DEG DEG AH; Cabdi Nuur Siyaad Cabdi Waal Oo Sir Culus Banaanka Keenay Iyo Dagaalka Xasan Sheekh Iyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

ความคิดเห็น • 107

  • @abdullahiyare4699
    @abdullahiyare4699 3 ปีที่แล้ว +9

    Wallahi hadalkaas aad baan ugu riyaaqaya.Cabdi Nurr Siyaad Waa wadani ,,isku reer ma nihin laakiin wadaniyadaa i deeqdo,yaanan meel dheer aadin waa walaalkey Soomaaliyeed ,Amxaar iyo Kenyaati ma aha asagaa dad ii xigga(guul Soomaaliya) Allah yacizak

    • @faahiyedhoodi7296
      @faahiyedhoodi7296 3 ปีที่แล้ว

      Aqoon daro baa ku haysaa, ninkaan makasaysid, kalmad run ah masheekin, waa dadkii dalkaan iyo dadkiisi digada ka dhigay, halkal mada oo runa masheekin

    • @abdullahiyare4699
      @abdullahiyare4699 3 ปีที่แล้ว

      @@faahiyedhoodi7296 sacid walaal, waxaa jirey kuwa dadkii laayey oo ka tirsan baarlamaanka ,oo aan marna oran walaalayaal qalad baan samaynay,dembi baan galay aan oronayn oo maalin kasta dadka soo hor istaaga ,kuwaas ayuu ka wadanisan yahay,hadalkaygu xaggaas ayuu walaal u socday,

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi bilaahi waa runtiis cabdi waal xaqiiqduu ka hadlay ilaahoow umada ka qabo kuwaas dalka dhibka la doonaya subxaanalaahil cadhiim bisinka

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane463 3 ปีที่แล้ว +2

    waa nin waayo arag ah runtii kadhaadhici xabad iney faaiido laheyn dadkaa somalia guul iyo gibanino inshaa allaah

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahoow dadka waad kala yaqaanaa ee u naxariiso dadkii soomaaliyeed ee la dulmey cidey doonaanba ha ahaadeene

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว

    Abdulahi Usuf digii Somalida Isaga ka Jawabi Dona akhiro

  • @umulula3107
    @umulula3107 3 ปีที่แล้ว +3

    subxaan allaah

  • @munashchannel359
    @munashchannel359 3 ปีที่แล้ว +2

    walee ninkan waa dacad runtuna ka hadley e mey kuligood saan camal runta uga hadalan👍👍

  • @xasanmaxamedmacow4503
    @xasanmaxamedmacow4503 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi Nuure Siyaad waa geesi run sheeg ah

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 ปีที่แล้ว +2

    Waraysiga sax ma aha ,sifiicana looma waraysanin,taariikhda sintoos ah uma xiriirsana.

  • @Salamin77
    @Salamin77 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin soo gubtay.

  • @shiinehassan787
    @shiinehassan787 3 ปีที่แล้ว

    Nin Waaland baad ahayd

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว +5

    Wariyaha ma Saan ayuu wax uwareystaa, maxaa idinka baxay Wariyaha aniga nin sheikh shariif iyo xasan sheikh ilaalinaya oo Rabin in wax laga Sheego ayaan u arkay.... Wariyeyaasha iskasoo hagaajiya

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan ma general lagadigo waa inin culus

  • @shukriali9113
    @shukriali9113 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allaha Ruuntuusiiiii waye . Cimirii Dheere Allaha hakuu siiyoo .

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      hadii dawlad sax ah la doonayo waa in 3 qolo maxkamad la soo saaraa 1 rajiimkii siyaad bare dadka kanool 2jabhadihii dalka soo weeraray 3 qolada ugu xun ee ugu cadawsan waa kooxda AL SHABAAB

    • @shukriali9113
      @shukriali9113 3 ปีที่แล้ว

      @@alihujaleh8627 Maansha Allaha . Waaxiii taageeye waah taageena maasooo nooqoonyoo waqaatiigiii taageeye . Nooloshaa cusub soo dhaaweeye .

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheek sharif waa daba diiliif

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan waaa inin raag ah o Somalinomo kuweentahay

  • @adanakalb8708
    @adanakalb8708 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi waal waa nin damiir leh maadaama uu xaqiiqda ka hadlay wuu fahamsan yahay wixii uu kasoo shaqeeyay oo dhami ay ahaayeen waxa maanta somali halkaa dhigay

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waa dhiigya cab aan gabanynin.

  • @ayuubdaahirmaxamuudbarkadl5199
    @ayuubdaahirmaxamuudbarkadl5199 3 ปีที่แล้ว +3

    Hubki waan qaadaney ee ma bililiqeysanin 🥰🤣

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 3 ปีที่แล้ว

    Maashalah runtiis waaye, boob iyo hanti lunsasheey rabaan sida Xasan Sheikh, Shariif Sakiin, IWM

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 ปีที่แล้ว +3

    Ascwrb dhiigya cab ,cabdi waal hala waydiiyo culimadii uu kulaayay xamar iyo kuwii kale ee uu dhiibya itoobiya.

  • @abdullahiyare4699
    @abdullahiyare4699 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdi Siyaad is nationalist,and he has enough experience in terms of military knowledge,he deserve to hold high positions in military,and I recommend the Somali goverment to benifit from this Gentelmean,because he is Patriotic and he can kick the enemy out of our country.We know in Somali militry there is quite number of generals who are loyal to the enemy and they support enemy when the dispute of border start and we ignore the honest people in our people (shame on us)

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 3 ปีที่แล้ว +1

      Always a pleasant surprise to read pro-somalia comments with in ourselves! It’s what I had in mind walahi! New measures are needed to combat them and we haven’t gotten to where we’re by hoping the same methods will solve new problems,.If we had patriotic, loyalty, service ppl like him and farmaajo and his team we weren’t at this level that we in all this years 😭This government There’s nothing about them wrong doing all we hear of is the spit and just the pc garbage of today so call mucaarad! one can’t exist without the others it’s solutions to problem and I wouldn’t say he is superhuman but he definitely strong military command. Ex Soldiers like him can phase through this battle to fight against the Ethiopia and the Kenyans smog out the enemy of our country in to their shit hole and INSHALLAH it will come to that extent very soon INSHALLAH 🤲🏻🇸🇴💪🏻 I’ve never been to Somalia in my life but my heart and soul is always there and INSHALLAH I’ll visit soon INSHALLAH INSHALLAH INSHALLAH and stay there for good and rebuilt my country 💪🏻🇸🇴INSHALLAH 🤲🏻 🇸🇴 🤲🏻🇸🇴💪🏻🤲🏻🇸🇴💪🏻🤲🏻🇸🇴💪🏻Long live Somalia 🇸🇴 all 5ta somali💪🏻🇸🇴🤲🏻💪🏻🇸🇴🤲🏻💪🏻🇸🇴

    • @sakariamohamed2323
      @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว

      Agree

  • @burcasmedia7831
    @burcasmedia7831 3 ปีที่แล้ว +1

    Yeeee

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxba umaydaan faaiidayn soomaali waxaa dad soomaaliyeed dunida kubaaba,ayna dumadiinay saaran yihiin iyo qofkastoo dhintay

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 3 ปีที่แล้ว +2

    jid siyaasadeed oo cabdiwaal u furan ma jiraan

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah. Ninkan waa nin daacad ah

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 3 ปีที่แล้ว +1

      Daacad beel ma tuugan moryanka ah dhiig caabka ah oo ogow umada somaliyed ayaa masha Alaah leedahay😡😡😡

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 3 ปีที่แล้ว +1

    Usc ayaa qabiilka ka dhigey oo shacabkoodii ku booriyey iney mindiyaha iyo faasaska iyo baangadaha ay hilibka ku jejebin jireen qaataan oo daaroodka la laayo ninkani waa mujrimiintii dadka shacabkaa laayey balse adduunka iyo aakhiro aakhiro ayaa wanaagsan oo aan laga dhimaneyn qofkastaana xisaabtiisa ku helayaa

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ninkaan run buu sheegey

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 3 ปีที่แล้ว

      Beerka caaro gu goseey ma moryankan dhiik caabka oo umada haatidoda bililqastay oo ogow qaafkasto Somali ah ayaa ledahay masha Alaah maxa ka qaldaan😡😡

  • @waainnablue3370
    @waainnablue3370 3 ปีที่แล้ว +1

    Jaahliga Allow Naga Qabo.
    Intii Jabhad (Qabiil) Dalka soo Martey, Hub Shisheeye ayey Umadooda ku Xasuuqeen, Ayagoo Kacandiid Cadowga ugu Adeegaya.
    Ilaa Maanta Cadowkii ey Ilbaabka Dalka u Fureen, bey Xoog ugu Adeegayan.
    Maantana Waxey Leeyihiin
    Ajanaabi baa Dalka Heesta.
    Alloow Naga Qabo Cadowga,
    Gudaha iyo Kan Dibada, Dadkayganna Quluubtooda Isku Saamaxi.
    Amiin !!!!!!!!!

  • @tayyotrading9432
    @tayyotrading9432 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadku ha fahmo sheekada mucaaradka. Wiil ugama dhimanaayo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed siyaad barre dagaalkii shaqo kuma lahayn waana kaaga tegey iyadoo meel walba buuxdo oo qafilan xamar a idinkaa ku bilaabey dagaalka oo hadana dadkii xasuuqey oo bililiqaystey marka idinkaa la idin weydiin aakhiro

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 3 ปีที่แล้ว +4

    Waligey ninkaan nin la mida ma arag warkii waa cad yahay ilaahey ha u toobad keeno

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi waal.waa ninkii shirqoolka ku dilay sheekh cabdullaahi iraad,habeen isagoo cishaha ka soo baxay,1999kii wuxuuna ahaa mujaahidiintii soomaali galbeed ee tigreega la dagaalmay,cabdi waal.hala waydiiyo dhiigga sheekh iyo culimo kale.

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 3 ปีที่แล้ว

    Waxa eey ku jirtaa doorashada miiya ?

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 3 ปีที่แล้ว +2

    wariyaha ila eega hhh

    • @jamalsaidhassan6935
      @jamalsaidhassan6935 3 ปีที่แล้ว

      wariyuhu sifiican ayuu uwadaa hadalkana looma baahna in lagu rafto ,markuu cadeeyo cabdi ayuu kasoco odhanyaa hadii kale wuxuu noqonayaa target ileen meeshu waa xamare.

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว

    Hassan kheekh waa in loso qabto

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 3 ปีที่แล้ว

    Farmajo waa fiiccan yahay ?

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +3

    Magaaladaan maxaad adigu ugu dagaalan tay oo aad u fariisan wey Dey xaa ku geeyey baydhabo maalin walba balaayo ayaa laga bilaa muqdisho ha dhowna waa la waliyaa wallee xisaabi waa taalaa

  • @aliaawo774
    @aliaawo774 3 ปีที่แล้ว

    Xaqa isku diray ilaa xaraanbey kadhargeene xaaaran cunayaal

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 3 ปีที่แล้ว +1

    Rug cadaa soo dagalamay hhhhh usheeg kuwa hada bootenayo 1990ki loo labana dhahayo ineysan dagaal aqoonin taliyaha ciidanka halaga dhigo ninkan 😂😂😂😂

  • @jamalsaidhassan6935
    @jamalsaidhassan6935 3 ปีที่แล้ว +1

    waayo arag waa kan.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 ปีที่แล้ว +1

    Markuu siyaad barre baxay maxuu qoriga u dhigi waayay

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Waarun sheek ninkan

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 3 ปีที่แล้ว +1

    4bilood iyo toban habeen buu socday maaha 4bilood iyo 20 habeen

  • @micraaj6621
    @micraaj6621 3 ปีที่แล้ว +3

    Somali dhohaaney goormaad wax fahmaysaa idinkoo isku diin isku af ah isku dhiig ah ayaad qabiil ka gudbiwayseen aaax alow dantiina idin fahamsii

    • @ciiseileeye4989
      @ciiseileeye4989 3 ปีที่แล้ว +1

      Saffi Ida. Amiin Allaha Xaqa Fahamsiiyo sax.

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 3 ปีที่แล้ว

      isku diin, af, iyo dhiigtoona ma nihin ee beenta jooji. caqligaaga maanoo nin hartiya iyo eelayda iyo baantuuga koonfur daga ayaad ileedahay isku af iyo dhiigbaad tihiin kkkkkkkkkkkkk maanaa waalan mise cirkaa laga heesayaa

    • @ahmedsalat3883
      @ahmedsalat3883 3 ปีที่แล้ว

      @@warsamaosman-Sool war niyow miyad xanunsaneysa iska neefso loma neefsado e afka leydha ka qarso faqashtii ku dhashay wase

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla hawiye nacasanaa ilayn dhiig isma qariyo maalinba mid baa is keenaya soo hoobta wixii dhiig cabayow

    • @one1893
      @one1893 3 ปีที่แล้ว

      Qarawga kuma anfacayo Dadkani iskuhalen ayay warbixinta udhiibayaan, Ree hebal waxba kumasocelineyso Nacebqabiil Cadaab aakhiro iyo Ciil aduunyo waxan ahen kamadhaxleysid marka waxaa haboon inad Somalinimada Cafiska iyo Dib udhiska Aadkaqebqadato.

    • @one1893
      @one1893 3 ปีที่แล้ว

      Yaa waaye cida waxkuu maxkamadeyneysa, mawadamo shisheeye oo awalba hubka iyo Saadka iskukaaya siinayay sisomali udhamato miyaa manta hawiye,Daarod,Dir iyo Raxanwen kalajecel xaqiqadu wamaya. Manta qabiilqabiil kaxogbadan majiro manta horaa lo ogaaday. Mooryaankastana Dadqabiil kutagero ayuu wataaa marka walal Caqligu Hashaqeeyo.

  • @omarahmad5053
    @omarahmad5053 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar waxa igu daraan kaan wariyeha ah xaako ka imaadaey qaabkisa mawa uu nadamsano qaab wariyenom diifta ka muqato qaabkisa waxa uu akyahay odeeysha qaatk uu aad uu cuno mayaqano xata qaabka waariysiga

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu iska dhigayaa nin itoobiya ne eb,wuxuuna ahaa daba dhilif u shaqeeyo tigree,itoobiya waxaa k adgaakmay raggii u yaqaanay argagixisada.

  • @jamalsaidhassan6935
    @jamalsaidhassan6935 3 ปีที่แล้ว

    miiga .

  • @abdallagullwarsame2464
    @abdallagullwarsame2464 3 ปีที่แล้ว

    DAGAAL GALAY MARKAASUU INTUU WAREERAY BUULO XUUBEY HOOBIYE KU SOO QUFAY, MEEL LAGA JIRO AYUU GARAN WAAYEY, QANYARE AYAA MACALIN U AHAA,

  • @osmanhussein2220
    @osmanhussein2220 3 ปีที่แล้ว

    Qaiilka ma dowladdaa billawday, mise jabhadaha, dawladdu iyadaa dadka qabiil u kala saartay

  • @soulehassan
    @soulehassan 3 ปีที่แล้ว

    Suaasha udanbeysa kama jawaabin,wuu ag marey

  • @Prince12318
    @Prince12318 3 ปีที่แล้ว

    Allow Yaa Wareysta FAQASH iyo Sarakiishod Derejad beenta ah lagu taxey ee ka cararey Xamar iyo Hargeisa intii aney Jabahadihi SNM iyo USC. ALLOW Yaa wareysta SARAKIIKHI Marexan, Dhulbahante, Majeerten iyo Ogaden. Fuuley Hoyadi ma goblanto ayaan maqli jirey. Ha la wareysta FASIIQINTA DAROOD ee xasuuq jirey UMADA SOMALIYEED

    • @aliaawo774
      @aliaawo774 3 ปีที่แล้ว

      Folxumo udhimo

  • @abdisahal9492
    @abdisahal9492 3 ปีที่แล้ว +1

    0

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 ปีที่แล้ว

    Koonfur Ilaa hadda isbeddel kama dhicin qabiilkii Afweyne u qaybiyay ayay weli u qaybsan yihiin. Meesha Isbedel lagu heshiis yahay ka dhacay waa waqooyi.

    • @zainabosman6991
      @zainabosman6991 3 ปีที่แล้ว

      Qoysland baad nooga sheekeynay, W/K meel cadaalada ka jirto lama arko runta marka laga hadlayo. Waqooyiga aad ka hadleyso, dadkooda waa ayagaas hoganaya madaxtooyada Konfur. Riyo maalmeedka lagu jiro hadaan laga bixin ha sugina kheyr. Cuqubadii dad, dal iyo duunyo loo
      geystay Allah Subhaana Watacaalaa baa xisaabin

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr 3 ปีที่แล้ว

      @@zainabosman6991
      Seynabay walaashay baad tahay. Haddaad qoys ku sheegtay dadkii ugu horreeyay ee xornimo qaata ee Soomaaliyeed 26 June 1960 waxaan u qaadanayaa xagga wanaagsan. Waayo qoysku waa kuwii isgarabsada. Cidina ma kala celiso shisheeyana ma ku kala dhex jiro. Kismaayo waa gubanaysaa hadday Kenyaanku ka baxaan. Baydhabo la mid haday ka baxaan Ethiopia. Muqdisho haddii Turkey iyo Uganda ka baxdo waad egtahay. Gaalkacyo waa qaybsan tahay. Hartigii Puntlaand Majeerteen baa ku hadhay. Ciddii wada dhistay waad ogeed. Koonfur maxaa 5 madaxweyne iyo Muqdisho oo hadda mid kale loosoo wado + Farmaajo waa 7 madaxweyne. Mee afkii, dhaqankii, diirkii iyo diintii ka dhaxaysay? Walaalahaa lama caasiyo ku jecel. Anagu waa idin jecel nahay Waxaan idinkula midawno ma haysaan. Djibouti waxa ka weyn inta Saylac xukunto haddana waa qaran. Laf Dir ah oo Ciise la dhaho iyo in yar oo Canfar ah baa la deggen. Waddanka dhan waxaa ka dad badan inta Burco deggen. Dadkan Xamar jooga ee Somaliland waa u soo boob tageen sida Africa iyo Europe tuugtoodii xamar u joogaan. Waa bacteria jecel oo ku ururta meesha qashinka iyo qoyaanka ama usgaga laga dhiqi waayo. Walaakaa ku jecel baan ahay adiga iyo Soomaalida oo dhan waan jecelahay ama guud ahaanba aqlabiyadda wanaaga jecel. Ogoow laakiin madaxda iyo waxaa qaska Soomaaliya ka wadaa adigana waa kuu cadaw. Anigu walaalkaa jaarkaaga ah oo xor ah baan ahay. Cadawgaaga garo. Yay kaa dhaadhicinin Somaliland baa kuu cadaw ah.

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 3 ปีที่แล้ว +2

    Wuxuu ku soo daalay dagaal qabiil oo aan hadaf lahayn. welina halkii ayuu taagan yahay ...

  • @harrismekonen180
    @harrismekonen180 3 ปีที่แล้ว

    Ninku suaalo xumaa? Ninkan waxba uma diyaarsana? Kolba waxa afkiisa ka soo baxa ayuu wax ka waydiinayaa.

  • @libaxatogdher996
    @libaxatogdher996 3 ปีที่แล้ว

    midkan indho adka ma habargidirba hadalkiisu waaba cadyahay been been dhan kuma darayo

  • @cashomahamed6445
    @cashomahamed6445 3 ปีที่แล้ว

    Jokes

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 3 ปีที่แล้ว +1

    USC waxaa dhashay SNM,ee beenta daa oo u mahadnaq dadkii ku baray sida wax loo qabsado.

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi waal aniga wuxuu dilay walaalkay ee maxkamad ha la ii soo taago

    • @one1893
      @one1893 3 ปีที่แล้ว +1

      Adigu waxaadishay ayeydey ee waain maxkamad lagusotago sicadalada laguguqado.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 ปีที่แล้ว +1

    Indhihiisa arka murtadkaan ,indhaha cas cas,muxuu muslimiin gumaaday.

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 ปีที่แล้ว

    Waa basaasiintii Afweyne Jabhadaha ku sii dhexdarsaday. Isaga iyo noociisa ayaa qabiil ka dhigay.
    SNM qabiil lama diririn markay waqooyi qabsadeen waxay bilaabeen in Qabaa'ilkii laysku diray ayay nabad dhex dhigeen oo mideeyeen nabadna ugu baaqeen. Koonfur baa dhibka horseeday oo jabhadahoodii qabaaladii kale laayeen.

    • @geelleguure8808
      @geelleguure8808 2 ปีที่แล้ว

      Axmadow anigu Soomaaalida ma kala jecli, waxaanan jecelahay in Rabbi dhibka ka dul qaado. Mar walba dhibka Soomaaliyeed wuxu ka bilaabmaa laba meelood. Siyaasiinta xukunka haysa iyo siyaasadda ajanabigu ku jallaafeynaayo ummadda Soomaaliyeed. Jabhadihii dhib mooyaane khayr ma keenin. tariikhdu waa qorantahay. SNM inta ayna dawladdu dhicin laba wafdi ayey soo dirsatay oo la kulmay xukuumaddii Maxamad Siyaad, waxayna wadeen heshiis nabadeed oo lagu cafiyo si ay wadanka ugu soo noqdaan. Sobobtoo ah daranyo iyo silic badan ayey wajaheen Itoobiya gudaheeda. Xataa looma ogolayn inay Afsoomaali ku sheekaystaan.
      Hase ahaatee Caasimada ayaa qolooyin badan ka abaabulaayeen dagaal sokeeye, ajnabi badan baana faraha kula jiray sidii dawladda loo dumin lahaa sida ninkaan la wareystay sheegay. Mas madaxa ayaa laga dilaa siyaasad ah oo dawladda dhexe looga soo horjeedo ayaa Xamar ka socotay. Markay dawladdii duntay Cumar Carte ayaa idaacadda ka hadlay oo yiri ciidammadu ha isku dhiibaan jabhadaha. Arintaasi ayaa Qarannimadii Soomalaiyeed dhabarka ka jabisay.
      Markaas ayey SNM soo gashay oo ay xuduuda ka soo talowday. Hal meel oo ay haysata ma jirin. Markay soo galeen dagaal iyo boob waxay ku qaadeen qabaa’ilkii kale. Ka bacdi iyagii dhexdoodii baa isku jeestay oo 7 bilood dagaalamaayey. Shacabkii baa qaxay oo u gudbay magaalooyinka qabaa’ilka kale daganyihiin, culimadii diinta iyo madax-dhaqmeedyadii ee beelaha kale ayaa bilaabay in ummadda heshiis la dhexdhigo oo iscafiso oo la kala qabto. Heshiisku sidaas ayuu ku yimid. Dawladdii Cigaal sidaas ayaa lagu dhisay. Cigaal wuxu joogay Dubay. Odeyaashii ayaa u yeeray. Siyaasiin badan oo jabhadii ahaa ayaa ilaa maanta fanaa oo baraha bulshada ka hadla. Jabhadihii Soomaaliya ka kacay mid guul mirs dhal ah soo hoysay ma jirin. Sobobtuna waxa weeyi ummad muslin ah ayeynu nahay, dhiig muslim nooma bannaana. Mid walba cadowga ummadda Soomaaliyeed ayey hub iyo dardaaran ka soo qaadatay oo heshiisyo qarsoodi ah la soo galeen. Yaan been laguu sheegin. Hadda ninka meesha ka hadlayaa wuxu ahaa jabhaddii USC, afkiisa ayuu ka qiranayaa dagaal ay galeen oo ay guulaysteen in aanu jirin.Jabhadda USC markay soo gashay waxay si qarsoodi ah habeen u dili jireen haldoorka qabaa’ilka daaroodka ka dhasay ee shicibka ah iyagoo ku xumaynaayey Dawladdii Maxamad Siyaad Barre. Maanta Somaalilaand waxay xor tahay (sida ay sheegtaan) oo ay nabad tahay 30 sannadood. Maxay qabteen? Hal warshad oo ay dhigeen ma jirto. Kaabayaashii dhaqaalaha waxab kama qaban. Dakadii Berberana Ajnabi iyo Itoobiya ayey gacanta u galiyeen. Hantidii ummadda waxa ka dhacday qaado ee qaato. Musuqmaasuqii ugu badnaa ayaa ka dhacay. Siyaasiintu guryo dabaqyo ah ayey ka dhisteen. Labadii madaxweyne ee ugu danbeeyey Somaliland midna wuxu ku noolyahay Paris midna wuxu ku nool yahay Dubey. Xagay hantidaasi ka keeneen. Muddo 30 sano ah hal qof oo musuqmaasuq loo qabtay ma jiro. Gobolada Waqooyi iyo shacabkooda Allaha barakeeyo midnimadooda iyo nabadooda Allaha u ilaaliyo. Sidoo kale ummadda Soomalaiyeed ee gobolada koofureed dega Allaha dhibka ka dulqaado, oo nabad iyo xasilooni joogta ah Allaha siiyo. Gobolada Soomaaliyeed ee gunaysiga ku jira Allaha xoreeyo. Sidoo kale dhammaan ummadaha islamka ee dulmiga lagu hayo Allaha ka dulqaado. Aamiin.

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 3 ปีที่แล้ว +1

    inuu dharqbe'yahay indhihiisay ka muuqataa

    • @AAAaaa-wl7jo
      @AAAaaa-wl7jo 3 ปีที่แล้ว

      Lkn.. Aniga waan cafinlaha ninja la wareysanayo Runtiisa badan.
      Intakale waa waxkatagey ileum Geeridiba quarks saaran..NAFTA iyo Sheydan aya u Maceyey xumanti

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 3 ปีที่แล้ว +1

    waxaan marqaati ka ahay CABDI WAAL inuu aheyn nin wanaagsan, waxa uu ka mid yahay intii xamar ku dhex dagaalantay waan dambiile

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว

    Maalin kasta been ayaa socota Sdf axmaaro ayaa Leysey oo xirtey oo xabsi mudo dheer ku jirey ka waran dadkii baraagaha lagu guru jirey oo naagahana laga fara xumeyn jirey iyadoo soomaali u dhan tahay ilaa iyo hadana la caayayo

    • @ahmedmusa7483
      @ahmedmusa7483 3 ปีที่แล้ว

      Ax walal aniga oon aheeyn area daa waa meelihii la inaga raacay waa arin xun shaydaan falay oo adeegsaday dadka dowlad ku sheega Allah xisaabtiisa wuu heeystaa. Dowladaha maanta iyo kuwa hogaamiya dhaqanka salaadiin cuqaal garaadyo ugaasyo iwm waa ineeynu saxnaa oo ku bedelaa kuwo Allah ogolyahay walaahu aclam and Allah yaxfidkum

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 3 ปีที่แล้ว

    Wallee, dhiig dad badan oo Muslim ah waa daadshay. Xisaabtiisa Allah ayay hor taallaa. Illaa haddana wixii u sameeyay nin ka xun uma eka.

  • @mohammedqasam3216
    @mohammedqasam3216 3 ปีที่แล้ว

    Ĺ

  • @osmanhussein2220
    @osmanhussein2220 3 ปีที่แล้ว

    Waa maqlay maxaa layiraa, dadkii dowladdu leysay aw dusha saartay

    • @zainabosman6991
      @zainabosman6991 3 ปีที่แล้ว

      Dowlada markey baxdey baa dad leynta bilaabatey anigaa marqaati u ah, wadanka meel kama burburin. Taa ogow

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว

    Alle ka baq ciidamada dowladu wax ma diline mana ku dagaalamine

  • @fardowsaguure621
    @fardowsaguure621 3 ปีที่แล้ว

    Minkaan waa qabyaaladiistey wariyey mahan kana waa nin aan soyaasi aheen waa ka xumahey yaa naga aamusiyo waa la yaabaa sidaan waligeen maan maqlin

    • @soulehassan
      @soulehassan 3 ปีที่แล้ว

      Ama da'yarbaad tahay ama sidaad doonasay ayayna u hadal. Bal II waran aduu, salam

    • @abdidahirali7484
      @abdidahirali7484 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan layaabay Yusuf xasan cabdiwaal ayaad ka dhigtay nin halyeey ah war ilaahey ka cabsada kuwaan waxa uu u baahanyahay in maxkamad in la saaro ayuu u baahanyahay asaga waxaa u dheer culumadii ayuu gooni u ugaarsan jiray

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว

    Kama bixine habeen bar ayey ka saareen dadkii ugu necbaa oo uu mudada dheer uu la dagaalameyey ayaa ehel u noqdey oo geeyey kismaayo allena waa marqaati

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali aragti xume aqoon laawe eey caraysan caqli dhadigeed leh khaa'in qurun leh caqli yaro caaq laga tirsadayow adigaba waad og tahay inaadan dalka somaliya aadan saxar si sax ah uga qaadan kareeyn oo idinkuba waad og tihiin inaan iidoorku awrtiis inuu rarto uusan ku filayne oo waad is og tihiin waxaad tahay ilmo todobogoogaradleeyow oo waad og tihiin inaadan agab iyo ataar toona aydan lahayn oo aad ku dhicin dhulka soomaaliya oo waad aqoonsan tahay shacabka somaliya wuxuu yahaye ee orod aad oo ku ooy inan gumeed iidoor somalidiidow adoonta afrika oo cagahooda caygaaga ku dul daadi adigoo u baryootamaya oo UNO uga sii caraar oo ku hor ba'ayeyso adigoo si wacan og inaadan waxba ka helaynin oo si wacan u ogid inaadan awoodi karin inaad shacabka somaliya dalkooda waxar waana kala tagi karinin ee maxaad u urursatay carada shacabka somaliyeed iyo inaad
    waligaa liite ka ahaato indhaha ummadda somali meel kastooy joogto oo somalidu waxay dhahdaa si aad qof wuxuu yahay u ogaato jidiin la cun ama jabad la deg amaba jid la mar aduun ayaa ogaan qofka uu yahaye oo maanta way ku ogaatay ummadda somaliya waxa aad tahaye oo wakhtigay soo martay ayaa ku baray oo waxa rag lagu kala saaro oo inan gumeed iidoor somalidiid subsomaliyow waxaad maandheer shacabka somaliya iska jiidaayo marakan aan joogno oo mandheer wuruntay ayaa tahay oo wakhtigii qurunkeeda shacabka somaliya iska jiidi lahaa la soo gaaray oo waagii ma foga ee iska ooya iidoorow inta shacabka somaliyeed uu si fiican u digo roganaayo oo uu ruun wacan udub dhexaad loogu aasaayo oo accessment-gaaga asal loo galayo oo hadal iyo dulucdii dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali iska ooy inta arinkaaga shacabka somaliya dhab uu u galaayo taasoo noqon doonta inaad dhab shacabka somaliya u soo raacdo ama digaandigta lagaa dhigo si dirkaaba somaliya looga dabargooyo daa'in abidkaaba.

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr 3 ปีที่แล้ว

      Cay iyo habaar lee maa ku jireey Iidoor soddon sano aa wa u taga la la'yahay? Ha karaamo seegina habaar waa midaan karin. Faqash oo miigag heesato. Mooryaan iyo eelaay, Oromo iyo Absame qaxoontiya, madhibaan, harti iyo gudabiirsay yamyam iyo qadaadweyn, fuuf duufle iyo jareer, Barawaani Carab ama baajuun iyo gibilcad midgaan jabartiyoo dhan jareer ama ajuuraan. Sheekhaal iyo shariif ku sheeg aaway ayagoo mida ah oo isku duuban waatii iiddoor Cunay. Afweyne aaway qaxooti uu ku dhintay. Yey aaway qaxoonti kaluu ku dhintay. Ciilow ba'. Idinka iska dhaafee Turki iyo AMISOM aan ragaas u tegi karin. Karaamo Alley qabaan naga dhaaf yaan lagu gubane. Doonbiradii geedka korkiisa lagaga dhalay ma maqashay?

  • @زينببنتمحمد-ن9ز
    @زينببنتمحمد-ن9ز 3 ปีที่แล้ว

    mooryantii. dunida rogtay weeye alah ba idin jabiyay

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 3 ปีที่แล้ว

    War fhiigley xili hore ayaa laga tegey hurdaayoow, dagaalku dunida, iyo africa iyo eeshiyuu mararayaa, adigu wardhiigley joog?

  • @ahmedmohamoud4322
    @ahmedmohamoud4322 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa ka jira in Cabdi Waal uu GAAL YAHAY ?

  • @rayanaabukarrayana2656
    @rayanaabukarrayana2656 3 ปีที่แล้ว

    Dalo la aan baan dagaal ku qaad nay iyo qabyald maxaa ka dan beeyay inay is cunaan sida bahal kii qasaro ilaahay idin ku rid mooryaa

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 3 ปีที่แล้ว

    Run ma sheeg tan dadkaad isku dittman dowladana waad dumidaan