HADYAD JACAYL | NEW SOMALI FILM | SWEET ROMANTIC MOVIE | HODAN OO ARGAGAX KU DHACAY | 2022 PART 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 88

  • @abdiraxmandaahir9571
    @abdiraxmandaahir9571 2 ปีที่แล้ว +13

    Fiicnàan lahaydaa haday wax walba quruxdiisa kudhamadan💯🦋
    Lkn noloshaba sidaa ahayn😓😔

  • @hussenige2862
    @hussenige2862 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaaa alaah run ahaantii ad iyo ad ayaan ula shacey jaceyl qofkii uu so marey unbaa garan karaa sharmarkee iyo hodaan

  • @RIIRAASH
    @RIIRAASH 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaw film Dareyn iyo Jaceyl ah thanks director ahmed jama and best actor ahmed rashiid Hodan cadi ma ahan jilinka codka quruxda waa 💯 🔥🔥

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 2 ปีที่แล้ว +6

    Ax runti Waa film Daren Xanun Bdn Wata Qofki Jcl so Maray baa Daremi Kara Wuxu inankani daremayo Anigaygan When I Love, Hear This Heart That Pains🥺💔😢

  • @najmafaarax109
    @najmafaarax109 2 ปีที่แล้ว +15

    m.a jilinka odayga caadi ma ahn inta ka heshay ismuujiya

  • @SiyadhaMohamed-qs3fp
    @SiyadhaMohamed-qs3fp ปีที่แล้ว

    Waw manshallah 💕 hodhan and Sharmarke 🎉 continue ❤

  • @hamzebeshir6406
    @hamzebeshir6406 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow the english subtitles are so amazing and precise

  • @fardowsojaamac9148
    @fardowsojaamac9148 2 ปีที่แล้ว +8

    Ax xanuunkaa qofki somara dreemi kara💔🥺

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ya jaceyl jacaylow xaal qaado ader thanks all team

  • @daganmomo
    @daganmomo 2 ปีที่แล้ว +3

    My Home Jijiga❤ io Film 🎥 Lagaso shaqeyay keep going🎉

  • @hawahachi-th1bg
    @hawahachi-th1bg ปีที่แล้ว

    Charmake kuma soo baxayo inu aktar nooqdo wayo sida waaxlo matalo maa garanayo baa
    Lkn hoyo waa actrice wlho she have thé good ways love it

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel1170 2 ปีที่แล้ว

    Ayy Ayy Ninkan Hadalaa Ilaahay U Dhiipay 🥰 Waa Noocee Lagu Jeclaan Jiray Been Beenta ✔︎

  • @HUSSEINALIABDINabaddoon
    @HUSSEINALIABDINabaddoon ปีที่แล้ว

    Wwwwww mash Allah part 3 soodaaya deee

  • @mahamedrashiid1934
    @mahamedrashiid1934 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wa filin daren jcyl wata noso badi ustaad

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 2 ปีที่แล้ว +2

    Let's hyped
    Amazing🔥🔥🔥

  • @xmat_p-hofficial4930
    @xmat_p-hofficial4930 2 ปีที่แล้ว +12

    Inta la socoto filmka laba xaasle EE universal TV

  • @ilyaasaxmed5697
    @ilyaasaxmed5697 2 ปีที่แล้ว

    Wow amazing I'm excited to see this film and it's funny with romantic 😍💯💫🎥 I salute here Mr. Ahmed Jama the director of the movies and I like your brilliant conception

  • @shucaybholaa9200
    @shucaybholaa9200 2 ปีที่แล้ว +1

    Noola so dhaqsada qaybta 3ad❤️

  • @ahmadisse1285
    @ahmadisse1285 2 ปีที่แล้ว +1

    Amazing movie well done

  • @hodmakaise4204
    @hodmakaise4204 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidoo kale waan ku jecelahay 💔💔

  • @maazimamaazima7748
    @maazimamaazima7748 2 ปีที่แล้ว

    ❤️woooow amazing

  • @wardamohamed
    @wardamohamed 2 ปีที่แล้ว

    Manshalh wiilkan siduu u jilayaa idishey hore u socda qaarklena noosoo sameeya wllyaal

  • @hamdaupdaosman5062
    @hamdaupdaosman5062 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a film qatar ah ❤️🌹💢💢🌹🌹🌹

  • @abdihaji248
    @abdihaji248 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi It's emotional movie, I lke your movies kindly continue to entertain us
    Thanks comrade
    Keep going 💪

  • @hothanphaizal4446
    @hothanphaizal4446 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax run run baa la moodaa 😅

  • @Unknown12759
    @Unknown12759 2 ปีที่แล้ว

    The best film ever

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan Aabahaku Metelayo Odayga Films kiisa aadban Ujeclahay

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel 2 ปีที่แล้ว

    Ax yaa jacayl 🥺❣️🔥

  • @amiraqali6554
    @amiraqali6554 ปีที่แล้ว

    Wwxww ma sh soo badiya zhip thnkis

  • @dhaadhaarechannel2090
    @dhaadhaarechannel2090 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahay cabdi askari channel marka hore filimkani waa filim.aad umacaab run ahaantii waanka helay Inaba caadi maaaha lakiin sxb su aal ayaan kuwaydiinayaaa oo aan filayo inaad kasoo jaawaabi doontid waxaan rabaa inan jilaa noqdo kooxdan aan kamid noqdo sideen ula soo xidhiidhi karaa sxb

  • @najmacarab7003
    @najmacarab7003 2 ปีที่แล้ว +4

    adoo gabadha markaad wiil jeclato waa xanuun wllhi

  • @AbdimaalikKirix-jj1sr
    @AbdimaalikKirix-jj1sr ปีที่แล้ว +1

    Walhi xignad ❤

  • @hassanadanmohamed5527
    @hassanadanmohamed5527 ปีที่แล้ว +1

    I think this riwayad has no other episodes... part 3 ma arko i dont know sababta i wish I could watch qeybaha kale❤❤

  • @kamaniyokabow762
    @kamaniyokabow762 2 ปีที่แล้ว +1

    Ababaaaaay ilmadaan ceshan waayey walaahi

  • @sacad4253
    @sacad4253 2 ปีที่แล้ว +2

    Xalqada nola soo yar dhakhsada 10 jeer ilaa mnta egay ugu dabayn cawa daawaday hawaaro jacaylku 💘😻

    • @عاءشةحسين-ض7س
      @عاءشةحسين-ض7س 2 ปีที่แล้ว

      Inamada may dawadan musalsalka hadeeto 😂🤔

    • @zimpahajifilms5988
      @zimpahajifilms5988 2 ปีที่แล้ว

      @@عاءشةحسين-ض7س Haa 😂lkn comments maso qorno lol🤣

  • @axmedjama6483
    @axmedjama6483 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan u mahadcelinayaa intii igala qeyb qaadatey filinkan

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379 2 ปีที่แล้ว +5

    Manta rajo agtada iga muqata ma jirto agtada , ku farxsanow maqnanshahayga , oo ka naso caririgayga , aziipka ku heshahy inad igu dhawcdo anigoo ku jcel , Ana wan helidona naziipka inan kgu ilawo, qodax ninki beerta waxba uma arko inay mudo , adiga waxa jeclaystay inaad igu cidlayso 🙈🤦
    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn
    Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan
    Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay
    Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda
    Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo
    Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo
    Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto
    Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya
    Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha
    Kugu Ducayniya ❤️‍🔥
    Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurexbadana

    • @aaishaqurux8949
      @aaishaqurux8949 2 ปีที่แล้ว +2

      Wiil Qalpi Wngsn Allah Ku SiiYo Adikane Mid Qalpiga Ku Qapojiso❤️✌️

    • @sultantatiko2379
      @sultantatiko2379 2 ปีที่แล้ว +3

      @@aaishaqurux8949 mahad sanid wall qli

  • @adanabdi6199
    @adanabdi6199 2 ปีที่แล้ว

    Waw it is Amazing 💥

  • @rajadashacabka6219
    @rajadashacabka6219 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdi askar tube waan ka hayna wxn rabney

  • @nrdchannel3319
    @nrdchannel3319 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdi askari soolaa soo dhakhzo

  • @nimciishnalka279
    @nimciishnalka279 2 ปีที่แล้ว +2

    inaba caadi maaha wuu iga qiiraysiiyey flimkaan😢💔

  • @cafiifodagan4852
    @cafiifodagan4852 2 ปีที่แล้ว

    yarkaan anaaba jcyl u qaaday hada ka hor maruu jcyl hore jilaayey iyo hadaba cajiib kolayba ma aqaan hdu gabar inankeed yahay waxaan lee yahay keep going 🙏

  • @umalkheirali9958
    @umalkheirali9958 2 ปีที่แล้ว +1

    Noola soo dhakhsada qaybta 3aad🙏

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 2 ปีที่แล้ว +1

    oday warfa ad ayannujeclahy flimantisa sobadiya plz

  • @hodmaanabdiwahab3668
    @hodmaanabdiwahab3668 2 ปีที่แล้ว +1

    Please laso dhakhso part 3 jigjiga jano u xiisa ka dhax daawada

  • @rahmaahmed2690
    @rahmaahmed2690 ปีที่แล้ว

    Odaygani wa atoore xariif waye😊

  • @عاءشةحسين-ض7س
    @عاءشةحسين-ض7س 2 ปีที่แล้ว

    Sharmaarke isaga Ka jacayl badan doona hodan waligiiba Hays adkeyo waynu argnaa 😊🙄

  • @hodangeenyo8558
    @hodangeenyo8558 2 ปีที่แล้ว +2

    Next part 3

  • @qarnicabdinaasir3860
    @qarnicabdinaasir3860 2 ปีที่แล้ว +1

    Mazha allah wan kugu hamblyeynaa inad subtitle ka dhigto

  • @husenfarah3261
    @husenfarah3261 2 ปีที่แล้ว

    Filin iyo bardheh guuleyso axmed jama maskaxdii kadanbeysey filinkan

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 ปีที่แล้ว +1

    Flimka caadi maaha so pad prt 3 abdi askari

  • @dhifiqxaliye9584
    @dhifiqxaliye9584 2 ปีที่แล้ว +3

    Kasoo gaadhsii wllkoww

  • @GARDAADIYE
    @GARDAADIYE 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah wa film si wacan u socda lknse niyow gabadhan hodan la dhaho ayan ka dhex baxay ba amarka ilahay niyow jacayl ban gabadha u qaaday wlhi qosolka igaaga daran aaax ya jacayl iso qabta asxabeey dadka ehlu jacaylka ahi mayee

  • @UgbadIbrahim-v5o
    @UgbadIbrahim-v5o ปีที่แล้ว

    Waw rer jigjiga

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว

    Filimka ka jacayl badan oo ka erayo cudoona kana romanticism ma arag weligayba .

  • @ahmetjohar2965
    @ahmetjohar2965 2 ปีที่แล้ว

    Really feel

  • @zimraan---abdi
    @zimraan---abdi ปีที่แล้ว

    woow

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku jeclahay ruwayaada ogadenia laagu sameeyo, ma arkeesiid gacanta oo laysku salaamayo iyo hoosto layska geelayo.

  • @xamse1240
    @xamse1240 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuso dara part3

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว

    You are making me in love again 😾

  • @ansaarimedia
    @ansaarimedia 2 ปีที่แล้ว +3

    lgnow luqada qoralkeda naga sax

  • @fahmoqandac9457
    @fahmoqandac9457 2 ปีที่แล้ว

    Part 3 kusoo daro qurux weye

  • @mustafemohamed1541
    @mustafemohamed1541 2 ปีที่แล้ว

    Qayb kale kaa sugaynaa waad nagu raajisay

  • @khadijasharif2981
    @khadijasharif2981 2 ปีที่แล้ว

    Abdi Askari musalsalo macquulo ayuu noo keenaa yaa igu raacsan

  • @gebo1240
    @gebo1240 2 ปีที่แล้ว

    Mshllh kipgoin

  • @naciimohuseen3612
    @naciimohuseen3612 2 ปีที่แล้ว +1

    Pin igu qawo

  • @zalmamohamed558
    @zalmamohamed558 2 ปีที่แล้ว

    part 3kusoo dar

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 2 ปีที่แล้ว

    Qeebta danbe English ka maxaa uga reebteen

  • @husenfarah3261
    @husenfarah3261 2 ปีที่แล้ว

    Runtii jilayaasha waa dad dhisan qaabkey u jilayaan ayaan kahey isma laheyn dad soomaali ayaa sidan wax u jilayaa

  • @malirasta2688
    @malirasta2688 2 ปีที่แล้ว

    Abdi mahad haaka gaarto

  • @hamdahussen7557
    @hamdahussen7557 ปีที่แล้ว

    Wlhi waxa fahmi kara qofki soo mara

  • @Raxmacabdilaahi-tt2ii
    @Raxmacabdilaahi-tt2ii ปีที่แล้ว

    Raxama

  • @Abdiichanelll
    @Abdiichanelll 2 ปีที่แล้ว +1

    tha best filim🥺🖤🫂

  • @ayuubaadanjanaale5392
    @ayuubaadanjanaale5392 2 ปีที่แล้ว

    Walobogey nosobadiya

  • @cadekacade2279
    @cadekacade2279 2 ปีที่แล้ว +1

    Wad la soo dahdeen ee bart tiyda kle lasoo dhereeya

  • @MahamedNiyoo
    @MahamedNiyoo 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @mohamedaweizibraahim7196
    @mohamedaweizibraahim7196 2 ปีที่แล้ว

    Woow wan ka hely sidu u jilayo kasi ta ani ihaysata o kale ayaa haysata sorry

  • @apdisiciidcr7550
    @apdisiciidcr7550 2 ปีที่แล้ว

    Ddhdhdhaoak

  • @ahmadisse1285
    @ahmadisse1285 2 ปีที่แล้ว +1

    War armay jacayl nagu ridaaan bahalka waa dhib badanyahaye.horaa looga heesoo waxaa layiri jacayloow ayaad tahay awoowga lagu ye horta ina ayaad tahay awoowgaagii horeetiyo maytidaa lagaran waa kkkkkkkk