Nimco Xasan Faarax | Aroos

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie

ความคิดเห็น • 428

  • @maxamedwardi8099
    @maxamedwardi8099 2 ปีที่แล้ว +88

    Hadaad dawanaysid heestan ❤2022 iyo wixii ka danbeysa ISMUUJIYA
    👇 liketa ha ila dhaafina

  • @salmodheeman579
    @salmodheeman579 8 หลายเดือนก่อน +23

    I'm listening from 2014 up to 2024 walinah single ahay😅

    • @YaxyeSaqa
      @YaxyeSaqa 4 หลายเดือนก่อน +3

      Allah mid aad khayr isku leedihiin hakula kulansiiyo wlshy😊

    • @KhayriyaCilmi-h4h
      @KhayriyaCilmi-h4h 4 หลายเดือนก่อน

      Me😍😂

    • @SamiraSaacid
      @SamiraSaacid 3 หลายเดือนก่อน +1

      Listen 2012

    • @SamiraSaacid
      @SamiraSaacid 3 หลายเดือนก่อน

      Listen 2012 istil single😊😊

    • @CabdiYare-y7r
      @CabdiYare-y7r หลายเดือนก่อน

      helo

  • @awohappyhasan6650
    @awohappyhasan6650 3 ปีที่แล้ว +53

    Hees xusus hore zxpady markaa yarayn dhagysan jirnay 😭 hada ilama joogto
    Yaa daawanya 2021🥰

  • @samiiraqalanjo9246
    @samiiraqalanjo9246 ปีที่แล้ว +31

    2023 hada soboqoto heestan like iisar wll😊

    • @ghjjhjui
      @ghjjhjui ปีที่แล้ว

      Manooshahay wll

    • @givemefreedom4222
      @givemefreedom4222 ปีที่แล้ว

      ​@@ghjjhjuiadi manooshahay neh😂

    • @NaajiyaxuseenCabdi
      @NaajiyaxuseenCabdi 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@givemefreedom4222adna manoshahay😂😊

  • @Wardajb
    @Wardajb 5 ปีที่แล้ว +47

    Heesta wan jeclhy ya ila dawanaya 2019

  • @abdifatahsahane5161
    @abdifatahsahane5161 ปีที่แล้ว +22

    Still ya dhagaysanaya heestan waxan ku riyoda aroskayga inad ka daaro inshallah ❤🎉

  • @aasiyadayib8109
    @aasiyadayib8109 2 ปีที่แล้ว +24

    Heestan Waa Old But Gold Inch allah Arooskayga Laga Shidi Doona

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +20

    HEESTAN WAXAN KU XASUUSTA BURCO IYO 2017 TV EST JIG JIGA KA SOO GALI JIRAY habeen habeen 😢xasuus wllhi 3 SANO KA SOO WAREEGTAY DURTABA heestan arooska 28 JANUARY 2020🙋‍♀️ AYaa dawanaYa😂🙋‍♀️

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa bro lkn 3 sano kamasoo wareegin 7sano iyo kabadan kasoo wareegtay

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1

      @@wehelashaq3368 haa wll lkn aniga ka dawan jirney 2017 2016 wakhtiga,🤔😥😆

    • @ahmedmahamud4061
      @ahmedmahamud4061 4 ปีที่แล้ว +1

      wakhtigo waa cararya wlhi
      Lkin heestan xasus qaas ah bay ii tahay wxn ku dhagaysan jiray kebri bayah hdana Belgium 🇧🇪

    • @abdisamad8793
      @abdisamad8793 2 ปีที่แล้ว

      Hada malagu guursaday mise

    • @HodonCawil-eu3ct
      @HodonCawil-eu3ct 4 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad amiiray kula mid baan ahy oo waxaan ku xasuustaa markay ka soogali jirtay tvgii estv ❤❤❤❤

  • @iqracabasofficial5445
    @iqracabasofficial5445 4 ปีที่แล้ว +52

    Best song 2020 september

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 4 ปีที่แล้ว +22

    Yaa daawanaya 2020 ilahow cimriga noobarakee maal mahay soo baxday na waan daawanaynay maantana wakaa durba 7sano kasoo wareegtay horta nimco xasan fankii mayska daysay

    • @sedevid5355
      @sedevid5355 5 หลายเดือนก่อน

      Hi 2024

  • @razaanpeah5028
    @razaanpeah5028 ปีที่แล้ว +10

    Still 18.1.2023 Sacada 18:46 Maqribnimo Ayaan DhagaYsanaYa HeestaN Aad AyaN U JacLahyy Arooskayga In Laga Zhido Ayaan Rajayna Inzhallh Alle Nabad Haigu Gaarsiyo 😢🥰❤️

    • @Nachma_
      @Nachma_ 10 หลายเดือนก่อน

      Evitation ka iska diyaari😂😭

  • @najmamohamet5244
    @najmamohamet5244 4 ปีที่แล้ว +13

    Heestan yaa ila dhgysnya ilaa 2020 like hayla dhaafina plz

  • @lillsadan4429
    @lillsadan4429 7 ปีที่แล้ว +25

    heestam arooskayga ayaa laga daaray Arooskayga 2012 mark an dhagaysto xasuus ayaan galaa kkk

    • @sedevid5355
      @sedevid5355 5 หลายเดือนก่อน

      Hi 2024

  • @y6t-21
    @y6t-21 9 หลายเดือนก่อน +7

    Hestan waxan kuzo xazuzta ciyalnimadydi iyo adunku marku wacnna aros an Hoyoo mcn iyo walalahy u racayy 2013 jigjiga qumadaga sidan qiyasayyo adun wka ano 20 jira mnta dhagysanyya 1:26 20 / 12 / 2023 Nimco hasan farax alow ku barke hbo xasus garad nagu ledahy hda rer jigjiga nahy ❤

  • @umuikhlaasikhlaas6819
    @umuikhlaasikhlaas6819 4 ปีที่แล้ว +9

    Inta kusoo aragtay fananadan arooska c.risaq anshax iyo ayan kuna bartay fananadan like

  • @qamarqurux1940
    @qamarqurux1940 4 ปีที่แล้ว +10

    Hestan waiguxasuus aroskega ayey ka shidneed 2014/6/25malin isniin ah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ahmedadam5214
    @ahmedadam5214 5 ปีที่แล้ว +35

    2019 ya dhagaysanaya heestan😍

  • @khadiirwapar1392
    @khadiirwapar1392 5 ปีที่แล้ว +15

    Yaaah dhagyzanya 2019 like si an isku ogaano

  • @salmaadem4215
    @salmaadem4215 4 ปีที่แล้ว +13

    20/02/2020
    Wakhtigs bn dawanyh anuh
    Hees mcn weyn xaqatan💕

  • @abdisheekh9033
    @abdisheekh9033 9 ปีที่แล้ว +48

    heestan ishaa alah waalagadhagaysandoonaa arooskay oosoodhaw ilaahay caafimaad iyo barwaaqo alaha igu gaadhsiiyo arooswacan walalaheyga muslimiintaay soodu ceeya inuu ilaahaykhayrkadhigo asc

    • @ikraanosman3450
      @ikraanosman3450 7 ปีที่แล้ว +2

      amiin inshalh

    • @salahmahamed9866
      @salahmahamed9866 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Sheekh hye hada waa 2018 Malaga tumay Arooskaga🤔

    • @AhmedMAbdi-bw2vq
      @AhmedMAbdi-bw2vq 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Sheekh kkk Ma arosatay Mise Waa Wali😀😀

    • @_wilkariyada
      @_wilkariyada 6 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 Ninka soo qabtaa

    • @asmadaryeela5112
      @asmadaryeela5112 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Sheekh maa aroostey hda wll

  • @hoodohappy6608
    @hoodohappy6608 2 หลายเดือนก่อน +2

    20/7/2024 waa malinta meherkayga inshlh Alle nabad hanagu gaadhsiyo 🤎😍

    • @hamzeupdy9731
      @hamzeupdy9731 2 หลายเดือนก่อน

      Insha AllaH wlzhy Hambalyo🎉❤ Aad ayan kugu Hambalaynaya

  • @CadnaanMuuse
    @CadnaanMuuse 9 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan 2013 ayaan ku dhageysan jirey hargeisa hada maanta waxaan ku dhageysanayaa 2023 wadanka spain city real madrid wadankeygii 9 sano ayaan ka maqanahay🥺😭

  • @Xaamudcosmatics
    @Xaamudcosmatics 6 ปีที่แล้ว +6

    Xasuus ayay igu tahay heestan sabbto gabadhi igu horeysay aan jeclaaday ayaa ku soo xasuusta sandkii 2011 ax ax ax lkn waa adunyo aniga oon o sheegan jecelkayga ayaan ka tagay balse marka aan ku laabtay waan waayay ax ax jecelku xuma iyo waayohu

  • @jawahiryusuf9939
    @jawahiryusuf9939 3 ปีที่แล้ว +6

    heestaan waxaan kusoo xauustay jigjiga oo aan tagey anoo yar 2010 kii kadib ayaan Tv Ka dhagaysan jiray ESTV sabtida iyo axada markaan college kasoo baxo.

  • @AOH4963
    @AOH4963 ปีที่แล้ว +16

    Listening 2023 golden voice ❤🎉

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 5 ปีที่แล้ว +12

    Heestan Waxey isoo Xasuusisey 2007__2008 mar aan Hoyadey Mcn Uu Raacey Aroos•
    Nimco Hasen Farah• Wxey ka mid aheyd fanaanintii uu horeeeyey Jgjga 💯❤️
    ::2019 April :: Addis Ababa

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa heestan iyo kuwa hoosta kaliya baan ka hayo, waxaan umaleyna inay markii fanka ku badnayn. th-cam.com/video/B_xVHHjX-6I/w-d-xo.html

  • @sowdakeyf4354
    @sowdakeyf4354 4 ปีที่แล้ว +11

    Heestan Ogu Jeclahy heesaha arosaha Inshallah malintayda Lay shidi dona ilahow Nabad igu gadhsi ❤️🥰

  • @anuumo3039
    @anuumo3039 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan dhagaysanaya mar uu soo dhawa arooskii walashay iga wayn .oo aad u jeclahay.
    5:36pm galab sabtiya 21 november 2020.
    Huno guurkinu guur khayr guriginu guri negi guulow ka yeel🥰🥰❤❤🥰❤🥰❤🥰❤

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @mahametfigoh.
      @mahametfigoh. 3 ปีที่แล้ว

      Ana 2021 /10/11 Oct
      Day Monday
      Time 5: 36 pm 😂🤯

  • @hibocabdi6591
    @hibocabdi6591 6 ปีที่แล้ว +18

    Yaaah dhagaysanayah 2018 heestan aadban ujeclahay arooskaygah waa laga shidi donah

  • @NadiiraAdem
    @NadiiraAdem 25 วันที่ผ่านมา +1

    Ciyaalnimadi tvga ka daawanjiray hadana Wan ka soo wardoonay😂😊

  • @jegantavic6635
    @jegantavic6635 หลายเดือนก่อน +1

    2016 still now i lestening 13 /8/2024 i am 24 years 0ld

  • @hassanfantastic4889
    @hassanfantastic4889 ปีที่แล้ว +3

    This song is beautiful
    Duco idinku cuureee allow curada wiiliyo caruur qeyr la idinla siiyey allow caano iyo nabad cimrigiina kuwaaaraa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ApdiwasacApaadir
    @ApdiwasacApaadir 6 วันที่ผ่านมา +1

    Who's watching 2024 sep 25..😂

  • @hussenhassan9819
    @hussenhassan9819 11 หลายเดือนก่อน +7

    The best song in Aroos somali😂

  • @sowdakeyf4354
    @sowdakeyf4354 4 ปีที่แล้ว +16

    Heestan Ogu Jeclahy heesaha arosaha Inshallah malintayda Lay shidi dona ilahow Nabad igu gadhsi ❤️🥰

    • @Mcntooo
      @Mcntooo 2 ปีที่แล้ว

      Malagu guursaday xagee jogta hada

    • @sowdakeyf4759
      @sowdakeyf4759 2 ปีที่แล้ว

      @@Mcntooo Lay gursay hestana nasibkey layma shidin 😂😂
      Allhamdulilah Beautiful Family ahay 😻
      28.06 gabadh aya dhalay allhamdulilah 🥳❤️

    • @zwevo
      @zwevo ปีที่แล้ว

      @@sowdakeyf4759 😂😂😂😂😂hdan is lahaa anh kaygan ka shidaya dheh se adan kugu tusale qatay

    • @sowdakeyf4759
      @sowdakeyf4759 ปีที่แล้ว

      @@zwevo wllhi qoralkan Waa qosol ba marka qorayay maskin a waxba kala ogeyn ba aha 😂😂😂

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว

      @@sowdakeyf4759😂😂😂 waaa iga qoslisay anaguna imika ayaanu maskiin aan war hayn nhy gurigaaga rabi ha nageeyo mcnto

  • @IfraahOmar-to9ii
    @IfraahOmar-to9ii 4 หลายเดือนก่อน +1

    One day I will the best mum inshallah ❤️ Abdul mutlib

  • @TixraacaTariikhda
    @TixraacaTariikhda 5 ปีที่แล้ว +13

    Hees aan u jeclahay yaa ila dhagaysanaya 2019 like ta

  • @Yahyeunsaa
    @Yahyeunsaa 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan waxaan dhagaysan jiray anoo yar 2012 imikana waa 2022 🧐🧐

  • @Nachma_
    @Nachma_ 11 หลายเดือนก่อน +2

    Iyado bila music only durban like a buranbur ba kasi qurxon❤

  • @اللهالكبر-ذ4خ
    @اللهالكبر-ذ4خ 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa heestii loo shidey adeerkey anoo 11 sano jira caawa oo ah 2022Wednesday February 9 ayaan xasuustey masha Allah codkeeda 💔⛓❤👸🥺🤗

  • @Xaamudcosmatics
    @Xaamudcosmatics 6 ปีที่แล้ว +3

    Xasuus ayay igu tahay heestan sabbto gabadhi igu horeysay aan jeclaaday ayaa ku soo xasuusta sandkii 2011 ax ax ax lkn waa adunyo aniga oon o sheegan jecelkayga ayaan ka tagay balse marka aan ku laabtay waan waayay ax ax jecelku xuma iyo waayohu

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 9 หลายเดือนก่อน +2

    Best song 2024😢

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalidu maxay isla yareeyan horta yaraan ban ku dhagasayn jiray uunbay hayaan qof keliyo weynaan ku dhegaystay kumo jiro miyaa

  • @niin128
    @niin128 5 ปีที่แล้ว +4

    Nimco xasan laftarkeedaan u yeedhi doona arooskayga wax walba ha igu qaadato

  • @dalmarcisman5230
    @dalmarcisman5230 7 ปีที่แล้ว +10

    Guys hestaan like iisaara

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 5 ปีที่แล้ว +6

    waa inoo xagaagiyo
    xaruntii jacaylkiyo
    xiisa badan jigjiga

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 3 ปีที่แล้ว +8

    My wedding 30/7/2021🥰 allow cafimaad qab igu gaadhsii🤲

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว

      Congratulations, hambalyo hambalyo hambalyo, iyo GUUR KHAYR qabo inshaAllah

    • @dayaxadanhasan462
      @dayaxadanhasan462 3 ปีที่แล้ว

      Hanbaliyo wll qli allaha ku barakeeyo rerkada

    • @bashiirmohamed6783
      @bashiirmohamed6783 2 ปีที่แล้ว

      Riyadaas ma rumowday walaashay rumaadeey

    • @zwevo
      @zwevo 2 ปีที่แล้ว

      I.a wxan rajaynayaa inay rumowday riyadadi

    • @yuusufkeenadiid5828
      @yuusufkeenadiid5828 ปีที่แล้ว

      Isku wara hadad wada jogtaan xiligaan❤

  • @faraahnuurwacayskamohamed2284
    @faraahnuurwacayskamohamed2284 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 - August - 24 - Tuesday - 12:08 PM
    Inta iga danbaysa Like 👍dhac ku siya 😊

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ปีที่แล้ว +2

    #LyricsSong
    #Page1
    Waxa loo cayaar tami
    Dayax iyo cadceedoo
    Nuurka isku celiyiyo
    Ubax caymba cayniyo
    Meher Lagu casuumee
    Waxa ka dhiga cayn
    Lamaanihiinan is
    CALMADDAYEEE
    Calafku isku beegay
    Arooskiinan caawee
    Labadiinan is caashaqay
    Waxa soo canqariyey
    Hooyooyin caaniyo
    Aabayaal ciseeyiyo
    Dhamaan cashiiradiinaa
    Calanka idin Lulaayee
    Duco idinku cuuree
    Allow curada wiil iyo
    Caruur khayrle idin sii
    Allow caano iyo nabad
    Cimrigiin ku waara!
    #Page2
    Cugashada kalgacalkiyo
    Cabirkooda ugub
    Si calool fayoobiya
    Caashaqa u dhidibtiyo
    Cisi weeye guurkuye
    Wuxuu inagu caynshay
    Carab waliba ducadee
    Cimrigiinu noqoy laba
    Caafimaad ku wada jira
    Labadiinan is caashaqay
    Waxa soo canqariyey
    Hooyooyin caaniyo
    Aabayaal ciseeyiyo
    Dhamaan cashiiradiinaa
    Calanka idiin lulaaya
    Duco idinku cuuree
    Allow curado wiiliyo
    Caruur khayrle idin sii
    Allow caano iyo nabad
    Cimrigiin ku waara!.
    Allow caano iyo nabad
    Cimrigiin ku waara!.
    -----------------------
    ☞︎︎︎Hees xusid mudan 🎵

  • @amalnoor1059
    @amalnoor1059 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hada heestan 2023
    So
    Xasusatey like isaar 😊

  • @Xaamudcosmatics
    @Xaamudcosmatics 6 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus ayay igu tahay heestan sabbto gabadhi igu horeysay aan jeclaaday ayaa ku soo xasuusta sandkii 2011 ax ax ax lkn waa adunyo aniga oon o sheegan jecelkayga ayaan ka tagay balse marka aan ku laabtay waan waayay ax ax jecelku xuma iyo waayohu

  • @abdikafi529
    @abdikafi529 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 /7/july /1 Yaa so Booqdy Meshan😂 indepence Day of somalia❤

  • @caashomaxamedabdi903
    @caashomaxamedabdi903 11 หลายเดือนก่อน +1

    2023 5 november 😅

  • @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk
    @FadxiAbdikariimobsiiye-sw2kk 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan arooskayga ka shidi donaa insha Allah ❤🎉🥰🫅👸

  • @khadracabaade4475
    @khadracabaade4475 4 ปีที่แล้ว +2

    after anshax ya so eegay halkan

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi ปีที่แล้ว +1

    Hees aad umacaan oo aan marwalpa dhagaystoH 😓🥰
    wxaan dhagaysnaya 20/7/2023 saacaddu tahay 6:00 pm ana salaadi maqrib ano joga somalia kalabaydh mar uun wan so xusi dona commentigan hdi an nolahay 😓🥰✌️

    • @talawadeofficial669
      @talawadeofficial669 ปีที่แล้ว

      Ilaahay haku gaarsiiyo wll😢❤ waa maalmo noloshuye

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 ปีที่แล้ว +2

    2023 ban dhageysnaya 2024 aroskeyga in la iga qada raba old is gold❤😂

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid หลายเดือนก่อน

    Allow curado wiil iyo caruur khayre idin sii allow caano iyonabad cimirigeen ku waara
    Caruuratyda hooyo qoraalkan waxam qoray anoo kii abahiin is dagdagay 😂❤8/8/2024
    Khamiisa burco

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +1

    Aroos an heeskan laga shidan aroosba ma ahen 2010

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 ปีที่แล้ว +1

    😁maalinta arooskeyga haduu ilaahey igaarsiyo heesta inaa shito jeclahay 🙈

  • @halyayqaran6865
    @halyayqaran6865 ปีที่แล้ว

    heestan gabilay ayan ku xasuusta 2012 ki inay ahayd ayan filaya kooxda hurguf aya xaflad nagu casumay anago dhawr wiil ah oo hargeisa uga nimi sharaf ayn u haya ree gabilay khasatan kooxdi hurguf ee wakhtiga magaladu u shidnayd
    waxa kamid aha
    AMIIN TUUNBO
    CABDI WAHAAB
    TUBEEC
    KHAALID ETO
    WADA CADE ALAH HA UNXARISTO
    OBDHIS
    SUBEER HASHI
    ABDI NAJIIB
    LEEB
    SLN FROM BIYO DHACAY

  • @ayanahmef7662
    @ayanahmef7662 ปีที่แล้ว

    Walhi waxna jiraya barurano maqlya 8 jira imkana 2023
    September 17 weyi adunyo weyi 😢😊

  • @zamzamomar5537
    @zamzamomar5537 6 ปีที่แล้ว +2

    yaaa ila dhagaysanaya heestan 2108/10/17/ maalin arbaca ah waalahi heestan. Jeclahay arooskayga kasugayaa hhh

  • @SacdiyaMacalin-gk4fn
    @SacdiyaMacalin-gk4fn 7 หลายเดือนก่อน

    Still ayado Tahay 2024 Hestan Kama Cajiso Dhageysigeda Waxana Rajeynaya inan Habnka Aroskeyga darto anigo Gesiga Dunidan ka Calmaday Garapkisa Jogo ilahey Ha Isku Beeko Laba kasto is jecel 🥺❤️🤲

  • @GuyoAhmed-c9r
    @GuyoAhmed-c9r 9 หลายเดือนก่อน +1

    20 12 2023 maalin talaada ayaan dhagaysanaYa cwana waa habeenkii zxkpky cl rhamaa khalif arooakiisa maalin farxad badan❤

  • @Pretty_hani
    @Pretty_hani 10 หลายเดือนก่อน

    3/December/2023💔😭 xasuus ESTv ciyalnimadeydii 🥺

  • @OZZYsports-rx8wu
    @OZZYsports-rx8wu 10 หลายเดือนก่อน +1

    2024😂😂

  • @suhaybyare1011
    @suhaybyare1011 3 ปีที่แล้ว +2

    Waqti hore dhagaysan jiray
    2021 maalin isniin ah baan dhagysanyaa i a mar kale waan dhagaysan doona from maraykan

  • @Naimadeyr9999
    @Naimadeyr9999 11 หลายเดือนก่อน +1

    After 10yr ago 2023/Oct/29😍💕

    • @ilhaanMaxamed-dw2tq
      @ilhaanMaxamed-dw2tq 12 วันที่ผ่านมา

      After 12yr ago 2025/🤔19😍💕🔥

  • @FariihaYuunis
    @FariihaYuunis 5 หลายเดือนก่อน +1

    2024❤️💍

  • @siraadcabdi8131
    @siraadcabdi8131 4 ปีที่แล้ว +3

    ax xasuuus wey ugu reeebtey hestaan ax ax hecelkega hore

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 หลายเดือนก่อน

    barigaan faceboog TH-cam iyo Ticktok midna jirin ee Taleefana Chaineska ah heesahan oo kale ladhagaysan jiray iyo Shukaansigii Adaabta Badnaa walahi waa xasuus aam inaba caadi ahayn. Aduun ku barigaasuu wacnaa hada waa ba'ay😢

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 ปีที่แล้ว +2

    Best song 13/1/2023/waxani hees aroos wey dhaafatay🙄

  • @NourAbdi-c1k
    @NourAbdi-c1k 7 หลายเดือนก่อน

    IiinzhallaH GoorU ahaadopa aroozkYGa wnka daryaH iinzhallaah wxaan ahY Dsdka aan Jaaska aQooN Mrkaas hesstaN JaasKeda wn hyaa gacmaha 00 qudha ayaa La dhaqdhaqajInYaH 0nly heestaN Inta arooskoda kaso daartyyy wn salaamyaH😊❤

  • @munacabdi3777
    @munacabdi3777 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa dhegaysanaya 2020

  • @zoolacadeofficial16
    @zoolacadeofficial16 ปีที่แล้ว

    2008. Wagi. Cajalda arosyda hesti ugu shidned io 2012 xiqiq

  • @mrgio1623
    @mrgio1623 4 ปีที่แล้ว +6

    *Oktobar* *2020*
    This is the best Aroos Song 💎

  • @quruxsan287
    @quruxsan287 2 ปีที่แล้ว +1

    14 january 2022 maalinteyda ilaahow isku keena barakeey

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 10 วันที่ผ่านมา

    Ree jigjiga halkan ayaan idinka salaamayaa su,aal aroos jigjiga kadhacay oon heestan laga Daarin wali ma aragteen 😂

  • @CabdiYare-y7r
    @CabdiYare-y7r 4 หลายเดือนก่อน

    walhi wa xasusu igu qali 2013 sucudi arb ayan ku dhegisn jiry han somali 2024

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 5 ปีที่แล้ว +5

    Nimco xasan Awlaadii jigjiga Love you

  • @jenniferpeters8480
    @jenniferpeters8480 2 หลายเดือนก่อน

    86 ❤ margas aa musul aa ilmo qaada margas kabacdi dimanah 1094❤ bye

  • @maxamedcilmi7934
    @maxamedcilmi7934 ปีที่แล้ว +1

    2023 hdda daawanayso like ii dheh

  • @kaahanuura2628
    @kaahanuura2628 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta yaa xsusty 2020/11/10Tue sidayyda Arooskeedi nawiilaysa Sandka dhmdkiiisa InshaAlllh Inta guurkodu so dhw yhy Like duco neh igu klmeya Inu Alle mid Qayr qaba iga dhiga Oo Riyada Qalpigaygu Rumowdo I.n ♥️🙏🙏🙏

  • @king_ipriyoz47
    @king_ipriyoz47 10 หลายเดือนก่อน +1

    heestan waxa laga shidi dona aroskayga insha allah hadu Alle ogolado 14_11_2023 like ❤

    • @najmamustapha1813
      @najmamustapha1813 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ma dhacey arooskaaga 😅

    • @king_ipriyoz47
      @king_ipriyoz47 6 หลายเดือนก่อน

      @@najmamustapha1813 wali mana waxba hayaba muxu dhici 😂

  • @abdirizakabdillahi543
    @abdirizakabdillahi543 10 หลายเดือนก่อน

    Heees aad ayan u jclaah 2013 ayaan aroosyada Ayan ku dheeli jiray I.a arooskayga ayan ka darayah ani marwadayda 2:36 😰😭

  • @ridwaanyare789
    @ridwaanyare789 11 ปีที่แล้ว +2

    axyaa hees heestan aad baan u xiiseeya arooskaygana waay ka bixi doonta kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +5

    Waaw best song 😍👈

  • @rayaanmusehassan1171
    @rayaanmusehassan1171 ปีที่แล้ว

    Heestadii nimcoy naag nadiira ladhoho kufsaty

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 ปีที่แล้ว +1

    27/ 11/ 2023 time 1:30 pm xiligasan dhegaysanyaa kadib marki tiktok kusoo arkay

  • @suudhiyooatalo1967
    @suudhiyooatalo1967 2 ปีที่แล้ว +1

    Hotel dalxiis iyo arooskaygii qiimaha iyo qaayaha lahaa 2015kii ayaa heestan laga siraaday aad baan u jceley heestan
    ♡♡♡♡♡♡♡♡
    23 Octoper 2021 aad baan idin salamaya

  • @niciimamaxamed8441
    @niciimamaxamed8441 6 หลายเดือนก่อน

    inshaAllah heestan waxan soo booqan doonaa arooskayga ka dib❤

  • @Nachma_
    @Nachma_ 11 หลายเดือนก่อน

    Iyado bila music only durban like a buranbur ba kasi qurxon❤

  • @Mahmoudowen
    @Mahmoudowen 4 ปีที่แล้ว +3

    Walahi waa hees xasuus badan 2013 ayaan dhageysan jirey nimco xasan🙏

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 หลายเดือนก่อน

    Heesaha Aroosyada heeskanbaa ugu jeclahay

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 ปีที่แล้ว +3

    Hees xususa
    Midhihii abwaan abdihakin abdilahi jibriil (qiiq)alleyarham
    Codma nimco hasan👊🙏🏽

  • @YacquubYuusuf-r8s
    @YacquubYuusuf-r8s 7 หลายเดือนก่อน

    heesttan waxa aan dhagagsan jireyna 2013 anigoo yat

  • @gaani2708
    @gaani2708 ปีที่แล้ว

    Aroos kaygi igu horayay aan tago intan caqliyaystay ba laga shiday anigu diridhaba jooga 2012
    i.a aroskayga walaga shidi doona🎉

  • @elhaamahmed554
    @elhaamahmed554 3 หลายเดือนก่อน

    2024 habeen jimco yaa ikan danbeyo 😂❤❤

  • @hamsecosta7186
    @hamsecosta7186 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fav song in 2023 /10/23

    • @Hafsiina519
      @Hafsiina519 11 หลายเดือนก่อน +1

      Here❤