Khadar & Khadra EP 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 เม.ย. 2021
  • Khamiisa Nuura Reer Buuti !!!
    Ku so dhawaada Khadar Iyo Khadra !
    Khadar iyo Khadra Waa Taxane Cusub oo aad bisha barakaysan ee ramadan kala socon doontaan maalmaha kala ah:
    #Sabtida, #Isniinta iyo #Khamiista in shaa Allah waa uu sii socon doonaa kadib bisha Ramadanka.
    #KhadarIyoKhadra #Khadra_Iyo_Khadra
    From #Buuti with #love
    Enjoy...🎉🎉
    #BuutiTVproduction #buutitv #localvideoproduction #webtv #localmedia #africancreativity #africancreatives #africanfilmmaker #africanmedia #africanentertainment #djibouti #hornofafrica #eastafrica #africa
    N'hesitez pas à #Commenter et #Partager cher(e)s ami(e)s!
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 732

  • @gahayrabdu8493
    @gahayrabdu8493 3 ปีที่แล้ว +168

    Wiilka talent buu leeyahay. Isagaa ruwaayada qoray ,hadana director ka ah ,hadana jilaya 👌👌 hibaadas oo dhan oo hal qof ku kulmay.

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 3 ปีที่แล้ว

      Say mashallah

    • @nuradan3296
      @nuradan3296 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah

    • @yasinabdi8157
      @yasinabdi8157 3 ปีที่แล้ว

      Aad baan u tagera sida nolosha ay u dadihinayan somalida intoda badan waxay ka shaqeeyan ruwayda faqriya nin qaag kala ladlaada lacag laanah tani way ka yar duwantahay waxay ledahay halqado waxan jecla in dhanka dhaqalah jeebka qoyan ku daran quryo qurux badan gaadhi qurux badan labiska intaba xayaysis galiyan ay lacag ka so gasho

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 3 ปีที่แล้ว +55

    Nabiga ku saliya ayay tidhi
    Waanan ku saliyay
    Ilaahay khayrkeeda haydin siiyo
    Xadiis ayaa ahaa qof wanaag ruux u sheegay isna ajar ayaa loo qoraa

  • @ahmedmo2635
    @ahmedmo2635 3 ปีที่แล้ว +85

    Walaahi gabadhan way qurux badan tahay 🤩 reer jabuuti waa dadkaygii

  • @casiisacabdi6159
    @casiisacabdi6159 3 ปีที่แล้ว +36

    Sida reer jabuuti jaakee
    Xarakee dadxun lagumaba arkee
    Reer jabuuti alloow barakee🤲🌹♥️

  • @fagaccffilms2561
    @fagaccffilms2561 3 ปีที่แล้ว +61

    Igula saliya xabiib Keena Mohamed Scw Scw Scw

  • @Dr_zalima
    @Dr_zalima 3 ปีที่แล้ว +31

    Rer jabuti wax kale weeye wlhi 🇩🇯❤💉🤣 from puntland

  • @musharafgulled2116
    @musharafgulled2116 3 ปีที่แล้ว +26

    From jigjiga reer jabuuti wan idin salamay liketa ha iga xasdina

  • @dhacdoyinkadunida9867
    @dhacdoyinkadunida9867 3 ปีที่แล้ว +12

    Hadaan tagi lahaay jabuuti waxan noqon lahay catuuti ramdaan Mubarak walalheyga somaliweyn 💙

  • @mohametamein217
    @mohametamein217 3 ปีที่แล้ว +281

    From hargaysa somalilnd 💚🤍♥️ waan idin salamay
    Reer jabuti✊

    • @asmahassan8128
      @asmahassan8128 3 ปีที่แล้ว +2

      Ana sidokale I from djibouti

    • @xusenyakub3907
      @xusenyakub3907 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kaa qaadney walale

    • @mohametamein217
      @mohametamein217 3 ปีที่แล้ว +1

      😇🥰Thankz

    • @maanka348
      @maanka348 3 ปีที่แล้ว +1

      @@asmahassan8128 big salaam huno from hargeisa 🌱

    • @asmahassan8128
      @asmahassan8128 3 ปีที่แล้ว +2

      @@maanka348 from djibouti hargeysa salan sare

  • @somaliachannal5442
    @somaliachannal5442 3 ปีที่แล้ว +16

    REER JABUUTi🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 LOVE YOU FROM CIYAAL NAIROBI🇰🇪🇰🇪🇸🇴🇸🇴⭐

  • @mohameddeeqofficial347
    @mohameddeeqofficial347 3 ปีที่แล้ว +110

    From Gobolka Bari Gaar ahn Bosaso🥰
    Reer Bosaso io Reer Jabutyw hay dhafina

  • @jaabirmohamed5765
    @jaabirmohamed5765 3 ปีที่แล้ว +20

    FROM UGANDA ESPECIALLY KAMPALA 🇺🇬
    I LIKE IT REEER D-JABUTI

  • @dekhajiumale8349
    @dekhajiumale8349 3 ปีที่แล้ว +159

    Habka ay u hadleyso oo u jileyso ayaaba cajiib ah inantan 😍🤣

  • @abwaankurlibax5055
    @abwaankurlibax5055 3 ปีที่แล้ว +59

    Rer Djibouti 🇩🇯seediyaal wan ini samaalay gacalka❤

  • @mohankeyow7575
    @mohankeyow7575 3 ปีที่แล้ว +408

    Rer jabuuti waa idin salamay from to Muqdisho inta ayadoo so anfurtay dawaneysa like ta dhac igu si haiga xasidin🙏👍

  • @djnimcaancarafaad9971
    @djnimcaancarafaad9971 3 ปีที่แล้ว +9

    Can’t wait to see my dadkaygii again much ❤️

  • @ayanaden9221
    @ayanaden9221 3 ปีที่แล้ว +18

    Reer jabuuta waku heesta from reer xamar

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 3 ปีที่แล้ว +21

    From xamar Cadey reer jabuuti we love

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว +34

    Mes chers amis à Djibouti, votre frère Hamz de la ville de Barawa, en Somalie, je vous aime beaucoup, que Dieu vous protège🙏🇩🇯❤🇸🇴🇩🇯❤🇸🇴 wan idin jeclahay Reer Djbouti🇩🇯❤🇸🇴

    • @mahamadhassan8569
      @mahamadhassan8569 3 ปีที่แล้ว +1

      Que dieu vous protège Aussi rer Somalia 🇩🇯❤🇸🇴

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว

      @@mahamadhassan8569 Amen, mon cher frère🤲🤲🤲🙏🙏🇩🇯❤🇸🇴🇩🇯❤🇸🇴🙏🤲🤲❤🇩🇯❤🇩🇯🤲🤲🤲

    • @mataantafo7945
      @mataantafo7945 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamzaaliahmed8962 xanta joojiya reer djabutiyow somali ku hadla waa ramadaane

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว

      @@mataantafo7945 wll reer somalia🇸🇴 ayaan ahay waan iska jecleestey lee inaan af faransiis ku salaamo walaalaheygi reer Djbouti🇩🇯

    • @yasmininamohamed5782
      @yasmininamohamed5782 3 ปีที่แล้ว

      K allah t aime ausii frr hamze enfin ya un ke je comprend son langue

  • @awalehdjama6587
    @awalehdjama6587 3 ปีที่แล้ว +65

    Je suis très heureux de revoir rahma dans le seri de ramadan ,tellement qu'elle nous a manqué💯🌹🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @moebabakar9511
    @moebabakar9511 3 ปีที่แล้ว +11

    Nice Reer Djabuti my people. Horay oo socda. 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯💝

  • @farxiyadheeman4027
    @farxiyadheeman4027 3 ปีที่แล้ว +33

    Hallla reer jabuuti from hargysa

    • @gouhadsaid3527
      @gouhadsaid3527 3 ปีที่แล้ว

      Yes reer jabuuti from hargeysa

  • @aichaalisha6060
    @aichaalisha6060 3 ปีที่แล้ว +5

    Neiman Abdi et Rahma hassan nous manquons vraiment continue ensemble avec Buuti TV ❤❤❤

  • @ayanmaxamed561
    @ayanmaxamed561 3 ปีที่แล้ว +3

    Rer jabuuti jcliyaa hdn dhiman waan idin imaan❣❣❣

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 3 ปีที่แล้ว +45

    Ree jabuuti wa idin wata Huno 😂 From Borama idinkso slamy

    • @saynabmaxamed486
      @saynabmaxamed486 3 ปีที่แล้ว +2

      gobolki rer tolaky abdiqqni❤️😘

    • @najmasiciid7600
      @najmasiciid7600 3 ปีที่แล้ว +2

      Borama caday wn ku dhalanay 🥰

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 3 ปีที่แล้ว +1

      Awdal 💕💕💕

    • @xamdixargo2906
      @xamdixargo2906 3 ปีที่แล้ว

      Borma rer abtigy mash allaah

  • @abdilaahihassanhaji8798
    @abdilaahihassanhaji8798 3 ปีที่แล้ว +6

    Reer Djbouti waan ku haystaaa

  • @hadiyajama3686
    @hadiyajama3686 3 ปีที่แล้ว +21

    Wlhi reeer japuutiga waan jeclahay yaaa ila taageerO😍😍😋

  • @drabdullaahisheikhibrahim6288
    @drabdullaahisheikhibrahim6288 3 ปีที่แล้ว +28

    I Am somalia💙💙💙💙

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 3 ปีที่แล้ว +4

    Reer jigjiga from puntland horay usocda we love you 💜💙❤️🙌

  • @mohamedomar6577
    @mohamedomar6577 3 ปีที่แล้ว +5

    Continuez, frères et sœurs buuti famille🙂☺🙏

  • @Mohamed-gs5np
    @Mohamed-gs5np 3 ปีที่แล้ว +29

    Ree jabuuti waa fani waan Idin salaamay from hargeisa.

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 ปีที่แล้ว +7

    From Garoowe jecliyaa reer jabuuti seey riwaayadaha u jilaan baan jeclahay 😁👍

  • @Najiib-Habane
    @Najiib-Habane 3 ปีที่แล้ว +10

    Kooranka Alle Ha u naxariste Gaafane ayaan ku xasustay

  • @user-yt5th9zo9z
    @user-yt5th9zo9z 3 ปีที่แล้ว +46

    Somli hanolato 🇸🇴 كل عام وانتم🌙 بخير 🌙

  • @idmanofficial7803
    @idmanofficial7803 3 ปีที่แล้ว +8

    Reer j
    DJABUUTI love idinku ahee❤
    From hargaysa👌

  • @samirshow22
    @samirshow22 3 ปีที่แล้ว +3

    Walalaheen ree Djibouti 🇩🇯💖💪🏼

  • @ramadanhassanomar6633
    @ramadanhassanomar6633 3 ปีที่แล้ว +3

    Le citoyenne de Djibouti sont l'exemplaire vivre notre République 🇩🇯✌😊🇩🇯

  • @malikaarafo1485
    @malikaarafo1485 3 ปีที่แล้ว +3

    Bon travail ls amis 🇩🇯🥰🥰❤🥀

  • @nimconuura4493
    @nimconuura4493 3 ปีที่แล้ว +28

    Qaab jilinkoda wan ka hela wlhi 2saac kabacdi maad ii balan qadi ilayn mirkagu ma joge kulaha😂😂😂

  • @updirahmanahmedc-manka4218
    @updirahmanahmedc-manka4218 3 ปีที่แล้ว +72

    From Burco somaliland reer japuti ismuujiya 🇩🇯

  • @user-rx3jl3dv9d
    @user-rx3jl3dv9d 4 หลายเดือนก่อน +1

    SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @thecatonacouch9371
    @thecatonacouch9371 3 ปีที่แล้ว +14

    I like this story is very true they have been all the time in our country continue guys thank you share this we cannot wait to next🙏🙏🙏🌸🌸🌺🌸🌹🌹🌸

  • @mustafemoh9367
    @mustafemoh9367 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaaaw from hargeisa somalilnd 😍😍😍😍 🇮🇷

  • @bahdondaherismael2278
    @bahdondaherismael2278 3 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣 this has made my day ! Love the the script !

  • @Y.Nala8
    @Y.Nala8 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha' Allah une super video c'est un grand message pour les couples maries 50/50 Je suis un grand fan! Bn Continue

  • @user-cu2bc1fp4h
    @user-cu2bc1fp4h 6 หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @abshirmahamed5222
    @abshirmahamed5222 3 ปีที่แล้ว +58

    Reer jabuuti wan idin slny from jigjiga
    Wan idin xiisnay
    Soo dayaa kuwii ramdaanta riwayadihii ramadanta idinka raabna

  • @zuhurshakwin2951
    @zuhurshakwin2951 3 ปีที่แล้ว +7

    Jecliya reer jabuuti from burco somaliland bn idinkaso salamaya khadar iyo khadra tageero buuxdan idin ahay

  • @aminacabdulahi8113
    @aminacabdulahi8113 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wlheyn jabuuti🇩🇯 from Somalia 🇸🇴

  • @mohamedhousseinali7421
    @mohamedhousseinali7421 3 ปีที่แล้ว

    Reer keni misa Reer kagi.......))) looooolll

  • @mawofifisaleh2731
    @mawofifisaleh2731 3 ปีที่แล้ว +6

    Je suis très impatiente de voir la suite 👏👏👏 big up les gars 💪

  • @user-nx7ie8lv2i
    @user-nx7ie8lv2i 3 ปีที่แล้ว +6

    Comme ils sont beaux ☺️ ♥ ️💪💘

  • @ckcumar1215
    @ckcumar1215 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer Jabuuti Waa Fanny I love your Jabuuti From Muqdisho

  • @arthurhaslan8866
    @arthurhaslan8866 3 ปีที่แล้ว +3

    On attend la suite sinon bravo bravo

  • @amalapdulahi693
    @amalapdulahi693 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam

  • @nadiraabdirahman3022
    @nadiraabdirahman3022 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaam soomalida jabuuti Faroe hargaysa😍😍😍😍🌹

  • @osmanbokorerobleh5786
    @osmanbokorerobleh5786 3 ปีที่แล้ว +5

    Big Respecte l'acteur et l'actrice salaan sare mes chers amis 😂😂😂🙏✌

  • @sahracabdilahi312
    @sahracabdilahi312 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @guleedyare8437
    @guleedyare8437 3 ปีที่แล้ว

    Manchalaa we love yaa ehlu Djibouti 🇩🇯 💖 ❤ 💓

  • @zaqafie
    @zaqafie 3 ปีที่แล้ว +3

    4:30 صلئ الله عليه وسلم❤

  • @sadeckmahamoud5091
    @sadeckmahamoud5091 3 ปีที่แล้ว +3

    J'adore vidéo ❤️

  • @kinggago2603
    @kinggago2603 3 ปีที่แล้ว +2

    si rahma a retourne j va le regarde tout le jour du ramadan ((rahma j vs adore wlhiiio💗💗💗💗💗))

  • @apdiaziizileeye4739
    @apdiaziizileeye4739 3 ปีที่แล้ว +34

    reer djabouti wa idin salamy from borama Somalia 🇸🇴

    • @princesugbaad2578
      @princesugbaad2578 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh wlloh ma booramaa somali ah oo ma tuklaa dee mise waaa taaan ogaaaa😅wax iisheeeg

    • @dhawalliver4827
      @dhawalliver4827 3 ปีที่แล้ว

      @@princesugbaad2578 HA YAABINE YAABKA LA HESHII WLLO

    • @princesugbaad2578
      @princesugbaad2578 3 ปีที่แล้ว

      @@dhawalliver4827 yaab majiro ee waa sheeko loo noqon doono uun😊

    • @qalinleshow2102
      @qalinleshow2102 3 ปีที่แล้ว

      Waar borama ma hooyadaa ayaa somalia ka dhigtay waa noocanoo kale ayaa magaalka ka buuxa nio adoo qof weyn ah ayaad somalia sanka naga marmarineysaa😅😅

    • @clmaligahmed223
      @clmaligahmed223 3 ปีที่แล้ว

      Somaliland dhe

  • @Learnnewtings
    @Learnnewtings 3 ปีที่แล้ว +10

    Ramadan kareem ❤ Azxaapta waan idin salaamay

    • @zuzuqalbisafiyafamily3831
      @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +1

      Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 3 ปีที่แล้ว

    Reeer jibuuti wlhi hadanu idin haynaa
    Waydinkaa niyow hala hala reeer jibuuti 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 2 ปีที่แล้ว +1

    InTa SuGaysaH Inay sO NoqDaan RamaDan Tan Is MuujiyaH ❤✊

  • @barwish2125
    @barwish2125 3 ปีที่แล้ว

    ReeR Djibouti AlloW Barakee🤲🤲🤲🤲

  • @warsamamohameddirieh6951
    @warsamamohameddirieh6951 3 ปีที่แล้ว +2

    machallah quelle belle serie bon continuation cheres freres

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab8098 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer jabuuti cadi mahan wlh masha allah wan jeclaha inan tago dadkena 2aad taransid kunoqday mar lkn sikale kuma tagin

  • @salmasaleh8140
    @salmasaleh8140 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Mubarak

  • @user-jb4po9wi3w
    @user-jb4po9wi3w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saw scw

  • @kilobahdon6151
    @kilobahdon6151 3 ปีที่แล้ว +2

    Kulaha sarajoga ku kadiisa 🤣😂🤣😂🇩🇯🇩🇯🇩🇯 one love my home boy

  • @abdirahimarbode1048
    @abdirahimarbode1048 3 ปีที่แล้ว +4

    Vous trop drôle wlh continue comme 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 mes cher Djiboutien

  • @Xasanzhirwac___
    @Xasanzhirwac___ 3 ปีที่แล้ว +12

    Ramadan kareem all of muslim 👋

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 ปีที่แล้ว +6

    She is soo pretty 🥰🥰🥰

  • @Sahel.
    @Sahel. 3 ปีที่แล้ว +13

    😂 zaraj00gad ku kadida
    She g0t talent wlhie

  • @sadikahmed6457
    @sadikahmed6457 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta jabuuti ku dhalatay sidayda oo kale hadana wadankale kunoo sidayda oo kale is muujiya ❤🙌

  • @ayaanahmed3652
    @ayaanahmed3652 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan idin wataa reer jabuuti 💗💗

  • @ugaasmahdi5032
    @ugaasmahdi5032 3 ปีที่แล้ว +5

    ramadan karim aniga uku horeeya cawa

  • @madinamoumin2474
    @madinamoumin2474 3 ปีที่แล้ว +28

    Très heureuse te revoir Rahma ❤❤il manquais que toi dans buuti TV🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว +3

      Mes chers amis à Djibouti, votre frère Hamz de la ville de Barawa, en Somalie, je vous aime beaucoup, que Dieu vous protège❤🇸🇴🇩🇯❤🇸🇴🇩🇯

    • @moafku-xoogle8376
      @moafku-xoogle8376 3 ปีที่แล้ว +1

      Madina waa kusalaamay

    • @madinamoumin2474
      @madinamoumin2474 3 ปีที่แล้ว

      @@moafku-xoogle8376 oui wll je vous salut aussi

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 ปีที่แล้ว

      Madina moumin Ma sœur, habitez-vous à Bulbul, Tajura ou à Ali Sbeih? J'adorerais le savoir, ma chère sœur🇸🇴❤💯🇩🇯❤💯🇩🇯❤🇸🇴

    • @madinamoumin2474
      @madinamoumin2474 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamzaaliahmed8962 Et pourquoi vous voulez savoir la ou j'habite??🤔🤔🤔

  • @djnimcaancarafaad9971
    @djnimcaancarafaad9971 3 ปีที่แล้ว +1

    Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

  • @ahmedguedimaandeck8560
    @ahmedguedimaandeck8560 3 ปีที่แล้ว +2

    Horumar wacan my home reer Djibouti waa funny

  • @hayaanmedia1230
    @hayaanmedia1230 3 ปีที่แล้ว +1

    Intaa video GA gam ka sii 😂😂😂😂 ehlu jabuuti full respect 🙌❤️

  • @Abdiraheamoscar
    @Abdiraheamoscar 3 ปีที่แล้ว +1

    From hargeisa keep going Re Buuti tv

  • @aptidonaptidonelmimed8697
    @aptidonaptidonelmimed8697 3 ปีที่แล้ว

    I love bUuti.tv🥰🥰

  • @alibaashimacruuf2755
    @alibaashimacruuf2755 3 ปีที่แล้ว +1

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 waan idin jeclahay

  • @fardowsougbad4250
    @fardowsougbad4250 3 ปีที่แล้ว

    Mushaarkaga ha qarsan keen gobolka bari somalia idinkala socda rer jabuti 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedkhadar3558
    @mohamedkhadar3558 3 ปีที่แล้ว +5

    AniGoo reer Hargaysa ah wxn idiin leeyahy ramdan kariim ....wnan idin jeclhY aadna waan uga helay wlhi video gan wnan Qozolna iguma hadhin🤣🤣🤣🤣🤣waan la dhacay runtiii ..Go forward wllaladay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @oussamakarim7852
    @oussamakarim7852 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla apooww benta reer cattuti
    Vive apo butti tv continue...😅🤣🤣🤣🤣

  • @eminehassan5573
    @eminehassan5573 3 ปีที่แล้ว

    AhLu jabuti we love you from mogadishu

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 3 ปีที่แล้ว +5

    reerku waa reerkeenii waa kalmad sax gurigu wuu ka dhaxeyaa labada ruux ee is qaba 😁😁

  • @hodanyoussouf9757
    @hodanyoussouf9757 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah bouti TV

  • @user-gp2mm6pw1k
    @user-gp2mm6pw1k 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan Kareem from Djibouti

  • @alhamdulillhforislam458
    @alhamdulillhforislam458 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waan uxasay wadankayga Djibouti 🌹❣️

  • @safiyotahliilchannel6885
    @safiyotahliilchannel6885 3 ปีที่แล้ว +2

    Rer Djibouti 🥰✋

  • @nadimanadima4619
    @nadimanadima4619 3 ปีที่แล้ว

    Rer jabouti waa idin waa
    Go forward 😊

  • @user-rd7kx7bq2k
    @user-rd7kx7bq2k 11 หลายเดือนก่อน

    ❤😂😢😊🎉mais fraîchement

  • @kodisouzi650
    @kodisouzi650 3 ปีที่แล้ว

    Vive Buuti TV avance vous🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @muunaaxmed4616
    @muunaaxmed4616 3 ปีที่แล้ว

    Mnshaalha khadra iyo khadar wllhi jilinkooda aan ku haysta

  • @saidaabdoulkader.09saida54
    @saidaabdoulkader.09saida54 ปีที่แล้ว

    Wow rahma hassan❤❤