Jeceliya Isaaq is jecel oo is ilaashanayaa cumar quruxow alle hamigaga ha ku rumeyo walaalo qaali nafisa qalbi xabxab inadeer hore u soco wurux badaney berbera ayaan idiinka so salamay ♥️♥️
Nimaan dhul marin dhayo male sido kale qof aan qolqolkisa kabixina dhayo male qof aad isku sinjiyad uun tihiin wcnantisa waxa garan kara qof somaliba meshu jogo ka wayy marka dhalinyaro waxkasta ha qabyaladynina o idinkun haysu muqanina dhalinta ad waxla jishaan ama la duubtan haku colobina qabyalad iyo kala xigtaysi qofkasta ku ixtiraama qadiyadisa, fikradiisa, qabiilkisa iyo lahjadiisa. 👍
th-cam.com/video/QgSuJKFnnGs/w-d-xo.htmlsi=szhGe27erlEd0qr1
Insha alaah hal malin 💯 kun 🎉
Hore u soco adna wll❤❤
Ugbad so qabo axmed
Wll omaroow xagee kaala so xiriiraa please waxan kaa waraysan lahaa xanuunkaad ka bogsootey ayaa layga helay wxan rabaa inaa talooyin kaa helo😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jeceliya Isaaq is jecel oo is ilaashanayaa cumar quruxow alle hamigaga ha ku rumeyo walaalo qaali nafisa qalbi xabxab inadeer hore u soco wurux badaney berbera ayaan idiinka so salamay ♥️♥️
Landers guulaysta from hargeisa cadey😊
Reer burco ismuujiya nafisa weeye
Wanakan✋😂😊
Waykan
Waa nakan😂
🎉🤚
Ku sali nabi maxamed scw scw scw ❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Naa nafisay afkaga ha badalin sida cumar iyo ugbad u hadal inder😅
Hhhhhhh dacadban uqoslay 😂wlhy
Na gabadha ka fuq afkay doontay ku hadlaysaaye malaa iyadu xor maha
Haa waa ruun waay bedeshy
Ilmdernimadu macana is ilashada wlaloh❤
An kuwada salino xabib Keenan Mohamed scw❤ scw scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wiil kasto isaaqa hi wuu Ka dhex muda wiilasha Kala💆👸🏾🥰
Somaliyeyy 200k aan gaarisiino omar 😢❤
Cumaro plz sundus&samiyo noo geen noh😢
I farxsanaada kuwaygii an jecla❤❤❤🎉
Waaaw nafiso iyo cumar Walaahi walaalnimada ha waarto 😢😢❤❤❤
Jecliyaa ku weygii inadeer frxd iyo isgarabsiinta duriyadiiba utihiine farxad igu nolaada 👏🥰
Masha allah wll idinko lamana ah kasi quruxbadnan laha ila kiin jecliyaa nafisa iyocumar hanaka xanaqina ilma aderayaal kaftan xaalal🫡😄
Ilma aderaday nolada🫂🩸💪🏻
Best friend ❤, always together nafisa and Omar
Ma wllky omar ilaahay ha ku xiftiyo ❤
Cumar iyo nafisa waaba qusulee challenge giina😊
Nafiisayy Luuqadeena adkee xgeed luuqada u badalanysaa😂❤
Dee inader bal isku yaaca walhy waad isku nuuraysane isaaq nimco noh❤
Sowmaaha horta wll ❤
Guleyso walalkey 🎉❤
Omar iyo nafisa nolaada ilamadeerayaal
Ala sidaan u jacaylahay labadaan omer io nafisa❤❤ ilhay ha no kiin daayo ilmaderadeyyy from hargeisa cadeyy❤😊
Anah uhoreeye😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Al duriya
Mcha allah beautiful young guys
We love ❤❤❤❤😊😊
Rèr commen mesha isaaqu jaceyl ❤❤ Nagu garaaceen
Masha allah
Mahallah❤
Omar uyo nafisa ❤guulysta idinjecelny😊
Plezzzz ugbaad❤ iyo nafisa omar iyo ugbad ❤❤
First viewer plus first commenter omarr wllo hormar wanagsan kurjanaya iyo cfimad badan faca usare❤❤❤
Congratulations 🎉200k🎉🎉🎉🎉❤
Nimaan dhul marin dhayo male sido kale qof aan qolqolkisa kabixina dhayo male qof aad isku sinjiyad uun tihiin wcnantisa waxa garan kara qof somaliba meshu jogo ka wayy marka dhalinyaro waxkasta ha qabyaladynina o idinkun haysu muqanina dhalinta ad waxla jishaan ama la duubtan haku colobina qabyalad iyo kala xigtaysi qofkasta ku ixtiraama qadiyadisa, fikradiisa, qabiilkisa iyo lahjadiisa. 👍
Nafisa and cumar guuleysta dhal isaaq❤
Wll dhib la’aan ila dhashy omar 😊
M.a nafiso iyo Omar ❤❤❤❤❤
waaaaaw burco nefisa iyo cumaar from burco
Axmed iyo ugbaad nasoo qabo
Congratulations 200k omar ❤
Manshalla edo hore u soco Alle
Woooo wada iga qasaliseya😂😂
Manshaallh ❤
200k coming soon🎉🎉🎉❤ hurry up guys❤🎉🎉
Congratulation 200k omar ❤coming soon 300k
Prat 2 soo sameeya labadiinu 🎉
Next samiya soo qabo ama nafiisa part two kuso samee waa codsi lph
Kuwaygii😂❤
Plz waligiin qabil haka hadlina sidhi Asad noqdha waligee qabil mashegin dunidha dan aya taagerta qofki aqli leh wuu fahmaya hadhalkan
M a labdan waan jeclahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guleysta wll omar iyo nafisa❤🎉
nafisayy wll lahjadidi ku noqo😆
Masha.allh hore uso
Team cumar🎉 team nafisa❤ like😊😊❤
burco gobalka rag ilka soo salaamay🤗
Ana sido kale
M.a keep going farxad ku nolada❤❤❤❤
siday faraha u taagtaagayaan reer burconimo ❤😂
Guul iyo caafimaad iyo camal suuban baan kuurajaynayaa wll
M.a❤❤❤
Masha allah lkn adiga nafisa iyo ugbaad ayaa loo baahan yahay
Maansha allah
Omar cade cawa vidio sugeney kumey❤
M.S waxan ma shukansi iyo amaanbaa mise waa barnaamijka we listen we dont
Kuwaygii❤❤
Wn idin salaamay wlalayaal 😁❤️
Qofkii ugu horeeyey caawa
Wllkey mcn ❤❤❤❤❤
Guuleyso wllky❤❤❤❤❤
Waaa😂 masha alllhh❤
Luuqadaa inagaa hagaji nafisa tii reer burco mahaaa tan aad ku hadlaysidee
So kuleliya bahasha dee 😂
Cumar markale challenge Ga kusoo celi wan idin jeclahay labadiinee
❤
❤❤❤❤❤❤❤
Ala landernimadu macana hhh
Somalilandermimo🎉❤
Acs❤❤❤
Anaa ugu horeeya
Cumar ale waxa kudhiba kuma tuso ❤
malaha kasi wa isaq aar nafisa
❤❤❤
Cumar wll faraxsanoow markastah
Hore usoco prather ❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ku waykiiiiii❤
Somaliland
Faraxzanada abidkiin😊😊😊😊
Cumar asxabta dhan soo sameeyah 😂
P2 sugaya qofkle so qabo😅
Duriyada waan idinwataa
Omer timaha iska madoobee pro
Wll cumar nafisa inoo ilaali
UGBAD SOO QAABO PLZ😢😊
Cumar hore usoco prather ❤
Kuwaygii iifarax sanaada❤😊
🎉🎉🎉🎉
Woow labadinu fidyow kujirtan san ugahelo anba wada dubaysan 😂❤😊
Omrkeena❤
Nafiso prank kuu samee
❤❤❤🎉