HAARETZ " DUULAANKA SIR-AA'IIL EE SUURIYA WAA DAB NI-TENYAHU KU CIYAARAYO TAAS OO..."

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 57

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  หลายเดือนก่อน +10

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Akbar Allahu Akbar Ya Allah Ya Waduud Ya Dullcarshil Cadiim Allow Rabiyoow Rer Gaza Waa La Dulmiyay Wana Lagu Xad Gudbay Naftodii Iyo Maalkodii Allow Waa La Dumiyay Rabiyoow Baryada Naga Aqbal waxan Nahay Adomadada Allow Adiga Cilmi u Leh 😢 Rer Falastiin Gaze 😢Rabiyoow Mujahidiinta Muqaawamadda Gacanta Sare ka Dhiig illahow Gacantaada u Fidi 😢

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 หลายเดือนก่อน +1

    Ma ahan ciidan israaiil bis waa ciidamo is bahaystay.oo maraykan hogaaminaayo oo hdan hub ka ugu qatarsan u soo raraya maalin walba .ama allaah ayaa la jira mujaahidiinta reer qazza allaah ayaa wata wehel uma baaahna

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน

    rabiyow reer falastiin aday magan kuu yihiin cid kaloo la magan galaana ma jirto ilaa adiga mooyee rabiyow badbaadi reer falastiin rabiyow cawi reer gasa rabiyow guulee jihadka xaqa ee reer falastiin rabi xamaas guusha sii oo awood sii ay ku baabiiyaan kufarta yuhuuda rabiyow ka dulqaad culayska dulmiga kufarta yuhuuda reer gasa rabi u hiili jihadka gasa iyo alaqsa aamiin yaa alaah

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much brother Mohamed and mawlid

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

    • @MahamedWacdi-w1e
      @MahamedWacdi-w1e หลายเดือนก่อน

      @@AbdiAliFaroole-jm4qp aamiin aamiin aamiin

  • @turbshit
    @turbshit หลายเดือนก่อน

    allhu akbar mowliid waxaad hilmaantey reer falastiin inuu ilaah la jiro nin ilaahi wakiishtay lagama adkaado 🤲🤲✅✅

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 หลายเดือนก่อน

    Viva Somalia

  • @IlyasCabdi-di1tg
    @IlyasCabdi-di1tg หลายเดือนก่อน +1

    Waa guulguul suriya

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey หลายเดือนก่อน

    Hbn asalaamacaleykum masha alaah

  • @AbdishakurMahamud-l9l
    @AbdishakurMahamud-l9l หลายเดือนก่อน

    Asc hbn tv

  • @DayibShiikh-d7q
    @DayibShiikh-d7q หลายเดือนก่อน

    allaahu akbar

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน

    ASC mowliid habeen wanaagsan

  • @MahamedHassan-t4l
    @MahamedHassan-t4l หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan tahay wariye mawlid waxaa tahay wariye nasoo gaadhsiya xogaha dahsoon iyo waxa ka dhacaya dunida

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน

    Asc Mohamed habeen wanaagsan

  • @MahadAhmed-do2my
    @MahadAhmed-do2my หลายเดือนก่อน

    Inchaallah kheir

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน

    Sck wariye walaaloow yuhuud iyo gaalo midna awood ma leh taasi waa danbi istaqfurilaah awood alaah ayaa leh oo kaliya ayaa leh subxanahu wa tacaalaa cid kaloo awood shegan kartaa ma jirto waxwalba oo awood iyo amara ale ayay u gaartahay subxaanahu wa tacaalaa

  • @aliahmed8234
    @aliahmed8234 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته❤

  • @mohamudulusow3668
    @mohamudulusow3668 หลายเดือนก่อน

    HBN Fadlan Speliing Error iska saxa SIRAA'Iil ka dhiga Israa'iil Mahadsanidiin 🎉

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 หลายเดือนก่อน

    ...Ninkii soo joog laga waayo
    Soo jiifso laga helaa...Naclatullaahi yaahuuu...waqtigii la jiifinlaha baa la gaadhay bi,idnillaah waa Mayd Soconaya yuhuudhu ismana oga...
    ...Hal Libaax arkaysaa
    Ma godlatto...suruyyya waa libaax halka hashuna tahay yuhuudha...

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 หลายเดือนก่อน

    Aduunka Waa Inuu Ogaada Syria Ineey Gashay Wadadii South Africa Waqtigii Gumeystaha Cadaanka Joogay South Africa 1967 1994 Time To White Coverment in South Africa Qorshaha Israel Waxay Dooneysa Ineey Qabsadan Dalka Syria

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 หลายเดือนก่อน

    Suuriya ha u jeestaan kuwaan hantidooda burburinaya

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh หลายเดือนก่อน

    Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i หลายเดือนก่อน

    gar gaarka ilaahay aya ka awood sareeya

  • @ahmedabdulahi1575
    @ahmedabdulahi1575 หลายเดือนก่อน +1

    Sidii naag ninkeedi mudnaa moodku kalaqaaday * oo macangag liitoo uhadhay maagay meherkeeda * oo in ay ka meer meeriyaan magane doonaysa * madoobaadayeey qalbigu soowma murugoonin * waxa maqdas iyo dimishiq lagu hayaa mawloow kuumagan

  • @Guyaalmedia12
    @Guyaalmedia12 หลายเดือนก่อน

    Allow Yuhuuda Qaza lagu jebiyaaa….

  • @jaamacismaaciil845
    @jaamacismaaciil845 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Waxay ila tahay Sahnuuniyadu inay dhib taransan doonto, waa inaysan dib unoqon ciidamadeedu, ayna eedo gardaradeeda.
    Dawladda Turkigu waa inay difaacdaa dawladda cusub ee Suuriya.
    Sahnuuniyadu waa inay kashalaysaa khaladkay gashay.

  • @dayibfanaxfanax3800
    @dayibfanaxfanax3800 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o หลายเดือนก่อน

    Asc❤❤❤❤❤❤❤

  • @CwahaabNooho
    @CwahaabNooho หลายเดือนก่อน

    Mowlid x sxp sodhawow wll

  • @XasanMaxamed-ei9le
    @XasanMaxamed-ei9le หลายเดือนก่อน

    Shame.waamucjiso.imtixaankuna.guulbuukudhamaan.inshaa.allaah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน

    Guul xamaas ee reer Palestine 🇵🇸

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน

    mowlid ilahey baa awood leh ciidanka israaiil waa aragnay waxa ey yihiin

  • @adelzaed3164
    @adelzaed3164 หลายเดือนก่อน

    WAXANOO XAYAYSIINA KA DAA ABTI BARNAAMIJKU KA DILAYAAYE

  • @mohamudulusow3668
    @mohamudulusow3668 หลายเดือนก่อน

    NOT NI-Tanyahu say NETENYAHU, PLEASE 🎉

  • @DakirWarsama
    @DakirWarsama หลายเดือนก่อน

    Guul inshaallaha falsatin

  • @hiddoomediaproduction6240
    @hiddoomediaproduction6240 หลายเดือนก่อน

    Waxani warka ma soo aqriyoo necebitaa odaygaan

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii หลายเดือนก่อน

    🥺..🥺.. . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @JamacscClle
    @JamacscClle หลายเดือนก่อน

    Mowlidw barnaamijshyada markaa kaligaa tahay ayu nagu socona 😅 koob dhaka jibiya ah usoo qaata anigu

    • @Suuban225
      @Suuban225 หลายเดือนก่อน

      @@JamacscClle 😂😂dhako jabiye anigaa ku heysto iidaa walalo anigana hadow jogin maba jecli😂😂😂

    • @JamacscClle
      @JamacscClle หลายเดือนก่อน

      @Suuban225 wllaley duqaan hadalkiisa waa caajis yacni falanqeyn masameynaayo sidii wariyihi oow dulmaraa anagne falanqeyn io sharaxaad qosol wadata rabnaa

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km หลายเดือนก่อน

    qalad wyn ayu galay natan yahuna xog waxan ahayn kuma jog sato adunku hadu damerkan yuhuda joga xisab bena ayu isku dhuf saday xisab qal dan lkn wa ku jabi dona tan mar show la bar yimayo xog aya loga sari dona xata kolan haydh buraha wa laga sari dona dhabarka aya laga jabin dona nafada yuhuda hada wa guuul bena radis lkn khiyali lagama qorayo

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Askarta Isra,44l maxaa loolaynayaa kursiga Matamtahu iyo Bigafiir miyaa ladifaacayaa waajaabe.

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v หลายเดือนก่อน

    Turkigu waxba kama dhihi karo miyaa mise wu baqaya

  • @ADANSUMOALIYOMahamedsumoal-w1c
    @ADANSUMOALIYOMahamedsumoal-w1c หลายเดือนก่อน

    asc

  • @FaaraxCarab-d9m
    @FaaraxCarab-d9m หลายเดือนก่อน

    Warniyow.qaasan.warked.jecelesoodaa.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน

    Ciil badanaa ! Waxaan Sharci kaa -
    Celinayn, Oo Cadaw kugu Ah -
    Awood Aad isaga celisana Haysan

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 หลายเดือนก่อน

    Nuxuus weeyi masar dabadhilif ah yuhud waxba madhanto

  • @axmedfaarax-b6e
    @axmedfaarax-b6e หลายเดือนก่อน

    asc

  • @HassanHabadier
    @HassanHabadier หลายเดือนก่อน

    asc