Raage Oomaar Weriyaha ITV maxaa ku dhacay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 เม.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 113

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +8

    Ilaaaahay caafimad dag dag ah ha siiyo aaamiin❤

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 หลายเดือนก่อน +1

    May Allah grant Rage Omaar a speedy recovery to full health. Amen.

  • @moqsharf2386
    @moqsharf2386 หลายเดือนก่อน +6

    Alle cafimaad ha siiye ((somlander 100/100)))

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 หลายเดือนก่อน +10

    Allah caafimaad ha siiyo waa nin Somalilander ah

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey caafimaad taama ha siiyo Aameen

  • @sammie1163
    @sammie1163 หลายเดือนก่อน

    Alle ha caafiyo Raage aamiin

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 หลายเดือนก่อน +6

    May Allah give full rapid recovery and long life to the great popular journalist Rage Omaar Amin.

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahay ha caafiyo wariye raage,

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +2

    Ilaaaahay ha caaaafiyo aamiiin

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 หลายเดือนก่อน

    Allah cafimaad taama ha siiyo🤲

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay swt caafimaad dag daga ha siiyo inshallah

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi หลายเดือนก่อน +3

    Get well soon brother ❤️

  • @Ch-wp9jw
    @Ch-wp9jw หลายเดือนก่อน +1

    الله يشفيه
    Wll adna inaad u ducayso ayaa fiican, just haka waramin kaliya

  • @aliyahashkir453
    @aliyahashkir453 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow Caafimaad Dag-dag ah see.

  • @iftin2024
    @iftin2024 หลายเดือนก่อน +2

    May allah give Rage omar shifa and quick recovery he is from Somaliland, not Somaliya.

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 หลายเดือนก่อน

    Ilaahy ha caafimad ha siiyo wllkeen raage c lahi omaar❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 หลายเดือนก่อน

    Subhan Allah May Allah SWT bless him with full recovery Aamiin 💔

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 หลายเดือนก่อน

    Ilahay caafimaad sareecana ha siiyo Aamin ya rabbi 🤲

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman หลายเดือนก่อน

    Alle swt caafimaad sareecan ha siiyo aamiin

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 หลายเดือนก่อน +11

    Mmtv correct your selfs! Raage Omar is not “Somalia “ waa Somalilander !from Raage family!

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi หลายเดือนก่อน

      Reer Oomaar 😮

    • @user-rx8jz7zu5b
      @user-rx8jz7zu5b หลายเดือนก่อน +1

      Wa Somaliland

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน +2

      SOMALI WAA SOMALI ❤😂

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +6

      Jaahil qadhmuun oo qabyaalad buuxisay marka af ku gaara aad sameysato oo aan aheyn somali ayaad odhan kartaa somali Maaha, Raage muqdisho ayuu ku dhashay hoyada iyo cuqdada iyo dhiladii ku dhashay wasee, anigu nin isaaq ah baan ahay laakin somalinimada ayaan ku abtirsadaa oo ah waxa aan ahay, qofkasta o

    • @maroodijeex
      @maroodijeex หลายเดือนก่อน

      ​@@dalaisacgibril5899 maadaa leh af soomaaliga adeer waynu u simanahay, waliba anigaa ku baray afka ee adigu isir uma lihid dhal talyaaniyeey. Edeb yeelo oo Mardale waxaas bulshada hala hor iman

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot หลายเดือนก่อน

    weriye range oomaar ilahoiw caafimaad degdega sii iyo muslimiinta from buuhoodle

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha caafiyo

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha caafiyo aamiin

  • @HibohashiHibo
    @HibohashiHibo หลายเดือนก่อน +1

    Allow caafi adaa cadilee

  • @user-vn7df1dx2k
    @user-vn7df1dx2k หลายเดือนก่อน

    Ilaahay caafimaad ha siiyo.

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 หลายเดือนก่อน

    Allah ha caafiyo aamiin yaa rabi

  • @ManU-fan1
    @ManU-fan1 หลายเดือนก่อน

    U duceeya ha isku qabsanina wax aan micno sameyneyn somali iyo somalinder. Wariyuhu absolutely wa saxan yahey.

  • @luulhassan68
    @luulhassan68 หลายเดือนก่อน

    Caafimaad deg deg ah baan u rajeyneyaa, Rage Omar😢

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 หลายเดือนก่อน

    Allah ha caafimaadiyo waa soomalia

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwan qabil bah walay kuwoh bah kalah sarayah somalih iyo somaliland war umadah u dayah Asalkisu waa somalih plz

  • @Abdibelel
    @Abdibelel 29 วันที่ผ่านมา

    ilaahay wuu u sahlay raage xaaladiisna aadbay u ficantahay,,,, wad mahadsantihiin dhamantiin.....

  • @kazial-qumeyri5938
    @kazial-qumeyri5938 หลายเดือนก่อน

    Allah ha shaafiyo baarqabka

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed หลายเดือนก่อน +2

    Nin u dhashay Somaliland baad U dhashay Soomalia leedahay Ninka Aad Warkaa ka bixinaysaa Maaha Maaha Nin Raali Ka Ah Warbixinta Khaldan Ee Aad kaga War bixinayso Wasakh Baad tahay E

  • @Sama-ej6eh
    @Sama-ej6eh หลายเดือนก่อน

    Allaha ha caafiyo

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha caafiyo

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab หลายเดือนก่อน +21

    Somali maahee waa somalilander waxa kayaabay wariyaasha reer Somaliland iskadhiska dadka kale

    • @Username11249
      @Username11249 หลายเดือนก่อน +1

      Waa yusra harti markaa odayaashoodii iska dhisayaan

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 หลายเดือนก่อน +3

      Yes, he's a Somalilander, and he's also my cousin. 😢

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v หลายเดือนก่อน +2

      Absolutely somalilander

    • @SilikPoy
      @SilikPoy หลายเดือนก่อน

      Kk😊

    • @Adm9464
      @Adm9464 หลายเดือนก่อน

      You are sick sister. Daawo qaado

  • @AbdirahmanAden-ee8fk
    @AbdirahmanAden-ee8fk หลายเดือนก่อน

    Alha caafiyo ❤ inshallah

  • @user-ji3jy5wg4v
    @user-ji3jy5wg4v หลายเดือนก่อน +1

    Waa somalilander

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

    Allaha caafimaad siiyo.

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 หลายเดือนก่อน

    Illaahay swt haafiyo

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 หลายเดือนก่อน

    Somali keliya maha E wa somalilander weliba Alle ha ha cafiyo isaga o witness ka so jediya Aljazeera ayan dawan jiray

  • @Oneluv522
    @Oneluv522 หลายเดือนก่อน

    Praying for Raage and his family 😢.

  • @Adm9464
    @Adm9464 หลายเดือนก่อน

    Allah ha caafiyo

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay caafimad deg deg ah ha siiyo amiin
    Raage cabdilaahi omaar
    Wàa wariye u dhashay somaliland

  • @CabdilaahiSidiiq
    @CabdilaahiSidiiq หลายเดือนก่อน +1

    Waa reer hargaysa maad iska tiraahdid raage 😂ilaahay ha caafiyee

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 หลายเดือนก่อน

    Alleh ha caafiyo

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 หลายเดือนก่อน

    Allaha caafiyo Raaga oomaar

  • @nathra7351
    @nathra7351 หลายเดือนก่อน

    Caafimaad degdega alle hasiiyo
    Ilaahay caafimaad hasiiyo ishalah ilaahay baa haya caafimaadka iyo cudurkaba isagaa ayaanu u baryeynaa. Caafimaad inuu siiyo ishalah

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw caafimaad sii

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 หลายเดือนก่อน +1

    ANIGA WUXUU IGU DHACAY 2017 SHOOGA QARAXII 14/10. 2017 SOOBE AAD AYAAN U NAXAY MARKII DHULKA ILA WAREEGAY 4 CARUUR AH AYAAN HAYSTAY 3 AYAAN BANAAN U SAARAY HALKA ANIGA I MID HAL SONO JIR AH GURIGA KU SOO HADHNAY KADIB WAAN IS DAJEY SHAYDAANKA AYAAN ISKA NAARAY QIBLANA WAXAAN KA DHIGTAY XAGAA IYO QUDUS😢😢😢😢😢

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi หลายเดือนก่อน

      Qiblada quddus beri hore ayaa laga raray. Maxaad quddus ugu noqotay?

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i หลายเดือนก่อน

    Ilaahay Cabdi aad degdeg ah asiiyo dadka aan iimanka fiican lahayn Wayqarsadaan dhibta ilaahay ku keeno laakin waxan qabaa anigu inaabad qarin waayo waa lagu ducayn

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 หลายเดือนก่อน

    Wariye raage in ladhaho hada ayaan maqlaayaa magaciisa maqaan laakiin al jaziira ayaan kadaawan jirey wariyahaan 😂😂 al jaziira markasta wariye haa. Wey kusoo cel celin jirtey ayadoo english ah ileen soomaali buu ahaa wiilka markasta intaan tvka horfadhiisto ayaan sugi jirey markaas ayaan wuxuu dhaho dhihi jirey
    😢😢 alle hcaafiyo aamiin

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c หลายเดือนก่อน

    weriye iska sax hadalka marka hore waxaa dhahday waa 56 jir hadana wuxuu dhashay 1976 isma qabata 1876 qofkii dhashay waa 48 jir ee ma'aha 56 jir

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 หลายเดือนก่อน

    WAXAAN FILAYAA IN XIDDIDO IS DABA MAREEN MARKII BIDIX MIDIG U NOQOTAY MIDIGNA BIDIX U NOQOTAY🙅‍♂️🙅‍♀️🙆‍♂️🙆‍♀️

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 หลายเดือนก่อน +2

    fake news !!!!!!!!!! jinsiyadisu maha somali waa qalad horta kolka hore waa somaliland and then after somali if he like to be called somali

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 หลายเดือนก่อน +1

    war abihin somali ka wase si cad uu sheg inu kaso jedo jamuriyada barakaysane somaliland abihin iyo tv huwanta tihinba wase maxad uga baqaysa inad shegto inu asal ahan kaso kedo somaliland ee somali ka galay ma kan ilig ee huwanta ah aya amarka idin siyay ilen shilimad ayu faqashta xamar ka qataye

  • @ArielYahuda
    @ArielYahuda หลายเดือนก่อน

    Qamri is not easy

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 หลายเดือนก่อน +1

    💚🤍❤️Waar ninkani waanin reer Somaliland ah waxba ha iska dhaadhicinina Jaarkan yaree taagtadaran

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 หลายเดือนก่อน

      hawka asago iri waa reer somalia

  • @amalos3435
    @amalos3435 หลายเดือนก่อน +1

    Matidhhdid somaliland buu kasojeda

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 หลายเดือนก่อน

    7/8 KA DIB MAXAA DHACAY IN LA SII KALA FURO INTII HADHAY OO QULUB UU QABYADII JINNI DHAMAYS TIRO 🤯🤯🤯🤯🤯

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha caafiyo raage cabdilaahi oomar waa wiil somaalilander ah somaali dad badan baa laysku yidhaahdaaye

  • @abdifatahabdirahman6635
    @abdifatahabdirahman6635 หลายเดือนก่อน

    Waar waa SOMALILANDER

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน +1

    Not somali, somaliland ayuu ka soo xeeda ,gaar ah hargeysa, soo baxo tariikhda, in yar yar oo waxba kala garanayn ayaa sheeganaya wariyeyaash ?

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq หลายเดือนก่อน

      waliba nuuxiyadii wll axmed nuux reer axmed

    • @xamsexayd2851
      @xamsexayd2851 หลายเดือนก่อน +1

      Somali means its nationality but the somaliland is it's nation.

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi หลายเดือนก่อน

    Waxuu dhashay 1976-kii Haddana waa 61 jir Maxeeytahay? Saxaafadda Idoor Walaahi waa Zero. School Maba Aaddaan Miyaa Xeeytahay Siddaan? Qofka dhashay 1976 waa 48 Jir not 61 jir. 😂😂

  • @mrfreeland123
    @mrfreeland123 หลายเดือนก่อน

    Vaccine

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no หลายเดือนก่อน +1

    Oomarkani ma dhalin ee waa oomaar reer axmed nuux ismaaciila

  • @user-vn7df1dx2k
    @user-vn7df1dx2k หลายเดือนก่อน

    Raage oomaar waa somaliland, maha Somali .
    Cunaabi waxa u shaqaysaa cadowga somaliland il gaar ah ayaanu kugu haynaa.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi หลายเดือนก่อน

      Maamulgobaleed baad kuwaalateen. Dhalashadiisa ingriiska ma Soomaalilander waxladhahaa Ugu qoran mise Somaali? Allah Maxeey washeen idoor Dabacayuuntu lol

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 หลายเดือนก่อน

    muse bixi yuxu ku waayi karaa oo kaliyaa qabashadii faysal bootaan oo dhawac wayn qulubta somaliland ku ah isagoo ahaa astaanta cidamada soo afjarida xududaha intaanay habar dugaag iskugu wada uruurin waaxaanu ku guulaystay shirqoolkii dhagaraysnaa ee mijoxaabinta somaliland oo ay kicinteeda lahaayeen ilhaan cumar / farax macali / faysal robleh kadib markay soo dhawaatay aqoonsigii somaliland dhanka saldhigii maraykan ee berbera dagaaladi dhicissbay ee galbeedka oo ilahay dowlada la qabtay inay bakhtiso dabkii la huranay iyo Jabhadii Djibouti soo galisay wadanka ee qarsoonayd oo wax la qabto iyo wax baxsada laga dhigay. waxaa soo raaca kala jabintii umada somaliland gaarahaan wararkii iyo propangadadii xisbiga wadani ka waday warbaahinta ee iyado dagaal socdo cidamada lagu kala furfurayay qabaayil iyo cidamadii hubaysnaa ee hubka qaatay si ay dawlada u curyaamiyaan askartana ku qasuuqay gaadmo iyo jidgooyo iyo kuwii cabdirasaaq khalif oo tuug khaayina ahaa oo shirqoolay wasirkii arimaha gudaha iyo waftigii nabadaynta ee la socday kuna biiray cadowgii calanka somaliland ayay lahaayeen xilka lagama qaadikaro iyagoo isku bahaystay aqlabiyaadi barlamaanka sharciyaana dowlada imay suurto galin inay ka horistaagto shirkii dhexdhexadinta Ethiopia ee Addis Abeeba inu markhaati beena ku furo ciidamadii qaranka danbiyo dagaal oo ka dhan ah xeerarka dagaalka geneva awna sheegay inu cadaynayo isago ka socda qofka labaad ee dowlada somaliland ugu sareya oo ah gudoomiyaha aqalka cad ee barlamaanka somaliland ....... kolku nabar walba na gaadhsiyay ee wadani isku gudbay ilaa intuu shaqadisa dhamaysanayay ayuu isagu ilaahay ka siiyay inuu afkisa ka qirto oo yidhaahdo dhaartaydii beenbay ahayde walicayba calankani iyo ciidani umaan shaqaynin oo maabaan aminsanayn ee waan ku shaqaysanayay asalkaba !!!!!!!!!muse waxa soo maray may yarayn waxaana cadayn igu filan shirkii heritage ee isdhexgalka iyo lagu soo qarxinayay masuliyiinta xamar u dhuumata ama khaayinmiinta calanka somaliland wax ay ku khashifaan way waayeen iyo ismaacil cumar geele oo politicly correct ahaa oo dhinacna shirkii wadahadal somaliland / somalia qabtay dhana kicin bulsho iyo shacabka awdal/salaal ilaa cidamo jabhada dalka soo galiyay ayaa sheegay muse bixi dhabarkuu midi iga galiyay isago u jeeda heshiski ugu danbeeyay ee aqonsiga somaliland

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 หลายเดือนก่อน

    Waxaso kale aya lagu shegaya wareiye waxu ku leyahaye Somalia maxa ku dideya inada tidhahaado waxu kaso jeda somaliland go back school somaliland waxa ka dhimateya bkuwan isku shegaya wariyeyal ama saxafiyena kuma dhacan ineya ku dhawaqan magaca somaliland inteya Somalia ku dhadhabayena wara waxa umada ka hore kaxeya jahile waye dhantoda waxa u bahana yahine ine school la furo umada iyo wadanka aye ceebayena jahilena ila jahilena waye

  • @King-lp1my
    @King-lp1my หลายเดือนก่อน

    Kuwan waa xoolo wariyayaal maaha somaland ma aaminsana
    Waayo xalaal kumay dhalan moorgan aya inagaga tegay
    Nin somalander ah maxad ugu sheegi inu somali yahy?
    Aaminsanow somalia o u shaqee Lkn warka aad gudbinayso sax waxan taagta daran ee kilomitrir4 aan dhana u dhaafin baa idin arimisa
    Iyo ina cabdishakuur oo ma gudbe ah
    Nin dalkiisa iyo dadkiisa ka doortay shilimaan walhi bilaalhi talaahi dulinimo aya ku danbaynaysaan sida condhobka aya la idin isticmaalayaa Lkn xamarta u niikinaysaan markay idinka laasato dadkiinina isa seegte e masiirkinu waa kii ibnu calqami!
    Somaland tv iyo wariyayaal kusheega aad Isha halugu hayo

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 หลายเดือนก่อน

    Soomaali noocma' ah? Waar Soomaalilander dheh views kii idin qaatey idinma dhigo'e

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of หลายเดือนก่อน

    Waar. Waa. Nin. Somaliland. Ah
    Waa. Maxay. Somaliya.
    Iska. Ilaali. Eryaday. Qaldan

    • @user-yx1yo7dq1s
      @user-yx1yo7dq1s หลายเดือนก่อน

      Ma oromaa marka? jinsiyada iyo siyaasada Kala saar

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed หลายเดือนก่อน

    Waad warbixin Xuntey maraa waaxad waar Nala dhaaf Naxcas nimada Micida Xoolaha Ayaad leedee🤮🤮🤮👎,❌👎🚫

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed หลายเดือนก่อน

    Your repporting is very very poor 👎🚫

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL หลายเดือนก่อน

    MA WAXA DHALAY OOMAAR-KAN KALUUNKA SOO DAJIYA IYO NARIIS OOMAARKA?

  • @hibodjama4533
    @hibodjama4533 หลายเดือนก่อน

    Alle ha caafiyo

  • @abdirizakomar7491
    @abdirizakomar7491 หลายเดือนก่อน

    Alle ha caafiyo

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e หลายเดือนก่อน

    Alle ha caafiyo