Daawo Culimada Soomaaliyeed Oo Xildhibaanada Lacagta Qaadanaya War Ay Kanaxaan udiray Iyo Shacabkoo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @smx111
    @smx111 2 ปีที่แล้ว +3

    Cagma dhige ,isma lihi Aakhiro inuu Qabiil la
    Galayo ,Wali Ma’Arkin Asagoo Qabiil Uhadlaya
    Bal Culimada ‘Ayuu Ka ‘Agdhawyahay ,
    Jizaka Allaah Khayr Sheekhana Waa mahad
    San yahay ,’
    جزاكم الله خيرا إخواني ♥️🌹🌹🌹🌹🌹♥️''

    • @aadandiiriye7376
      @aadandiiriye7376 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh..dhaartoda malheeyga .sax..mart.ah

  • @yarebashir8801
    @yarebashir8801 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahayow umada somaaliyed u sooceliy farmaajo waa ninka ugu daacadsn

  • @adanadi1135
    @adanadi1135 2 ปีที่แล้ว +3

    ilaahiyow umada
    Soomaaliyeed usoosaar madaxweyna
    Ku hogaamiyo
    Diinta islaamka.
    Aamiin Aamiin.

    • @macalinfaarax5700
      @macalinfaarax5700 2 ปีที่แล้ว

      Waxay ku baa ba ay yahaan xildhibaanada dhaarashada lagu dharanaya kitaabka qur anka karim ka ah an laga dhabaynaynin magaca alle ayey fududeesteen iyaguna mar walba silac io saxariir ayay u dhamaanayaan io in ay iyaguna qaatumo xumo ay kudhamanayaan sidas daraadeeda unaxa national io nafta walaalihiina somaliyeed sidas darateeda ilaahay hanalooga Cabsado

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 2 ปีที่แล้ว

    Cagmadhige allaha kuxifdiyo aamiin

  • @siidaxmed8196
    @siidaxmed8196 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo guul

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 ปีที่แล้ว

    Farmaaaaajo. Will be back🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🙏👍🙏👍🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 ปีที่แล้ว

    Waxaay Ila tahay waxaan ku Cimra qaadano waan aragnay
    Ee kuwa waanada qaata Allaah ha naga dhiga🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿

  • @lulali8651
    @lulali8651 2 ปีที่แล้ว

    Fiirii codkii shiikh usuli xataa waa labedeley

  • @ashahassanrobleh7711
    @ashahassanrobleh7711 2 ปีที่แล้ว +3

    ILAAHAYOOW FARMAAJO 🇸🇴☝🏽🇸🇴 QARAN NOOGU SOO CELI MADAXWAYNIMADA HAWSHAN U FUDUDEE OO GARAB SII YAA ALLAAH
    AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @faysalcabdi2825
    @faysalcabdi2825 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii farmaajo neceb jaxiimo magayn karo kii jecel jano ma gayn karo labaduba alle swt aya gayn kara ee guusha alle hasiiyo aamiin yaarabi yaa allaah🤲🤲🤲

  • @shahroxaaji7820
    @shahroxaaji7820 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow dadku waxeyjecrlyihiin farmaajo er usooceceli

  • @jamaxirsi798
    @jamaxirsi798 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul insha Allah mW farmajo Burao waliba ciidanku wa in ay is Barbara istaagan mW farmajo

  • @binwaelle1138
    @binwaelle1138 2 ปีที่แล้ว

    Shekh wasax jazakalahu kher runta
    Ilahe yajacel aduka wala katega
    Masakinta kafikir maha guriga iyo ilmaha ga a khera su allajira
    Ha hilmamali aduga ogdom
    Akhera sula

  • @faaraxmacow7828
    @faaraxmacow7828 2 ปีที่แล้ว

    guuleso madax weene farmajo noolawo

  • @fuaadmuxammeddaahir4028
    @fuaadmuxammeddaahir4028 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaaladayda Anfac media aadban idiin taageeraa gobanimo iyo guul ban idiin rajaynayaa insha allaah

  • @zainabhassan3823
    @zainabhassan3823 2 ปีที่แล้ว

    Waxan u baahanahay Madaxweyne daacada, saabir ah, aamin an, qabyaalad ka fog, akhlaaq fiican, wax qabad leh, aqoon iyo ilbaxnimo leh, waxbadan ow soo qabtay muuqdaan waana Farmaajo.

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 ปีที่แล้ว

    Midka kheyrka nogu jiro alaha noon keeno aamiin yarabal caalamiin

  • @binwaelle1138
    @binwaelle1138 2 ปีที่แล้ว

    Adalada o hakh aldulm layadun

  • @caaqilcilmicali7850
    @caaqilcilmicali7850 2 ปีที่แล้ว

    Walaal cagmadhig wankusalamay salaankadib somaliya waxayubantahay nin ushaqeeya e omabhan nin ka shaqaysat wadani dalkiisa difac

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 2 ปีที่แล้ว +2

    qabyaladeyste cagmadhige

  • @xusenismacil1551
    @xusenismacil1551 2 ปีที่แล้ว

    Asc xildhibaanada ma ogtihiinin anything afduubka shacabka

  • @maryantuuni3230
    @maryantuuni3230 2 ปีที่แล้ว

    Insha allah culamada allah hanoo bayano qilaaw hano galaano farmajo allaah noso celiyo insha allah guul farmaaj markale

  • @mnaraani
    @mnaraani 2 ปีที่แล้ว +2

    Haay haay weligaa inaga haay farmaajo weligaa haaaaaaaaay

  • @kawsarabdulahi1925
    @kawsarabdulahi1925 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo halla doorto insha Allah

  • @abdisalamegal7047
    @abdisalamegal7047 2 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaanada 11tobnaad waxay ku Sunranyihiin KHAAYIMIIN Dadkii soo doortay iyo ILAHAYBA way KHIYAMEEYEEN oo DHAMAANTII AY GALEEN IYA IFKA IYO AAKHIRADABA HORTAALA
    UMAD SOMALIYEED INIMA SAAMAXAYAA MARNABA
    CADAWGII SOMALYA IYAAD U HIILISEEN
    XASAN GURGUURTE HORALOO ARKAY IN U DHULKA BADA IYO DADKABA IIBIYAY
    MARKHAATI WAXA KA AH GABDHOHII U KA KIREEYAY SUCUUDIGA OO BADHKOOD WALI LA LAAYAHAY!?!?!

  • @maxamedcumar4512
    @maxamedcumar4512 2 ปีที่แล้ว

    Tuugi dadka ugabaday eefarmaajo ee masaakinta laa yay alle naarta haku fogeeyo

  • @bisharcabdi4376
    @bisharcabdi4376 2 ปีที่แล้ว +1

    farmaajo hala soo celiyo hadii kale mee shee dii ayay ku laa ba nee

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 ปีที่แล้ว +1

    Cagadhige mfarmaajo miyuu necebyahay

  • @xusenismacil1551
    @xusenismacil1551 2 ปีที่แล้ว

    Shacabkana waxeyrabaan farmaajo

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว

    Lacag bay wada qadanayan kuli kutub majiro..ssubxanalah

  • @abdiabukar8799
    @abdiabukar8799 2 ปีที่แล้ว +1

    Anfac Media jaamac naf-yarow waxaad kahadasho maanta waad weysay Axmed Madoobe lacag mahaysto uu xildhibaanada siiyo dhuxushii waa dhamaatay

  • @applexaajiapple1526
    @applexaajiapple1526 2 ปีที่แล้ว

    Wariye cag madhige ma adigaa ka soo shaqeeyay in la mucaarado farmaajo ileyn waxaad sameyneyso wa iska cadahay horay baana u sheegay habargidir ineyna daahirsameynin caqliga aad isticmaaleyso caruurta yaryarka ah baa garan karta ee iska dhaaf qabyaallada dadban ee ku sameyneyso idaacada aad u shaqeyso ee ummada iska leh idaacadana hakaga wasaqeynin qabiil dadban mahadsanid cagmadhige anigu ku gartaye ummaddaas yeysan ku ogaan

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 ปีที่แล้ว

    Shacabka hala dhegeysto waxeyraban aya shaqeynaya koox iyo nin lacag bixiya aya meesha ka socda

  • @binwaelle1138
    @binwaelle1138 2 ปีที่แล้ว

    Number wamasakinta lacakata otax waxaram amanka

  • @maxamedyoutub5375
    @maxamedyoutub5375 2 ปีที่แล้ว

    asc

  • @XatimMubaarig
    @XatimMubaarig หลายเดือนก่อน

    Farmaajo

  • @cumarjubba4748
    @cumarjubba4748 2 ปีที่แล้ว

    Ninka farmaajo denbiile kusheegayow kuwii dhulka iibsadey oogabdhaha soomaaliyeed iibsadey ooxildhibaanada laayey iyagu ma muwaadiniinbaa

  • @nurisse6354
    @nurisse6354 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh war wadadadas Nina ma dhehesa nayan shoqow duco aan lagaa aqbalen Amin lamadhaho marka has haradinina

  • @yarebashir8801
    @yarebashir8801 2 ปีที่แล้ว

    shaqow laakin farmaajo wan isla ognahay meshu na gaarsiyey

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo dig ta tori DOWn DOWn DOWn insha Allah

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo wa danbile qaran wana in Maxkamad LA Hor kena danbiyada u ka galay dalka iyo dadka insha Allah

    • @fatumali4500
      @fatumali4500 2 ปีที่แล้ว +2

      ما عندك أخلاق ولا تربية

    • @saciidcabdi3422
      @saciidcabdi3422 2 ปีที่แล้ว

      @@fatumali4500 aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

    • @mnaraani
      @mnaraani 2 ปีที่แล้ว

      @@fatumali4500 صدقتك

    • @faysalcabdi2825
      @faysalcabdi2825 2 ปีที่แล้ว +1

      Farmaajo kuwo kadaran ayaaba jooge maxaa lo sariwayey maxkamada farmaajo guuuùul

    • @zeinabsaidsalah2678
      @zeinabsaidsalah2678 2 ปีที่แล้ว

      Kuwa wadanka iibsadey makahadashey sida ccshakuur sida damajadiid sida sheekh shariif kuwwaaa matiri halasooqabto oo maxkamad halasoo saaro

  • @adengeudiwaberi7037
    @adengeudiwaberi7037 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo