Xamase asagaan is mathalikarin sidee uu u mathalayaa Daarood. Nin Darood Xiniiye leh mayaa ka aqbli lahaa in uu Xasan Ayax madasha qabto ayadoon aan darood lugu mathaleeyn.
Waa yaab AXmad madoobee Ujeedkiisu waa guracanyahay Dastuurkii fadaraalka in laburburiyo raali buu ka ahaa Hadeer buu ogaaday khaladka xassan Axmed madoobe waa Shaqsiga ugu liita xaga wadaniyada Bada somaliya iyo keenya markii ay isku Hayeen hal Maalin mudahoraad ma samayn tiiyo xeebta kismaayo Ay ahay meeshii keenya gaaladu u boobtay Axmad madoobe kismaayo iyo afmadaw 12 sano ayuu Diyaarad u kala racayaa Ninkaani siyaasi mahan milatarina maahan in uu afka sooduubto ama uu tarxiilo dadka shacabka ah Wax u dhexeeya mayaqaan Lkn PL 1864tii dawladii cali yuusuf keenadiid iyo tii M. Cali shire ee maakhir oo yahaas la as aasay oo llaikudaray weeye PL 1998dii Lama as aasine 2864tii ayaa la as aasay Vila somaliya waxa ay isku hayaan qabiil maahsn ee waa Isfaham la aan xaga sharciga ah Marka JL kismayo Land bbaajjirta Axmed waafodo u joog si fool xun saxaada siyaasada ugu soo biiray Anigu xassan mataageersani Lkn nin aysan sharci is ku hayn taagri maayo
Dawlada Somali Italia ee Xamer fadhiday LOOGU kala baxay Daarood iyo HAwiye. Baarlamankii Daarood way ka tageen. Diidmada doorashada u wato MW. Hasan Sh. Ee HAwiye. CODKA S.land
Waa layaab shacabka soomaaliyed xanuun ma dareemaan miyaa mana qaan waxa Nooroon miyaa maxaa noo diiday in Aan iska deeyno qabiil in Aan qof Aan Dan noo heen Aan ku tageerno anaga oo og in Aan dhibaato soo marnay walina Aan ku jirno dhibaatadaas Alow naga qabo Kuwa munaa faqada kuwada umada soomaaliyed ee dhiban Aamin Aamin Aamin Aamin
Adeer xasan shekh ayaa wax walaaqaye muu laloolamo Asaga you need to be a realistic hawaadu haday ku been sheegto tabartaada ayaa kuu run sheegaysa, Xasan Cadow Huu haada jooji.
Qabyaalda oo qof Ah
Imikaan arkay Hassan wax la yidhaaho oo dhami Cadaabta ku kulma waxaan u malaynayaa Ninka inaan ku arkay Injidii raashinka Isaga oo Jaawaan Bur ah la cararaya.
Xabaalihii waad faagteen Ilaahay Idin inqaab dadkii masaakiinta ahaa.
Haiskatago huuno aqoonyahano wadaniyaal ah baanoojooga 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Xamse in uu iscasilo ayaa wanaagsan Xasanoow.
Xamsa waa Marxuum rabaayad u ah Xasan Baahane.
Xamase asagaan is mathalikarin sidee uu u mathalayaa Daarood. Nin Darood Xiniiye leh mayaa ka aqbli lahaa in uu Xasan Ayax madasha qabto ayadoon aan darood lugu mathaleeyn.
Warninkaan ma kiniinigiii dhibirka uu Qaadanjiray miyuuu soo ilaaaway
Waa yaab AXmad madoobee
Ujeedkiisu waa guracanyahay
Dastuurkii fadaraalka in laburburiyo raali buu ka ahaa
Hadeer buu ogaaday khaladka xassan Axmed madoobe waa
Shaqsiga ugu liita xaga wadaniyada
Bada somaliya iyo keenya markii ay isku Hayeen hal
Maalin mudahoraad ma samayn tiiyo xeebta kismaayo
Ay ahay meeshii keenya gaaladu u boobtay
Axmad madoobe kismaayo iyo afmadaw 12 sano ayuu
Diyaarad u kala racayaa
Ninkaani siyaasi mahan
milatarina maahan in uu afka
sooduubto ama uu tarxiilo
dadka shacabka ah Wax
u dhexeeya mayaqaan
Lkn PL 1864tii dawladii cali yuusuf keenadiid iyo tii
M. Cali shire ee maakhir oo yahaas la as aasay oo llaikudaray weeye PL 1998dii
Lama as aasine 2864tii ayaa la as aasay
Vila somaliya waxa ay isku hayaan qabiil maahsn ee waa
Isfaham la aan xaga sharciga ah
Marka JL kismayo Land bbaajjirta Axmed waafodo u joog si fool xun saxaada siyaasada ugu soo biiray
Anigu xassan mataageersani
Lkn nin aysan sharci is ku hayn taagri maayo
Xasan jabuuti ayaa laga hogaaminayaa
Madaxdii hore side faramajo sharaf iyo cisi qiimobadan ayuu kursiga kufariistaye waliba ilaa hadaa shacabka qalbiyadooda kuqoranyahaye Mar kuu kadagtayena iskumadhajin
Maye waa hoodiis wase qabiileysta ah anagu saameen naguma haayo ,,xamze marxuum
Adoo xasaxndhiqo og og side uu kurisiga isagu dhajinayo labada jeerba waxa uu dhibaatadaan umarayoh waa kursijecayel
Xasan waa gatey Adan Madoobe iyo Xildhibaanadii Barlamaanka, lacagta lagu gadanayo waa lacagtii Soomaali weeyn.
Xaaanoow adna waxaad dhimanee adoo doowladii timaadaba mucaaradaya
Qaab wariye uhadal ama iska aamus maxay tahay qaabkaad uhadlayso
Rw Hamse Waa Nin Fiican Wasiirka is Casilay wuxuu Indhihiisa ku Arkay Waxa uu wado Madaxweynihii loodortay dalka wuxuu ku dhaqmaayo oo layaab Ah RW Hamse isagana uu Afduuban yahay
Wasiirada Weey Ogaayen Ineeysan Dowlad ka Jirin Somalia Hasan Munaafaq Qof La Shaqeyn Garo Maleh
So in aad leedahay kartida ma aha hasan cade
Warkaaga waa gartay
Kashifaadda DFS ayay ka mid tahay go'aanka geesinimada leh uu isku casilay Cabdirashiid. Geesi weeye
Doqonow masaasaa guul utaqaanaa
Xasanow huuhaa da naga da. Xoogaga damjadiid kuu laabtey ba ka guuxaya 😂
HSN damacisa ummaso conayso
Asc brother and sister waa su’aal beesha Daarood wey jecel yhn Kursi sida Ahmed Madoobe.
Farmaajo xoog looga qaadey kursiga beeshaas waa kursi jecel yhn waa dictator leaders. Beesha Hawiye saa maaha. Jizak’lh
Ninkaan ma wariyaa mise waa siyaasi
Dawlada Somali Italia ee Xamer fadhiday LOOGU kala baxay Daarood iyo HAwiye. Baarlamankii Daarood way ka tageen. Diidmada doorashada u wato MW. Hasan Sh. Ee HAwiye. CODKA S.land
Hassan sheikh wixiisa waa kadareey waa in dalka laga qabtaa
Ki xoga lasiyaba xasanba xaq leh also istagaya war naga xisho xasanow wariye cana kuqabe hinguri hasisan sumcadada
Waa layaab shacabka soomaaliyed xanuun ma dareemaan miyaa mana qaan waxa Nooroon miyaa maxaa noo diiday in Aan iska deeyno qabiil in Aan qof Aan Dan noo heen Aan ku tageerno anaga oo og in Aan dhibaato soo marnay walina Aan ku jirno dhibaatadaas Alow naga qabo Kuwa munaa faqada kuwada umada soomaaliyed ee dhiban Aamin Aamin Aamin Aamin
xamar waxay ku socotah in lagah guroh xamar
Illaahow adiga caqli qeybiyo
xasan guryihi habargidir xooga loga kiciyayay miyad boos ka heshay mise habargidirta xasan sheq xaninyaha laga saray kujirta
Allakariim
Xasan sheekh iyaa gacan sareeya hadaad tidhi run maad sheegin ee warbaa kugu duugan
Howshan waxa lo idmaday sayid axmad madowe waana lahubaa in xsan qac kayedhayso 😂😂😂 dawsho wcan somaliyeey
Warbenta iskada xasan gurgurte isago dulaysan ayu tagaya tendhada Wanda arki Donta adigu afkii aderka ayad kuhadashay e warbahin dhexdhexada matihid
Waxiii uu ku sameeye Hassan sheikh dowladii farmaajo ayaaa lagu sameynaa
maxaa soo khordeysiiyo😂😂
Hasan ma rabo in uu dad kale
ASC SmS
Waxiii farmaajo laga diiday Hassan lagama ogolaanaayo putland iyo jublan Way ka guuley sanaayaan Hassan sheikh iyo demo jadiid
Waxba ma keenayo dawlad ma jirayso
Deni baa tegey…..loomana joojin
Axmed Madoobaa baxay….lamana tebin
Maxaad Wadsiiru-dawle ka sheegee
no wasiirku igeenka wa wasiir dowlada somaliaya ha u nqodo haddu is mooday in u yahay asiir kismayo haddu u yahay
Xassan cade Afhayeenka xassan sheekh maxamuud or may be chief campaigner.
Adeer xasan shekh ayaa wax walaaqaye muu laloolamo Asaga you need to be a realistic hawaadu haday ku been sheegto tabartaada ayaa kuu run sheegaysa, Xasan Cadow Huu haada jooji.
Waa in la xirxiraa Doorada Qayaaladu gogoysay looma baahna Futa madoobe iyo Dani sinsibaar
So xir xir daroood
Kkkkkkkk 😄 😄 😄 😄 aduunyooy siyaasiyiinoow xaal qaata maxaan cunaa iyo qabiil
Qabqable gobaleed muxuu sheegi karaa meesha dalxureeye iyo xamsaa joogee kkkkkk war awooda dhan .baarlamaankaa lagu warejina cidloojoojinaaya malaha