Marnaba ma habooneyn in somalia Ethiopia ey tagaan Oo ay kala Hadlaan Arimaha Somalia dhankey doonta ha noqotey. Waxaana qabaa in somalia ku fududaatey arinkaa. Mid labaad Waxaad moodaa madax weynuhu inuuna heysan lataliyaan aqoon uleh diplomatic channels ka.
Ethopia way qayaanenaysa Somali nasiibdaradu waxa weeyeh Somali diplomisyin fiican ma leh waa madaxweyne is labo ilma adeertis ah. Dadkii aqoonta la haa shaqada ma hayaan
يامرحب مصر وجود مصر في السومال نجاح الدوله السوماليه قويه وجود مصر فشل الطمع التوبي تتقيار الوضع اتوبيه تدخول دفاع جكجكا ومتاكد تتحرر اوغدين الاستعمار من اتوبيه اتوبيه افكرها فكفاك السومال. وتحرير بينه السومال
Haa Eretsria way imanayaan ciidamo ka socda kuwa aanu xuduudaa leenahay bataatan waan caaroonayaa xasaadiyad ayaa igu kacaysaba maba arki karo waayo waacadawga Somalia no way maba arki karo waar hay qasbin dee waxaan ka ordayaa waa xoog baan kugu haysanayaa
Hadii somali ey hishiin laheed shisheeye dalkeena mashruuc damaad laheen kuma joogi laheen.. Dan nooma ahan in shisheeye uu dalkeena joogo ayaka deenta somalia badineyso soo fadlan Hala heshiiyo taas kali ayaa solution eh
Ha soo dhaqsadan reer doolad diidka iyo xabashida itoobiya badaan aya ka celin la.nahay garacyada daba dhilifka ushaqeeya luuqyada argagixisada ku xirtay 😂
Dowlada somaliya inee cidanka xabashada dalka ka Sarto dariiqa ehen uma furno masar ha timado ama yesan iman aby Ahmed wuxuu awalba hishiska uqatay waxay tahay inoo ka bixin dalka cidankisa wana inee dowlada qadato go aan qarar oo ah inee xabasho naga sarto
Waxan qabaa ina dal heysano laakin dad iyo badax na matasho malahan dalkan qeeb siiya kenya qeebna abi siiya wey isku dhamaatay🎉 ubaxas siiya xabashada iyo kenya iyo masar intaba danteena midna mahaayo wana ayaan daro ween
Waar masar waa inay soo galaan dalka ciidimo islama oon aan ahsyn Ethiopia ciidanka Ethiopia waar hanooga baxaan wadanka ciidamo Africana oo danbe wadankayaga ma joogayaan waar xor baanu Nahay anaga wadankayaga ugama baahni inaanu ku aragno ciidamo Africana oo denbe am dine
Barow show geeda waa dhaaftay aan dhexdeena is hagaajiyee wadahadalada dib noogu dhiga. Sababtoo ah maamuladi la rabay in goor hore xoog iyo xeelad lagu maamulo ayaa hadda xarko goosat ah. Marka taladu waxay taagan tahay qamaar, raganimo, maskaxda oo shiilo. Waxaan alle ka baryeynaa in xaqa na fahamsiiyo.
Ethopio gudaha somaliya iyo warbahinta somalida oo 90% aan wax aqon ah aan lahayn wadaniy aan ahayn aya waxjira kadhigaya ee ethopio way burburtay mahadsnid
Yaa kula taliyay Somalia in Wafdi loo diro Itoobiya Qofka Taladaasi keenay waa in dib loo baaraa Ilowsho dhawaa ma umulaa War mala iloobay itoobiya waxay ku sameysay Madaxweynaheenna shaqsiyan dhiig xumadaan halkey nooga timid waa layaabayee?
🤦♂️🫵 Hadi ah tahay qof Somali nasab maad taagaareey lihin cadow-ga ummaada Soomaaliyeed, hadi aad rabtii ah taagaareen Madaxweyne Xasan Shiekh aniga maa taagaareey hata lakin hata maa taagaareey Xasan Sheikh, Deni, iyo Ahmed Madoobe waayo kuli wa daba dhiiliif oor ajaniba-ga oo shakhaayo hadanee aniga waxa raba iney Masar iyo Eritrea iney imaadoon Inshallah 🤲🇸🇴🇪🇷🇪🇬❤️💯 Xaarbashinta 💩🇪🇹 wa nacalaad 🇪🇹🤮🤢💯 Ethiopia wa cadow diid ama ogaalaal lakin wa haqiiq ( xaqiiq ) ☝️
Jiifoo jaq noman dhulka kula jaraya oo duulaan kugu ah sidee wadankayaga u joogu Kataan uqsumu bilaahi maydkooda ayaa laga soo gurayee waa waan kaa diiday I say NO
Maashaa allaahu waad mahadsanintihiin khubarada baroow shoow xasan qaraabo iyocabdulcazii a baroow mahadsanidii
Somaliya ha israacdo i.a mar uun wey israaci😊❤
Soomaaliya waa xur ah cidan dooneyno ayaa la heshiis karnaa hesbjiskii Ankara lahu saaxiixo itoobiyo ayaa burisay
Waxa soo socdo kuwan Kuwa ka qeyr badan kana geesisan aya alle inoo keeni doono Iinsha Allah
Masar in ay timaado waa badbaadad bada somaaliya waan ku faraxsanahay
❤❤❤ GUUL. HADABA. DAGAALLA WA NAGU SOCDA. GEDO. ITOBIYA. SADAGAL EY LACWADA.
Masar waan soo dhaweyneynaa guuuuuuul somaliya ❤
Masar
Itoobiya
Haadii
Ayku
Dagaalamaan
Gudaaha
Somaaliya
Waxaakadhaalanka
Burbur
Shacaab
Iyo
Baraaka
Xabashida Awood Eey Masar isaga Caabiso Malaha Sidas daraded wey ka Carari Dontaa dhulkena Somalia insha Allahu
Walal SHACABKA somalia mana cabsanayan hadii hub lasiiyo weyba iska celin karan Ethiopia madaxdan hada joogo dalka waba fulayiin DHAMANTOODA oodhan walhi hadey halmar is wada racan Somalia weyba iska xureyn karan lkn dhibka jiro GOBOL GOBOL IYO qabiil ayeyba isku heysatn hadey iska dhaafi lahayen weyba iska xoreyn karan
Laysma garabdhigi karo.masar waa ciidanka ugu adag bariga dhaxe iyo Africa ba
Hassan he’s good and very fantastic work
Nin abeeso koriyoow adigaa u aayiye axdi ma lahan xabashidu lagu aaminaaye.
Itoobiya waa cadow ee yaan la aaminin.
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hassan munaafuq ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah
masha alah
SOOMAALIYA WAXAA MAAMMULA DHUFAAN FULAY AH !!!
Marnaba ma habooneyn in somalia Ethiopia ey tagaan Oo ay kala Hadlaan Arimaha Somalia dhankey doonta ha noqotey. Waxaana qabaa in somalia ku fududaatey arinkaa. Mid labaad Waxaad moodaa madax weynuhu inuuna heysan lataliyaan aqoon uleh diplomatic channels ka.
Kaabo qabiil ayaa Somalia lugaha haayaan
Qaswadayaashu waa Xasan Sheekh group
😂😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤❤😂😂🎉🎉❤❤😂
لا تنسه حرب بالريف مصر نعم للمصر يا مرحب للمصر اتوبيه عدو للسومال مايحتاج جلسه مع عدو الاتوبي
Ethopia way qayaanenaysa Somali nasiibdaradu waxa weeyeh Somali diplomisyin fiican ma leh waa madaxweyne is labo ilma adeertis ah. Dadkii aqoonta la haa shaqada ma hayaan
Ninki qabki & qiimihi somali baabiyey ama iska erya ama oromo ha idin gumeysato.😢😢😢
يامرحب مصر وجود مصر في السومال نجاح الدوله السوماليه قويه وجود مصر فشل الطمع التوبي تتقيار الوضع اتوبيه تدخول دفاع جكجكا ومتاكد تتحرر اوغدين الاستعمار من اتوبيه اتوبيه افكرها فكفاك السومال. وتحرير بينه السومال
Masir beel Etopi masirkene waxba kama bedeli karto
Xasan iyo kooxdisa Etheipa dowlad uma aqonsana horay bey usheektay
Haa Eretsria way imanayaan ciidamo ka socda kuwa aanu xuduudaa leenahay bataatan waan caaroonayaa xasaadiyad ayaa igu kacaysaba maba arki karo waayo waacadawga Somalia no way maba arki karo waar hay qasbin dee waxaan ka ordayaa waa xoog baan kugu haysanayaa
Egypt 🇪🇬 halka aad ka fiirisay meel.ka weyn bay eegeysaa waana albaabka baabul mandab oo Ethiopia 🇪🇹 ay ku socoto
War ma hadaa nabad heysataa waa maxay oohinta, welcome masar, nacalad ha ku dhacdo yahuudaan Ethiopia, 40 sano na dhibeyaey
ما في حوار للعدو العدو ما يجي مينو خير
Waasax.hatimaado.masar.axmed.madoobe.waydhaantaa
madaxdeena fedralka waa na ceebeeyeen wlhi. Abiye nin waalan waaye Ader in loo dabco ma'ahyn, luuqadda diplomacyadeed Ethiopia ma taqaano, inagana waxayba inoo arkaan inay iyagu inna leeyihiin kadib 28 sano ooy dhulka Somaliya joogtay
Abiy iyo ethiopia waxan yihin. Fidno oo dhan waa Xasan. Dhinac walba dhulka Somaliyeed bad iyo bari Xasan aya ka masuul ah
Hooyadaa ayaa ah
Hadii somali ey hishiin laheed shisheeye dalkeena mashruuc damaad laheen kuma joogi laheen..
Dan nooma ahan in shisheeye uu dalkeena joogo ayaka deenta somalia badineyso soo fadlan Hala heshiiyo taas kali ayaa solution eh
Somaliyeey Hassan sheekh yaanan sidan lagu fiirsan,maskaxiyahan ma fiyoobo,ee DR XABEEB HA LAGU DAYO
Laaba
Diibi
Haadii
La
Iskugukeno
Gurii
Oo
Ayi
Iskuqaabtaan
Wayburburriiyaan
يا مرحبا مصر. يوصلو السومال
ASc w w haddi dowladda u dhega nugushahay hadalka waad ujeelciseen haddi aad tahin bahda saxaafadda Abdi Aziz Barrow waad mahadsantahin adiga iyo saaxibka
Masar ha imaato dalka, oo ethiopia ha la eryo
Inception ayuu ka halyaa😂😂😂
Mnsha allah falanqeeyaha waa ku saxanyahay somaliya inay iyada tashato
Lkn Suaashu waa Hassan sheekh iyo Fiqi Ma Bixin karaan Badd cas.
Dameer iyo Libaax , Dameerka Xasan dhiiqo yaa maxax ka filan
CALACAL WAXBA UMA TAREEYSO SOMALIA ITHOPIA WAXAAN DAGAL AHEEN UGA JOOGI MEYSO SOMALIA SIKASTOO SOMALI AY UGU KALAMAQANTAHAY DANO SIYASADEED WAA IN SHARAFKA DALKA LAGA BADBADIYO ITHOPIA
Isticmarka Ethopianka ama badbaadiinta Somalia waa Masar
Hassan sheekh ayaa raba in ay Ethiopia kursiga ku hayso
Waa duli
Hooyadaa miyaa kuu sheegtey nacalad yahay
Ha soo dhaqsadan reer doolad diidka iyo xabashida itoobiya badaan aya ka celin la.nahay garacyada daba dhilifka ushaqeeya luuqyada argagixisada ku xirtay 😂
Isreal Iyo Ethiopia waa iska mid
Good point ☝🏻
Dowlada somaliya inee cidanka xabashada dalka ka Sarto dariiqa ehen uma furno masar ha timado ama yesan iman aby Ahmed wuxuu awalba hishiska uqatay waxay tahay inoo ka bixin dalka cidankisa wana inee dowlada qadato go aan qarar oo ah inee xabasho naga sarto
Somali inta wanagsan dawlada ha tageeran inta xun ayaga la waayi doonaa yaanan loo eegin qabiil iyo degaan qof xun meel walba wa laga helaya sida qofka fiican waxan hubal ah waxa tira badan dadka wanagsan ee doonaya in mar uun somalia lugaheeda ku istaagto oo dawlad adag yeelato . masar iyo turki iyo mareykan danahooda uun bey wadanayan meel cidla ahn wey kaga tegayaan hadeynaan inagu is rabin oo aan wax qabsan
Waxan qabaa ina dal heysano laakin dad iyo badax na matasho malahan dalkan qeeb siiya kenya qeebna abi siiya wey isku dhamaatay🎉 ubaxas siiya xabashada iyo kenya iyo masar intaba danteena midna mahaayo wana ayaan daro ween
Itopia way saxanyahay waayo shalay madaxwaynaha somaliya ankara,waa kii ku amaanaayey itopia
Dagaalkaa waa loo baahan yahay maadaama turkey ina khiyaamay
Itopia ciidanka qaranka ma laynin ee waxa laayey waa ciidanka jubaland, markay wareereena ku tilmaamay inay itopia weerartay,ciidanka jubaland ayaa dhulkooda ka xoreeyey ciidanka soo duulay
هل تعرفو غيادات اتوبي قالو نحنو نجنا بي تقسيم السومال والمحادثه بينهم وهم الدوله خلاس فكفكنه السومال كونه نعمال الفكفاك اخد. مدات اكتر من أربعين سنه
Ethiopian maxey tahay goaankey khadatay weliged beey dhex joogtay soomaali markey rabto na xasuuqdaa
War Isku Xishooda Ethiopia Somalia Kama Baxay Masar Yaa Wadanka Keenaya Ma Fiqi Baa ?
Somalia dowladdii ay rabto ayaa ay hishiis lagali kartaa?
Ehopi yaanku waxay aaminsanyihiin in somalia ay tahay qeyb kamid ah somalia.
XAARKAA KA DAADANAYA CIDII QASWADAA WAA LA ARKI DOONAA DOWLADU XUJADEY KU SII BADINEYSAA DANAHEENANA WAAN WANEYNAA
Waar masar waa inay soo galaan dalka ciidimo islama oon aan ahsyn Ethiopia ciidanka Ethiopia waar hanooga baxaan wadanka ciidamo Africana oo danbe wadankayaga ma joogayaan waar xor baanu Nahay anaga wadankayaga ugama baahni inaanu ku aragno ciidamo Africana oo denbe am dine
Barow show geeda waa dhaaftay aan dhexdeena is hagaajiyee wadahadalada dib noogu dhiga. Sababtoo ah maamuladi la rabay in goor hore xoog iyo xeelad lagu maamulo ayaa hadda xarko goosat ah. Marka taladu waxay taagan tahay qamaar, raganimo, maskaxda oo shiilo.
Waxaan alle ka baryeynaa in xaqa na fahamsiiyo.
Ethopio gudaha somaliya iyo warbahinta somalida oo 90% aan wax aqon ah aan lahayn wadaniy aan ahayn aya waxjira kadhigaya ee ethopio way burburtay mahadsnid
Mudane #MadaxweyneHassan si dalka lodifaaco qabaa,ilada waaweyn ee soomaalida ka codso inay qola walba keento 5ooo.kun oo wiil. Si itopiya weerar adag logu qaado.
Ethiopia miyanay masuuLidinka ahani
Acwb turkiga maxaad uga hadli weydeen iyagaa dhibkaan soomaaliya u keenaye? ( mise qolada khaliifada islaamka ee riyada ah aaminsan ayaad tihiin?, turkigu muxuu noogu qoor qabanayaa Itoobiya?
Yaa kula taliyay Somalia in Wafdi loo diro Itoobiya Qofka Taladaasi keenay waa in dib loo baaraa Ilowsho dhawaa ma umulaa War mala iloobay itoobiya waxay ku sameysay Madaxweynaheenna shaqsiyan dhiig xumadaan halkey nooga timid waa layaabayee?
Ethobiyaa.9.waji.ayey.ledahaaye.ee.somaliduna.wa.ineye.yelaatò.10.wajii.etbiya.wajii.wanagsan.malehe.
السلام عليكم نحن نؤيد مجيء مصر لدفاع أراضي الصومال إيثوبيا عدو للصومال شكرا لكم
Waxay somaliya kuwacantahay lagodomiyo Wayo waxa iskawa hora imanaya adunkan dhibato ayakuhaysaa noca fayriska aha😂
Kolay Xasan iyo waxa uu wato ayaan cadow ah.
Dantu Ethiopia ayaan garab istaagi, halkii aan Xasan taageeri lahaa.
Adiga adoon batahey gumeysi ku jidha hadalka gu macne maleh
🤦♂️🫵 Hadi ah tahay qof Somali nasab maad taagaareey lihin cadow-ga ummaada Soomaaliyeed, hadi aad rabtii ah taagaareen Madaxweyne Xasan Shiekh aniga maa taagaareey hata lakin hata maa taagaareey Xasan Sheikh, Deni, iyo Ahmed Madoobe waayo kuli wa daba dhiiliif oor ajaniba-ga oo shakhaayo hadanee aniga waxa raba iney Masar iyo Eritrea iney imaadoon Inshallah 🤲🇸🇴🇪🇷🇪🇬❤️💯 Xaarbashinta 💩🇪🇹 wa nacalaad 🇪🇹🤮🤢💯
Ethiopia wa cadow diid ama ogaalaal lakin wa haqiiq ( xaqiiq ) ☝️
Jajuus always jaajuus ah baad tahay
Haa ku wasto ethiopia orom qadhmun jaajus
Waxaan idiinka balan qaadayaa in aad aragtaan. Ciidamada Nabad ilaalinya ee Masar iyo Ciidamada Nabad ilaalinta ee Ethiopia oo Xamar ku dhex dagalamaya. Meel ku qorta.
Ey is cunaysa waraabe iskama dhiciso dhamaan madaxda somali matalaysa wa xaaean nijaas lagu maydhay .jogitankoda .kuwa madaxda shegta fadaral iyo gobolaba wakuwa dadka iyo dalka xarashay cadow odhana iyo salanki u so fuulayay ah cadawgu illahay umada haka qabto
Madaxweynuhu yaana loo baqin midnimada iyo difaca dalka weyka go antahay
Masajid ku xaare ee itoobiyanka u sujuudaya wuu istahilaa in ciidankisa la laayo lana dafiro waayo diciifnimadisa iyo taagdaridisa ayaa la ogyahay
Ha ku waso
Waxan dal ma ehee masaarida ha I maadeen loolanka ha xoogeystee😂
Soomaaliya way awoodaa in ay maarayso arinteeda
Lakiin madax xun ayaan qabnaa oo dictator ah
itoobiyo.hada.waadaciif.jabhado.ayaa.kufuran.caasimada.itoobiyò.waxyar.ayaa.loosoojiraa.itoobiyo.waxaan.jabinay.ayadoo.islawadajirto.ayadoo.carareeyso.miyaad.kacarareeysaa.
Very poor analysis of current situation of horn of Africa i have ever seen??
عفوان يمحليلين وجود. مصر. تتحرر السومال عشان كيدا. اتوبيه تجنان لا انهم. عدو.
SAMBOLOSHE IYO CALI BALCAD LABADABA WAA JAWASIIS ETHIOPIA.DOWLADA DHAN BA WAXEEY UBADAN TAHAY JAWASIIS IYO TUUGO.LAAKINSE XAGEEY KUCUNIYAAN LAALUUSHKA AMXAARADA HADDI ETHIOPIA AY QABSATO SOMALIA.AYAGA IYO NAAGOHOODABA WAXEEY ULUGEEYNIYA DAADAB KENYA QAXOOTI THEY ARE FOOLISH
waxad.kucelcelisaan.ood.naf.kadhigateen.masr.ayaa.soosocoto.waxaad.mooda.ilmayar.oo.hooyadiis.cabsiineeyso.dadnimadi.raga.soomaaliyood.taas.ayeey.isgugu.timid.dhiga.dharka.iyo.hubka.kuwareejiya.dumarka
Dalku günümü günümü galidona ninkii ciyar KU fakarayow ninkii ku sogalay somali heshiis ah adunkana heshiis la ah Cide Natasha somalida ninka gedo weraray kanboni wearay waa xasan cidu matalo
Hadii Soomaaliya iyo Ethiopia ay dagalaa faaidada ugu weyn Soomaaliya heleyso sababtoo ah 1. Jabhadaha kadagalamayo ethiopia addis ababa ayey qabsanayaan
2. Ereteria iyo Sudan dhanka xuduudaha ethiopia ayeey ka soo dagaal galayaan ee hogaan jilicsan ayaa janiska naga ber darenayo wlhi waa janiskii aan walaalaheyn soomaali galbeed xorobi lahayeen. Walaalaheyn soomaali galbred dartood ayey ethiopia fara galinta nagu heysaa qofkii og iyo kaa ogeynba
Dowlada somaliyed haday jirto Maxa logu duuli dhul somaliyed Hal reer miyuu xasan somali inay dowlad utahay KU damarı
Çalı balcad Iyo fiti miya somali uga dhigaya an dowlad Natasha
Dalka qara lawerari ninkii ku fakarow qarowga dhaf
Jiifoo jaq noman dhulka kula jaraya oo duulaan kugu ah sidee wadankayaga u joogu Kataan uqsumu bilaahi maydkooda ayaa laga soo gurayee waa waan kaa diiday I say NO
Dalian miyaan qabnaa
Mr. Barrow dagaal intuu guulguul kaaga gooyo, goob kaagama gooyo. Dagaal wa lagama maarmaan inta shaarkeyga leygu heysto.....! Doqonnimada naga daaya. Xasan Sheikhna gef weyn ayuu galay inta uu ka welwelaayay kaba-qaadya daarood e Ethiopians ku isticmaalan siduu uga hortegi lahaa.
اتوبيا تريد احتلال السومال او انتم احسن من جكجكا لا سومالي سومالي للعلم
Moqdisho waa la qaban doonaa
Habartaa kuma dhacdo kalab yahoow 😢😢
Waanu soo dhoweynaynaa xasan munaafaq fashil
Beenta iska da.
BEE NTAN DHAGEESTA ETHIOPIA DAGAALKA KUMA JIRIN WAA BOROBOGANDADA DAWLAD KU SHEEGA HAWIYE AY FAAFINAYSO
Fulayda masar cadawga geeska soomalia italiya fulayal masar soomalia waa shisheeye
Warya oromo yohow orod fano is ka celi meshan somaliya baratay ha ka soo tag nane
Oromo In la idin waso isu diyaariya
Beenta iska yaree.
Haddii kale block sug
DOWLAD SOOMAALIYA XAGEEY KAJIRTAA WERIYA?
Oromiya iyo Harar