Ashraf qaniisnimo lagu arkey cadeyn ayaa la hayaa oo aad la yaabeyso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ค. 2024
  • #subscribe #like #share
    Kusoo dhowaada Nabaad Official.
    Nagu soo biir adigoo rukumanaayo ama subscribe saaraayo kanaalkaan.
    Walaal fadlan muuqaalkan like saare, share-tana inoo taabo
    Waxaad naga heleysaa muuqaalo tayo leh oo kolba aan kusoo qaadan doono mowduucyada xiisaha leh ee ay bulshada soomaaliyeed xiiseeneyso, ayadoo la tifaftiraayo lana ilaalinaayo xuquuq kasto oo quseeya muuqaalada.
    Waxaan nagala soo xiriiri kartaa
    Email: nabaadofficial@gmail.com
    Facebook:
    Instagram:
    Tiktok: tiktok.com/@nabaadofficial

ความคิดเห็น • 9

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 15 วันที่ผ่านมา +4

    Ninkaan ma maraykan buu is mooday war dalkaad joogtid waa dal saqajaan iyo fowdadu intaba xoryihiin
    Marka sideed u hadlaysaa xishoo ninyohow
    Wixii aqlaaq xun oo diinta iyo dhaqankaba ku ciyaaraaya hala edbiyo diinta yaan lagu xadgudbin

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 12 วันที่ผ่านมา +1

    Cultural and social behavior of the society
    Dowladda ayaa masuul ka ah !
    Internet police ayaa weydiineysaa suaashaas 💕💕💕💕

  • @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787
    @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787 14 วันที่ผ่านมา +1

    Naag walan waye wadankan waa free Africa ma aha

  • @maxamednuur4528
    @maxamednuur4528 11 วันที่ผ่านมา

    Haa Haa danbi

  • @sharma-hi3op
    @sharma-hi3op 14 วันที่ผ่านมา +1

    Midkaan caqli badan malaha hadaliisa wax qiima malaha

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 12 วันที่ผ่านมา +1

    Reposting is called faafin taas miyaad ka murmee sxb! Adiga xataa wanku barenaa

  • @user-td3qi9vi7h
    @user-td3qi9vi7h 10 วันที่ผ่านมา

    Adiga ma mid ka mida ayaad tahay mise wixi lagu arki sansaan waa la xiras xitaa adiga difaacooda ayaa a ah in lagugu su aalo weydiiyo see cml too much aaba noqoteene

  • @maxamedshariifiidlemaxamedshar
    @maxamedshariifiidlemaxamedshar 11 วันที่ผ่านมา

    dambigu inlafaafiyaa waadambi mareykanaajoogtaa kulaqiimabadamaa mareykanka doqon waadgaaloobirabtaa malahq ama hadaaba gaaltahay pabaasey midtahay hadaadan aheyna kajoog