Alxamdulillah hadii uu wiilkaga gacantii cadawga alle kaga saarey wan kuu soo duceyney maamo ducada alle wuu kuu aqbaley somalina wa dad walalo ah oo markii gurmad la dhaho isgarab istaago masha allah alle ayaa mahadleh
Mamada tuug weyn oo been nale ah aya helay hadu Alle ka bad badiye oo uu san dhicin nasiib ayay le dahay mamada mida kale soomaalida wa dad wanagsan oo is caawiya isu gar gaara sida oo kale may qab yalada oga tagan wadan koda dhistan dowlad xoog badan dhis taan dalkoda nabad ka dhigtan siyaasi yihiin tuugada ah Ee kala geyn naya shacabka soomaaliyeed mar kay dantoda garana ka daneysta may is ka qabtan soomaaliyey dad wanagsan ayan tihiin qab yalada tuura oo naca wadan kiina dhista nabadna ka dhigta please 🙏 thanks 🙏 All my people
Asc walaalo ridwan aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sidaad dadka u cawinayso ajar iyo xasanaad aan dhamaan allah ha ku siiyo you are wonderfull person mansha allah
Ridwaan allah Aduunka & Aakhiroba haku bara keeyo arsaaqad waasaca allah haku siiyo waa bil Ramadaan dhamaadkeedii insha allah ducadaas waad heli doontaa Aamiin. Maxaad dad badan oo dhibanaa aad umada islaamka ee soomaaliyeed u soo ban dhigtey allah haku barakeeyo. Soomaali taariikhda meel wanaagsan ayaad kaga jirtaa ogow💐🌹
Masha allah tabarakallah. Illahow somali barakee boos walbaba😭😭😭somali weligeedba qabyaalad xun ha la dhex dhigo wa dad isjecel wa dad is caawiya ,manta qof somali ah ado dhiban kama tegaayo. Masha allah ❤❤❤ ridwaan illahay swt wll aduun iyo akhiraba haku barakeeyo. Dhamaan dadki caawiyey ha caawiyo allahuma amiin allahuma amiin.❤❤❤
Wlhi wllky iga wuuu lasocodaa lacagata lagashibey hada wuuu joga magalada tiriyabuli city libya Alx lacagti doontaa diman sabtiii aya loo turi rabaaa Alx ilaahey xanad geyo igu so ducayaa
Alxamdu li llaahi alle ayaa maxad iskaleh hadiiba wiilki gacanta cadowga alla ka bixiyay manta wan kula farax santahay masha allaah somali ye waxan idinka codsanaa inaad iiducesan oo alla iga dulqado kubada ooladeydii oo leygu dayacayna uu alla ila koriyo kurbo la aan uugu soo duceya
walahi❤ farxad allahu akbar inta cawisay iyo ridwan iyo inta uduceysay dhaman allah barakeyo farxadey cawa ma la so kobi karo waba sugaye gorme so dhihi donan wa lahelay lacagti wilka wa lasi dayay ku fikirayi
الله ما ينسى احد الله يساعدنا انا وانت ولجميع الله يساعدنا كلنا اهلنا واهل المسلمين الله يفرج همنا وهم المهمومين الله يرزقنا جميعا الحمد لله الحمد لله على كل حال❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Mahad ilahay ba leh , ku xigta Somali weyn aya leh ilahay halkay kaso saareen kheyr iyo naxariis Alleh ha ugu badilo . Radwan na intaas uu ibn aadamka caawinayo Ilahay umada hooyo iyo walal ha uga dhigo.
Alxamdulillah hadii uu wiilkaga gacantii cadawga alle kaga saarey wan kuu soo duceyney maamo ducada alle wuu kuu aqbaley somalina wa dad walalo ah oo markii gurmad la dhaho isgarab istaago masha allah alle ayaa mahadleh
Asc
Horto maogtihiin aduunkà in uu soomaali camal aheyn soomaali waxeey kufeecntahay weey iscaawiyaan❤masha allah ❤
Haa wlhi tasaa been ehee.n
Wlle been madan sheegi
Haaa wllhey illheey baa Mahad iska Leh soomali naga dhigey
Illaahay dhibka hanga dulqaado qoluubteena meel ha isugu kaayo keeno Amiin
Mamada tuug weyn oo been nale ah aya helay hadu Alle ka bad badiye oo uu san dhicin nasiib ayay le dahay mamada mida kale soomaalida wa dad wanagsan oo is caawiya isu gar gaara sida oo kale may qab yalada oga tagan wadan koda dhistan dowlad xoog badan dhis taan dalkoda nabad ka dhigtan siyaasi yihiin tuugada ah Ee kala geyn naya shacabka soomaaliyeed mar kay dantoda garana ka daneysta may is ka qabtan soomaaliyey dad wanagsan ayan tihiin qab yalada tuura oo naca wadan kiina dhista nabadna ka dhigta please 🙏 thanks 🙏 All my people
Alxamdullilah 😢hwenkaas sidaa uooyay illh ayaa ogaa Alle ayaa ubaryay wyo lacag uma awoodin lkn aad ugu duceyay🎉
Mashallah abyo. Ducada xitaa lacg wey ka fadli badan tahay
Kheyr alle haku siiyo
Asxabey ma isdhihi karnaa 1m iyo kabadan wuu uqalmaa Ridwaan issak wlhi waa nin karmeed rabbi ha guuleeyo aduun iyo akhiraba guulayso wll qli
Wllhi allihi soomaali naga dhaliyay baa mudan in mahad aan u celino😊🎉
Asc walaalo ridwan aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sidaad dadka u cawinayso ajar iyo xasanaad aan dhamaan allah ha ku siiyo
you are wonderfull person mansha allah
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰😘💓😘💓😘💓
Somaaalida wa dad gob oo nasab ah markeey hiiil iyo garab noqoto 😢😢😢waan idin jeclhay somaaliweyneey😢😢
Ridwan runtii qof wxathy wngsan .Allah hakubarakeyo .Somali wxatihin dad wngsan sidad iskugarabistagna marwaliba❤
😢😢😢masha allaah wallhi farxad waan is heen waaye abayo waan kusu geeynay❤❤farxad allaah hakuu siyaa diyo
Mashaa allaah Gabar ka dhalatay Somali waligeed maciishoon wlh Talifonka oo kasowicijiray iska tuur Nacalad ha ku dhaco
Ridwaan allah Aduunka & Aakhiroba haku bara keeyo arsaaqad waasaca allah haku siiyo waa bil Ramadaan dhamaadkeedii insha allah ducadaas waad heli doontaa Aamiin. Maxaad dad badan oo dhibanaa aad umada islaamka ee soomaaliyeed u soo ban dhigtey allah haku barakeeyo. Soomaali taariikhda meel wanaagsan ayaad kaga jirtaa ogow💐🌹
Ridwaan sxp wlhi aad iyo aad Ayad ugu mahadsantahy wlhi qof wngsan Ayad tahy dar Alle Ayan kujeclahy dadkana siqalbiyan Ayad ucawisa ducadane Alle wanaga aqbalay one love ridwaan🙏
Ridwaan wallhi waa Qof wanagsan ❤❤
Sax wa Wil somaliyedh o wangsan mashaallah 💕
Mash allah soomaali weyn dad wanagsan ayaa tihiin wlhi waxaa ku faanaa inaa somali kadhashay ilove somali ❤
❤❤❤❤❤
Somali. TH-cam haa day ahan lahayen sida riidwan oo kale mashaallah
Ilaahow adaa somaali naga dhigay gabadhaan sida loogu gurmaday maashavallah
Hooyo iyo ilaahoow kuu naxariiso naxariis badnaa hooyo wllhi waan kugu farxay abaayo waana kuu soo doceeyay
M.a mama alx hadii wiilkaga gacanta cadowga ka baxy in sha Allah guul ayaan ku rajenayaa
Oo mamadi miyaa way is badashay masha allah 😢
Qrxley soma noqonino farxda qsolka nh
Abyo waa farxad wax badshay shaly hadey oo yaseya mantan wa farxsnthy taasna waa hooyonimd alle hoyoyinken haw naxriisto akhiro io aduunba ❤
Murugta foolxumaynaysey illhoow qofwalbo murugaysan murugta ka fayd
Amiin yarabi
Masha allah allow somalidena hanoo waayin❤❤
Masha Alha mama qamar farxadadu wa farxadena Alhamdoulilha Adu inakagu ku badbadaye ❤❤
Masha allh wa maalintii raabadan ugu danbaysay waxan illhy uga baryayaaa in illhy faraj khayr qaaba ha u furo oo dag dag ah.
M.a ridhwan infact you did a good job ...and you will get thawab i.a all this good things you are doing by helping innocent people like this mother
Allaaha ku caawiyo ridwaan adigana umada somaliyed Mel ayad uga sobaxday❤
Masha allah tabarakallah. Illahow somali barakee boos walbaba😭😭😭somali weligeedba qabyaalad xun ha la dhex dhigo wa dad isjecel wa dad is caawiya ,manta qof somali ah ado dhiban kama tegaayo. Masha allah ❤❤❤ ridwaan illahay swt wll aduun iyo akhiraba haku barakeeyo. Dhamaan dadki caawiyey ha caawiyo allahuma amiin allahuma amiin.❤❤❤
M.A wlhi arageda shalay io manta wukala duwan yahay alxm❤ilahy side rabto hausahlo
Wlhi wllky iga wuuu lasocodaa lacagata lagashibey hada wuuu joga magalada tiriyabuli city libya Alx lacagti doontaa diman sabtiii aya loo turi rabaaa Alx ilaahey xanad geyo igu so ducayaa
Illahey hau fududeyo aboowe
Wllhi Masha allah maalintii iyo maanta kaaf iyo kala dheeri ilahay farxada hakuu siyaadiyo ❤❤❤
Walaal ridwaan alle ha ku barakeeyo waa maalin iida hooyadaan wax wanaagsan bn urajeeynayaa❤❤
Ridhwan issack wankuwataa bro mine, sis tatka cawinad usini Allah kusiyo , wish u Good luck bro mine, long life ahead ❤❤❤
Alxamdu li llaahi alle ayaa maxad iskaleh hadiiba wiilki gacanta cadowga alla ka bixiyay manta wan kula farax santahay masha allaah somali ye waxan idinka codsanaa inaad iiducesan oo alla iga dulqado kubada ooladeydii oo leygu dayacayna uu alla ila koriyo kurbo la aan uugu soo duceya
Masha Allah somaalidu waa dad wanaagsan alle ha barakeyo dhamaanto😢
Marbo hadaa Somalia ka dhalatey ciiil maqabeysid
Ridwaan isac adigane ajar iyo xasanaad Allah kaasiiyo sida uso bandhigto walaalahi dhibana aad udhageysato
Somalidena waxa ku wanagsanahay ama biniadamka kale oga duwanahay waxay we stand with each other masha Allah ilahey wadankena nabad Allah kadhigo ❤
Amiin abyo wadankena nawad Allah kadigo
Ridwan guuleyso bro wax ku dhiba alle kuma tuso
Marar ka qaar adoo lacagta bixiyey ayey nin kale kugu wareejinaayaan ka qaado adna cml 😢
Ilaaah haka bad baadiyo kuwaaas o kale
Aamiin aamiin
Amiin yarabi
Alhamduliah Alhamduliah Alhamduliah. Aad ayaan u farxay wallahi. Somalida ayuunbaa laga helaa❤️Ilaahayow Somalida midaa oo qalbiyadood naxariis isu gali ❤ Amin Amin
amiin ya Rap
Alhamdullillah Nuurkaga laga gartaa inad nafistey hooyo😢❤ hdiba wiilkaga gcnta cadowga Alle kaga saray Waa Alle mahadiis❤🤲
walahi❤ farxad allahu akbar inta cawisay iyo ridwan iyo inta uduceysay dhaman allah barakeyo farxadey cawa ma la so kobi karo waba sugaye gorme so dhihi donan wa lahelay lacagti wilka wa lasi dayay ku fikirayi
Maanshllh Wlhi Farxaad Wyh Mamadan hadeebo iyado oo farxsan solawte❤😢
Mashallah ridwaan,u r doing good work for the community
Ridhwan Masha Allah, may Allah blessed you
Mansha Allah wee isbadashay ilhey hawsiyadiyo farxadeda❤
Masha Allah Ridhwan Isack Rabi ha Ku barkeyo sxbkey 💗
Mashallah ridwaan alaha kaa amal mariyo khayr kaa shaqaysatay dadkii cawiyayna alaha caawiyo 🤲
Zxp waa mahadsnth ❤❤❤❤
Masha allah walahi wa ooya maliti anqisada mamadan andhegeysta waa an uduceyna somalina waa ugurmata masha allah
Aad Ayaan ugu farxay walaal
Abaayo is ilaali lacagta yaan lagaa dhicin waana kugu faraxnay wiilkaaga allaha kuu keeno
Manta iyo shale iskudawa hida alhamdulilah thuma alhamdulilah ilahayow adiga mahad ku sugnatai somaliyey ilahai haini barekeyo ilahai somali cadowga haka qabto 😢😢😢😢😢walahi video diib udawadai aad iga oysisai ilahai wa malikul mulk alhamdulilah thuma alhamdulilah abayo ...midki ku ciil tira ilahai hakagadigo wilkada oo hajj ku geyo
Sorry Hooyo Wlhi Waan Ilmeeyay Markii Aad Daawanayay Sheekadeeda Alle Ha ugargaaro Qof Walba Oo Muslima oo Dhiban😢
msh alh illhyw adigy nahdi kuusugnaaty🤲🤲
Aniga hada uba arka Shekadan kwrn😢qaybti 1aad saka firsaday midana hada firsanoya alxm hadi ay farxsantahay🤲🤲
Hoyo markay ooo heyso io karkay farax san ta hy waalllahi isku mid ma ahan
Hooyo halaga ooy siinin ❤❤❤
Masha allah alxamdulillah ilahay haku siyadiyo farxadada asigane inta udhimanna sinabada illahay ha ugu dhameystiro 🤲🤲🤲❤️❤️❤️
ilaahow somaali barakeey amiin dhaha😢
The first one❤
❤
Alx mamo qamar illahey farxadada hakusiyadiyo wallhi farxada laoyey hdanah somali wagob illaheyba mahadleh
Alxamdulilaaah maamo allah ayey mahad u sugnatay kadibna soomali weyn iyo ridwaan
Macha Allah, sidaad uga farxiseen Allaha idin ka farxiyo Amin ya rabbi
Ritwan walahi ahalu jana tahay ruunti ilahey haku xafido wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤rit wan walhi ilahey dar Dartisne wanku jaclahay wll❤❤❤❤❤❤❤
MashAllah waku Farxay Somalia Hadey Runta Timado 1💖
Allaxamdulilaah hadii gacanti cadowga allah kabixiyay inta dhimana allahakuu dhamaystiro
Ku sali nabi muxamed scw❤
Wlhi aad baan ufaraxy radwaanow allah kusharfo ❤
Allaha ku Guuleeyo ridwaan aduun iyo aakhiro
Alla ridwaan illahay damigaaga hadhaafo codkaa meelfoog adaagarsiyay
M Allah aragaaban ka garanay iney faraxsanthy Ridwaan wllhi shaqo fcn ayaad heysaa wll ilaahey haku barakeeyo adiga iyo walidkana dambigina Allaha dhaafo ❤
Wooooow Masha Allah Somalia is one saaas u daruufsan hadani farax Ka muuuqto🥺🥺🥺🙌♥️🙏🙏🙏alow hku barkeeeyo hoooyo qaaaaaaaaaaaaaaaaaali
❤❤❤❤🎉🎉mash alaha tabarakala Alaha
Ninanka somaliyeed qaarkood qof dhiban ayey sii dhacayaan.
Nuurah Waa iimaan laawe aakhiro iyo aduun midna aan ka fakareeyn weeye 😮😮😮😮😮
M.a ridwan u are good person
الله ما ينسى احد الله يساعدنا انا وانت ولجميع الله يساعدنا كلنا اهلنا واهل المسلمين الله يفرج همنا وهم المهمومين الله يرزقنا جميعا الحمد لله الحمد لله على كل حال❤❤❤❤
Masha allaah baan ugu farxay markaan arkey mamadaan oo faraxsan alle ayaa kurba fayda ahe anigana wllkey iga yar baa magafe naga adaye isoo duceeya in u alle iga saaro gacanta cadowga🥺
M.a hooyo mcn farxadaada waa farxadey farxad waarta ku noolaaw ❤❤❤❤❤
Maasha Allah Allah ku mahadsan,kadib walaalahi soomaliye ee caawiyay mamo way mahadsanyihiin
Ridawan malinki ugu dabay bish ramada waxan kugu duceeya jantu fardwos kugu bisharoy somali waa qoyas wada dhashay alx wiilki yare
Mashalah bro riidwan wax weyn Aya umada u qabataay
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Mansha Allah Somalia ha noolato Allah Somalia naga dhigay o wali Muslim naga dhigay Allah ayaa mahad leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxmdulilaah yaa rbi shale iyo maanta kala wacan
Alxamdulilah marka hore marka xigta ridwaanow allaha kuu abaal gudo mida sedaxaadna soomaalida mahadi haka gaadho wsc
Mahad ilahay ba leh , ku xigta Somali weyn aya leh ilahay halkay kaso saareen kheyr iyo naxariis Alleh ha ugu badilo . Radwan na intaas uu ibn aadamka caawinayo Ilahay umada hooyo iyo walal ha uga dhigo.
Wlh plh sidaan hbnkaas ula ooyay waligey cid ulama ooyin illhey mhd leh ducada iga aqbalay alhamdullilah
Masha allah mamadan intii kaqayb qaatay alaha barakeeyu
Masha Allah somali haddii aan nahay waan is caawinnaaa allow dadlka nabad nooga dhig
Wlh mamadan part one wan oyey m.a lkn part 2 farhad
Mansha allah illaahay haduu kuu fududeeyay illaahay ku xamdi naq abayo adna illaahay hakaa jisaaimariyo ridwan isaack
Masha Allah wlhi niYada ayaaN ku haYaY malmahaN dhaN😢❤❤alx
Masha Allah Masha Allah wllhi wan farxaye Alxmdulilaha kheer weye
Ridwan kheyr bdn allaha kusiyo mamadan wey murugeysned alxmdulilah alla hadu magafe gacantisa kabadbadiye wilkeda please ad ula walwalay meshu ku danbeyo wilkeda nalasocodsi cfmadkisa iyo inu tagay halku rabay hadey macqul tahay video inoso samey hadi kale community ga inogu so qor mahadsanid wll hoyadana waxn urajeyna inta nolosheda kadhiman farxad an dhamad laheyn insh'llh
ما شا ء اللہ 💞
The great,s of all time Leo Messi goat 🐐 Messi ❤
Greatest of all time ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
Masha Allah illaah mahadleh❤
Alx ilaahow farxada uziyaadi🤲🤲
Asc allaahu akbar shufto nairoopi yaa heshay dhaqankaas waa lagu yaqaan jidadkoo dhan waa furmayaan 😎😎😎kkkkkkkkk
Ridawaan waa Qof wanagsan Masha Allha ♥️🥰🥰🥰
Proud to be Somali ❤❤❤❤❤