Gabadh Da'yar oo is dishay, Walaasheed oo laga Cabsi Qabo In ay is Dabto iyo Xaaladda Sababtay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 110

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 ปีที่แล้ว +1

    Illaaahow u gar gar yaa rabi

  • @al-quduschannel9311
    @al-quduschannel9311 ปีที่แล้ว +7

    Waa qalad barnaamijkani iyo hal ku dhiga inay isdabto ,waayo inanta yar ayuu ku dhiirigalinayaan inay talaabo qaldan qaado reerka sifiican haloo caawiyo

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN ปีที่แล้ว +12

    Ya Allah, waar somaliyeey danyartiina idinku hoos nool hoos u eega. Hadu Alle wax kusiiyay caawi. Waxa jira maskiinta kuwo aan dawarsan oo cidna ogayn xaaladooda Alle mooye.

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 ปีที่แล้ว +15

    Ilaahayow adaa deeqda bixiya oo waxba kaa nusqaamin, ilaahayow al baabada irzaaqda ufur oo duruufaha ka kori. Ya Allah, Ilaahayga wax barbaariyow barbaari ehelkaas, oo ka irzaaq meel aynan wax kafilayn.

  • @abdifatahhassan5300
    @abdifatahhassan5300 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto gabadhan iyada is dishay,qoyska intiisa kale rabbi ha u gar-gaaro

  • @edumalaysia00
    @edumalaysia00 ปีที่แล้ว +3

    Jazak Allah
    I do thank this TV Chanel for continues solidarity with the public

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 8 หลายเดือนก่อน

    ALLAHA u naxariisto

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว +5

    انا لله وانا الیه را جعون
    Gacantedii ayay isku ciqabtey Allaha kuu naxariiso oo kuu danbi dhaafo
    subxanallah War dadoow dadka wax Haystow dareskiina ka war haya Xaalka Alla oge

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว +2

    Inalilahi wa Inaa ileyhi rajucuun. Allah danbigeeda ha dhaafo ha una naxariisto. Waa qadar Allah. Allah ha u gargaaro inta hadhay

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 ปีที่แล้ว

    Inaad llilaah wa inaa illaahi raajucuun yaa rabi

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 ปีที่แล้ว +1

    ilahiye ha GaGaro 🤲🤲🤲🤲 subxaLaha

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 ปีที่แล้ว

    allahu akbar allahu akbar allahu

  • @najmaahmed3627
    @najmaahmed3627 ปีที่แล้ว +5

    Soomaalidu qofkoodu markuu dhinto yay soo baraarugaan
    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم أغفر لها وارحمها وأسكنها فسيح جناتك وألهم أهلها الصبر والسلوان إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +2

    iLaahay.Ha.UNaxariisto.AMiiN

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 ปีที่แล้ว +5

    Maxaa ucaawin waydeen ama dadwaynah ugu sheegiwaydeen aakhiro waa iswaydiin allaahu musta caan😭😭

  • @MssBarni
    @MssBarni ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله العظيم واتوب اليه
    استغفر الله العظيم واتوب اليه
    الله أكبر الله أكبر الله أكبر
    ( من نفس مومن كرب من كرب دنيا، نفس الله كربة من كرب يوم قيامة ).......
    😢😢😢😢😢😢 ALLE ka WEYN wax walba 😢

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv ปีที่แล้ว

    Yaa allaah u gar gaar daris xun kaa magan galenaa alxamdulilaah

  • @HoodoSagal-ho7kd
    @HoodoSagal-ho7kd ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭 ilaahay ha u gargaaro inantaa dhimatayna allah swt ha u naxariisto

  • @hoodoaxmed630
    @hoodoaxmed630 ปีที่แล้ว +10

    Jaar xun weeyan may caawiyaan ama dadka usheegan igyagaaa xaalada xun kudaawaday. iyaduna iyadoo walidkeed naafo yahay halkay kacaawin lahayd ayay isdaldashy. Alleh haudanbi dhaafo😢

    • @odayjama1829
      @odayjama1829 ปีที่แล้ว

      Armuu jaarku kasii litaa uusanbah dabshidan umada dowlada ayaa kamsuul ah iyada ayaa aakhiro lawaydiin kii gaajo iyo kii dhereg udhintah qof dhahay anaa masuul ah ayaa dhibkaa dusha kuqaadan dadku waa inuu wadaa qadaa ama wada dhergaa lakiin kooxyarbaa dheregtay

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว

      xaqiiq wllo dariska akhiro la waydiin guriba ku uga dhawyay barigi hore darisku wa is ogaa hada wlhi wala kubray hargeisa iskuma war hayso marxuumadu inaay nagteeda firisi may ahayiin ee walidka wada lacadka la bay egi lahayiid😢sorry way baxaysay 😢😢😢

  • @minashealthisbeauty
    @minashealthisbeauty ปีที่แล้ว

    inaalilaahi wainaa ileeyhi raajicuun

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p ปีที่แล้ว

    War derisow isu naxariista alla ha idiin naxariistee

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia ปีที่แล้ว

    Alle qabriga ha u nuuriyo community ha u kacan family gaas

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 ปีที่แล้ว +1

    INaaLi.Laah.Wa.inaLi.RaajicuuN

  • @mustafexasan2260
    @mustafexasan2260 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxaristo

  • @xamsecabas
    @xamsecabas ปีที่แล้ว

    alle hawnaxaristo

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 ปีที่แล้ว +2

    Qoyska bilaah calayk haloo kaco oo hala caawiyo illahay wuu inagu eegayaaa dadka danyarta ah

  • @haldoorfilmsandvlogs388
    @haldoorfilmsandvlogs388 ปีที่แล้ว +3

    Alle haw naxariisto
    Dadkeenu markaynu dhimano ayay ina maamuusaan bal maxaa ka hortaagna markii aynu noolnahay dadkan ilahaybaa inagu dhex itixaamanaya

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH ปีที่แล้ว

    Ax waan ka xumahay wllhi

  • @atika5785
    @atika5785 ปีที่แล้ว

    Subaxaanlaah😢😢😢😢😢😢

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyadu waa Noocaas, Hadaad Maanta Ladan Tahay Dadbaa Jira aan waxbaba heyn, Hadaad Caafimaad heyso, Dad baa jira aan heyn, illaaheeyna uma waayin oo Qasnadahiisu Ma madhaan Ee Waala isku Eegayaa Umadda, Keeda Wanaagsan & Keega Xun baana imtixaan Laga Qaadayaa... illaaheey si ka wanaagsan sida eey maanta Yihiin haka Yeelo, oo Caafimaad & anfac eey quutaanba ha siiyo... allana ha unaxariisto gabadha yar ee daruufaha nololeed u adkeysan weyday dembigeedana illaaheey ha dhaafo.insha allaah aamiin...

  • @omarmkosar
    @omarmkosar ปีที่แล้ว

    Ina lilah wainaileyhi rajicun

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว +6

    Waar heedhaja halkeen ka helaa reerkan hooyaday baan ugu dhiibi wax ay gacanteeda ugu gayso ma rabo in aan saad wax ugu diro

    • @Zirilkacade
      @Zirilkacade ปีที่แล้ว +2

      Lambarada kala xidhiidh WLL iyagaa warbixin ku siine

    • @arraweelomohamoud6835
      @arraweelomohamoud6835 ปีที่แล้ว +1

      Numberada qarac wll iyaga ku tilmami gurige

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 ปีที่แล้ว

    Ina lilahi waina ilayhi rajiuun. Wallahi it's so sad.

  • @AyanHala-z6w
    @AyanHala-z6w ปีที่แล้ว

    Allow u gargaar🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH ปีที่แล้ว

    Allaha waYn aYaan uga baryayaa wax ka dabaqa nolosha ku adkaatay qoyskan in uu si dagdag ah ugu soo diri farashaadkiisa wanagsan 😢😢😢😢😢

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 ปีที่แล้ว

    Waa wax laga naxoh umadii oo saboolnimo isu dilaysah waa raja xumada kataagam dalkii war umada haloo naxariistoh oo hoos haloo eego kuwan dhergay

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 ปีที่แล้ว +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢😢

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว +2

    Aniga Kismaayo ayaan joogaa sidee wax ugu diraa e dahabka sidee zaad wax loogu diraa walaaley 😢😢

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 ปีที่แล้ว +1

    INALILLAAHI WA INA ILEYHI RAJICUUN ALLAAH HA U NAXARIISTO BIDNILLAAHI KARIIM JANATUL FIRDOWSA ALLAAH HA WARAABIYO JAARKA HADA HADLAAYA MAXAAD U SHEEGI WEYDEEN MARKII HORE TA LABAAD NIMANKA DALKA HORJOOGOOW AKHIRO WAA LA IDIN WEYDIIN SII DIYAARSAD JAWAABTA HADAAD HAYSAAN TA LABAAD SAADKA YAA LEH QOFKA LEH IN NALOO DHAARIYO AMA ODEYGA TELEPHONE LOO IIBIYO AYAAN RABNAA

  • @somalia80
    @somalia80 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxriisto dhibtana alle haka qaado families 😢

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ปีที่แล้ว

    Allah ha ugagaaro iyadana haw naxariisto tayarna haloo caqli celiyo halo xadiiso hala waaniyo nafteeda inaey kudhagarobin jaarku haka warhayo umadana allah hawso sikhro isaga rasaaqe

  • @SNAcomando
    @SNAcomando ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxristo
    Balse qiyamaha wlh dhib ayey ku tahay wayo nafta lis dhafiyo allah wuu ka hadlay qur'aan ayuu ku shegay allah baa nafta qofka ku abura isla allah ayaa jari karo nafta
    Lkn allah unaxaristo waa gawar walasheyna ah janada allah galiyo

  • @caamir7996
    @caamir7996 ปีที่แล้ว +1

    انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +1

    Innaa lillaahi wa inna ilayhi raajicuun
    Allaha u naxariisto gabadhas ayadu
    Gacanteda isku dishay.maamada iyo
    Aabahana Allaha caafiyo.dadka
    Somaliyeed ilaahay ba u maqan meel
    Walba saas bay ugu wada dhibataysan
    Yihiin e Allaha uwada gar gaaro.
    Reerkan in lo gurmado bay u bahan
    Yihiin daruufo adag bay ku jiraan ax ax

  • @somcana
    @somcana ปีที่แล้ว

    Diinta Bara gabdhaha.

  • @Abdinasiryussufabdille-tx7wm
    @Abdinasiryussufabdille-tx7wm ปีที่แล้ว

    War ummad kwrhaaya inta wax hyto plz

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah ‼️

  • @hodanabdifarah9371
    @hodanabdifarah9371 ปีที่แล้ว

    ALLAHA UGARGAARO REERKAA DHIBATESAN

  • @nasraahmed7908
    @nasraahmed7908 ปีที่แล้ว

    Alle haw gargaaro

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 ปีที่แล้ว

    Ax 😢😢

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    Subxallah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah miyeysan ahayd dadkaan oo kale in laga warqabo ahayn
    Meesha Maamul ayaa Ka jiro dad ilaahay wax siiyey ayaa joogo darisku maxay oogu soo bandhigi waayeen.

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 ปีที่แล้ว

    لا حولا ولا قوه الا بالله

  • @princek802
    @princek802 ปีที่แล้ว

    Wxasi wa diin daro.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    War maad magacyo saxan iyo taleefan sax ah oo furaha wadanka soo qortaan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    Gabadhu way isku buuqday war umada iyo xukuumad ku sheegta bal cid kafaalaqaada hala raadiyo

  • @PlayGame-rb9ds
    @PlayGame-rb9ds ปีที่แล้ว +1

    Dad xunbay La deris yihiin Waayo Lama waayin qof Ilaahay dartii Iskuulka uga Bixiya
    Iyo Kuwo kale oo Isugudara Raashinka Iyo Khaar kaloo Bixiya
    Yoomka Waala waydiinaya dadka Lajaarka ah Kuwa
    Dawlada haya aaqiro Warbaa jira
    Waxaan layaabanahay
    Hayadahan Layidhaahdo Waxay waxsiiyaan Dadka liita Ama Bara kacayaasha meeye Tuug weeye Kuwa hayadaha haysta Alle Idin Cadaab Waxay Lagubanayaan Waa dulmiga Iyo naxdin la aanta aydaan Isu naxaynin

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli ปีที่แล้ว

      Wlhi waa ta iga wareerisa dad dhan oomeel dagan ayuunbaa lagu odhanayaa qifkaasaa ku dhex baahan hadii reerkastaaba bishii wax yar iska jaro biilka iyo raashinka iyo bisha caruurtaa yaryar waa la kafayn lahaayr soomaalileey aynu isku naxariisano waleee maalinbaaa inaga danbaysee ilhy ha inoo danbi dhaafo

    • @PlayGame-rb9ds
      @PlayGame-rb9ds ปีที่แล้ว

      Soomali qabiil baa waalay Waxkasta waa laqaban karaa hadii daacad laisuyahay
      Reerkadhanba 10 qoys oo is qaybiya ayaa kufilane
      Ee waa ciqaab xaga alle kaga socda
      Hargaysana dadku isumanaxaan Ilaa waxyar mooyane
      Waxaan layaabay dadķu markay Hargaysa tagaan waxa ay naxariista ugatagaan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว

    Illaahay kurbada hakaqaado oocaafimaad dhiiga iyo dhuuxagala allaha siiyo waridkaas gabadhodi illaahay haunaxsriisto wadanku waxuu isubedelay dabaqado taasa keneysa inay dhalinyarada isku buqaan markay arkaanqayrkoodillahay kurbada hakaqaado oonasri khayrqaba ha ukeno

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +1

    Iyana ha isdaldashee daaya dadka muslimka waa in uu kuqancaa qadarta ilaahey aduunyo macno malaha jawaab maaha isdaldalaad

    • @BSK24TV
      @BSK24TV ปีที่แล้ว

      Inshalaa xaaladaa mid lamida ale ha ku galiyo

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 ปีที่แล้ว

      @@BSK24TV hadey kugudhacdo malaha waa isdaldalilaheyd waa sax dadbadan baa fodnobilahaa hadey qadada waayaan

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye ปีที่แล้ว +1

    Kan madaxwaynihii marku daawado dadkiisi oo gaajo darteed isku deldelaya miyanu damqan
    Ilaahaw madax wangsan no so sar o kuwan na dhaafi qoyskana ilaahay haw gargaaro oo aynu caawino inshaALLAH

    • @saeedbuni8104
      @saeedbuni8104 ปีที่แล้ว

      Adiguuu maxaa wax uguu qabanweydaay aabahaa mee miyuu wax u qabtooo

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Xuduuda ayuu inoo soo xirayaa marka hore!

    • @Dalkiiuhiiliye
      @Dalkiiuhiiliye ปีที่แล้ว +1

      Qabiil ba ka hadlinya duliyow bila edabki angu abaaha waxba ka sheegi mayo lkin wan aqaan nocaga waxad tahay kuwa hadii dalku burburayo oo dadku gajo u dhimanayo qabiil wax ju tagerya

    • @Dalkiiuhiiliye
      @Dalkiiuhiiliye ปีที่แล้ว +1

      War banad hayn dagaal dambe wuu kadhartay ee ilaahay hayna dhaafiyo waxba kani so xidhi maye markii horu talada qaadan lahaa

    • @somalia80
      @somalia80 ปีที่แล้ว

      ​@@am.b5688kkkkkk xuduud xageya

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว

    20million buu muuse kubixiyey laascaanood. Dadkii siina wakuwaa

  • @AyanHala-z6w
    @AyanHala-z6w ปีที่แล้ว

    S

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO ปีที่แล้ว +1

    Caruurta maxay kasoo lugooyeen hadayna nolashooda kafayn karayn oo ay iyagaa zaaz yihiin may iyagu tooda la tacaalaan

    • @hubaalmedia296
      @hubaalmedia296 ปีที่แล้ว

      Caqli xumada iska daa oo ilaahay ka baq waalid ilaahay laxaad tiray oo tarana siiyay weeyaan aduunkana marna waa la hayaa marna waa la waaya oo ilaahay ayaaba qadaray sidaasi ee intaad ku digan lahayd waalidkaasi dhibaataysan waxaa kaaga roonaan lahayd adoo u duceeya
      Hadaad maanta ladan tahay
      Maku waari doontaa

    • @drmohamed1968
      @drmohamed1968 ปีที่แล้ว

      qadarta rabi dhacday waxad ku hadlayso ka fiirso nin wayn tahay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    Inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun illaahay haw gargaaro muuse biixi dagaal intuu umada kubaa bi'naayo muu shacabkiisa ku daryeelo illaahow unaxariiso war haloo istaago

  • @AliabgalAbgaal-ro1sz
    @AliabgalAbgaal-ro1sz ปีที่แล้ว

    Maanta maaha maalintii land land eewixii dhiig soomaaliyeed lahaw haloogurmado reerkaas

  • @Abdinasiryussufabdille-tx7wm
    @Abdinasiryussufabdille-tx7wm ปีที่แล้ว

    Aabo srry

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @Uknownw
    @Uknownw ปีที่แล้ว

    Zaad laguma shubayo cid qaadan lamaba garanayo ee number reerka ugaara leeyihiin oo toosa keena

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    War lanbar furaha somaaliya wata iyo maga odayga soo qora xagaan kala hadalnaa

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 ปีที่แล้ว

    Tuntii waa nurugo wayn.
    Ilaahay haw gargaaro qoyska, xagee lagala xidhiidhi kara qunyar dagi waa dagmadee

    • @xurmomedia9246
      @xurmomedia9246 ปีที่แล้ว

      Hargeisay kutaaala wall wadegmada 26jun

    • @arraweelomohamoud6835
      @arraweelomohamoud6835 ปีที่แล้ว

      150 ka ayay waqooyi ka xigta wll wana ibrahim koodbur degmadu

  • @doone9873
    @doone9873 ปีที่แล้ว

    Ina lliahi wa ina illahu rajuucun walahi waxa fican in qofka muslimka uu samro walahi adunka samir aya lagu gara please phone soo dir

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac ปีที่แล้ว

    Ax ax ax miyaanay qaldaneen dadkaas oo kale in ay wadanka joogaan . Sideebay dadka ladegini waxa uu cuni karaan ama uu cabi karaan. Maxaad hadaad jiraan la tihiin dowlada uu gaadhsiin waydeen iyo dadka reer somaliland si loo cawiyo.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +1

    Muuse biixi iyo Saleebaan Gaal iyo Mohammed Kaahin hadii aad is casili waydaan si dhakhso ah Illaahay waxaan ka beryey inkaarta dadka tabaalaysan ee sidaas oo kale ah iyo inkaarta Somaali iyo Somaalilandba kugu dhacday adiga iyo waxii xilka hayaba AAMIIN AAMIIN AAMIIN

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 ปีที่แล้ว

      maxaad umad uga soocday ladan nin mayagaa dilay cadaawad khaasa ayaad u qabtaa habaarkuna aduu kugu soo noqon insha allaah waayo dawlada iyo wasaaradaha ku shaqaleh ma aha

    • @Savage390
      @Savage390 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ayaan jaahilnimadaad ka magan galnay waxaan meesha oo Lin ayaad ka hadleysaa cawaan

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

      ​@@aminafgh2127ayagaa umadaas udhaartay xagay aakhiro masuuliyada ka aadayaan

  • @OmarAliMadoope
    @OmarAliMadoope ปีที่แล้ว

    Hargeysa iyo yuhuud waa isku mid ma jiro isaaq cid u naxeyso

    • @Adbimahamed
      @Adbimahamed ปีที่แล้ว

      Ilaahay isku mid kamuu dhigine afka yaanu ku halaakin nacasoow

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 ปีที่แล้ว

      ISAAQ waa Somaali ka mid ah qabiilada Somaalida oo Islaam ah Hargeisana keligood kuma noola ee Somaali oo dhan baa ku nool Illaahay baana og reerka laga hadlayo inaad is xigtaan iyo in kale ee bal Illaahay ha ku so hanuuniyo Aamiin

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 ปีที่แล้ว

    Qabiiloow kumee reerkani qabiil ayay kadhasheen taajir iyo madax iyo culimo weyleeyihiin laakiin aduunkii waxba uguma tarin aakhirona waxba laysuguma taro laakiin qabiil dhiiga ayay kubanaystaan

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    in karih idin ku dhacday museh wuxuu malayin ku bixinayah dagal benah wakah shacabkinih gajadah u dhimanayah war idorkuh waa umad ilahay nacay dagal bay malayin ku bixiyan mah boqol dolar bay u wayen xukumad ku shegan war iskah xoreyah mafiyadan idin xukuntah

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 ปีที่แล้ว +1

    Hargeysa xaafaduhu isuma wareegaan, guriga kugu xiga wax dagan garan maysid . Magaalo xun weeyi hargeysa !!

    • @falisa576
      @falisa576 ปีที่แล้ว +2

      Suxanallah Waaba xaalad an islaamnimda ku fiicnayne maxa
      Sababay maxayse tahay ayago somali
      Kaliya ah ajnabi la daganayn inay
      Iska war qabi waayan wa lays waydiin
      Dariska maalinta qayaame.
      Hargaysa ma dad dhaqan ingiriis leh
      Ba dagan

    • @SabaaadMaxamed
      @SabaaadMaxamed ปีที่แล้ว +1

      Haaaaaa

    • @subaydahassan6472
      @subaydahassan6472 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa laakiin waa dhaqan xun

    • @juweriyaabdillahi22
      @juweriyaabdillahi22 ปีที่แล้ว +1

      @@falisa576haaa wll hargisa mataqan jaar xidhidhinta wana dhaqan ay leyin lagma na badli karo wanku caqliyeystey anu wll
      Gaar ahn jigjiga yer hawgu darnto iyo masalaha 😢😔