SUBAC JALAAD SABTI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 121

  • @nadiir7783
    @nadiir7783 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi subac inta aan daawaday waa midka aan ugu jclahay waa midka ugu dagan waa mid lagu raaxeysan karo allow idin xifdi

  • @mohameddayib
    @mohameddayib ปีที่แล้ว +1

    Alaahu akbar

  • @husenjimale6502
    @husenjimale6502 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah all allah ha xafido m. A m colad iyo m darbi cabdulhi m axmed kabirka god wa 3 kabiir

  • @cabdinuurcaanageel8980
    @cabdinuurcaanageel8980 2 หลายเดือนก่อน

    Dambigiina iyo keenaba Allaha dhaafo, waalidiintiina iyo waalideenkeena intii dhimatay Allaha unaxariisto.

  • @haruunali3787
    @haruunali3787 4 หลายเดือนก่อน +1

    mashallah

  • @hawahassan6758
    @hawahassan6758 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah allaha nidhafo oo nixafido isha baxarka iljine iyo il insi nima aragto marlabad masha Allah

  • @quruxdumar6034
    @quruxdumar6034 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha.allah alle ha idin xafido

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow 4 ปีที่แล้ว +1

    Subac qiradaan lagu aqrinayo waxaa iigu dambeysay 2005-2006 xusuus ban galay cawa macalinkeygi dugsiga soo xasuustay macalin xaamuudeey allow dembigiisa dhaaf. Lkn hada sidaan uma aqrin karo oo tajwiid ban ku bartay madaraso gaalkacyo kutaalay ban kaso bartay tajwid, xili aan uqaxnay oo dagaalki fooriyihi itoobiyanki ka qaxnay yaan tajwid kuso bartay alxamdulilah

    • @Masago2026
      @Masago2026 4 ปีที่แล้ว

      ENG tajwiidka iyo subaca isma diidayaan kaliya inaad aayadaada qaada karto aa muhiim ah waala qabsahee muda yar kadib xifdis ahaan wax subac uga fiican male

  • @muhammedmeyre5721
    @muhammedmeyre5721 6 ปีที่แล้ว +4

    ma sha allah macalim colaad waa kabiir dhameystiran dhanwaliba waxaan jeclaan lahaa in looga haro soo qabashada

  • @mohamedyousufhussein7314
    @mohamedyousufhussein7314 4 ปีที่แล้ว +1

    ما شاءالله بارك الله فيكم

  • @Abdullahiabokorali1208
    @Abdullahiabokorali1208 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllkey cabdu qaadir gacamey

  • @mohameddaahir5910
    @mohameddaahir5910 5 ปีที่แล้ว +5

    MAASHA ALLAAH
    ALLAHA
    IDIIN BARAKEEYO

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 2 ปีที่แล้ว

    Msha allaah

  • @lifesmohaa8100
    @lifesmohaa8100 4 ปีที่แล้ว

    Asc Ina kasoqeb galo raba aqiyarta ee inte lakuqabta ne ???

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah ❤️❤️❤️👍 👍👍

  • @ahmedgafow3971
    @ahmedgafow3971 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa macalimiin aan Kala yareeysan masha allaah lkn keyfiyada quraanka lagu aqrinaayo ayaaba qalbiga kuu dejineeyso waxaan leeyahay
    Aduunka sharaf iyo qurux kunoolaada aaqirana jannah insha allaah aamiin

  • @fahmomaow2523
    @fahmomaow2523 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah brother’s alle ha idiin xifidiyo aakhiro iyo aduunba

  • @aalayaasir487
    @aalayaasir487 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walee wax kamaqaldane.adi subac leey matahid miyaa

  • @mohamedabdinurhassan
    @mohamedabdinurhassan 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله حفاظ كلام الله

  • @britishsheikhsuleimansheik4640
    @britishsheikhsuleimansheik4640 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah allaha noo barakeeyo

  • @quruxdumar6034
    @quruxdumar6034 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @muxudincali1931
    @muxudincali1931 6 ปีที่แล้ว +1

    asaxaabi waxad moodaa cimraan wuuuyara xanaaqsanyahay meelkasto uu aduunka kajoogo rag subacleeya weyjoogan ee halasoowaco blz

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ahlu llaahu Allah yubaarik fiikum

  • @cqadirgesey8300
    @cqadirgesey8300 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah macaliminta keenya

  • @nadiir7783
    @nadiir7783 4 ปีที่แล้ว +1

    Ahlullah allah idin sharfo

  • @husenjimale6502
    @husenjimale6502 5 ปีที่แล้ว

    m cimraan cimmentigaga aya aqriye maka xuman hai fahmin m xasan aad aya u aqaan waxan ka bartay subacan dhaxdissa adigu wax na tus allah haku xafido wa rabna in ay kabirenta ino bataan no xuman

  • @DAJIYEDC
    @DAJIYEDC 4 ปีที่แล้ว

    Allah Ajar Ha idinka Siiyo
    Jannada Allah Hanugu Kulmiyo dhammaanteen

  • @zuhuurm2479
    @zuhuurm2479 5 ปีที่แล้ว

    Walaal jusas noosoogali thx

  • @maryanaadan820
    @maryanaadan820 5 ปีที่แล้ว

    Numbaradiina xagee ka heli karaaa sheikhyaasheena walee macaliiteyda so xasuustay Allow idin barakeey♥️😘

  • @mascuudozil1068
    @mascuudozil1068 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah lakin anaka maqan hah

  • @xasanfaaraxxasanlaki8960
    @xasanfaaraxxasanlaki8960 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah akhayaaru naas

  • @likefunny2228
    @likefunny2228 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah macali miinta illah haidin barakeeyo

    • @nasroabdi4740
      @nasroabdi4740 6 ปีที่แล้ว

      Macalin muhuden ilv u walallkey mcn

  • @zuhuurm2479
    @zuhuurm2479 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha idin xafido

  • @billyblack3778
    @billyblack3778 6 ปีที่แล้ว

    Fadlan macalamiinta sharfan codsi maclin mahad foodeey waca subaca kale mahadsanadiin

    • @Masago2026
      @Masago2026 6 ปีที่แล้ว

      MAHAD Foodeey subaca qamiis,arbaco iyo jimco aw kujuraa lkn mahaan ugama jeedo biriga

  • @mohabdi4391
    @mohabdi4391 5 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar
    Macaan waynaa kalaamka alle cw

  • @aadamhassan6365
    @aadamhassan6365 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalin xasan iyo macalin colaad ....codkooda masha Allah wye numberadooda igu caaawiya

    • @Maktabadaimamnawawi
      @Maktabadaimamnawawi 4 ปีที่แล้ว

      0722679044 m.larbi wa kas m.colaad wan kusoo raadinaa

  • @nourahaji362
    @nourahaji362 5 ปีที่แล้ว

    Masha allhu kariim

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 4 ปีที่แล้ว

    ما شا الله

  • @forsiripunt7999
    @forsiripunt7999 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dhamaan macalimiinta

  • @aweysmuhudin2921
    @aweysmuhudin2921 5 ปีที่แล้ว

    Asc maa shaa allah mee shaan ah lullaahi ayaa isku ballan sadey a khayaarta

  • @suldaan2005
    @suldaan2005 4 ปีที่แล้ว

    Dhalin yaro isku kalsooon masha allah

  • @mahadmohamed9134
    @mahadmohamed9134 5 ปีที่แล้ว

    Mashlh

  • @Maktabadaimamnawawi
    @Maktabadaimamnawawi 6 ปีที่แล้ว

    Cimran bro ilaahey kabaq soo qabadne wax kama ogidee yaaa ju baray subac ewel adiga

  • @sumayoabdi221
    @sumayoabdi221 5 ปีที่แล้ว

    Masha.allah

  • @hooyadajacaylka8172
    @hooyadajacaylka8172 5 ปีที่แล้ว

    Plz yaa ii sheegaa jalaadyada mid walba meesha u ka bilowdo iyo meesha uu ku dhamaado

    • @Eng.Shiiqaalow
      @Eng.Shiiqaalow 4 ปีที่แล้ว +2

      السبت: (ﻓﻜﻴﻒ ﺇﺫﺍ ﺃﺻﺎﺑﺘﻬﻢ ﻣﺼﻴﺒﺔ ﺑﻤﺎ ﻗﺪﻣﺖ ﺃﻳﺪﻳﻬﻢ ﺛﻢ ﺟﺎﺀﻭﻙ ﻳﺤﻠﻔﻮﻥ ﺑﺎﻟﻠﻪ). النساء ٦٢
      Subac Sabti meshan buu ka bilaabana suuratul Nisaa aayadda 62 ilaa suuratul acraaf aayadda 170.
      الأحد: (ﻭﺇﺫ ﻧﺘﻘﻨﺎ ﺍﻟﺠﺒﻞ ﻓﻮﻗﻬﻢ ﻛﺄﻧﻪ ﻇﻠﺔ ﻭﻇﻨﻮﺍ ﺃﻧﻪ ﻭﺍﻗﻊ ﺑﻬﻢ ﺧﺬﻭﺍ ﻣﺎ ﺁﺗﻴﻨﺎﻛﻢ ﺑﻘﻮﺓ ﻭﺍﺫﻛﺮﻭﺍ ﻣﺎ ﻓﻴﻪ ﻟﻌﻠﻜﻢ ﺗﺘﻘﻮﻥ). الأعراف ١٧١
      Subac axad asne halkaan buu ka bilaabana suuratul acraaf aayadda 171 ilaa suuratul Ibrahim aayadda 61.
      الإثنين: (ﻭﻣﺜﻞ ﻛﻠﻤﺔ ﺧﺒﻴﺜﺔ ﻛﺸﺠﺮﺓ ﺧﺒﻴﺜﺔ ﺍﺟﺘﺜﺖ ﻣﻦ ﻓﻮﻕ ﺍﻷﺭﺽ ﻣﺎ ﻟﻬﺎ ﻣﻦ ﻗﺮﺍﺭ). إبراهيم ٢٦
      Subaca Isniin asne meeshan buu ka bilaaban suuratu Ibrahim aayadda 62 ilaa suuratul Mu'minuun aayadda 55.
      الثلاثاء: (ﻧﺴﺎﺭﻉ ﻟﻬﻢ ﻓﻲ ﺍﻟﺨﻴﺮﺍﺕ ﺑﻞ ﻻﻳﺸﻌﺮﻭﻥ). المؤمنون ٦ه
      Subac talaado asne halkaan buu kabilaaban suuratul Mu'minuun aayadda 56 ilaa suuratu Sabbaa aayadda 19.
      الأربعاء: (ﻭﻟﻘﺪ ﺻﺪﻕ ﻋﻠﻴﻬﻢ ﺇﺑﻠﻴﺲ ﻇﻨﻪ ﻓﺎﺗﺒﻌﻮﻩ ﺇﻻ ﻓﺮﻳﻘﺎ ﻣﻦ ﺍﻟﻤﺆﻣﻨﻴﻦ). سبأ .٢
      Subac arbaco asne meshan buu kabilaaban suuratul Sabbaa aayadda 20 ilaa dhamaadka suuratu Fatxi aayadda udambeyso ee 29.
      الخميس: (ﻳﺎ ﺃﻳﻬﺎ ﺍﻟﺬﻳﻦ ﺁﻣﻨﻮﺍ ﻻ ﺗﻘﺪﻣﻮﺍ ﺑﻴﻦ ﻳﺪﻱ ﺍﻟﻠﻪ ﻭﺭﺳﻮﻟﻪ ﻭﺍﺗﻘﻮﺍ ﺍﻟﻠﻪ ﺇﻥ ﺍﻟﻠﻪ ﺳﻤﻴﻊ ﻋﻠﻴﻢ). الحجرات ١
      Subac qamiis asna halkaan buu kabilaaban bilowga suuratul xujiraat aayadda uhoreyso ilaa dhamaadka juz cama ee suuratul Naas.
      الجمعة: (ﺍﻟﺤﻤﺪ ﻟﻠﻪ ﺭﺏ ﺍﻟﻌﺎﻟﻤﻴﻦ). الفاتحة ١
      Subac jimco asne faataxada buu ka bilaaban ilaa suuratul Nisaa aayadda 61
      W.Q: Eng Abdighafar Bashir Abdi
      Sory walaal fariintaadan 4month kadib ban arkay, cawa un ban subacaan arkay marka anoo comments-ka yara fiirinayo ban comment kaga arkay wana kuso qoray alle hanagu wada anfaco quraanka

    • @Masago2026
      @Masago2026 4 ปีที่แล้ว

      @@Eng.Shiiqaalow ajir allaha kaasiiyo si waafi ah aad u qortay

    • @Eng.Shiiqaalow
      @Eng.Shiiqaalow 4 ปีที่แล้ว

      @@Masago2026 dhamaanteenaba alle hanawada siiyo wll

  • @dayaxcartan5400
    @dayaxcartan5400 6 ปีที่แล้ว

    Cimran kalaamulaahi MA waxkasheekee isku xishoo Hana kudinbabin wll aaqiro

    • @Masago2026
      @Masago2026 6 ปีที่แล้ว

      Warso bal waxa ugu juro wadaada labiskooda iyo waxeey wadtaan cimraan ogaadhoo fiyaabaa

  • @foos7330
    @foos7330 6 ปีที่แล้ว

    Asc maasha alah

  • @maxamadmuqtaarabuukarmuqda4000
    @maxamadmuqtaarabuukarmuqda4000 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @dayaxcartan5400
    @dayaxcartan5400 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaho

  • @cumarcade5382
    @cumarcade5382 4 ปีที่แล้ว

    M.a kheerka hala fafiyo

  • @warshmomar5608
    @warshmomar5608 5 ปีที่แล้ว

    mashallh

  • @caliyaalecaliyaale3350
    @caliyaalecaliyaale3350 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

    • @mahadjeele2052
      @mahadjeele2052 6 ปีที่แล้ว

      Masha Allah lkn macalimin ancadi eheen aya kamaqan

    • @nasroabdi4740
      @nasroabdi4740 6 ปีที่แล้ว

      Masha allh

    • @nasroabdi4740
      @nasroabdi4740 6 ปีที่แล้ว

      Wlh Minden wn kukufarhay hore usoco waĺalkey masha alx

  • @xayfarcali2750
    @xayfarcali2750 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay danbigiina hadhaafo

    • @fatimatakow9145
      @fatimatakow9145 6 ปีที่แล้ว

      جحخعغفقثصضطكمنتالبيسشدظزوةىرؤءذجحخهعغفقثصضطكمنتالببسشدظزوةىرؤءذ

  • @humble_boy_0013
    @humble_boy_0013 5 ปีที่แล้ว +1

    2:09:40

  • @cllahigacal6953
    @cllahigacal6953 6 ปีที่แล้ว

    masha alaah

  • @Maktabadaimamnawawi
    @Maktabadaimamnawawi 6 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh axbaabii waa jalaaad aad u mcn

  • @danielobrien5006
    @danielobrien5006 4 ปีที่แล้ว

    qof ma ii sheegi karaa maxay laga wada jalaad sabti

    • @xasanyare7660
      @xasanyare7660 4 ปีที่แล้ว

      Af gaal waxaa lagu dhahaa Saturday

    • @daauudfiidow3597
      @daauudfiidow3597 3 ปีที่แล้ว

      Kasoo bilawato فكيف إذا إصابتهم ilaa laga gaaraa وإذ نتقنا الجبل . Aa lagawadaa waxaa kaloo dhihi kartaa سباع qur aanka markii todobo looqaybsho qeybtiisa labaad

  • @Masago2026
    @Masago2026 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan talo yar u soo jeedihaa minaw alla idmo dadka quraanka bartay kadibna aw ka dhumay ee aan kamid ahay… hadaad rabto inaad cadeysato quraanka qaado tusaale yaalkaan 1,, aqri ugu yaraan 2-4 jus maalinti hadaw ku dhaafo soo qaleey sida salaadaha oo kale 3 samiyaha quraanka aw le yahay fira gaar ah ku haayo mugaad kutimaado haka gudbin hadoon kala soocin samida kale tusaale acraaf ama miisqaad waxow kamid yahay suuradaha ugu samiyada badan 25 bisin aw sami la wadaagaa shucara,safat,yunus,cankabud,huud iwm meelaha samiyaha badan il gaara ku haay. 4 isku day inaad quraanka hal qira ku aqriso tusale amii camar,xafsa iwm 5 waqtiyada ad firaaqadaha leedahay korka ka aqri meshi kaa istaagto mobilka kuso dagso ee kadamooso si aadan ugu baahan wehesaqad iyo kutaab kadibna adan uga caajisin 6 isku day inaad hesho subac joogto ah oo 1-2 bil quraanka lagu dhameey haayo ama kayar…. 7 axkaamu tajwid baro xarfaha kuu saxmaayo mugaase, 8 samiyada xarfaha ah dul istaag sida Faman adlamu,waman adlamu,,,awalam yasiiruu,,afalam yasiruu faqaala,,waqaala iwm 9 dhageyso quraanka subac ama sida caadiga ah 10 u duceeey waalidki kugu soo tacbay iyo macalmki kusoo baray ilaaheey waxan ka baryaa inoow na waafajiyo qeerka asc Massago

    • @hamdiehludikir4026
      @hamdiehludikir4026 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wll anigaa ilaaway quraanka

    • @Masago2026
      @Masago2026 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdiehludikir4026 deg deg aad ku bara kartaa hadaan sidaan yeesho 1 social media kan fmlk u badan yahay kaliya isticmal sida viber wtup imo Face iwm inta kalena iska tirtir. quraanka hadow 6236 aayad yahay maalinti xifdi 14 aayad asbuuci waxaad heysataa 98 ilaa 100 jimco waxaad uga bixi kartaa 554 aayad hadey tahay 6 asbuuc Sabdi waala mid 570 aayad isku geyn 3 bilod aad ku xifdi kartaa saas kuwad wixi aad so dhaaftay iskuday inaad subac ku hantiso iyo salaadaha iyo markaad nolol maalmeed kaaga kujurto meelaha isashaabaha /samiyaha ahna gooni u dhowr u ilaali aad u ilaliso ree xididkaga oo kale iwm hadey aha lehed aayad , xaraf shaqal iwm waxaan rabi k baryaa inaw ahlulaahi hum ahlul quraan naga wada yeelo

    • @hamdiehludikir4026
      @hamdiehludikir4026 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid sxb inshallah wan dadaalayaa

    • @hal-abuurhayle8659
      @hal-abuurhayle8659 4 ปีที่แล้ว

      5/4/2020 ayaan go,aansaday inaan cadeesto qur,aanka oo aan jalaado dhowr ah iloobay insha allh markaan kuguuleesto ayaan halkaan soo booqa doonaa☝️Social media waxaan kasoo reebay telegram bes

    • @Masago2026
      @Masago2026 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hal-abuurhayle8659 haa sxb xataa Viber, wtsup waa isticmali kartaa facebok,tagtog,osman chad kuwaas waaye fidnada mugdiga kuu horseedayo oo bussy kaa dhigaayo .. go.aan kaan 2018 augst aan qaadhay wax lataaba karo aa ii muuqdo biriga inkastoo Corona virus culeys xaga subacyada ah nagalshay oo karaatiil aan kujurnaa mars,Abril rabbi waxaan kaaga baryaa inaw kuu fududeeeyo dhamaanteen jinada saan ugu helno sababka quraanka xfdskiisa

  • @sumayoabdi221
    @sumayoabdi221 5 ปีที่แล้ว

    Macaliminta kinya

  • @omargadudow6143
    @omargadudow6143 4 ปีที่แล้ว

    Mana

  • @cimraancimran6129
    @cimraancimran6129 6 ปีที่แล้ว

    Ookiyaalaha iyo subac is ma laha lkn waa labis maxa yeelay qofba mel ayey kaqeyli hee

    • @fatimatakow9145
      @fatimatakow9145 6 ปีที่แล้ว

      28g392798696537

    • @nadiir7783
      @nadiir7783 4 ปีที่แล้ว

      Ookiyaalaha iska daa ee siduu qur'aanka u aqrinayo & codkiisa ku raaxeyso🙏🙏

  • @caashomuse7852
    @caashomuse7852 6 ปีที่แล้ว

    For u 7 gig

  • @nadiir7783
    @nadiir7783 4 ปีที่แล้ว

    رحمكم الله في الدارين

  • @caashomuse7852
    @caashomuse7852 6 ปีที่แล้ว

    Huh

  • @muxudincali1931
    @muxudincali1931 6 ปีที่แล้ว

    subac aad u mcn kuraaxesta

    • @shukrikosin3149
      @shukrikosin3149 6 ปีที่แล้ว +1

      Macalin Hassan iyo macalin abdullhi salaan sare

  • @dayaxcartan5400
    @dayaxcartan5400 6 ปีที่แล้ว

    Kacabso

  • @cimraancimran6129
    @cimraancimran6129 6 ปีที่แล้ว +2

    San ookale Waqda ha kuimaanina marka hore hala soodadalo

  • @lahiyealidalmar2999
    @lahiyealidalmar2999 4 ปีที่แล้ว

    Mc Ibrahim lafa hore

  • @billyblack3778
    @billyblack3778 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @abdimuhudin4605
    @abdimuhudin4605 5 ปีที่แล้ว

    .

  • @cimraancimran6129
    @cimraancimran6129 6 ปีที่แล้ว

    Asaxaabta hooriska iyo sooqabadka wax ba kaqaldan

  • @baashicade8623
    @baashicade8623 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @xaydarcali3940
    @xaydarcali3940 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @abdirahmanmoalim636
    @abdirahmanmoalim636 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @axmednuur4112
    @axmednuur4112 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah