marka waxaa sax ah inee dharka tuurato sida gaalada, saas aa sax soomaha, hell no JALBAABKA WAA AAYAD QURAAN OO 7 BADA SAMO KORKEEDA ALLE SHARAFTA BADAN KASOO DAJIYE, OO WAAJIB AH BARYO AAN AHEEN, NAAGTI DIIDANA NAAR AATAQAANO, EE QORAALKA QALDAN KATIR MEESHA.
Ma adoo kalaa loogu tala galay meesha fusuqa iyo muusiga?? Adigu maadan Muslim ahayn?? Tani waa jaahilad Luuqad xunoo ay baratay bay il baxnimo mooday Tankale Alllaah bayba ku jees jeestay way qoslaysaa eega marka ay leedahay Illaahay dartiis u xijaa batay Tani way ka Hinaastay Gabadha Xijaaban Naa kuwa Qaa qaawan baa Ceebaysan
Xijaab iyo xijaab la'aan, Muslim mar hadaan nahay wixii aniga xaaraan iga ah adna waa kaa yihiin. Tan xijaaban hal dambi, tankalena xijaab la'aanta ay I dheer tahay. Just because you commit one sin does not mean, you should go all the way.
Horta xijaabku waa maro qofna i dhig oran mayso lkn maradu waxay ka tarjumaysaa waa diin ,gabadha xijaaban iyo qof kasta oo muslim ah mar imaankeedu waa hooseeyaa marna kor buu joogaa oo taasi waa xadiis lkn sida caadiga ah qof diini ka muuqato club haduu soo gali dadkii fusuqoodii buu ka qasayaa oo siday rablende ugu dhici mayso,marna wayba naxayaan oo iyagoo islahaa diinta waad ku liidataaye goormaad toobad keeni doontaa, hadii wadaadkii club soo galo rajo beel bay arkaan oo waxay leeyihiin war meesha anagaa ku jabnaye maxaad masjidka u soo cidlaysay.
War nagta waa dawaday way walantahay waa xasidad way ka xuntahY wlhi inay xijaab wadato oo ay asgeed dhanto ayay u qudhiwayday mad hadii la soo wada qadatay khadra qiyaas oo la amanay malaha waxay is dhahday ma adiga ahtid ta saa lo faninayo na orod is astur waa fikirkayga
Subxanallah qoftan liibiya ayeyba kusoo waalatay hana la yaabina hana lageeyo maana koobiya
Jahliyiinta o social media ku jiran o dhan wa qaawan yihin waana dad baadiyo ka ima day ayey u badan yihiin.
Walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah 😢😢😢😢❤🇸🇴
Walal wala xawla hadhihin
Laxawla wala quwata dhe (wa) kabixi
It’s sad how our Muslim sisters who wears the jilabab Looks as she a bad person
Kkk oo xafladaha dunarku hadaay aadaan ma isqaawiyaan sida gabadhu sheegeyso hoow ilaahay kaxishood ✅✅✅✅✅
Allah yahdik, gabadhan Allah hasoo hadeyo, hadu hanun u qoran yahay hade kale umada Allah haka qabto.
Naagtaan indhaha Kibiliga/Fiidmeerta leh miyaa gabar xijaab kucaynaysa waa Aakhiro saman.
Qalbi wa runteed xaflada waxa isugu imanayo nin iyo naag wa khlad inay kamuuqato
marka waxaa sax ah inee dharka tuurato sida gaalada, saas aa sax soomaha, hell no JALBAABKA WAA AAYAD QURAAN OO 7 BADA SAMO KORKEEDA ALLE SHARAFTA BADAN KASOO DAJIYE, OO WAAJIB AH BARYO AAN AHEEN, NAAGTI DIIDANA NAAR AATAQAANO, EE QORAALKA QALDAN KATIR MEESHA.
@zakiali2236 wll isdaji hadalka wuku grab marayaa anigu xijaab ma diidani anigaba ah muxajabad ee meel nin iyo naag isugu imanayan inay kasoo muuqato didan nhy meshaas khyr myaalo diintena ma ogala meel mukhtalid nin iyo naag isugu imanayan hday gabdho bes ahaan lahayd dhib mla haaten aniga saas aaminsanhy muhiim ima aha meel sidaas ah
Waaa sidaas shuboyinko dhan ma raban gabdh sharfan oo asturan mad is asturtid ya kudiiday
Xijaabka waa msha Allah lakiin mesha saxsan ku Meey tageiin ka waada
Xijaabku iyo asturnaantu waa inay ka celiyaan xumanta iyo faaxishada gabr asturan maxaa meel xun gaynaya may muxadarooyinka tagto
Xijaabku waa aayat Quran.
Haddey iyada xijaabkii dhigay dadka may xijaabka u diigi
Sheydamad wyaa
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Indha adagaa indhaha ka dhac dheh. Since hijab la yaabnay
Waa shayaadiin alylehe adiga munaafaqad ah gabdhaha xijaaban may ka ma sayrsantahay yaahuu
Gabadha wad kamaseyrsantahay maacanto wad is cebeysay maseyrka wa boog wa xaasidnimo hadadba intasodhan ugamaseyreyso maxakudiiday inad xijabato subxanallah naa wax iskkulahar isma ogide
Xiijaabka maseerka niimaka lagu iilaliiyaa
Ma adoo kalaa loogu tala galay meesha fusuqa iyo muusiga?? Adigu maadan Muslim ahayn?? Tani waa jaahilad Luuqad xunoo ay baratay bay il baxnimo mooday Tankale Alllaah bayba ku jees jeestay way qoslaysaa eega marka ay leedahay Illaahay dartiis u xijaa batay Tani way ka Hinaastay Gabadha Xijaaban Naa kuwa Qaa qaawan baa Ceebaysan
Waa sheydaamad weynaatey
👉👉👉 Subxaanallaah gabadhii hijaabneyd bey wax kasheegeysaa ma qalbigeydey kujirtaa 100% khaldantahay hadalkeedu ✅✅✅
hadii mor hore laga hadli lahaa waxaxaan o dhan ma dhici laheyn
Atha. Iscebeysay. Oqawan eegabadahijaban. Nayaa
Nabiga halagu saliyo salalahubcalayhi waslam salalahu calayhi waslam salalahu calayhi waslam
Weyfiicneyd xujo ayey idinku noqotey ilaah ha xifdiyo idina ilaah haidiin soo hadeeyo jucjuc aa danbeeyo ilaah hana badbaadiyo
May Allah guide her but she right
Reer magaalnima ayayba moodeen qaawanaanta yaab wllee soomaali tagtay
Waxayba taganyihin adoo hijab xiran ma adi kartit xalfad ama aros
Midan foolxumada bdn Naayaaaa xijabka waa astur jirkada ku asturo lagu dhhy
Walow goobtu xuntahy lkn tan xijaabka ku timid baa ka fcn tan dharka dhigatay
Haa koobtu waa xuntahay Lkn waxaa ka sii xuman lahed in ay timado ayado oo qawan soma ahan
@Cadnanyare36 haa aad iyo aad
Run waye nagaha Badana nagaha Xijaban Badankoda ma ficno Hadii ay Run Kathy Xijabka Maxa geeyay melaha foooxshiga
Xijaab iyo xijaab la'aan, Muslim mar hadaan nahay wixii aniga xaaraan iga ah adna waa kaa yihiin. Tan xijaaban hal dambi, tankalena xijaab la'aanta ay I dheer tahay. Just because you commit one sin does not mean, you should go all the way.
Walaaleey hadalkaas amaa naar ku gashaa? Subxanallah xujo ayey isku oogtay.
Subx Allah 😢
Wax aan diin iyo akhlaaq la barin waaye
subxalah lah
Gabadha xijaabka waxba kamay sheegin waxay dhahdey iyagoo xijaab qaba ayey munafiqiin yihiin xijaabka xiro hoos na fisqi
Hadii saxibaded dalbatay ma darteed ayay isku qaawin naa waxa iskufala way asdurantahay midakala ma inamda iyada tageersan ee kahelay ayd kahinaastay
😮😮😮😮
Naagta maxaa indhaha ka helay maxaa ka khaldan
Hhh
Yahuuu qoftaan Anika nafteeyda ukubaqaya
Inay xiyaab la tagto meedhaas wax weyn ayayba qabatay oo birri kuwo banana ayaa qaadan doona
Washamsi baa lagu qaadey qalbi
Horta xijaabku waa maro qofna i dhig oran mayso lkn maradu waxay ka tarjumaysaa waa diin ,gabadha xijaaban iyo qof kasta oo muslim ah mar imaankeedu waa hooseeyaa marna kor buu joogaa oo taasi waa xadiis lkn sida caadiga ah qof diini ka muuqato club haduu soo gali dadkii fusuqoodii buu ka qasayaa oo siday rablende ugu dhici mayso,marna wayba naxayaan oo iyagoo islahaa diinta waad ku liidataaye goormaad toobad keeni doontaa, hadii wadaadkii club soo galo rajo beel bay arkaan oo waxay leeyihiin war meesha anagaa ku jabnaye maxaad masjidka u soo cidlaysay.
😂😂😂😂somalida dad yaab leh waaye gabadha hore waxbe sheegtay haba sheegte marka danbe tagan thy wanba dili laha yey ceebene cml taas weyba hadashay tan labad kulaha maxaa luuqa ugu gali weysay ood ugu sheegi weysay marke ledahay maxaa ugu sheegi weysay luuqa adba maxaa iida hoos ugu waanin weysay oo udhihi weysay gabadha hoos uwaani ama haba dhihin hoos uwaani ileyn adba iida hoos uwaani ledahe hoos isku waaniya gabdho anigo kaleh qoraal soqorayo lkn adiga mediyaha kujirta raadi waani lkn aniga rer comanti ahay wax kaleh ma awoodo
Foolxumada ka muuqato bal arka subxanallah naa hadii xaflad latago ma in leys qaawiyaa
Cadaan Aya ku adekanayo
Ilhy u toobad keen
War nagta waa dawaday way walantahay waa xasidad way ka xuntahY wlhi inay xijaab wadato oo ay asgeed dhanto ayay u qudhiwayday mad hadii la soo wada qadatay khadra qiyaas oo la amanay malaha waxay is dhahday ma adiga ahtid ta saa lo faninayo na orod is astur waa fikirkayga
Acuudu billah naa muraa yada hortag isfiiri sidaa utaal
Waan iman xafladaha fusuqa iyo fasaadka ka socda waana soo xijaaban sifo aan idiin ceebeeyo gabadhaha qaawan yacni waxa tiri: kulahaa ma annagaa na ceebeenee,waxa halkaa ka cad inaad ka xumaateen in lasoo bandhigo baadilka aad ku jirtaan gabdhihiina candhada qaawan
Mida kale Khadra Astur waxey u timi iney muuqaalo iskaga duubto meesha la qurxiyey iyadoo asturan oo fursad u aheyd sababtoo ah hadey fusuq u timi wey idin dhex buudi laheyd ciyaari laheyd niikin laheyd alxamdulilaahi ilaahey baa ogaa qalbigeeda wanaagsan ee imaanka oo xasiliyey
Khadra Astur feejignow cadawgaaga batey gabdhahan qaawan inaad ka ag dhawaato xitaa gurigaaga hadey kugu yimaadaan is astur waa intaasoo ey kugu gaadaan video kaa duubaan
Wabilaah tawfiiq 🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
Way iska qararyaan uf
Aahuu waba tu waalan
qalbikeya ka jirantahya wa doofar an tarbiyo an kuso korin santuuji yaahuuu
Dambi waxaad u badsan wesay ayee kuhesataa subxana alaah
Hadalka qalbi wey ku saxsantahay
Qoftan qorotada u eg mxey rabta😂
😂😂😂
Subhanallah may Allah guide all of us Ameen
War asxabey naagtas qalbi laleyahy halagala laabto sobod garenti intasaba kawashaye melaynan garin bayba isgarsisay
Was shaydaanimo😢
Rota dadka ha horcararina waa runteed meeshu waa fusuq inay tagto waa khalad
Oo xalfada ma khasab baa in la isugu so qaawiyp
Psycholoog aad 😅😅😅😅
Attention ayay rabtaa naagtan drugs ayaa walay
May sheegin naag qawan waxad ku cebatahay wa xijabka lakiin adiga ba cebobin malinta qiyaame hadadan cafis weydisan gabadhaas
Run waye asturnants maahan qalbiga waaayo munafiq waye naagtas Balse waye kuqaldnthy inay tagto melaha munkarka
DIINTA BARO JAHLI AA KAABUUXEE IN MEEL MUNKAR LA AADO, MARNABO MA BANAANO MID QAAWAN IYO MID ASTURANBO, HELL NO BALSE GABADHA ASTURAN AYAA MARWALBO SHARAFLEH, WAANA AAYAD QURAAN JALBAABKA, ERAYGA MUNAAFAQNA BARO DADKA JAAHILIINTA HADALKOODA YUU KUQALDINEE GABADHA AFKAADA KALABAX KUN IYO KOOW JEER AYEE SHARAF LEEDAHEE.
@zakiali2236 Yaaa dahay waye Bananthy Xijbka kama turjumayo inaad thy qof diin leh waaayo qofka hadu Culimo Yahay melaha foooxshiga matagoo mid kale Qofka hadii ay kujerto Qlbigasa in yar ooh alle kacabsi matagayoo melaha fooxshiga
@zakiali2236 jahil sinjiyada eh io sojedkaga
Qalbi waa runteeed
QALBI WAA BEENTEED. WAX AY RUN SHEEGTAY MALEH.
Naa xishoo oo adiga qortada qarso tankale maxaa xijaab ka hadashaa adigaa drug meel xun ku geeye
Waarun hadee xijaabanthy maxaa meelaha xumaanta keeyy 🤔🤔
Jahilnimada iska daa waxba iskama galin meshay tagtay iyo xijaabka wayo xijaabku waa Ayaad quraan ah wana wajib gabadh kasto Muslimada laga rabo lkn danbiga kale yar wayka tobad keenasa waxna iskama galin😒
Bisinka😢😢😢😢
Yaab hdaa xflad tago ma is qaawina mrka war alle ka cabsada
@@xidiigtareersool2729 subxaanallaah oohada waaba kudoodeesaan
Waxaan isqaadaneen baajira xijaaab iyo meel music ismaqaadaneeso kadheeraaw meesha xumanta kajirta hadaadan kareebi karin lkn adigii diinta kaamuuqatayba hadaa dhaxqaado kawaran
أفتؤمنون ببعض الكتاب وتكفرون ببعض ..
@@fitimamohamadnor isqaabi lagumadhihin ee diintaada habahdilin oo dadka xumaanta sameenaaya kareeb ama kafogaaw maahn inaa adigii xijaabnaa meelahaas kamuuqato