที่แล้ว +5

      @@samatarhussein4368 viva somalilanders

  • @maryanmohamed6311
    @maryanmohamed6311 3 ปีที่แล้ว +7

    NIDIR BAAN HORUMARAY NIYADAYDU WAA MEEL HADII AANAN SOO NOQON CALANKAYGA NUUROOW ALLAHAYOW KU NABAD GELI

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 3 ปีที่แล้ว

      Maashaa Allaah waayo waayo iga dheh
      Alla aduunkii hore macaan badneydaa noloshu

  • @gblaadhheeso5672
    @gblaadhheeso5672 3 ปีที่แล้ว +9

    I like this guy you can have a sensible discussion with him

    • @muxyadinbarkad1596
      @muxyadinbarkad1596 3 ปีที่แล้ว +1

      Sensible discussion? Too much conspiracy theory on your TH-cam can have this effect

    • @MrAkbar2
      @MrAkbar2 3 ปีที่แล้ว

      Many people who are bad people have a charming personality. See serial killers like Ted Bundy, who was wonderful in interviews. They use their charm to lure and disarm people. I bet he was charming all the people at the radio station right up until the point he shot them dead.

  • @mohamedo8596
    @mohamedo8596 3 ปีที่แล้ว +28

    Wax iska cad waaye,in ay Talyaaniga ka'imaaday calankaan.Mugdi kuma juro

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo mcn subscareb igu caawi wll khayr hel wll

    • @mohamedcadoow4123
      @mohamedcadoow4123 3 ปีที่แล้ว

      Haaaa waa wax iska cad

    • @adanturu4851
      @adanturu4851 3 ปีที่แล้ว +1

      Shakii kumajiro inaadan somali aheyn

    • @adanturu4851
      @adanturu4851 3 ปีที่แล้ว

      Taakeye mid ben kumusan sheegin clanka dad somali kuhoslaay

    • @jomar1509
      @jomar1509 3 ปีที่แล้ว +2

      WAxa sidaa aaminsan gacan kudhiigle taakeeye oo laharsan la,a dhiigii wariyaasha,iyo maangaab adigoo kale ah ,waa maxay faaidada ugu jirtay talyani inuu ku dhaho calan baluug ah sameeso kaas oo cirka u eg,dhexdana uga qor xidig 5teeda gees tilmaamayaan 5tii qeybood oo aan u qebsaney soomaliya una gumeysanay,,waxa la arki jirey wadan raadkiisa iyo gumeysigiisa inkira oo tir tira laakiin calamka laguma arkin wadan dhahaya calankaga ku cadee sidaan idiin gumeystay tan kale calanka markii la dooranayay waxa laga dhex xushay calamo badan oo xataa dad baa soo jeediyay in sac ama loda lagu sawiro ,ragaasna ma talyani ama amxaaro aa usoo dhiibtay ?

  • @abdikaficafo7276
    @abdikaficafo7276 3 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland shacbkeeyga waxn u sheegayaa ninkan awrkisa ayuu nagu kacsanayaa ee qirada yeeyna naqaadin war jooga war ninkan waxbaa u qarsooon jooga

  • @xamsehassan5043
    @xamsehassan5043 3 ปีที่แล้ว +7

    Calanka Haddi labadalo iyo Haddi kaleba somaliland mardanbe lamidobi mayso.hal mid bay somaliland midnimo ku qasbantay waa marka 5taa calanka astaanta u ah isu yimadaan.

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว

      Who needs your unity? Take Hargeysa and Burco and shuff it behind where the Sun did not shine

    • @suhaibduco4496
      @suhaibduco4496 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdullaahiismaaciil5708 igu filn intaasiba wllky ALX❤

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว

      @@suhaibduco4496 brother Allah ha kuu barakeeyo. Soomaali waad iska saarteen
      Cuqdadna idinku fogaatay

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 ปีที่แล้ว +4

      Sool sanaag iyo cayn borame 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏
      .somalind majiirto

    • @zeynababdi964
      @zeynababdi964 3 ปีที่แล้ว

      Waaruntaa hore u socoda reer somaliland dadkayga no dib u socodnimo hore u socoda 🥰🥰🥰❤ somaliland wa qarn madaxbanan 🥰🥰

  • @hajiyusuf5648
    @hajiyusuf5648 3 ปีที่แล้ว +5

    Maanta dhan waxuu rabaa inuu calan ka hadlo waxaad waydiisaa wariyaashii uu laayey

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Wllo mcn ado raaliya subscareb igu caawi wll khayr hel

    • @guleed7017
      @guleed7017 3 ปีที่แล้ว

      Haji wa calan shaytane Subscareb ayan ku caawi😂

    • @abdi-azizabdi-rahman3152
      @abdi-azizabdi-rahman3152 3 ปีที่แล้ว

      Adigu cadayn keen ama markhaati taagna malinkii uu dilayy isla saacidii uu dilayay goobta uu joogay indhihiisana ku hayay hadad keento waa dambiile
      Hadii aad keeni waydo adiga jaahila oo qof aan dambi lahayn burush xaar leh la daba socda

    • @ummuabdullahi4483
      @ummuabdullahi4483 3 ปีที่แล้ว

      Lacag uu ku soo qaatay waraysi hore wuxuu ku yiri wadan hadii la rabo in la baan iyo Calankaa laga badalaa

  • @cabdiaadanxeriye4357
    @cabdiaadanxeriye4357 3 ปีที่แล้ว +1

    waan ka helaa sufyaan

    • @nurtoabdi7005
      @nurtoabdi7005 3 ปีที่แล้ว

      Ma fariidnimada iyo indha adeega ayaa kaga heshey kkkk

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 3 ปีที่แล้ว +3

    Anigu wan kaso qancay in Arrinka Calankaan Uunan inaga Turjumin Sxipoyaal.!!

  • @zeynababdi964
    @zeynababdi964 3 ปีที่แล้ว +1

    Kani waa fariid inan neceb nahay calanka bulooga uu garaanayaa 😅😅😅🤣🤣🤣🥰 viva takeeye

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 ปีที่แล้ว +12

    Malaha ciwaanka barnaammijka (afar xaasle) anshaxi saxaafada waa ka baxsan yahay inkasta oo aanan aniga waxba iga khusayn

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsan tihiin wariye ilko case iyo taakeeye

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii nin dheh gobanimo calanka somaliya waxa uu matalaa shan somaliteed away shantii somaliyeed. Jabuuti, somaligalbeed, somalikiinya, marhadii laba isku hadheen ama ha isku yimaadeen oo calan hasamaysteen ama hakalatageen lakiin laba gobol ookaliya shan halagu sheego maya .waa runtii .allah haku guuleeyo

  • @sheikhbukhari309
    @sheikhbukhari309 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkii markii hor wan watay lkn markii uu calanka fargliyo Ku sameyaya ayaan nacay

    • @Thomas-dj4sr
      @Thomas-dj4sr 3 ปีที่แล้ว

      Calanka soo baadh wllo horta ha iska qiiroon talyaanigu wadamaduu gumaysanayay calamadii uu u sameeyay

    • @alimo3011
      @alimo3011 3 ปีที่แล้ว

      waan garanayaa ninkaan. FBI iyaga ayuu u shaqeeyaa waxayna rabaan inay badalaan calanka shanta somaliyeed. Please ogeysii qof walba

  • @leylaaden3452
    @leylaaden3452 3 ปีที่แล้ว +1

    Takeye wa fariid qofka wixi laguxasuqay carurtisa iyo dadkisa inad la daba orodo maha viva takaye

  • @ahmedguiled2739
    @ahmedguiled2739 3 ปีที่แล้ว +11

    From Somaliland
    This blue flag (shaydaan)
    Tuura

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo mcn ado raaliya subscareb igu caawi wll khayr hel wll

    • @WIILWAAL1
      @WIILWAAL1 3 ปีที่แล้ว

      Shit baatahay... kan somaliland is shit carabi flag

    • @ahmedguiled2739
      @ahmedguiled2739 3 ปีที่แล้ว +1

      @@WIILWAAL1 subxaanalaah alle hku hanuuniyo
      Midna ogoow
      Hadey Ku dhibayso TAWXIIDKA KU QORANI
      WALAAHI ILAA YAWMAL-DIIN WUU KU QORNAANAYAA
      TAWXIIDKAA SARAYNAYA

    • @suhaibduco4496
      @suhaibduco4496 3 ปีที่แล้ว +1

      Qaladka reer waqooyigu sameeyen ayaa ah calan ay sameysteen koonfur oo u gumeystay talyaaniga oo aanay aqoonba u lahayn wuxu yahay by anyway calankan aan hada hysano ayaa nagu filan ALX💓

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedguiled2739 fuck YOU calanka Somalia abaan noosii

  • @MustafD54
    @MustafD54 3 ปีที่แล้ว +3

    anshaxa saxaafada ma ahan in aad tiraahdo afar xaasle kaliya magaciisa sedexan

  • @kalshaalemedia1685
    @kalshaalemedia1685 3 ปีที่แล้ว +3

    In Mindidii dhigooda lagu daadiyey sanka laga geliyo !

  • @gaadhhayegaadhhayee6627
    @gaadhhayegaadhhayee6627 3 ปีที่แล้ว +7

    Calankan Xidigta Ku Taal waa 5 ta Somaliyeed 5 tii Somaliyeed na way Kala Tagtay Gees Qudha Soo hadhay Marka gabigiisu ba waa been calankan
    Somaliland na intay Calanka Tawxiidka Dajiso inay Calan kale saarato ha Ka sugina

  • @khalidmukhtarabdiwali1201
    @khalidmukhtarabdiwali1201 3 ปีที่แล้ว +1

    Sufyan gar iyo gardaraba waaan kuwata

  • @abdikarimalidahir8879
    @abdikarimalidahir8879 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah halkaada kasii waaadna gaareysa hadaflada

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Wllo mcn ado raaliya.subscareb igu caawi wll khayr hel wll

    • @abdikarimalidahir8879
      @abdikarimalidahir8879 3 ปีที่แล้ว

      @@kabtancabays waan ahay wll qaali

  • @mohamedabdi-farole5780
    @mohamedabdi-farole5780 3 ปีที่แล้ว +1

    Taageeye runtii waxbadan oo xaqiiqa ayuu sheegay sida 26 Jun inaanay somaliland mooye ina Somalia xaq u lahayn in ay u dabaal degaan taasi waa xaqiiq weeye

  • @asiayounis7498
    @asiayounis7498 3 ปีที่แล้ว +2

    waxaan salama Nuur, ilkacase iyo jamac.......................................mr TAKAAYE WAXAAN ODHAN LAHAA WE LANDERS WE DONT HATE THE BLUE FLAG BUT WE JUST SAY IT DOES NOT REPRESENT US

    • @ahmedguiled2739
      @ahmedguiled2739 3 ปีที่แล้ว +2

      From Awdal mother of Somaliland I agree u
      Sister

    • @asiayounis7498
      @asiayounis7498 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedguiled2739 my husband is reer awdal.salan wll

    • @ahmedguiled2739
      @ahmedguiled2739 3 ปีที่แล้ว +1

      @@asiayounis7498 thanks

  • @alihersi7825
    @alihersi7825 3 ปีที่แล้ว +2

    Soo dhowaaw aqoon yahan sufyaan rabi haku xifdiyo waa garan karnaa kuwa ku dhalecaynayo mahan kuwa aqoon iyo garaad midna aanan saxib u ahayn

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 3 ปีที่แล้ว +3

    War ninkaan waa Mujrim
    Calanka 🇸🇴
    Calan wax ma mideeyo ee dadka ayaa midooba, qaatana wixii dan u ah.
    kan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴waa wax aan isku garano waana Astaan Qaran.

  • @adanturu4851
    @adanturu4851 3 ปีที่แล้ว +1

    JAMAC GALAD ADIGAA KAROON TAAKEYOW

  • @nasrajimale484
    @nasrajimale484 3 ปีที่แล้ว +1

    MA kasaa la soo shirtagtay

  • @ereg4539
    @ereg4539 3 ปีที่แล้ว +5

    Sufyaan arinta uu kahadlayo waa sax calankaan talyaani iyo qaramada sheydaan ee fadhigoodu yahay New York
    Ayaa noo sameyay
    Haduu dad dilay asagey gaar utahay
    Dhiig islam qofkii gala asagey dhibeysaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Hi e maxaad ku cadayn in talyaani iyo shayaadiini samaysay haduuse dhiig badan daadiyey sidee umada wax ugu sheegi karaa mise qabiil baad ku taageeraysaa

    • @Thomas-dj4sr
      @Thomas-dj4sr 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 wllo waxaa cadayn kuugu filan koonfurta somalia markii uu gumaystihii talyaanigu yimi waxa uu u sameeyay calanka 🇸🇴 oo hal shabeel oo kaliya leh shabeelkuna ka turjumayo gobalka shabeelooyinka markii koonfur iyo waqooyi midoobeena 🇸🇴iyo laba shabeel ayaa laga dhigay wxaanad baartaa talyaanigu calamada uu usameeyay wadamadii uu gumaysanayay

  • @dhaladali5320
    @dhaladali5320 3 ปีที่แล้ว +4

    halkaada ka wad sufyaan. 2003 ilaa hadda waan ka soo horjeeday. calanka waa daaguud culumada iyo ardada diinta oo idil wey diidan yihiin calankaan.

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 3 ปีที่แล้ว +7

    It doesn't matter whether taakeeye murderer or not he is damn smart

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa wax Iska cad in calankaan uu talyaani keenay
    wallahi Somalis, the truth is clear,
    Waan waafaqsanahay arakinaan sufyaan

    • @abdirashidhussein3029
      @abdirashidhussein3029 3 ปีที่แล้ว

      Arinta Calan Maaha Yan Lugu qaldin Ujeedka Ninkan Wa in Diigi Uu Isduudsiiyo Oo Calan Isku Hogo.

  • @ummuabdullahi4483
    @ummuabdullahi4483 3 ปีที่แล้ว +1

    Akhas somali qofka wadankooda burburinaayo ayay waraysanayasn Warninkaan hala xiro dagaal buu idunku soo qaado

  • @fartman123451
    @fartman123451 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani waa mawaadiin Somali ah

  • @Istahil416
    @Istahil416 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekeeye wuu waalan yahey. Beenta iyo dadbaa iga danbeeya ka bacdi. Somaliland calan iyo calan la'aan idiinma soo socoto. Calanka vaticanka hadaad rabtaan saarta. We could careless

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 ปีที่แล้ว +6

    Aqoonyahankan khatar waaye dadkan miyay waxas kasayaan dad oo badaw ah waaye

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Wllo mcn ado raaliya subscareb igu caawi wll khayr hel wll

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 3 ปีที่แล้ว

      @@kabtancabays hayee i dhunko aa kuu saaree subscribe

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sufiyan

  • @ubahabdiub7636
    @ubahabdiub7636 3 ปีที่แล้ว +3

    Beenaalee reer jigjig waxay raadinayaan side ugaadhi lahayeen Calanka blue ah

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 3 ปีที่แล้ว +1

    Meenbadanaa waxaan soo ahaa macalin baan ahaa oo todoba iyo toban sano baan jiray macalinbaan ahaa waxyar kabaxdi keenyuu qoxoiti ku ahaa isma qabaneeyso 17 macalin waxku noqdo lama arag Marka ninkan waanin wareersan xabsiguu kusoo waashay ninkana si dhaqao hanalooga qabto intuunan dhalinyarada marin habaabin ninkan waxa uu mareeykan wadankiisa ooga soo masaafuriyey ayaa meesha kujirta dad ayuu a lashaqeeyaa keenyana ninka intuu balaayo kale ka abuurin oo al itixaad ah ha iska soodhexqaado dhiigyacabkan waxbuu kudabaqayaaye sheekooyinkan uu meesha lasoo taagan yahaye

  • @alimo3011
    @alimo3011 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ogahay ninkaan inuu u shaqeeyo wakaaladaha amniga ee Mareykanka. Mareykanka/UK/Ethiopia/Kenya waxay rabaan somalida inay iska daayaan shanta xidig(shanta Somali). ee waqooyi iyo koonfurna laga dhigo oo keliya. Waa sababta uu uga hadlayo calanka 24/7.
    Please ogeysii qof walba

  • @salaxudin7307
    @salaxudin7307 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxan sugnaa ba wa sufyan gashanle 💪💪

  • @xagar77
    @xagar77 3 ปีที่แล้ว +4

    Xagga eedaymaha wax la hubo laguma hayo, he is innocent untill proven guilty.
    Lkn waxyaabaha kale si macquul ah buu uga hadlay.
    Waa nin aqoon leh xagga maadiga ah.

    • @jomar1509
      @jomar1509 3 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkk nin xamar soo galey 1991 isagoo mooryaan qori wata ah shimee aqoon yahan noqday marna qaxooti ku ahaa canada marna xabsi usa ah,mise xoogaa ingiriis ah in llagu hadlo baa aqoon ah ,waa anoo iraahda taariikha soomalida waxbaa ka khaldan oo geea aan dhaqano waxuu nooga yimid dhanka yemen ee sudaan iyo ithobiya inoogama imaan kkkkkkkk oo waxa jirtey wakhti aysan badd u dhaxeyn jabuti iyo yemen oo xataa xajka waa lo lugeyn jirey.

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 3 ปีที่แล้ว +5

    ha somali manebci balse somaliya wan kamadax bananay sidan uga madax banana 1960 26 jun wixi dhacay way dhacen inanu dib ugu noqono somaliya dhimashanu kaxigna

    • @xagar77
      @xagar77 3 ปีที่แล้ว +1

      Goormaad somalia ka madax banaanayd 1960 ka hor, waar sheekada naga hagaaji.

    • @suhaibduco4496
      @suhaibduco4496 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xagar77 inan ku jawaabo xita wan ka yixyixayaa wll lkn wllky somaliyeed ayaad tahay
      VIVA SOMALILAND❤

    • @xagar77
      @xagar77 3 ปีที่แล้ว

      @@suhaibduco4496 kkkk waxba haka yaxyixine su'aal uun baan ku waydiiyay hadaad jawaab u hayso tafadal xubban wakaraama.

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 3 ปีที่แล้ว

      @@xagar77
      1960 26 jun miyad masixi karta tarikhdu wa dhaxal & malmo suntan
      balse adiga waxba laga waydin mayo waxad tahaybaba iska yar

    • @xagar77
      @xagar77 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadmataankuriya sida dumarka adigoon u hadlin jawaab la fahmi karo bixi, 1960 ka hor ma wadan calan leh, madaxwayne leh, dastuur leh, qaramada midoobay xubin ka ah baa halkaa ka jiray?

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 3 ปีที่แล้ว +1

    Calanka daaroodka dooradiisa dooxageeya hargeysaba markay iska tuurtay nabad heshee
    maxaa maradan sheydaanka lamoodo ku inkaaray reer muQdisho waar iska diida bluuga oo dhan oo calan fiican samaysta baarwaQada janaale iyo afgooye u eg ama metala samaysta

  • @murtihabe2254
    @murtihabe2254 3 ปีที่แล้ว +8

    Aqoonyahan soomaaliyeed alle haku daaayo

  • @digekhalif748
    @digekhalif748 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad uga xumahey in aad wakhti ku bixisaan mooryaankan

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Wllo mcn ado raaliya subscareb igu caawi wll khayr hel

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 3 ปีที่แล้ว +1

      Calanka daarood dooradiisa hargeysa diiday muqdishana markay iska tuurto ayey kaladegeysaa

  • @hodanmuse7746
    @hodanmuse7746 3 ปีที่แล้ว +4

    War hanoo calanleynine wariyashii ma dishay haa mise maya?

  • @abdullahiereg3502
    @abdullahiereg3502 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkaan goomanka diiran waana waalay

  • @razak1350
    @razak1350 3 ปีที่แล้ว +3

    Taakeeyoow sxb hal naag isii

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 3 ปีที่แล้ว

      Taakeeyow sxb naagaha mid nasii plz il iyo inshaaraba waa jirtaaye

    • @amalaralle2407
      @amalaralle2407 3 ปีที่แล้ว

      👍 guul insha allaah calan wa calanka islaamka

  • @abdihassan6765
    @abdihassan6765 3 ปีที่แล้ว +6

    Kan waa qof walan

  • @calimaxamed9369
    @calimaxamed9369 3 ปีที่แล้ว +2

    aqoon daro waa iftiin la aan yaakeenay calanka xagee lagusameeye

  • @issaumar9505
    @issaumar9505 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa aqonyhn tayo iyo talo leh. Lkn muusan oron passport ki wa la iga ceshty. Mrkii qolyihi islamka u doodayey ey ku doodeen

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 ปีที่แล้ว +1

    YAA KURIRI DUMAR ISLAAM AH TV KU SOO BANDHIG WAX KASTA JID BUU U FURIN WAR FAAN BAY KAA AHAYD IYO WALIBA ALOW XAQA U HIILI AMIIN YAA DALJALAALI WALIKRAAM AMIIN AM

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 ปีที่แล้ว +10

    He is guilty he called Somali ethiopians they are Somali galbed people

    • @ashamohamed3328
      @ashamohamed3328 3 ปีที่แล้ว

      Waar hays daalin somaliland calan towxiid ku yaala yey hays taan hadaad boqol calan keento ma qaadanayaan

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      Jeegan deh garxajis calankas weey watan weena aminsan yihin hadaba

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 3 ปีที่แล้ว +2

    WAA YAAB NIN LAGU HAYSTO IN UU ISAGU GACAN KU DHIILE YAHAY BAA KU LEH CALANKAN DAD BAA LAGU LAAYEY CAJIIB

  • @mohamedaidid3089
    @mohamedaidid3089 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa run kskmad uu sheegayaa

  • @saygaadde7797
    @saygaadde7797 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wlh taakeye arinka Guuurka noofududeeya easy noga dhig from mugdisho calanka buluuga xidigta aya laga reebaya towxiidka ayalagu qoraa qurux markaas

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo mcn ado raaliya subscareb igu caawi wll mcn khayr hel

    • @saygaadde7797
      @saygaadde7797 3 ปีที่แล้ว

      @@kabtancabays waanku Saaray sister

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      Haa micna malaha basle dhulka maqan hala soo ceeliyo

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 ปีที่แล้ว

    Sufyaan waa nin lasoo adeegsaday oo shisheeye soo diray. Waa iska cadahay waayadaan in dalka Soomaaliyeed lagu soo duulay, iyadoo dhamaan soo duulayaasha waxaa gadaal ka riixaya qaar ka mid ah wadamada carabta iyo la heystayaasha Afrika. Marnaba Soomaali ma yeeli doonto isku dayada is wada barkan. Viva Somalia 🇸🇴

  • @hasanrashiid3957
    @hasanrashiid3957 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan sharciga hala mariyo cajir somalinader ah

  • @jimcaleabdi2298
    @jimcaleabdi2298 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax isaka cad weyaan calankan inanay samaysan somaliy wax lagu cabudaa shaydaan tarikhad dib uraac

    • @jomar1509
      @jomar1509 3 ปีที่แล้ว

      sheydaanku calan muu qabaa ?? bal noo sheeg meesha aad ku aragtay calan sheydaan kkkkkkkkkkkk taakeeye dhiigii musliminta uu laharsan wayay sheydaan baana ka qaalib noqday

  • @abdirahmanbarre9381
    @abdirahmanbarre9381 3 ปีที่แล้ว +4

    Yaan? Dhiig kuma daadan? Mohamed abdulle xalane dhiigiisii ma biyo ayuu ahaa?!!!!

  • @mohamedaidid3089
    @mohamedaidid3089 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa maxay midnimo

  • @mahamedismael4854
    @mahamedismael4854 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sufwaan waa nin runta ka hadlaya waxa ku cadaynaya dadka reer Somaliland way necebyihin Wil ki laguxedhay Hargeisa maxaa lo xedhay? Wiilki marku musqusha tagay farmajo moxo bilada ku siyay sstv idinko raliya waxa qalad ah in aad taytalka kadhigtan waa nin ki 4 domara qabay waa ceeb ayan leyahay
    Thanks
    Mahamed Ismael

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 ปีที่แล้ว +1

    Taakeeye Haddii aad aqoon leedahay maad uga faaidaysid dadkaaga oo xal u keentid in wax la qabto camal la'aanta, amni darada... Adigoo waliba soo bartay (sidaad sheegtay) "siyaasada guud iyo xalinta khilaafaadka" maad soo bandhigtid wax horowmar u noqda dadkaaga intaad calanka iyo dood madhaleys ah wakhti ku lumuneysid

  • @Maracadde21
    @Maracadde21 3 ปีที่แล้ว +3

    ninkani waa CIA Qofkani waa Tuug la so dirsaady whaaay Mareykan baa so dheersty

    • @musemuhumed5721
      @musemuhumed5721 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal nin kaan fikir ayu kahadlaya ee adika ha iska caronin ee qadiyaada kadageyso fikirkadhana kaa Amin.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@musemuhumed5721 fikir haduu ka hadlayo markii hore wuxuu diinta ayuu calankani khilaafsanyahay hadeerna siyaasad buu u bedelay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Kulmiye kan maraykan waxba ku aaminimaayo caawa waxaad moodaa in uu afhayeen soomaalilan noqday

    • @alimo3011
      @alimo3011 3 ปีที่แล้ว

      waan garanayaa ninkaan. FBI iyaga ayuu u shaqeeyaa waxayna rabaan inay badalaan calanka shanta somaliyeed

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      @@musemuhumed5721 ninkaan waa FBI

  • @anoah1517
    @anoah1517 3 ปีที่แล้ว +6

    Sheekadiisi oodhan waxa uu ku wareejiyay somaliland si isaga looga mashquuulo 😂😂😂 smart guy

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Wllo mcn ado raaliya subscareb igu caawi wll khayr hel wll

    • @mmimmi2289
      @mmimmi2289 3 ปีที่แล้ว +1

      Reer somaliland ayuu ogaaday inay yihiin dad indha la'aan isaga tageera qofkii magacoga mlin meel ku xusa hda kuwa badanoo tageerayoo reer somaliland ahbd arki

    • @abdirisakkahen
      @abdirisakkahen 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mmimmi2289 anagoo og baan taageeraynaa sababtuna boqolaal dhiigyo dhab baa somalia jooga kama duwana kuwaa asiguna

    • @mmimmi2289
      @mmimmi2289 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakkahen hdaad sida adoo u og aad taageereyso bqolal dhiigcabayna jiraan mxd hdaa siyad bare faqashba dadkayaga laysay la haysaan miyd ku taagertid ama marka aad sawirka sida moorgan oo kle aragtan la caytantaan miydkaga raali ahaatid mise dhiiggina ayaa ka barakeysan dhigga klee la daadiyey F:G waa hdii aad reer somalilandta thy blse hdii aand ahyn wxnku odhnlaha ader adi kulama heystee xga hore u hyso

    • @abdirisakkahen
      @abdirisakkahen 3 ปีที่แล้ว

      @@mmimmi2289 dhiigyacabada aan ka hadlayaa waaa hadhaagii siyaad bare morgan iyo boqol kale aad geesiyda u taqaanin marka kuwaa maatiga caruur xasuuqay wax laga qabto oo la maxkaadeeyo uun baa cid kale la raadsan karaa lakin kuwaa oo nool takeeye arintiisu meel sole weeye sxb dulmi cidna kuma taageersani kuwaasi miyaanay ka horeyn casey maha loo hayaa lakin ninkan sheekada lagu eryanayaa was tuhun

  • @mohamedaidid3089
    @mohamedaidid3089 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa in aad ka fiirsataan tobiga aad ka hadlaysaann

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhagaxtuur iyo SYL oo tayaanigii ladiriray xitaa wuu inkiraa

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo mcn ado raaliya subscareb iisar way icaawin wll

  • @libancabdilahi1740
    @libancabdilahi1740 ปีที่แล้ว

    Calankaa ha lagubo

  • @fadumoomer1790
    @fadumoomer1790 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wall sawtii lalahaa waa laxidhay subxaanallaah

  • @abduladansharif9548
    @abduladansharif9548 3 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahi SSTV waa meel Dulmiga lagu barbaariyo! War Iidoor Calan ma diidana ee midnimada ayaay diidanyihiine, ninkan haddii aad wax weeydiineeysaan, weeydiiya xasuuqii weriyeyaasha?

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      cagdheer waa komboyin marka qaarkod

  • @dhaladali5320
    @dhaladali5320 3 ปีที่แล้ว +1

    sufyaan ha qaldamin soomaaliya iyo afrika idilkeedba meysa xoroobin.

  • @wiilsanosman3118
    @wiilsanosman3118 3 ปีที่แล้ว +1

    somalida ay laayeena somaliland waa alshabaab xaruntooda sxb waana laqabanaya qabasho dhow

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว

      Xaarmaajo is ashabaab. Jiis mareexaan is ashabaab. Fahad yaasiin is ashabaab. Godane died 10years ore more ago.

  • @caliaxmad2109
    @caliaxmad2109 3 ปีที่แล้ว

    Sstv waa jecelnahay waana daawanaa.wax kasta oo Kala fogaynaya midnimada somaaliyeed.inaysan waraysi ka waadin.sida suyaan afar xaasle.

    • @zeynababdi964
      @zeynababdi964 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣 no midnimo taasi waa la sodhaafay. Jabuuti waa dawlad somaliland waa dawlad 2 dii kalena waa lagumaystaa. Somaliana gumaysi qarson ayaa ku soco da ee is xoree intaad midnimo aan jirin jidanayso🤣🤣🤣

  • @shukrishacni8002
    @shukrishacni8002 3 ปีที่แล้ว

    Taakeeyoow waa lagu soo dirsadee yaa kusoo diray😎 lagu qaadye oo dhulku kula biqleeye.

  • @jomar1509
    @jomar1509 3 ปีที่แล้ว +1

    soomaliya calankeeda waxa markii u horesay lasuray ama latagey 1954 ,gacan ku dhiigle taakeeye xamar waxuu soo galey 1991 isagoo ah mooryaan qori wata ,hadaba waxuu rabaa in calan ka horeeyay 47 sano oo ay sameeyeen dad ka da,a, iyo aqoon badan inuu dhaho waa calan sheydaan,, waa su,aale taakeeye yaa barey ama u sheegay in sheydaanku calan leeyahay ? mise ninku maba ahan nin caafimaad qaba oo xataa markii wariyasha uu xasuqayay sheydaan baa ku shaqeesanayay ,masakax ahaan inuu u jiran yahay waa ka mauuqataa hada waxu ku dhegan yahay calanka,berrina magaca soomaliya,berri danbana xaduudaha wadanka

    • @abdimufc
      @abdimufc 3 ปีที่แล้ว

      How can you taking somalinimo adigo samaysay mass murder .

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 3 ปีที่แล้ว +1

    Calankeena 1863 waxaa qaatay oo samaystay dawlada Finland maraykanka iyo Latino dawlada ah yaa qaatay qarnigii 16naad iyo 16naad sidoo kale talyaaniga yay u ahayd calamad uu geeyay wadamada uu gumayssnayeen

    • @jomar1509
      @jomar1509 3 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk talyanigu maxuu u geeyn wayay libya,eriteriya kkkkkkkkkk hadaa been shegaysid sheeg mid run u eg,,xidigta 5ta gees leh waa astaan u taagan 5tii soomalida gumetstuhu u qaybiyay ,gumaystayaashaas waxa kamid ahaa tallyaaniga markaa talyanigu tilman muujineysa xumantiisa noomaba keeneen ee taakeeye waa gacan ku dhiigle raba inuu isku qarsho calan iyo waxan loo joogin dadkii uu xasuqay ehelkooda ayaa kusoo maqan

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkk good question walahi waxan islaha weey kacararayan waan unaxay nagah 🧕🧕🧕🧕😂😂

  • @siidalimohamed9198
    @siidalimohamed9198 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxan arkay astaanta Qaranka talyaaniga waxbaa iiga baxay...

    • @higaadchannel4440
      @higaadchannel4440 3 ปีที่แล้ว

      Asc xasaskaga makujiraan talakunoon ka mid miya?

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว

      @@higaadchannel4440 kkk talo ku nol wax la arko mahan miya dabcan way ku jiran nagaha

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 3 ปีที่แล้ว +3

    Calanka somaaliyeedow carshiga ka nuur cirkaad u egtahaye rabiyoow lagaa cabsado kuwii ku caawini lahaa kaama caajisaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan hubaa 100% in Arrinka Sufyaan aay waxbadan Ka Saxanyihiin Somliyeey Wax Baaris iyo Aqoon hore Ama Taariikh ayaa wax loga hor imadaa Bal wax so Bandhiga Ama Aqbala Ceydo wa Anshax Xumeee.!!💯❤

  • @wiilsanosman3118
    @wiilsanosman3118 3 ปีที่แล้ว

    mabadaleyno somalilandna waxaa uimaandoona awooda abuuraha waana laqabandonaa sidii dadkii horre si lamid ah

  • @qaran-maal1319
    @qaran-maal1319 3 ปีที่แล้ว +1

    kan maba xıshoonaayo wlhı lkn waxa ka khaldan kuwa wareysanaayo oo aad ıdınka ugu horeysaan waxaan warkıısa naguma cusbeee naga daaya walalayaal waxan waa ıska rıyoodayee

  • @murtihabe2254
    @murtihabe2254 3 ปีที่แล้ว +3

    Indheer garad lahubo

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 3 ปีที่แล้ว

    Markuu soo shaacbaxayey somaliland masoo hadal qaadeyn lkn hada fursadkale oo fikirkiisa ku soo bandhigi karo buu arkey sharkiisa ilaahay baan kamagan galney.

  • @omerabdillahi5996
    @omerabdillahi5996 3 ปีที่แล้ว

    Sc Calanku sidiisaba waa Maro Somaliland waanu necebnay wa dhab.laakiin Somaliland illaa Somalia u bislaadaan walaaltinimadda ma soo noqonayso.Xoog,Xoolo iyo islaamnimo.idinkaga tegimayno.laakiin Idinka waxba idinka sugumayno aan ahayn midnimo aan waxba ka husayn.