ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 VIVA Cidanka puntland Allaha kuxafido 🇸🇴 nice to see you the Libaxyaden Guulesta🦁❤🎉 SSC KH GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁❤🎉
Wasiirka waxan leeyahay wasiir xamza nin hub dhaqaale iyo wax tar midna awood uma laha wa nin xasan u adeega marka inaad sooba hadal qaado ayaa khalad ah
Wasiir Caydiid inaad ku kakanaato dawlada federalka ah waa wax laga fiican yahay. Idinka laftigiina madaxda Puntland waxaa ka gaabiseen in gobolka Sanaag oo Puntland qayb ka taliso inaad la gorgortantaan Somaliland. Ama si kale u wajahdaan, marka qaladkiina laftigiisa bal hoos u eega. Xaliye from London.
Masha Allaah guul iyo gobanimo guuleysta Ciidamaada puntland We love you guys Cadowgiin hajabo from SSC khaatumo 💙💙💙💙💙💙💙💙
Guul iyo gobanimo reer puntland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo
Masha Allah Guul Ciidamada Puntland ee geesiyaasha ah xoog iyo xeelba Allaa siiyay Puntland Iskufilan 💪❤️🙏
Asc
Puntiland powerful
Guuuuuul
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 VIVA Cidanka puntland Allaha kuxafido 🇸🇴 nice to see you the Libaxyaden Guulesta🦁❤🎉
SSC KH GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁❤🎉
GUUUUULLLLL BUTLAND CADOWJIIN DAMBAS INSHA ALLAH💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤
Wasiirka waxan leeyahay wasiir xamza nin hub dhaqaale iyo wax tar midna awood uma laha wa nin xasan u adeega marka inaad sooba hadal qaado ayaa khalad ah
Guul. Gobanimo. Puntland
dowlada puntland wey isku tashatay uma bahna nacda nacda marxuumka iyo dalxaarshe pl uma bahna warkooda
Maa shaa Allah guul ayaan urajeenay ciidankeydga pur land
Xamsa waa maskiin aan awood laheen weeye .
Hadalka uu yiri Xasan ayaau soo dhiiba.
Caasimada halaga wareejiyo Xamar
Doqonka cagaha dhadheri wa damer xasan dhiqo musqusha uga shaqeya
Hamza wa XOGHAYE
Xamse waa hurdaa
Waan soo daahdey taageerad had
Mahad sanid wasiir jawab sax ah ayuu siiyey .rw hamze qof jira maaha waa nacas lagu shaqaysto
Ma dawlad baa jirta waa somalia
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪👑👑👑👑👑👑🇸🇱🇸🇱 butland 👍♥️
Adkaataya 👁️
Kkkkk😂 😂😂😂
Marxuunow adaa bad galoo waxaadan awoodin ku hadaaqee
Waajibka kaa saaran butland gudo ama marxuunimadaadii ku jiif
Guul guul ciidanka dawlada butland ee cagta mariyey argagixisadii gobolada bari ❤❤❤
Kuwa markan kafaraxalano waxa noo xiga halka argagixisada hargaysa burco iyo berbera fadhida ee iminkana utalawday
Ismaamulka ogadeniya
Markii horena dagaalka kula jirta dawlada ssc khaatumo ❤❤❤❤❤❤
Marxuunka eedmalaha ee waxaa ka dhexe hadlaaya munaafaq gurguurte.munaafaqa u sheeg in la soo dhaafay markii wax laga aqbali lahaa.
xamse wa doqon
Wasiir Caydiid inaad ku kakanaato dawlada federalka ah waa wax laga fiican yahay.
Idinka laftigiina madaxda Puntland waxaa ka gaabiseen in gobolka Sanaag oo Puntland qayb ka taliso inaad la gorgortantaan Somaliland.
Ama si kale u wajahdaan, marka qaladkiina laftigiisa bal hoos u eega.
Xaliye from London.
Puntland cidna uma baahna. Sanaagna waa laga xoreyndoona daba cayuun mardhow.
Ceerigaabo wa usoo jeedsanaynaa after war galgala INSHAA ALLAAH
Sanaag cidna kula gor gortami mayne anaga iska leh wana loo talinayaa
@@MuhiyadiinOsman nin seexday oo soo toosay waa isagii.
Siciid Deni iyo Lugatoor reer ay u dhaansheen baa haraad ka bixin.
@@MursalJaamac-z5g siciid iyo luga toor wakuwaa Argagixisada buuraha ku eryoonaya shacabka Puntland ayaana ku qanacsan ee adigu is cadee
Nabad nabad
MARXUUMKA XASAN MUNAAFAQ JIKADA UGU JIRAA. WAA HADAL LA SO QASBAY
Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
Joojiya collaadda meel kasta oo aad joogtaan
Cagaf ayuu kuu awoodi waayey aad qayleedahay mahub ayuukusiinayaa
Xoghaye xamsa waa marxuum marxuumna meelna waxba kama taro
Wasiirkani waa khaldan yahay dowlada uu ku hadaaqayaa xagay joogtaa budhcada muqdisho ku ururtay ee qowlaysatada ah ilaahay gabalkooda harido
Xamse 😂
Dirir libaaax libaax dhalay ceelbuu ku riday nacaskii nacasku dhalay eer uu yidhi xasan shiikh saa dheh xamse marxuun doqoni sukeeye maaaha
REER PUTLANDNOOW MARXUUNKA ILAAHAAY BAA IDIN CAAWINAAYA EE ISAGU WAA DACIIF EE HAKA SUGINA XASSAN DHIIQO XOGHAYNTIISA MUXUU QABAN KARAA ISAGAABA LA HAYSTE AH .
Intuu gurgurte joogo xoolo kamarabnee rabigay hanadhaafiyo wayelka shaydankas muxuu bixin karaa marxumku hadal loosoo dhiibay oo layiri dheh uunbuu yiri
Kkkkkkkk war kaas xasan baa. Yirih hadalka
Malamaqlayo fira saamacada