TIKTOK GACANTA GALI 🤣 | MEELIHII SARAAKIISHA IGA MENTION GAREEYEEN AYAAN DUL TAGI DOONA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 708

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +302

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 2 ปีที่แล้ว +68

    Waziir Tiktok gacanta gali ayaanba sugeeni Ani Ayaa ka kow Ah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +36

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم🧡🙏

  • @faatimajaamac7488
    @faatimajaamac7488 2 ปีที่แล้ว +16

    Dadkaan Meesha commentiga miyay dhex seexdaan waaba kaa horeeyaan😄😄..
    dadkaan Saan ucayuumayay waan dhameeyay warba i cafiya 😄😄waa idhibteene

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 2 ปีที่แล้ว +81

    ZAKI LEGEND ALWAYS LEGEND ❤

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 2 ปีที่แล้ว +2

      Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @yasminmaxamed5583
    @yasminmaxamed5583 2 ปีที่แล้ว +17

    Wali mana sogarin dhaxdo kudhumay🤣🤣🤣🤣

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 2 ปีที่แล้ว +47

    😂😂😂😭 qolkah jiifkah maanu reepin Kan fadhigah ha noloo tilmaamo 😭😂😂😂💔 pin waziir

  • @ladanabdirisaqfaarah3384
    @ladanabdirisaqfaarah3384 2 ปีที่แล้ว +5

    Waziirka waa nasoo gaaray lkn isla gaarigiiba kusoo celinay lugo iskiin ee manii yimid🤣🤣🤣

  • @abshiramohamud3809
    @abshiramohamud3809 2 ปีที่แล้ว +6

    Zaki bin xaji ban dawadhey manaqoslin macqul maaha 😂😂😂😂😂🥰

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 ปีที่แล้ว +63

    Legend always ❤ zaki Binu xaji

  • @nasropea9639
    @nasropea9639 2 ปีที่แล้ว +5

    I love you cali fanax ku tiray dhib badna inintan🤣🤣🤣

  • @bashiirabdulaahi
    @bashiirabdulaahi 2 ปีที่แล้ว +8

    Barnaamijkaan hdaa ku heesato ani called 👍

  • @wardaabdalla7417
    @wardaabdalla7417 2 ปีที่แล้ว +9

    Waziir wan jecelhy barnamijakan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman 2 ปีที่แล้ว +10

    8:30-9:22 Big Vaaaar Yaaa wasiir xafad jooga ila bari baa maqnaan aaaaa 📱 Hello Wasiirada Maqal ma jiraa wasiirka wuu baxay meel uu adayana noma sheegin hada nahay Saraakiishiisa waxaanse wararka ku heleyna in uu ku wajahan yahay Meel ka baxsan Xafiiska & Guriga iska garo deee hadalka ma wada qayixi karnee 🤣😁 baaritaan dheerad ah samee xalada waa Qatar 🚨 🚔 Howlkal wacan kkkkk

    • @maxamedxuseen3236
      @maxamedxuseen3236 2 ปีที่แล้ว

      WAsiirka waxaan umalayn inuu wali joogi

    • @cabdulahijuha6635
      @cabdulahijuha6635 2 ปีที่แล้ว

      Wasirka dabagal baan ku haya
      Gurigi magarin
      Howgal wusoda ogada

  • @yulkabillioner385
    @yulkabillioner385 2 ปีที่แล้ว +14

    Wasiir cafis io masamax dheqada aad lugta Galisay😁😁legend always zaki bin xaji

  • @bakaridle2828
    @bakaridle2828 2 ปีที่แล้ว +20

    Hope you deserve every Somali subscribe because you are legend and role model

  • @caaganejr
    @caaganejr 2 ปีที่แล้ว +1

    Computer science Tutorials ayaad ka helaysaa channel kayga, I Soo raac, thanks

  • @zaalimjokar5783
    @zaalimjokar5783 2 ปีที่แล้ว +1

    ramdaan ayaa soo dhow barnaamish noo cee soo wadaa

  • @Injineer252
    @Injineer252 2 ปีที่แล้ว +2

    Zaki waaa wil talanti lehe isoqabo TH-cam ka ayan mesha ku gureba

  • @hafzahubby1346
    @hafzahubby1346 2 ปีที่แล้ว +32

    Zaki guddoomiye wd iga qoslisay allha kuxfdiyo🥰🤣🤣

  • @Mame_haaji
    @Mame_haaji 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaji malahaa balbalarka 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @caynisulaymaan4560
    @caynisulaymaan4560 2 ปีที่แล้ว +1

    Seriously qof qalpi wngsan thy Allh ku sharfo respect 🥰

  • @Modeeq
    @Modeeq 2 ปีที่แล้ว +7

    Lol 😂 Balbalaarka umadeena maahan 🤣🤣🤣

  • @fatemahaashi7371
    @fatemahaashi7371 2 ปีที่แล้ว +3

    Tik tok waxaa mooda somaalia in lo sameeyey cajib .waziirka always you are amezing go your fornt

  • @izraahappy8796
    @izraahappy8796 2 ปีที่แล้ว +4

    Intii maanta soomanayd Allah haka aqbalo kuulligeen ba insha allah liketa hala dhaafin wllo🥰🥰😇😇😇

  • @sagaleymohamed2703
    @sagaleymohamed2703 2 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂😂😂wasiir ani waan kuwacee wili ma adan garin

  • @asmamuxumed354
    @asmamuxumed354 2 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صلي وسلم وبارك عليه وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🥰😍💖

  • @zahrakassim3902
    @zahrakassim3902 2 ปีที่แล้ว

    Bin hajj wewe ni ajab saana love you my son.shukran saaaana.

  • @maxamedapdilahi9576
    @maxamedapdilahi9576 2 ปีที่แล้ว

    Wraa wasiirku waa dhaarsan yhee ilaa beri ku lhaa 😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣🤣😀😀🤣🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣🤣😀😀🤣🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣🤣😀😀🤣😀🤣🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣😀🤣 diyaar 🤣🤣wye

  • @dhuunkaalcarole2679
    @dhuunkaalcarole2679 2 ปีที่แล้ว +1

    wlh markaan tik tooga kadaawaday kuma qosli lkn hada waanku qoslay fartuun iyo babajay

  • @khatrasamatar2995
    @khatrasamatar2995 2 ปีที่แล้ว

    Intee joogyaa 😅😅😅😅🤣🤣🤣😂 xaafada kkkkk iga soo dhaqso diyaar waaye😅😅😅😅😅😅

  • @izraahappy8796
    @izraahappy8796 2 ปีที่แล้ว +1

    AllA Caawa saaid uqosle anoo calooshu ibuuxde hadda so afury

  • @micraajgacal1434
    @micraajgacal1434 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ardayga somaliga wa xaqiiq runtii allow nasaacid oo baahideena buuxi
    Madaxdeena xaqa garadsii si ey masuuliyadooda ugutaan

  • @ramadaanmxd4608
    @ramadaanmxd4608 2 ปีที่แล้ว

    Tiktok inan waqti ku bixiyo wan iska daayay waayo isbuci wixi i dhaafay halkana kala socda uguna xamaasada badnaa thnks waziir

  • @elossmania
    @elossmania 2 ปีที่แล้ว +10

    SargaaLe Xoog Baan kuu SaLLaamayaa 👋✌👋 Jaw Jaw

  • @khaalidtawakal9552
    @khaalidtawakal9552 2 ปีที่แล้ว +1

    Waziir horta wadankee joogtaa

  • @baarikofficial8182
    @baarikofficial8182 2 ปีที่แล้ว

    Zxb Zaki Bina xaji socdal Soo qawo noh ( say stop see stop kalama stop ) Soo qawo noh

  • @abdiwahidissa2473
    @abdiwahidissa2473 2 ปีที่แล้ว +2

    Zakiyow you're funny and talented MashaAllah brother

  • @neimamohamed5415
    @neimamohamed5415 2 ปีที่แล้ว

    Hal mar ayan ka mention kareey the last vidéo gabartaa xajigeegaa radinaysaa wa ani thnks uu wan kaftamayee anyway horoy uu soco walalkay

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 2 ปีที่แล้ว +2

    Wasiirka dawaday mana qoslin ben weye😁😁😁
    lEgenD Alweys LegenD🥰🥰🥰👊🏻

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 2 ปีที่แล้ว

    Waziir SULDAAN suheyb waan wataaa
    Cimaamadisa mahesan karo war kutura cimamada 👀👀👀

  • @abtimuumin3263
    @abtimuumin3263 2 ปีที่แล้ว +1

    waanaga soottage

  • @HassanAhmed-en4lx
    @HassanAhmed-en4lx 2 ปีที่แล้ว

    😫😫😫😭😭😭😭Dharaartii timaadaa rajaan dhoorayaaye. intaas markuu yiri wlhi qalbigaa ixanuunay.

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 2 ปีที่แล้ว +3

    Habeenaa see seexanaa waxaan soo kacaaa🤣5 qof oo left qaadatay

  • @cabdicalimakuuti1508
    @cabdicalimakuuti1508 2 ปีที่แล้ว +1

    Waziir rutii aad baan kuu taagyraa video yadaada aad baan ugu xerana ahy

  • @wllmohametofficial7828
    @wllmohametofficial7828 2 ปีที่แล้ว

    Legend zaki bin haaji wlhi wanku Tagera zxp keep going bin haji🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @zapnaappe8449
    @zapnaappe8449 2 ปีที่แล้ว +1

    Waziir ragiibeynalaqeebsanaayaan Awalaa dumarkii layaabneen 😭😳😳

  • @abdulkadir_mohamud
    @abdulkadir_mohamud 2 ปีที่แล้ว

    left tiga wuu nagu batay lkn wax naku soo qaldamo majiraa
    ee rago yeenan dhamaan

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 2 ปีที่แล้ว

    Herdhe anagaa isku badneen nimanka xagee usoo socdaan Ilaahey hanaga kiin celiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Sharif_abuzaid
    @Sharif_abuzaid 2 ปีที่แล้ว +16

    Legend always legend waziir zaki keep up 🙏💯

  • @nimcoabdirahman1768
    @nimcoabdirahman1768 2 ปีที่แล้ว +16

    Maanta waad raagtay waanu kuzugaynee from hoyga fanka 😍 ♥ 👌

  • @nasrohussien9776
    @nasrohussien9776 2 ปีที่แล้ว

    inta wxn marke arkaaan aaqiro iyo calamadaha qiyaamaha xasusato iso raaca alle hayna asturo

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaziir Markaan xigaa soo Dareemo Caajis Halkaan ayaan iska Imaada Tartiib waa Iska Qoslaa Thnks Wasiir

  • @aminabedelhassan9677
    @aminabedelhassan9677 2 ปีที่แล้ว

    AXX Waxa ika soo hadalsiyay gabayga wiilka wallhi Xaqiq waye wiilsheena io gabdhaheena wax bartay shaqo la,aan allow amuuraha sahal

  • @abdullahitalik3310
    @abdullahitalik3310 2 ปีที่แล้ว +3

    waziirka caawa maxaa waye video wada dhiiqa nokentee🤣🤣🤣

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣gurigaan joogaah , igu qaado ayaa laga hayaah zaki binu xaaji🤣🤣🤣🤣legend Always legend💯💯👏👏

  • @c.m.cjecelow1812
    @c.m.cjecelow1812 2 ปีที่แล้ว

    Khalaas dumashiday halaga qariyo hadii kale odayga oo wada duuban aa soo fadhisana TH-cam muqalka kumee xajigeyga musataqbalka wllhi waa diyaar malaastii

  • @nazriinhaji717
    @nazriinhaji717 2 ปีที่แล้ว +2

    dhexdaan kasoo celinay waziir 🤷🏽‍♀️🖐

  • @zidinoofficial5023
    @zidinoofficial5023 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir music gii Introga ahaaa eee ( Afaaro mari u xiisnay😂😂

  • @zayidabtidoon
    @zayidabtidoon 2 ปีที่แล้ว

    Waziir wiilka gabayga tiktok giisa inoso bandhig 1m ayuu qalmaaye

  • @Raage-og1cp
    @Raage-og1cp 2 ปีที่แล้ว

    Taliye waankuwadanaa hadaan nahay tiim wasiir gacanta Gali lkn waxaan kaacodsanaa meelahaan kaamooshin gareynay komantiga inaad booqatay eheed qaraaxaad nadhaafiday muuqaalada qaar kamida

  • @abdirahmanbadmaceeye588
    @abdirahmanbadmaceeye588 2 ปีที่แล้ว +1

    Libaaxaygii rag badan oo bilaà yacni ah baa dhaantaa kusoco keep goin❤🥰

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwanadii wawaynaa magacyadoo ayaa kuu gafay hadrawi kaliya ka xasuusatay
    Wad is daad raacisay 😂😂😂😂

  • @zakisaleban8221
    @zakisaleban8221 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir dhiqo lugaha ha ino galin😅😅😅

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 ปีที่แล้ว +1

    Big legend waziir zaki bin xaaji shaqo wacan

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 2 ปีที่แล้ว +7

    للهم اغفر لنا ذنوبنا والوالدي وارحمهما كما ربيام صغا راا

  • @iprasimbaofficial5173
    @iprasimbaofficial5173 2 ปีที่แล้ว +3

    Habana seexana subixi waxan so kahaa 5 ayado left qaadatey 😂😂

  • @abdulkadirissewehliye594
    @abdulkadirissewehliye594 2 ปีที่แล้ว

    Waziir wax yabaha isbuca adi le kala socda update naga dhigta mahadsanid

  • @abdulkadirahmedmohamed8569
    @abdulkadirahmedmohamed8569 2 ปีที่แล้ว

    Rabi iyo rasuul waxa modaa inuu ani iga hadlaa vedio-ga ugu dambeyo waagaa schooleyda ahaa markii aan xaafada uso dhawada xanaaq meshuu jiro iga so dagi jiray qadada dabke sarantahay marka sii maqlaayo haraanti horay ka bilaawi jiray aduun

  • @Dholayare_
    @Dholayare_ 2 ปีที่แล้ว

    Yarta qalanjasa isgoo qaadaya soo dirnay wlhy Legend ayaad tahay niyow ee Soo Badi

  • @ismaacilsheekh8986
    @ismaacilsheekh8986 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiirkaygii wn ku salamay from Somaliland 🤴🥰

  • @cabdirisaaqibraahim7135
    @cabdirisaaqibraahim7135 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk wasiiir bis cashadi ma tagi rabaaa bis bis qosol lee wllahi

  • @anzalmohamed2232
    @anzalmohamed2232 2 ปีที่แล้ว

    Wlh youlka ninka barnamijka dheqeyey ina kugoso metion greyo damcy ana xishody 😳🙈

  • @abdicaato2969
    @abdicaato2969 2 ปีที่แล้ว +1

    Zaki waa iga qoslisay anoo xanuusan

  • @abdihamiidsheikhdoon6012
    @abdihamiidsheikhdoon6012 2 ปีที่แล้ว

    waziir barnmijkan kma hysto arigtda dad weynha nsobadi wllka

  • @abdulkadiralijama7214
    @abdulkadiralijama7214 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir inankaas gabyaya userkiisa shaashada maa noo soo dhigto waxa ugu qoran xikmad baa ku jirta gabayadiisa runtii

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 2 ปีที่แล้ว +17

    😂😂😂😂😂wlhi dacad ayaa u qosolay 😂

  • @harrisgamer9177
    @harrisgamer9177 2 ปีที่แล้ว +2

    yuulka barnaamijka dhiiqada kadaa 😂😂

  • @bocoryare185
    @bocoryare185 2 ปีที่แล้ว

    Waziir muuqaalada nuucan oo kale ah daqiiqadaha usoo badi

  • @jimcaalexasancumar6893
    @jimcaalexasancumar6893 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir kaqado salanta qaraan sarakisha sarsarre iyo kuba hoose midane wasiir ✋✋🤝👮‍♂️

  • @abdiwahabyusuf3126
    @abdiwahabyusuf3126 2 ปีที่แล้ว

    Wasiirka waydn waxa kale ayu noqady masha Allah

  • @ruweydoaadanmaxamed7501
    @ruweydoaadanmaxamed7501 2 ปีที่แล้ว

    Wasir ana ugu horeya walhi wa ku tagera niyo kugu hesyta leng tahy niyo

  • @juweriaabdi9073
    @juweriaabdi9073 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir darbigan naga cun
    Cagaar keenii noo celi ama mid cusub

  • @diiiqaxafada6607
    @diiiqaxafada6607 2 ปีที่แล้ว

    Legend the one and only waa adiga namada daaliyo wanku wataa waa Sarakiisha diiqoda😁🤘

  • @Mustafeindho879
    @Mustafeindho879 2 ปีที่แล้ว +1

    Baba jey bas bas kulaha

  • @cabaaseciiltire1682
    @cabaaseciiltire1682 2 ปีที่แล้ว

    Waziir Dhiiqa Lugaha Lagu gashay 8=50 iLa 9=20
    MeeLanad Lahyn Ayaa Gashe Wasiirada iska ILaali

  • @nasropea9639
    @nasropea9639 2 ปีที่แล้ว +1

    Aryaa xanun majire woo nool yahay🤣🤣

  • @ikraamcabdulahi7719
    @ikraamcabdulahi7719 2 ปีที่แล้ว

    Qadafi _kp ninkaan toosho nagadawadaa🔦🤣😂xasuus Baan galay waa ,a koo tarmuus igu daqray 😁😁🤣🤣😂

  • @adnan22197
    @adnan22197 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh Chanel ka kaliya aan farxada usoo raadsado sxb horay usoco zaki binu haji

  • @zaamb1860
    @zaamb1860 2 ปีที่แล้ว +2

    Fartun kulahed i love you cali fanax😅😅😅

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 ปีที่แล้ว +1

    O cadaaaa

  • @amaaldalab5654
    @amaaldalab5654 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir wlhi wan ku wata alle haku xafido walkay

  • @samiiraabdihashisamiiraabd2182
    @samiiraabdihashisamiiraabd2182 2 ปีที่แล้ว

    Waziir ma caajisan thy manta qosol badan kaama arkin🥲🥲

  • @abshirbarre1289
    @abshirbarre1289 2 ปีที่แล้ว +2

    Dumarow mid luga baasta ah ayaa haley 6 sac naga so baxey mana heysaan surwaal buluug ah iyo faanaano orange ah ayuu wataa so dhaweeye 🤣🤣🤣🤣 welcome macanto dhaha sida kii hore uso dhoweyseen🤣🤣

  • @daadaahmed326
    @daadaahmed326 2 ปีที่แล้ว +1

    Nama soo gaarin wax dambana ma qaabili karno anaka isku badan waziir xilka yaan laga qadin mardambo haisku seexan

  • @kingnuhozenuhcade5757
    @kingnuhozenuhcade5757 2 ปีที่แล้ว +1

    Wazir wax katageraa Qaxotiga ifo Really ninka Kali ee TH-cam kadawado tahay

  • @abdiabdi8867
    @abdiabdi8867 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir liif ayaa ku saran 🤘iskuma jedo boqol Mel kaa wacay

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 2 ปีที่แล้ว +1

    Zaki binu xaaji Dacwaa Ahay HDaan saraakiizha Ugu zarysa ka Midnahay ka qaad block AYeeyo Tiktok dacwaa kaa tahay Plz waziir Azxpt padan Mention ka zoo dhahdee👍

  • @kingalideeqkingalideeq1370
    @kingalideeqkingalideeq1370 2 ปีที่แล้ว +1

    Wazir sethy wll

  • @naajishire8951
    @naajishire8951 2 ปีที่แล้ว +9

    Wasiir darbigaan waanu ku daalnaye naga badal🥸 Hana xanaaqin yaah😅