horta dumarka qaaar doqonsanaaa subxanallah qof alle ku so baday maxa u canaaadsanee gacan la mudan doona alle aya og qofkaan manta mesha ow jooga joogi maaayo cil. badanaaa gabadhaaas dhib walboo so gaaray nagtaas iyada u sabab ah 😢
Hooyooyinow duruuf kasta oo idin haysata ilmihiina ha gaynina guri aan kiina ahayn wax barasho la’aan ayadoo kuu ahaata baa la qaatay inaad reer u diri lahaydeen
Xbbti wa badan tahay ee adiga miyaa kiro bixisaa hadadan kiro bixin marka sas u qadato raashinka sodhigo qudàartana suqa ka sogado asbuuci Mar qali xafada iska daa xawashyada saabunta qubeyska xafayada kuli adega rashinka ku so dar ee subaxdii hilibka dono dharkana baatiga iyo carurta dharka guri ku joga bil sogado bisha kalena lebiska carurta u sogad bisha kalena adiga sogado xbbti suqana wax muhiima mahee wax kale ha u adin lacagta wax meel dhigo xbbti
Hayeey Jamacadihii iyo ardeydee kashidantahay😅
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Farxiyo tawakal inaba caadi ma tihid maanta qoray farxiyo tawakal sheekoyinkeda hore saa waxaa iso baxay video 4 sano kahor ahaa ado romantic ah😂 kaga sii daran masha Allah quruxdi xiligas lahed ayaa ledahay wow xaaji waad mahadsantahay marku sharabka ku sinayay😂😂 masha Allah ❤❤
Adiya kaxisho
Warka isii marba macalin jamacad haduu yhy faido malahan 😂
Habaryasha qar wa amxaaro ane iso mareen
Waa run wllhi
Naa farxiyo maanta umula aha sakaa dhalay alx.
Alle cafimad hkugu daro abyo ❤❤
mash alh ilahy cafimad hakugu dhameeyo
masha Allah umul cafimad qabto Allah haka dhigo🎉❤❤
Aamin qaliyaal mahad sanidiin
😂😂waxa ma qore marka
horta dumarka qaaar doqonsanaaa subxanallah qof alle ku so baday maxa u canaaadsanee gacan la mudan doona alle aya og qofkaan manta mesha ow jooga joogi maaayo cil. badanaaa gabadhaaas dhib walboo so gaaray nagtaas iyada u sabab ah 😢
Xataa maan dhamayn dhegeysiga sheekada oo horeba waan u xanaaqay. Haddaba aan aragno sida ay sheekadu ku dhammaanayso
السلام عليكم والرحمة الله وبركاته
wcs
Mashallah abayo farxiyo ficaaney barik Allah fikh ❤❤❤❤❤❤❤❤
ISLAMAHA GURYAHA LEEH QARQOID WAA MASIIBO
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Farxiyo qisadii aad noloshaada ka sheekeneyse mawa arkee habo macaan💋🫶🏾
Pravite ayee ka dhigtay ma fiirsan miyaa
Wcz Aayo ❤️
Ala ciil badana keyf maxa kudhici donq😢😢
Shukran ❤❤❤❤❤🎉🎉
Ilahay amrkis maqsin hdan maqlo baqaar igu so dhaco😂😂😂😂
Ninka xaasid Sanaa bisinka 😮😢😢
Anaa uso horeyo
Macalin jamacad hada mar maqashid bis wye faido ma jirto 😭😂
Masha allah ❤❤❤❤farxiyo
Wcs farxiyo masha allah ♥️
Wcl sister farxiyo ❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Horta naaga maaxa ka sii ah o ilmaa loo keenu maaxy u siil ciiyaan😢😢😢😢😢
Caaku iyo guuri qaarabo 😂😂 walshay yare miid habar yaratay maaryihi u iibisay ka reebatay shaarac ku ceebesay 😂😂😂 iyaado ooyasya isoo cawaday 😂
Habo yar san ah wale dad wax walbo kafilo wlhi calol xumo waxe waxan
Wcs sxptey marna habo yarte❤
Hooyooyinow duruuf kasta oo idin haysata ilmihiina ha gaynina guri aan kiina ahayn wax barasho la’aan ayadoo kuu ahaata baa la qaatay inaad reer u diri lahaydeen
Wcs abyo
Walee ilme aan dhalay ayaanay qof saxaro ama kadi ka dhiqin alx illahayow cafimadka noo siyadi 11 jir ayaa ijoogto uma diro
Nin looma shego dhibta ka hesato guriga sbbto ah kan wangsn ma ogid laga yabe inu damco inu kaga faiidesto Mark Alle ushego dhibkaga
❤❤❤❤wcs
Yaaaaap.maxa. horta. Carurta ugu.maystaaaaaan naguhu
Wcs abaayo 😢😢😢😢😢😢
Wcs farxiya ❤❤❤
waa habr xaasidada walhi uf
Farxiya wahan kacodsani gawadas latalii 😢ineytukoto
Ciil.badanaa.mida.walashed.dhashay.maxay.udhibe.mida.ninka.dhalay.usoo dhawaysane.dhiiga.balaaya dhiiga.kaa.miiratay
Gabadhan magac watye yaah
Naguhu tii guri leh illmo qarabo lokeno sidas ayey udulmiyan
hbo mahan taasi inkaar qabto
Asc
Naagahn xun xun maxey yiihin bisinka😂
😂😂😂😂
Habo vlog maaad iska daysay hapo
12 subax nimo hhh reer waqooyi hada nahay waa 6 o'clock farxiyo sow maha
Somaliland aniga sacada maba fahmin
Abowe
❤❤❤❤❤❤❤❤
Wsc 🎉🎉
😊
Wcs
Wsc
Sorry keyf abyo waxa kugu dhacay anigana waxaa haysta 600 lacag ah ayaana qata 2carura ijogta manta oo bishu 11thy 2 dollar baa igu jirtaa waa jabey rer Mano isho Tala isiya 😮😮😮
Abyo see cml meesha aad joogtid qaali badanaa
@@MaryamoYuusuf-de4wv😂 qaali Maha abyo suuqa geyey lacgti shilin mahayo😢😊
@@CaaishaCabdi-vd9dcabyo allaha ku barakeeyo marka hore aad lcgta qaadado sadaqo ka bixi deen iska dhaaf jikadana adi kal
Xbbti wa badan tahay ee adiga miyaa kiro bixisaa hadadan kiro bixin marka sas u qadato raashinka sodhigo qudàartana suqa ka sogado asbuuci Mar qali xafada iska daa xawashyada saabunta qubeyska xafayada kuli adega rashinka ku so dar ee subaxdii hilibka dono dharkana baatiga iyo carurta dharka guri ku joga bil sogado bisha kalena lebiska carurta u sogad bisha kalena adiga sogado xbbti suqana wax muhiima mahee wax kale ha u adin lacagta wax meel dhigo xbbti
@@SaynabMaxamuud-m2b qli kiro Maha anga leh San wax yellow MA aqaqn si walbo wax lo mareeyo waa baranla. Ahy ilhy ha ifududeeyo
Wcs
Wcs
Wcs
Wcs
Wcs