Heshiiskii Caruusha & Galbashadii NFD | Khilaafkii Cigaal iyo C/risaaq | Siyaad Barre & Liiqliiqato

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Heshiiskii lagu dhaxal wareejiyey NFD | Sababtii Taliyaha ciidanka loogu diiday Liqliiqato | Khilaafkii Cigaal iyo C/risaaq Xaaji Xuseen | Xogo Culus & Taxanaha HALGAN & HAGARDAAMO

ความคิดเห็น • 23

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah hore u soco walaalo warbixinahaagu way nagu socdan halyau ma laga waayo soomalida dadkooza

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 2 ปีที่แล้ว +3

    WCS AKHI FILLAH.

  • @darwiish1096
    @darwiish1096 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid qaamuus waa taariikh muhiima in boorka laga jafo waxaan ka baran karnaa in waligiiba shisheeye kalkaal jiray tuug tuudhalay oo qabiil kudifaacana jiray lkn ka quusan mayno inaan soo ceshano dadkayagii iyo dalkii cadawga loo sexeexay somali galbeed iyo somali NFD

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว +4

    Tolaay allow shisheeye kal kaal wax hanoogu dhiibin yaa rabi

  • @farahali
    @farahali 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasi qarriban buu ahaa hogna ku riday midnimadii soomaaliya

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 5 หลายเดือนก่อน

      Ina cigaal saw ninkii dalka soomaaliyeed kiinya ku wareeriyey maaha siligii maraykanka ee xamar iibiyey maaha ciilqabaw

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว

    Fashil walba iyo guul daro kasta oo soo gaarta shacabka iyo dalka Soomaaliyeed waxaa ka dambeeyey un masuul soomaaliyeed oo calooshiis u shaqeesta ah ama dantiisa shaqsiga ee ku meel gaarka ah ka hormariyey danta dadka iyo dalka.
    #Shacaboow ogaaw khaa inul wadanka iyo masuulka saxda ah

  • @joinownpaypaylsavebiihi301
    @joinownpaypaylsavebiihi301 2 ปีที่แล้ว +1

    Heshiiska caruusha kà hor aya NFD galbatay Ingiriiska aya kenya Raaciyey .Dawladii kacaanku maxay ka qabatay Oficil ah Dagaal iyo Dood midna Rws M.ib.Cigaal wadahadal ayu NFD ku r3aadinayey sidasu kenyata kulla hadlay

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 2 ปีที่แล้ว +2

    MAA SHAA ALLAAH. Warbixin cajiib ah.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 2 ปีที่แล้ว +2

    INA CIGAAL EHELO KHAAYIM AYUU AHAA WAANA NINKA IIBIYAY SUBXAANA LAAH AKHIRRO XISAA TEEDA ALLAAH AYAA LAXISABTAMAYA

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxariisto dhmntod

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 2 ปีที่แล้ว +2

    buuga been iyo faan ayuu qoray kk

  • @Cirguje2
    @Cirguje2 2 ปีที่แล้ว +1

    Isaga oo dhuumanaya ayuu Suuli ku dhex bakhtiyay af wayne

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 2 ปีที่แล้ว +2

    200K coming son insha allah zhp macan 🇸🇴💞🇩🇯🤩🇸🇴

  • @CilmiXasan-mw8jr
    @CilmiXasan-mw8jr 5 หลายเดือนก่อน

    Shantii somaliyeed waxa hada ugu fiican NFD hishiiskii caruusha sida ayu ku yahay fursad dahabi ah waayo Kenya wa xarunta 4aad somalida kuwi kaso horjeeday sida siyaad bare iyo qaar kale mustaqbalki Kenya ayay u qaxeen

  • @hussainomar1729
    @hussainomar1729 ปีที่แล้ว

    Somali weligood qabil ayey qofna ku ayidan qofna ku nacaan.
    Egal wuxuu ahaa ruugcadaa siyaasi ah. Waa ninka qubanimaadi Somaliland isagoo tunka ku sida keeney Xamar Somali jacayl kuna hungoobey

  • @abdilahifarah3170
    @abdilahifarah3170 2 ปีที่แล้ว

    Beenaalle qabiili ah

  • @jecelowm4862
    @jecelowm4862 2 ปีที่แล้ว +1

    nin aan lasocdo

  • @jacfarcali9691
    @jacfarcali9691 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdullahi yusuf oo inu Ethiopia so horkaco moye aan taarikh kale lahayn baad noo amaanaysa ee wax faa'ido leh nosoo gudbi ninkas taarikh wanagsan kama tagine.