I love the place you are brother and I wish to stay like that place Lakin waa in an soo koo waa bahideda Wana soo dhowahay insha allah Allah idin barakeeyo Salama
Really beautiful sheeko .. mahad you are Nice person War heedha mahad adiga waa inaad joowhar iyo yadhaba kismaayo afgooya halkii aabo ka shaqeeyn jiray nooga soo warantaa
Adeer mahad qabowgii Norway 🇳🇴 waadka reysatay Alxamdulilaah annigana mar dhaw baan rajeynayaa inaa iskaga imaado Muqdisho cadey u xiisay , ku raaxeyso dhulkaaga hooyo 🇸🇴❤️
vinn lærer ❤️🙏
Good one recalling those days i use to go baadiyo after school holidays , the rainy seasons, weddings, fresh milk and meat.
Masha allah wll Qiimo badan mahad cabadile Waxd tahay geesi Dar ilahay ayaa ku jeclahay ❤❤😘👍
Maansha allah dhulkaas hadii labeerilahaana waa laga taajirilahaa intii ceelal laga qodo
I love the place you are brother and I wish to stay like that place
Lakin waa in an soo koo waa bahideda
Wana soo dhowahay insha allah
Allah idin barakeeyo
Salama
ninkani waa BEESAANI KUSOO GOOGAGAY QURBAHA OO FAHMAY NOLOSHA,,NJOY THE LIFE BRO
Dalxiisayadada wan dawaday ubaale baa ugu qurux badan. Ninkan mansha allah weeye
Mashalaha what beautiful place
Maashaa allaah wll guulayso
HEY GUYS I AM FROM BALIGUBADLE I LOVE THIS STUFF MASHA ALLAH I WANT TO GO AND BUILD A HOUSE SOMEWHERE THERE INSHA ALLAH.
Home sweet home bro.
@@MohamedAli-nm8oe HOME SWEET HOME BRO 🏡
Really beautiful sheeko .. mahad you are Nice person War heedha mahad adiga waa inaad joowhar iyo yadhaba kismaayo afgooya halkii aabo ka shaqeeyn jiray nooga soo warantaa
Mnsha allaah walaahay waxaa tahay muwaadin dhaba
Adeer mahadow barnaamijkii maxaan u soo joogay u xiisnay bal addigoo mahadsan inoo sheekey dhalinyaro nahay waxaan dooneynaa inaa qibradaada waayo aragnnimo kaaga dhaxalno Guuleyso Ustaad mahad ❤️🙏
War waa idin Salaamayaa Mahad iyo Bashiir
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته منطقة جميل جدا تسلم يا غالي
Asc walayal geedka gololka ladhaho iyo xumurka iskumid miyaa
Good job adeer 👍
Nabad eey nabad macaana nabad ❤
We coming back lnsha Allah soon thanks for sharing
Somaliduh haday noloshah sidah u fahmaysoh horumar bay garih lahayen waa nin noloshah wax kah yaqan umadah horumaray sidah bay ku noladan somalidah qarkodnah waxay ku dhamadan qabil iyo Aqon xumoh
Si xitaan meeshani Waxay u dhaxaysa uubaale iyo baargo
Mansha allah ❤❤
Ciyaala yaaqshid Reer hargeysa noqdey 😅
Marshallah
Asc
Mansha allah
Dadka magacyadooda aa sheegteen ama la idin. Sheega xoolo loo doonta,
Mahadaw ma walawayn ayaad tahay saxiibkaa gartaye.
Walanweeyn waa magaalo koonfur ku taala. Afgooye ayaan ka imid. Walanweeyn kamaan iman.
@@MahadAbduleTurbashaash waan ogahay sida ay qaldaan nuugu sheegan ayaanu anaguna walawayn ugu yeernaa muqdishana ilaa uulo ayaan ka bilabay ilaa high school ikala barimaysid huuno
@@fay5183 walaweyn dad maahan waa magaalada laakiin adinkaa nooyaqano
@@user-mk1gp2cw7o waan ogahay laakiin idinka ayaanu idinku yeedhnaa.
gabay burco ka yimi howdna ma yaraysto
Allah waaaa jecel yhy Somali
No baraf
No kulayl
No dabay lo
No bad weather
Shukran yaaaa allah
Mahad heestas cigaal noogu tuur gobalka hawd aan ku so zasuusaneey
Baashaal