DAAWO MUUQAALADII UGU SHIDNAA (26 ka JUNE) 2021 SOMALI TIKTOK

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Somalia oo isku diyaarisey dabaal daga 26-june oo ah maalinka aynu xornimo buuxda ka qaadanay Gumeystaha muqdisho ayaana si aad iyo aad u weyn looga dabaal dagaya ayado an weli la garin waqtiga dabaal daga, Somaliya honoolaato hanoolaato.........
    Whatsapp➡️+252617218149
    THANKS FOR UR WATCHING !!
    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
    #26june #Somalia #independence_day #26_june_1960 #Somalitiktok #mucaadreactions

ความคิดเห็น • 23

  • @mucaadreacts
    @mucaadreacts  3 ปีที่แล้ว +7

    SOMALIA 🇸🇴 HANOOLAATO SO DHAHA #LIKE IYO #SUBSCRIBE KUU BOOBA SOMALIA HANOLATO🇸🇴✊

  • @djabalinga1158
    @djabalinga1158 3 ปีที่แล้ว

    Wow qurux badanaa dharka buluuga ah markad xirantahay somalia🇸🇴🔥

  • @fawsiyohundur3075
    @fawsiyohundur3075 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaahu God bless you all somaaliya milatari and dhaliyarad hooyooyinka ciidamada

  • @liizacdey9825
    @liizacdey9825 3 ปีที่แล้ว

    26 ka june malin nagu qaali ah Allow Nabad noo balaari🇸🇴✊

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 3 ปีที่แล้ว

    Good job boys and girls. Sharmuutooyinka naasaha lula idinkaaba ka wanaagsan.

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 3 ปีที่แล้ว +2

    Aaxbta wllkeyga ku xiran waa idin salaamntihn plz isoo booqda👆👆👆🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahmahad4974
    @ubahmahad4974 3 ปีที่แล้ว

    Somalia hanolato dadkeygah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maandeeqair5656
    @maandeeqair5656 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my people❤❤❤

  • @diiziyekonami457
    @diiziyekonami457 3 ปีที่แล้ว

    Somalia hanolato ebid 🥰

  • @abdirahmangediabdirahmange6831
    @abdirahmangediabdirahmange6831 ปีที่แล้ว

    Smlla,💙💙

  • @wilkaqarniga8117
    @wilkaqarniga8117 3 ปีที่แล้ว

    Somalia ha noolaato🇸🇴✊🔥

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️💕♥️💕💕💕💕

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @aragsancadey3909
    @aragsancadey3909 3 ปีที่แล้ว

    26 june

  • @samirasiman5760
    @samirasiman5760 3 ปีที่แล้ว

    Somaliya cadowgeda ha jabo

  • @isninaahmed6424
    @isninaahmed6424 3 ปีที่แล้ว

    Hampalyo

  • @khadramooliok4041
    @khadramooliok4041 3 ปีที่แล้ว

    26 june maalintii xoriyada waqooyi somaliland waa soo carfaysa maalinta xoriyada somaliland 26june maalin qulubta ku suntan ee idinku 1 luuliya bad ledihine malintina suga 26june maalintii xoriyada 2021 from hargeisa caday somaliland (26jun

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 3 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan la yaabay Somalia oo ma laba jeer ayay xornimo qaadatay ileen yada 1 July ayaan ku ogaa inay Italy Ka horowdee Dee maalinta.26 dad kale ayaa Iska leh qolo walbana teeda ayada u halgantay oo dhibaatootay iyadana xaq u leh inay ku faraxdo mrkaas yaanay maal muhu isku qaldamin jabuutina 27juun 1977kii

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 3 ปีที่แล้ว

      Waa maalintii ugu horeesay calankeena la taago. Gumeestihuna meel ka mid ah dhulka Somaliyeed haday xuriyad siiyeen Somali o dhan baa wada farxaysa. Ma inay walalaaha kuu farxaan inad xuriyad qaadateen baad ka xumaanaysaa. 26 June na Dhulbahante iyo Warsengeli iyo Reer Awdal baa calanka bluuga ah qaata Isaaq gaar uma aha. Anigoo Isaaq ah baa Ku leh. Isaaqu 18 May bay u dabaaldegaan maalintaad ka go'deen walaalihiina laakin maalinta aad gumeesta ka xoroodeen ma u dabaal degtaan TH-cam ka tiktoka geli 26 June dhammaan waxa u dabaal degayya waa dadka Reer Koonfur/Bari/Mudug iyo ReerWaqooyiga midnimadda aaminsan. Maalintaas iyo calankaas idinka nacay oo ka doorbiday 18 May iyo calankan cusub waxba hadda ha cabaadina.

  • @sundusart3375
    @sundusart3375 3 ปีที่แล้ว

    War nio madhax nimada nagala taga 26 june somaliland baa iskalee 💚💭❤💪💪💪💪 xageed isku soo qor qoray san dagaladii baa qalbiga idiin dhimee 😒😒😒😡😡 ufffffffff🤮🤮🤮🤮🤮

    • @maandeeqair5656
      @maandeeqair5656 3 ปีที่แล้ว

      Meel kasta waxaan la taagantahay 😂😂

    • @itistrueitisafact5432
      @itistrueitisafact5432 3 ปีที่แล้ว

      Somaliland hadii ay xamar imaan waydo. ogaada inaan sex maamul ka dhigo doono

  • @diiziyekonami457
    @diiziyekonami457 3 ปีที่แล้ว

    Somalia hanolato ebid 🥰