Waxaanu duugnay Gabadh uu dilay Ninkeedii ~ Ilaahow u naxariiso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @promoteramooreofficial3434
    @promoteramooreofficial3434 4 ปีที่แล้ว +293

    alaah ha u naxariisto marxumada leyla amin. shine wallkey waxaad tahay oday somaliyeeed Boqortoyo labo mahan wallkey team shine culay mahadsanidiiiiin idinkana we love u ❤️😍

    • @sabrinaabdulle
      @sabrinaabdulle 4 ปีที่แล้ว +1

      Allha unaxariso wllahen😭😭😭😭qabrigeeda Allha uwasiciyo gacan ku dhiglaha waxan rajayna in sharciga la horkeeni doono yaaa rabi unaxariso 😭😭🤲🤲🤲

    • @dahabocisman9825
      @dahabocisman9825 4 ปีที่แล้ว +1

      Alah u naxaristo walashey leylo sicid hooyo aaminana samir iyo iiman alah ka siiyo gabadheda

    • @riyaaqshow1192
      @riyaaqshow1192 4 ปีที่แล้ว +1

      warshine intan noloahay wax iiqabo chanelka shrt out igu samey in,adeer

    • @sixnineallsongs6008
      @sixnineallsongs6008 4 ปีที่แล้ว +3

      @@riyaaqshow1192 geerida Ka Xishot wll Qali Shere out waxba mahe

    • @jicirif149
      @jicirif149 4 ปีที่แล้ว +2

      BÛĶHÃÃŘİ ÔÑĹİÑĔ QÛŘÃÃÑ
      Ma rabta barashada quraanka ado jooga gurigaga iyo goobtada shaqo fadlan nagala soo xiriir wahats app +252634884741

  • @hawomohamed5581
    @hawomohamed5581 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haunaxariito janatul firdowsa alle haka waraabiyo qabriga alle hauwaasiciyo kitaabkeeda midigta alle haka siiyo marti lajecelyahy alle haka yeelo ehelkii iyo qarabadii samir iyo iimaan alle haka siiyo aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin yaa allah

  • @abdiaziizmuztphe1836
    @abdiaziizmuztphe1836 4 ปีที่แล้ว +35

    دعاء المساء :اللهم بك امسينا وبك نحيا وبك نموت واليه نشور😍

    • @hanadali4901
      @hanadali4901 4 ปีที่แล้ว

      Ilahay naxariisti jano ilahay haka waraabiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @mhmedbulemhmed8564
      @mhmedbulemhmed8564 4 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @maryanmohamed4116
      @maryanmohamed4116 4 ปีที่แล้ว

      Walal وإليك المصير waye

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 ปีที่แล้ว +39

    *alle hawnaxariisto GABADHA IYO DHAMAAN UMADDA MUSLIMKII EE DHIMATAY ALLE QABRIGA HAWNUURO*

    • @kwar3606
      @kwar3606 4 ปีที่แล้ว

      Ameen yarb

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 4 ปีที่แล้ว

      Allah u naxariisto janada fardowsa ka waraabiyo Aamiin ehelkiisa sabar ïimaan saqad ah saqiirka Allah u soo badbadiya 😓

  • @aminaibrow5182
    @aminaibrow5182 4 ปีที่แล้ว +39

    Masha allah walalo wax fican bad sameysay alaha u naxaristo walashen marti la jecelyahay alaha kadhigo

  • @mohamedibrahimmohamed80
    @mohamedibrahimmohamed80 4 ปีที่แล้ว +8

    M.a qof ficn ayey aherd hadey hlahaan dad ah ay uduceeyeen amiin ayn lenahy
    Iyo janadii eebe

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 4 ปีที่แล้ว +58

    Ax ilaahow cunugeeda yar nolol fiican sii 😭😭😭😭😭

  • @idmahalbi2256
    @idmahalbi2256 4 ปีที่แล้ว +19

    War anigu yaabee 2020kan xagee lo socda sanadkan wan yabay nin nagtisa dilay io nag ninkeda dishay allow adiga adunkan sameestey e no xaasili ya rabi🙏😭😭allow u naaxariisto wlh gurka dhan ba cabsi isku badalay

  • @IchbinRex
    @IchbinRex 4 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahow u naxariiso qabrigeedana u waasici iyada iyo inta Muslims ahba Amiin🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @sakixiis
    @sakixiis 4 ปีที่แล้ว +1

    Samir iyo iimaan alle haka siiyo ehelkeedi iyo qaraabadi allow u naxariiso ameen ameen yaa rabi

  • @ABDULAHIAHMEDDAHAB
    @ABDULAHIAHMEDDAHAB 4 ปีที่แล้ว +30

    إنّا لله وإنّا إليهِ رَاجعُون، Samir iyo iimaan allah haka siiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka tegtay

  • @nimcomaxamud2727
    @nimcomaxamud2727 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unxariisto qabarikana ha u waasiciyo ,su,aasha ha ufududeeyo,ehelkeedana Alle samir iyo iimaan ha ka siiyo

  • @cabdican385
    @cabdican385 4 ปีที่แล้ว +86

    😭😭😭😭😭 wallahi wilasha qaarkod magaranayaan qiimaha ey leeyihiin gabdhaheena 😥😥wax kamaskiinsan majiraan gabdhaheena 😥😥😥yaa rabi 😭🤲🤲🤲🤲🤲

    • @fadumoelmi6895
      @fadumoelmi6895 4 ปีที่แล้ว +3

      Waa runta wll laakiin yaa ka dhaadhici naaya raga soomaliyeed waa hooyoyinka aduunka ugu kartida badan ee ugu naxariista badan waxuu ilaahay ku abuuray naxariis aan xad lahayn ❤ haday noqoto dhanka caruurtooda, nimankooda ama famligay ka dhasheen ba markaa ilaahay raga somalida ha tuso qiimaha dumarkooda insha Allah 🤲 adiguna waad ku mahadsantahay aragtidaad wll

    • @indhadro2633
      @indhadro2633 4 ปีที่แล้ว

      Sanadadan danbe howdaradene bisinka ilahow nabadbadi amiin

    • @mariazein6299
      @mariazein6299 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭

    • @mascuudjaamac4214
      @mascuudjaamac4214 4 ปีที่แล้ว

      Aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin 🤲🤲🤲😢😢

    • @cabdican385
      @cabdican385 4 ปีที่แล้ว

      @@fadumoelmi6895
      Haa wallahi ❤️❤️adiga mudan walashey 😘

  • @teamtiktok7949
    @teamtiktok7949 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay hownaxaristo JANADA haka warabiyo
    Marxumada ilmahanah ilahay gacanta
    Cadowga haka saaro 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @azhaargurey2891
    @azhaargurey2891 4 ปีที่แล้ว +5

    Hasbunalaah wanicmal wakiil inaa lilaahi wa inaaa lilaahi raajicuun ninka dilay bilaa naxariis ilahay ha unaxariisto janada ilahay hageyo ubadkaas yarna ilahay hasoo celiyo

  • @maymunismail3661
    @maymunismail3661 4 ปีที่แล้ว +40

    Cunugeeda illahay gacanta ehelkiisa hawgusooceliyo

  • @kafiyom8492
    @kafiyom8492 4 ปีที่แล้ว +7

    Allah u naxaristo janatul firdowsa Allah ugu bishareyo aamiin yaa rabi

  • @maryamcumar5894
    @maryamcumar5894 4 ปีที่แล้ว +25

    انا لله وانا اليه راجعون
    😭😭😭😭 كل نفس ذائقة الموت
    Geeri xanuun badan ayeey eheed ilaho ilmehedas yar ubadbaadi yaarabi gaaladas ilahow kaga soo dhici waalidkii dhalayna qalbigoda ilahay ha uqawojiyo yaarabi

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 4 ปีที่แล้ว +10

    Allah u naxariisto kitaabkeeda midigta Allah ka siiyo qabriga Allah u waasiciyo ahelkedana Samir iyo iimaan Allah ka siiyo
    Ubadka yarne gacanta kuwa waalidka Allah ku soo celiyo

  • @hamdiahmed8530
    @hamdiahmed8530 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey ha unaxaristo qabrigeeda allah uwasiciyo janatul fardowsa allah geeyo

  • @Strasbourg.france
    @Strasbourg.france 4 ปีที่แล้ว +30

    Nimanka cabtooya iska ilaali inaa guursato waa iga talo iyo nin sharciga la'aan ahy please naagoow nin aan diinta wax Ka aqoon Hada guursato adigale waaaye

    • @saawirquman1132
      @saawirquman1132 4 ปีที่แล้ว +4

      kii diinta aad ku raacday haduu ku dhibaateyo kwrn

    • @maryanhassan8777
      @maryanhassan8777 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa sax wall aniga waxa iso maray nin aa sharci laheen 5.bil aya isqabnay xanaaq iyo dagaal ayu igu billabay hada alxm waa kala tagnay wyo qof ee ku furanthy aya jira allaah unaxariisto gabadhan

    • @Strasbourg.france
      @Strasbourg.france 4 ปีที่แล้ว +1

      @@saawirquman1132 wlhi qofkas balan sii si dhab ula shekeyso lagayabe inad isfahantan 👍qof dinta wax Ka yaqan wa 🤴ninka ugu fcn sida aniga Amin snhy

    • @Strasbourg.france
      @Strasbourg.france 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maryanhassan8777 nolosha waxey qurux badan thy marki qof nolosha la qeybsaneyso inusan ka foganin caruurta kula koriyo garab iyo wehel Ku noqdo wad xanunsan karta wehel wa lo bahan yhy rabi weyne Adam uma abureen xawo xikmadasna wad ila fahntey aya fila lkn nin bari wadanka noga bax la dhihi karo ina ilmo ka taxo kaliga rafad waye 👎

    • @Strasbourg.france
      @Strasbourg.france 4 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhaha qurbaha Ku nool 1/ nin balwad leh 2/ sharci la'aan iska ilaali wa iga talo ...1/nin diin leh 2/ aqoon madi yaqan ..100% ubadkiina Aabo fcn u doora mahadsanadin👍

  • @rahmaruuhi1682
    @rahmaruuhi1682 4 ปีที่แล้ว

    Jasakallh khayran jazaa dhmntiin.Illlaaaaahay haw naxariisto wallsheen

  • @SANTOS-ov7lb
    @SANTOS-ov7lb 4 ปีที่แล้ว +12

    Odey somaliyaad ilahay hawnaxriisto 👐👐👐👐

  • @abdullazizdahir7853
    @abdullazizdahir7853 4 ปีที่แล้ว +3

    illahay barako iyo xasanaat hakasiiyo abwaan somaliyeet shine,,,,,,ilahey naxariista jana hakawaraawiyo gawadaas walashena🤲

  • @misseemam784
    @misseemam784 4 ปีที่แล้ว +6

    Sxbtay layla wlh arxan laawe hekyay abayo allahabkuu naxariisto qabrigane allaha kuu waasiciyo 😭😭😭😭😭

    • @nimcoyusuf6643
      @nimcoyusuf6643 4 ปีที่แล้ว

      Allah hanaxariisto

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo ninkan inuu cabo meyna ogeyn miyaa

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 4 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaah wana ileyhi raajacun allaha unaxaristo gabadha dhimatay janatu firdos allaha kawarabsho aamiin

  • @Ahmett_Husni
    @Ahmett_Husni 4 ปีที่แล้ว +5

    Alle u naxariisto
    Allow dhiig dad hana galin
    😭😭😭😭

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 4 ปีที่แล้ว

    Amin Aamin aamin allow Janadul Fardows ugu Bishaaro Aamin aamin Aamin . Cunuga rajayga ahna aabihii u keen oo u fududee gacan muslim

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial88 4 ปีที่แล้ว +15

    ❤ALLE HANKAGA IYO HAMIGAGA HAKU RUMEYO WAXKASTO AAD HIGSANAYSONA HAKU SAKHIRO❤
    wlloh subscribe+like si naxarrisleh
    Mahadsanid wll

    • @fadumoabduqadir3979
      @fadumoabduqadir3979 4 ปีที่แล้ว

      alaah ha unaxariisto kitaabkeda midigta alaah kasaaro🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @nuurasharafchannel9109
    @nuurasharafchannel9109 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaahey subxaanalaah watacaalaa wiilkeeda gaalada hakasoo qaado famlikeeda gacantooda allaha kusoo celiyo iyadana allaha u naxariisto

  • @AWDALGEMSTONES
    @AWDALGEMSTONES 4 ปีที่แล้ว +12

    Allaha unaxariisto amiin aamiin

    • @asmahasan2751
      @asmahasan2751 4 ปีที่แล้ว

      Allaha.u.naxariisto amiiiiin yaarabi

  • @Alawi781
    @Alawi781 4 ปีที่แล้ว

    Ilahoow rabiyoow wiilka nooga sooqaad qolada heysata kuwo fiican mahee Anaa kawarhayee rabiyoow wiilka nagasii

  • @balariaraktidada9877
    @balariaraktidada9877 4 ปีที่แล้ว +8

    Allah ha u naxariisto

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 4 ปีที่แล้ว +3

    Amiin allaha naxariistii jano siiyo janatul fardawsana geeyo amiin yaa raxmaan 🤲

  • @bulshochanel
    @bulshochanel 4 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahow unaxriisto amiin amiin amiin

  • @mahaddalnurshe9769
    @mahaddalnurshe9769 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey Ha U Naxaristo Walsheen

  • @abdirizackshire3570
    @abdirizackshire3570 4 ปีที่แล้ว +5

    Inalilahi waa ina ilahi raajicun Allah haunaxristo jannada Allah hakawarabiyo Amiin yaa raabi

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 4 ปีที่แล้ว

    Ilaaahy naxariistii jano haugu deeqo aduunka waa meel laga wada tagayee gadaasheed alle nama fidneeyo ayadana qabrigeeda allaha kuwaasiciyo suaalahana allaha ufududeeyo inaa lilaahi wainaa ileehi raajicuun

  • @JABRA-sk5lm
    @JABRA-sk5lm 4 ปีที่แล้ว +11

    Allah ku naxariisto wllshey😆😆😆😆😆🙏

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 4 ปีที่แล้ว

    ALLOW UNAXARIISO OONA UDAMBI DHAAF ALLOW KAYEEL KUWI RAACAY RAADKII RASUULKEENA SCW ALLAAHUMA AAMIIN

  • @hbxie8368
    @hbxie8368 4 ปีที่แล้ว +6

    Alle yaa raxma walasheey 😭😭😭

  • @shamsoaxmed1538
    @shamsoaxmed1538 4 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo janatol fardowsane allaha kawarabiyo kitab kedane gacanta midig allaha kasiiyo amiin amiin

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 4 ปีที่แล้ว +6

    انالله وانا اليه راجعون maintuu dilay ayuu baxsaday 😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilahaw u naxariiso aamini🤲🤲🤲🤲

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 ปีที่แล้ว

    Inaa Lilaahi wa inaa ILEYHI RAAJUCUUN .. Allow u naxariiso hooyadaas Somaliyed ,ehelkeed iyo ubadkeedna Samir iyo imaan ka sii aaamiiiin

  • @xildhibanabdifatah2662
    @xildhibanabdifatah2662 4 ปีที่แล้ว +9

    ILAHAY ha unaxariisto gabar taas ehel keediina samir iyo iiman haka siiyo lkn hablaha soomaaliyeed eee ku nool qurbaha waxaan idin leeyahay Christian friend iska dhaaafa 👏👏

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto ehelkiiyo qarabadiina samiriyo iimaan alle ha ka siiyo aaamiin

  • @themohaking4678
    @themohaking4678 4 ปีที่แล้ว +7

    Rageena waay ina laaayeeen

    • @yahyaelay1016
      @yahyaelay1016 4 ปีที่แล้ว +3

      😥😥😥😥wan ku barya sas ha oran raga dhan ma ahan alle nama galsho dhiig abayo qalbiga ixanun jisay wlhi

    • @amazinglady6012
      @amazinglady6012 4 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad wadankii iyaga inaga keenay dagaal iyo siyaasad xumo hadana qurbihii inagu dilayaan

    • @yusufali9904
      @yusufali9904 4 ปีที่แล้ว +1

      @@amazinglady6012 shisheeye maa kuu roon markaas.

  • @madaryare4209
    @madaryare4209 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haw naxariisto
    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @sacdiyaabdirashid4975
    @sacdiyaabdirashid4975 4 ปีที่แล้ว +6

    Ragii soomaliyed waxay ka shaqynayan gumadaaka gdbhaa somaliyeed ialhw 😭😭😭 nagaa qaabo

  • @hamzemohamed4137
    @hamzemohamed4137 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxaristo janatul fardawsana haka waraabiyo AmmmmiiiiiiiiiiN

  • @anasdheere1451
    @anasdheere1451 4 ปีที่แล้ว +6

    Rabi ha u naxariisto habaryartay leylo siciid faarax qabrigeeda allaha u waasiciyo

  • @aminacookingandhenna7117
    @aminacookingandhenna7117 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaah unaxriisto janatul fardows allaah kawaraabiyo qabrigeeda allaah uga dhigo beer beeraha janada ka mid ah wiilkeeda gacan ehelkeeda allaah soogaliyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +11

    Allaah ha u naxariisto
    Subxaanalaah
    Lamaanayaasha is dilayaan way soo Bateen dal i0 dibad ba

    • @deeqonuuni7853
      @deeqonuuni7853 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha un naxarriisto🤲🏽🤲🏽😢😢😢😢😢😭

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว

      @@deeqonuuni7853 amiin

  • @dw2190
    @dw2190 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxaristo walasheen.
    Wiikedaan Allha ha ku xiftiyo insha Allah.

  • @quman1439
    @quman1439 4 ปีที่แล้ว +7

    Alla murugo weynaa subhanalah nimankan cilaajka ah ee meel walba jooga Intaad nimanka dhiganaysaan dumaroow iska daaya niman jacaylka Oo ninka Markaad aragtaan inuu kugu soo degdegayo warqad Baa idinka dhexeyse waxaga ka qaado wada cad iska Mari Ilhy haku naxariisto sualaha qabrigagana haku fudydiyoh🙏😭🙏

    • @honestboy190
      @honestboy190 4 ปีที่แล้ว +2

      Alla sanadkaan 2020 maxaa wax badan is badalay nin naagtiisa dilay iyo naag ninkeeda dishay un baa maqalnaa rag iyo dumar lama kala roono sanadkaan alle xaqa hawada tusiyo kuwa dhiiga walahooda muslimiinta ah iska baneesanaayo .. alloow gabadhaan iyo inta kaloo gacan ka xaq daran dishay alloow uwada naxariiso janatul firdows aclaa kawada waraabi yaarabi anagana gadaashiida nooga dawo naxariiso oo alloow wax hanoogu darin oo hanatusin wax na dila iyo wax aan is dhibno intaba yaarabi xaqa nagu wada toosi

    • @khaliilabdirizak1530
      @khaliilabdirizak1530 4 ปีที่แล้ว

      Wan kugu raxsanhy gabdhaha waxan u shegi lahaa qofka oomada doran in uu nafta ku dhafiyo ee waxad u doratey in uu naftada wehel unoqdo iyado aan ogahy in uu jiro wad hadana qofki aad aragtan in uu gacanba ku qadey ka dalbo furitan ilhy ha unaxariisto wlsheen 😥

    • @kamaalahmed9988
      @kamaalahmed9988 4 ปีที่แล้ว

      Ka ku guursadaa dhibqaba

  • @saadaqmaxamed1238
    @saadaqmaxamed1238 4 ปีที่แล้ว

    Allha kuu naxariisto kitaabka qur aanka midigta allha kaa siiyo ciyaalkaadane allha gaalada nooga soo qaado
    Ninkaasna allha dag dag ku soo qabto janada fardowso allha kaa waraabiyo

  • @ahmedmoha185
    @ahmedmoha185 4 ปีที่แล้ว +7

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto walasheen qabriga allaha uwaasiciyo marti lajecelyahay allaha kadhigo

  • @cabdimahadi8795
    @cabdimahadi8795 4 ปีที่แล้ว

    Amin ALLE HA U NAXRIISTO IYADA IYO WIXI MUSLIME ee dhintay amin ya ALLAH angana RABOW noga daba naxriiso ada BOQRE amin ya ALLAH 🤲🤲🤲🤲

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 4 ปีที่แล้ว +8

    Intii ka naxday like igu muuji😥😭😭😭

    • @hamimoha1146
      @hamimoha1146 4 ปีที่แล้ว

      Geerida xataa like maa ku raadineysaa🤔

  • @shankarooninamaxamed7339
    @shankarooninamaxamed7339 4 ปีที่แล้ว

    innaa lilaahi wainnaa ileyhi raajicuun Ilaahay waxaan uga baryayaa naxariistii jano in uu Ilaahay siiyo ehelkeedina samir iyo iimaan Ilaahay ka siiyi aamiin cunugana Ilaahay haxafido

  • @AWDALGEMSTONES
    @AWDALGEMSTONES 4 ปีที่แล้ว +10

    DEG DEG New GOLD RUSH PART 5 dabagalka macdanta Somalia dahabka iyo dhagaxda qaaliga 👉♥️💐😂🥳🥳🌷👍✌🇸🇴🇸🇴
    th-cam.com/video/xSCT3WJYT9I/w-d-xo.html

    • @hindaqurux7476
      @hindaqurux7476 4 ปีที่แล้ว

      Allah unaxariisto amiina amiina yaa rab

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay ha u naxariisto gacan ka xaqdaran baa dishay miskiintaa ilaahay qabriga ha u waasiciyo ilaahoow kaso celi gacanta ilmaha yarka ah o siqiirka yaa allaah u xifdi meel kasta u joogo ilaahay mid baari o qabriga ugu duceeyo ah ha ugadhigo allaahumamiin allaahumamiin yaa raxmaan yaa allaah 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Drman12
    @Drman12 4 ปีที่แล้ว +5

    IFKA LAGU YAHAY WLL QORAALKAYAGA INTA ARAGTA ALLE NAAR HAKA XOREEYO
    ALLE DARTI #SUBSCRIBE IGU SAAR IYO LIKE IFKA LAGU WLL

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 4 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha u naxariisto janatul furrows ilaah ha geeyo aamiin

  • @omarsasab2698
    @omarsasab2698 4 ปีที่แล้ว

    Allah u naxaristo gabadha somaliyed

  • @kingkamalahmed.jabman.5283
    @kingkamalahmed.jabman.5283 4 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHOOW.
    Unaxariiso aamiin yaarabi.

  • @mohamudadaan1221
    @mohamudadaan1221 4 ปีที่แล้ว +1

    Amin yaa rabi ilaahay haka dhigo martidii la jecalahay

  • @hamdisiyad7000
    @hamdisiyad7000 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha yar Allah hasoo celiyo asaga oo nabad qabo aamiin insha Allah ayada Allah ha unaxariisto aamiin

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo gabadhaa somaliyeed iyada iyo intii geeriyootayba

  • @saamiyaxasan6614
    @saamiyaxasan6614 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaah godka hownuuriyo ,ilmaha yarna gacantii dadkooda hakusoo celiyo

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha u naxaaristo jannatal Fardawsa haka waraabiyo Amin

  • @halimoilmi4559
    @halimoilmi4559 4 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxiirsto janatul fardoos alaha ugu bishareyo aaamiin yaa alaah

  • @abdimajiid8829
    @abdimajiid8829 4 ปีที่แล้ว

    Amiin allow unaxriiso kitaab keda gacanta midig ka sii shiine culey alle haku danbi dhaafo sxb sare

  • @hodanmohamed4751
    @hodanmohamed4751 4 ปีที่แล้ว

    Alxh ilahay baa mahad iskaleh oo Muslim naga dhigay walib soomaali. Alxh Yaa Rabbi. ❤❤❤❤❤❤

  • @anissalad
    @anissalad 4 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariisa qabrigeeda unuuri inaalillaahi wainaa raajecuun ilma yarna allow kusoo celi gacanta ehelkiisa aaamiiin yaarabbi

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 4 ปีที่แล้ว

    Allaha. U naxariisto ehelka iyo qarabada ay. Ka taktayna samir allaha ka siiyo qabrigeeda allaha u waasiciyo aamiiiiin

  • @sahrasaalad3415
    @sahrasaalad3415 4 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaahi waa inaa ileehi raajucuun ilaahay hawnaxriisto qabriga hawnuuro amin ehelkii iyo qarabadii samir iyo iimaan haka siiyo dhamaantood amin

  • @ahmedibraahimali8090
    @ahmedibraahimali8090 4 ปีที่แล้ว

    Alleh Hawnaxariisto Marxuumada janadii Dardawsa Alleh Hakucasuumo

  • @zahramohmeth7677
    @zahramohmeth7677 4 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto janatul fardowsa hageeyo allaahu Maa Aaamiiin Aaamiiin yaaa aaalllaaaaah

  • @suhuromar6988
    @suhuromar6988 4 ปีที่แล้ว

    Allah haunaxriisto gabadha wilka yarna Allah hauso nabad ceshow ehelkiis inshaAllah

  • @hibaaqdhoore4013
    @hibaaqdhoore4013 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto samir iyo iimaana haka siiyo dhamaan ehelkeedii iyo qaraabadeediiba

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy unaxaristo marxumadas😪

  • @khaalidmaxamed1878
    @khaalidmaxamed1878 4 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxariisto gabadhaa soomaliyeed shiinow adna wankusalamay

  • @sheekoquruux7941
    @sheekoquruux7941 4 ปีที่แล้ว

    Alleh Ha u naxariisto marxuumada suwaasha qabriiga Alleh ha u fududeeyo" Dhamaanten waxaynu ku Xukumanahay dil maalin baa Qabrigaas nalageen doona, shiine culaay maanta waxaan ku faraxsanahay inaad kaqeeyb gasheey tacsi Halkaas kasii waad Hadii Alleh kuwaafajiyo in sha allah

  • @mohamedshaqiiri3254
    @mohamedshaqiiri3254 4 ปีที่แล้ว

    shiine culey walaal somaaliyeed from hargeysa ninka kaliyaata ee yuutuberada somaliyeed ugu jeclahay

  • @sadiiqmouse2167
    @sadiiqmouse2167 4 ปีที่แล้ว

    Manshalah shiine culay sxb sii ficn ayd u hadashay marxuumadan waxan illahay u waydiyna in illahay isaga wayn u janatul farduusa ku casuuumo

  • @daahirmohammed1890
    @daahirmohammed1890 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxaristo wlshen soomaliyed
    Wilkana sheydan kuqaaday ee Hala cafiyo

  • @natashagwal5429
    @natashagwal5429 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha uu daxristo intakale dimate allaha unaxristo oo muslimin ahhh amin yarab illahiyow qabrika uu wasici amin amin yarab anakane kuwa kuwanaqato allaha nakadiko amin amin yarab jannato fardowsa allaha keyo amin amin 😢😭♥️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto gabadha dhimatay eheladii iyo asaxaab teedina samir iyo iiman haka siiyo insha Allah wiilka yarna haku soo celiyo gacanta familkiisa si uu dintiisa iyo dhaqan kisaba ubarto insha Allah 🤲

  • @midnimoahmed
    @midnimoahmed 4 ปีที่แล้ว

    Allaah u naxaristo qabrigeeda allaah uga yeelo beer ka mida beeraha janada. Amiin ya Rabi. ilmaheeda allah u gacan galiyo ehel sifican u koriya

  • @nimcoyusuf6643
    @nimcoyusuf6643 4 ปีที่แล้ว

    Allah subxana watacaalaa qabriga hawasiciyo ilmahayarna rabbi ha inoo sii celiyo

  • @fahmigarad
    @fahmigarad 4 ปีที่แล้ว

    Alle Haw naxaristo marxumada somaliyed

  • @mohamedqorane3504
    @mohamedqorane3504 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto janatul firdows alle haku irzaaqo

  • @mariazein6299
    @mariazein6299 4 ปีที่แล้ว

    Allaah swt ha u naxariisto Khabriga ha u waa siciyo saan ayay i noo dhameeyeen naxariis maqabaan Laakiin Allaah swt ayaa ka jaasinaya Inshaallah wiilka ay ka tagtay baari Allaah swt ha uga dhigo xasuusta hooyadiisa diinta barta u duceeya Markasta fidnada socota Allaah swt ha uga badbaadiyo diintiisa Iyo Islaan nimadiisa haka badbaadiyo Gaalada gacanta ku haysa gacan Muslim ah ha soo galiya Allaahuma aameen yaa Allaah swt Waan u ducaynaynaa waxkale uma tarikarno Family ga ay ka tagtay samir Iyo iimaan Allaah swt Ha ka siiyo Qalbiga Allaah swt Ha u khaboojiyo Allaahuma aameen yaa Allaah swt 😭😭😭😭

  • @sacadmuse8611
    @sacadmuse8611 4 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxristo qabrigana u waasiciyo Aamiin

  • @abuzakiahmed2138
    @abuzakiahmed2138 4 ปีที่แล้ว

    Amiin aamiin ilaahay qabriga ha u nuuro.

  • @raxmaali1190
    @raxmaali1190 4 ปีที่แล้ว

    ilaahayow samir iyo imaan ha ka siiyo saadiqa

  • @clahitomka8578
    @clahitomka8578 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto gabadha gacan gudhiiglihiina isna Eebbe iyaa ugu jaraya

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax allaha unaxariiiisto walaasheen qabriga allaha uwaasiciyo janadiii geeeyo ninkii dilay alllaha sooqabto

  • @diamondlyrics4213
    @diamondlyrics4213 4 ปีที่แล้ว

    alle naxariista jana haka waraabiyo mar xuumadah wiilkeedana alle gacanta waalidkii ha soo galiyo aaamiin