VOA-Somali: Qaxootiga Doolow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 148

  • @xuseenibrahim217xuseen7
    @xuseenibrahim217xuseen7 4 ปีที่แล้ว +6

    Halkan ayaan ka sojeeda aniga 😭😭😭😭 Allah ayaa iga saray inta dhibadada haysata Allah Ha kaqada allah dadgeyga yarabii🇸🇴😭

  • @munama6751
    @munama6751 7 ปีที่แล้ว +6

    Madaxdan tugada ah intey xil isuku heystan aya shacabki babiyen lkn ilahay aktisa ayey xisabta jirtah ee umadan alaha unaxqristo amin😢😢😢

  • @khayrdoonnj2013
    @khayrdoonnj2013 2 ปีที่แล้ว

    Naxdin waynaa somali silic iyo macaluul allahayow guul baan ku waydiisanay

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 2 ปีที่แล้ว

    Wan xasusta wariyesigan Zahra Abdi waxan ka dhegeyste wareysigan idacada fiidnimo 2011 kii allow waqtiga iyo cimriga ino barakeyo

  • @baliilstylchannel924
    @baliilstylchannel924 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala cuquwa badn Yaa rabi ilhow ugaar gaar maskiintan
    Inta naxarista adiga ugu naxaris badn ya allh

  • @muktardhancade526
    @muktardhancade526 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah sahra cabdi axmed weriye codkaraha alle hakuxifdiyo.

  • @drssacdiyacraxmaanmohamed3160
    @drssacdiyacraxmaanmohamed3160 5 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax alla xanuun badana saacadn waa ilmynyaa allow ugar gaar umadaada yaa rabi sida udhaan yaa allah allow naga waxa dhibaatada kuwada umada soomaliyeed aamin dhaha axbaabii fillah

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni1517 6 หลายเดือนก่อน

    Waa Murugo Markasta oo aan arko wareysigan walley waan ilmeyaa😢😢

  • @xakiimoyuusufaxmedmamaxaki7871
    @xakiimoyuusufaxmedmamaxaki7871 3 ปีที่แล้ว

    Allow ugargaar wlalahena soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qardoyare2290
    @qardoyare2290 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma jecli inaan masaakiin arko waayo waan argagaxayaa

  • @hbasri4149
    @hbasri4149 3 ปีที่แล้ว +2

    Voa waxaa loo aasaasay burburinta barakicinta iyo niyad jebinta shacabka soomaaliyeed
    America waxaa jooga dad la yiraahdo (Homeless) oo aan guryo la heeyn oo jidadka jiifa oo tuugsado oo barakacayaal ah please ka hadla kuwaas
    Weriyaashaan waa calooshood u shaqeeystayaal dano Guracan ayay leeyihiin yaan lagu kadsoomin

  • @xirsiraygal5980
    @xirsiraygal5980 5 ปีที่แล้ว

    illaahay haka kor qaado dhibka haysta umada masaakiinta
    weriye sahra cabdi. axmed. waxaad gudanaysa waajibaad aad ajar iyo xanaad ka helayso haka daalin ayaan ku leeyahay waad nasiib wacan tahaye illaahay hakuy fududèeye ana idinku garab galo adiga iyo inta kula socotaba dadaalkana wada

  • @user-horo
    @user-horo 7 ปีที่แล้ว +2

    Laa xawla walaa quwata ilaa bilaa Walahi kuwa dhibkaa umadii soomaaliyeee ugaystay ilaahay unaxariisan maayo gabigoodaba ee jabka iyo rafaadka uhorseeday bal dadkaa hooyooyinka iyo caruurta ubadan maxay galbsadeen ee la isugu dul dilayaa alow adoomahaaga ugargaar amiiin

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey ปีที่แล้ว

    U gurmo allaha kuu gurmadee

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 ปีที่แล้ว +1

    keep going plz isoboqda iisaara

  • @waxkabarochannel5744
    @waxkabarochannel5744 ปีที่แล้ว

    Tani waa qadarta alle lakiin abaarta kasokow dadbaa ugu tala galay

  • @ducaalemedia4317
    @ducaalemedia4317 4 ปีที่แล้ว

    Masha aallh dhibaato waala soomaray

  • @omar33644
    @omar33644 2 ปีที่แล้ว +1

    10 sannadood kaddib weli abaartu way taagan tahay Allow noo gargaar aamiin yaa Allah. 😭 Maanta oo ay taariikhdu tahay 02/17/2022

  • @haawamohamedjaamac7987
    @haawamohamedjaamac7987 4 ปีที่แล้ว

    allaahu akbar alle ha usoo gargaaro umada islaamka

  • @naemahmohammed7451
    @naemahmohammed7451 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi aaqiro waa leys waydiin aaaax 😭😭😭😭

  • @aaminamucalimsiidaadam4527
    @aaminamucalimsiidaadam4527 4 ปีที่แล้ว

    😥😥😥😥😥😥wllyaal video mahada mise wa marhore bal halaiisheego ☝️😥😥😥😥😥😥 ilaahay haugrgaaro 🤲🤲meel waxloogu diro halasow sheego 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 4 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha ugargaaro dadka qaxoontiga ah ee dhibaatadu ku habsatay

  • @drwadiawa6482
    @drwadiawa6482 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah warbin murugo badan xambaarsan.

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 ปีที่แล้ว

    ilaaahay dhibaatada ha ka saaaro wll

  • @CadnoClaahi
    @CadnoClaahi ปีที่แล้ว

    Ilaahow ugargaar

  • @AJ-ol5xl
    @AJ-ol5xl 6 ปีที่แล้ว +5

    Toloow madaxda soomaaliyeed ma ogyihiin masaakiintaan meel walba ku daadsan inay masuul ka yihiin. Mase ogyihiin ilaahay inuu weydiin doono masuuliyadaas.mase ogyihiin,ninka
    lacagta ku iibsaday amaanada dhul iyo cir diideen in la waydiin doono. Waxaa kisii daran, qofkee ayaan ku kursigiisa iibsan. Ilaahoo dhibaatada ka korqaad dadkaan dhibaateysa. Ilaahoo 10kaan madaxweyne dharka kun oo baarlamaan, 10ka calan noo midee.

    • @SalmaMohamed-jg2mg
      @SalmaMohamed-jg2mg 4 ปีที่แล้ว

      Maxee kaogyihiin muqdisho madhafaan waxen dhahaan somaaliya ayaan wax uqabanaa magaca somaaliya waa mabka todobada oo kale usamesan markasee leyihiin somaliya wax ayaan uqabanaa iyagana maarkaan muqdishoba madhafaan 😒

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 4 ปีที่แล้ว

    Allow raxmadaada inoo soodadaji

  • @ahmedabdi9379
    @ahmedabdi9379 9 ปีที่แล้ว +4

    Marka koobaad allah u naxariisto inkaartana dad aya leh

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 5 ปีที่แล้ว +2

    inaa lilaahi wa inaa ileyhi raa jacuun

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 ปีที่แล้ว +1

    Yaa allaaah yaaa allaaah ugargaar umadeeyna yaa rabi yaaa rabi yaa rabi yaaa rabb yaa rabb

  • @duselicho8048
    @duselicho8048 4 ปีที่แล้ว

    yaa allh emungu asa idiwe hawa

  • @mustafeawale6058
    @mustafeawale6058 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle how gargaaaro waan u duceynaynaa insha alah

  • @aaminacabdiraxmaan7845
    @aaminacabdiraxmaan7845 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha caawi yo

  • @geesiyadajaarso6074
    @geesiyadajaarso6074 11 ปีที่แล้ว +7

    ilaahayoow masakiintan u gargaar, ya allah walaahi somali waa dhibaatootey ilahey dhibatada ka qaad

  • @abdinaasirmohamud8207
    @abdinaasirmohamud8207 4 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭ilahoow ugaargar umadeena

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 5 ปีที่แล้ว +2

    Where is our leaders this is why our country never be great

  • @mohamedabdullahi2768
    @mohamedabdullahi2768 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaahow u gargaar ummadda soomaliyeed

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 9 ปีที่แล้ว +1

    Voa is impartial and based

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 9 ปีที่แล้ว

      WAA 24SANO OO BURBURAH, QAX GEERI JOOGTAA, ILAAHOW MEESHA NALAKA HAYSTO ADAA GARANAYA EE NOO GARGAAR.

  • @anfacqueen9614
    @anfacqueen9614 5 ปีที่แล้ว +4

    Hah runted wye ilaha u mqan yarabi 🤗

  • @geesiyadajaarso6074
    @geesiyadajaarso6074 11 ปีที่แล้ว +3

    oooh maskiin ilaahow u gargaar umadaada, walaahi dad badan ayaa dhibateysan, dad badana waxaa laga yaba in maalinti eey dharag darteet la seexan la yihiin kuwana dhor bari wax ma cunin, ooh ilahow u gargaar, masakiinta ya llah ilahey u gargaar

  • @abdulqadir4454
    @abdulqadir4454 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi dadkani maskinta ah xaqodi waxa looqabsanaya aqiro kuwa hada xilalka kahaya dalkena allow ugargar umadena ama qof weliba oo muslim ah oo dhiban

  • @abdullahiismail8068
    @abdullahiismail8068 5 ปีที่แล้ว

    Rabiyasir umurul muslimin

  • @bosteya-gf9zj
    @bosteya-gf9zj ปีที่แล้ว

    Doolow adoon miyaa 🇺🇳🇺🇸🇸🇴🇸🇷

  • @maxamud.faradare9546
    @maxamud.faradare9546 7 ปีที่แล้ว

    Alaha ugargaaaro.
    somali oodhan
    melkasta hajogeen

  • @hindabulshale2250
    @hindabulshale2250 7 ปีที่แล้ว

    subxaan alaah ilaahay umadaad ugar gaara yaa rabii

  • @norajabril7955
    @norajabril7955 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahayoow dhibka ka qaad umada somaaliyeed

  • @amiirakhadar3175
    @amiirakhadar3175 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaaaa Allah😭😭😭😭

  • @bardhereboy7889
    @bardhereboy7889 3 ปีที่แล้ว

    Nimanka badaxda Alla kabaqa dadkaan idinka mas ull ka ah

  • @abdullahihassan9979
    @abdullahihassan9979 4 ปีที่แล้ว

    Illahow ugargar muslimintaa diwatesan

  • @yuu_ze
    @yuu_ze 4 ปีที่แล้ว

    Very painfull😪😪😪😪😪😭😭😭😭😢

  • @faisaabdulkadir5195
    @faisaabdulkadir5195 4 ปีที่แล้ว

    Subhanallah

  • @cabdulahihasani2487
    @cabdulahihasani2487 ปีที่แล้ว

    Adimagaca sharafey

  • @abdihakiimmuuse9300
    @abdihakiimmuuse9300 3 ปีที่แล้ว

    Madaxdii dadkan iyo dalkan diinta ugu dhaartay waa lawaydiinayaa

  • @saadaq50xaliye12
    @saadaq50xaliye12 4 ปีที่แล้ว

    Xildhibanada Somaliana wexey dhisanaayan dabaq 15 biyaano ah dadkiina masidaan ayeey u dac dareysan yihiin madax weynihii safar aan dhamaan ayuu ku jiraa walee waa yaab

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow ilaahow ilaahow soomaali Siilac ka saar dhamaan dadka soomaaliyeed

  • @muqtarosman7440
    @muqtarosman7440 4 ปีที่แล้ว

    Alla dowland la'aantu daranaah😡😡rafaadka kamuuqdo Karan .... .....birmageeyadaas....haween iyo caruur....allow ugargaar

  • @shamsudinabdinur528
    @shamsudinabdinur528 ปีที่แล้ว

    Shaydaamadu dhibaatooyinkaga ayay soo bandhigaan wax qabad na male nacatala reer galbeed iyo Qoomkooda

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 ปีที่แล้ว

    My God bless you Somalia poor

  • @saahilfarah2193
    @saahilfarah2193 5 ปีที่แล้ว +3

    Oooh oooh oooh am sorry walhi wan ilimeey runtiii ilahow wan Ku baryaya ka dulqaaad dhibatadan dadka hesato

  • @mumtaazcfalifaarax8061
    @mumtaazcfalifaarax8061 4 ปีที่แล้ว

    alla illaahow naga dul qaad yaa allah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    Akhas waxaasi waa daarood nacdal haku dhacdo e

    • @abdiadam3808
      @abdiadam3808 ปีที่แล้ว

      walaal ma ahan, waa walaalahayn soomaaliyeed oo bay nooga imaado , ilaahau ha u sahlo, magac fiican ayaa leedahay , caziiz micnahayda hadddaa ogaani lahaydna maadan ku jeesjeesi lahayn masaakiintaas

  • @ahmedsiciidsheebe4966
    @ahmedsiciidsheebe4966 3 ปีที่แล้ว

    War waxaan soomali maha luqadii hooyo way gateen yaahuu

  • @ilyasadanilyasadan1155
    @ilyasadanilyasadan1155 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Ilwaathahmett1122
    @Ilwaathahmett1122 2 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢

  • @taliyesare7832
    @taliyesare7832 5 ปีที่แล้ว

    Allow u sahl

  • @ashaadana9295
    @ashaadana9295 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaarmaajo waa inuu dadka wax uqabto

  • @SalmaMohamed-jg2mg
    @SalmaMohamed-jg2mg 4 ปีที่แล้ว

    Dadkaas dadki kasareyay oo uxil saranaa away maxee udawanayaan igusawir cml meutagaeen mise wax ayee qabteen

  • @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
    @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 5 ปีที่แล้ว

    cilmi baaris la sameeyay ayaa lugu ogaaday in qofka ama dadka jecel inaay qof kale ama dad kale waxyeelo u gaystaan iyagoo u jeedadoodu tahay raadin dhaqaale yar waa dad sidaas u baranaya oo maalin walba raba inaay dal cusub iyo dad cusub sidaas loo galo balse dadka jecel xasiloonida iyo nidaamka dowladnimada ku dhisan waa dad degan oo u qalma in loo dhiibo masuuliyada ugu sareeya dalka iyo dadka . marka dib loo eego wadamada iyo gobolka iyo tariikhda waxaa la ogaanayaa dadka wax laga qaato ama la tashiga lala sameeyo inaay yihiin macalimiin heer caalami ah ama rag iyo dumar takhasus u leh nabada iyo bulshada si dalka iyo dadka looga ilaaliyo qof kasta oo dhaqaale yar ku badalanaya wax kasta oo jira iyadoo dib loo eegayo wadamada marti galiya qoxootiga sida ingiriiska mareykanka iyo turkiga oo qeyb dadka soomaaliyeed xiligii danbe aay adeen oo tusaalooyin fiican laga heli karo si loo yareeyo in dad dhaqaale raadis ah aay waxyeelo danbe ugu gaysan qof dalka ku nool oo nabadgalyo doon ah tusaale iyagoo qiil ka dhiganaya korontada xaafada iyo caafimaadka xaafada oo biyaha la cabo dawooyin aanan caafimaadka ku habooneyn lugu daro taas ah aragti dadkii soo dumiyey dalkoodii waana tusaalaha ugu yar ee lasoo qaadan karo iyo warbaahinta oo si khaldan u waranta from ccd nairobi kenya 1.51pm .25/8/2019

  • @abdiqanimohamed9591
    @abdiqanimohamed9591 4 ปีที่แล้ว

    Nagtan dawada ween leh maxee al dhabab afka ula galeysa hadhow markii ladilo waxa LA dhaha gabar somaliyed ladilay

  • @иракраснова-ь3ч
    @иракраснова-ь3ч 9 หลายเดือนก่อน

    Сюда нужен рис и фасоль для сохранения их жизней

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 11 ปีที่แล้ว +1

    alaah alaah alaah alaah ilahow sumaliya dhibka ka saar

    • @19812502
      @19812502 7 ปีที่แล้ว

      ilhan. have. a. mom

    • @19812502
      @19812502 7 ปีที่แล้ว

      ilhan. best. friends. abby

  • @yuusufaxmed852
    @yuusufaxmed852 8 ปีที่แล้ว

    madaxda somaliya waxay ay ku dhaar teen ay kitaab ku mareen in ay dadku wax u qabanayaa dadkina gaajo aya laysay ilahayo aduga ayaa umadaada wax u qaban karah

  • @hodanhassan4057
    @hodanhassan4057 5 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭 allaha ha ugargaro

  • @mohameedabdirahman312
    @mohameedabdirahman312 5 ปีที่แล้ว

    ax ax dee somali ayaa is dulaysay maxaan sameeyeee walahi

  • @BookerInterrante-r3w
    @BookerInterrante-r3w หลายเดือนก่อน

    Lauryn Crescent

  • @enlightofislam9211
    @enlightofislam9211 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan ayago sidaas urafaadsan wali #xijaabka way jiiyadan
    Gabarta waresaneso #xijaabki way iska dhigtay 😧😧
    Allaha nagu sugu diinteena

  • @HeyHey-fz4hf
    @HeyHey-fz4hf 5 ปีที่แล้ว +1

    Feel soo bad for them 😭😭😭

    • @aaminamuuse7762
      @aaminamuuse7762 4 ปีที่แล้ว

      🥰😅😅😅😅😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣💔💔💔💔

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 8 ปีที่แล้ว +1

    May Allah help them

  • @muratinal6934
    @muratinal6934 4 ปีที่แล้ว

    İnşaallah Somali’de bu durumlarkalmamıştır.

  • @subancadey4734
    @subancadey4734 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax Aloow kasaar dhibka

  • @geedimohamedaligarasbaaley6617
    @geedimohamedaligarasbaaley6617 7 ปีที่แล้ว

    dadka soomaaliyeed allah ha caafiyo

  • @adnan4188
    @adnan4188 6 ปีที่แล้ว

    لا اله إلا الله

    • @aaminamuuse7762
      @aaminamuuse7762 4 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 ปีที่แล้ว

    Alshabaab nacalad haku dhacdo shayaadiinta shayaadiin nacalad idin ku dhahday dadkaan masaakiinta in wax lagaarsiiyo ayeey diideen bal dadka hilibkooda meey cunaayaan waa ayaka udiiday gargaar

  • @maxamedhassan5188
    @maxamedhassan5188 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay umadiiaa waa jecelyahay ee aan barino ilahay asagaa cirka roobka keeni dulka barwaaqo kadigi ilaahay ayaa inoo carooday baryadi uu isaga lahaa ayaa haayadihi lasiiyay ayagoon waxbA tari karin wXna anfici karin maraka ilaahay aan barino asaga ayaa barwaaqo naga digi doono

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 5 ปีที่แล้ว

    ala walaalayaal dadkan aan wax u aruurino oo aan is xil qaano waa iga talo

  • @ahmedyare9570
    @ahmedyare9570 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😡aad ban uga xumahay

  • @harbiyow94
    @harbiyow94 4 ปีที่แล้ว

    Waaba sidaan oo ay rabaan Raxanweyn inuu u taliyo oo madaxweyne ka dhigtaan Muqtaar Roobow oo masiibadaan wax ka abuurey iyo shariif sakiin oo mudo cunaayey,Gedo iyada qudheeda waxba ma dhaanto oo Axmed Madoobe ayaysan soo dhaafeyn, dhawaan markab barris ah oo uu turkigu ugu deeqaey dadka ku tabaaleysan jubaland oo qiimihiisu ahaa 120mikyan waxaa laysheegay in hogaamiyasha Unsom ee kenyaatiga ah iyo dowla da Kenya qudheeda heer walba iyo Axmed madoobe qaateen oo xitaa kismaanyo wax nafleh looga tagin.
    Marka masiibo waa timid tan aynu isku haayno ayaa ka daran.
    Sodon jirkii sodonka milyan haysta hadana xildhibaanka ah wuxuu haystey inuu deeqdaan Turkiga dadka tabaaleysan gaarsiiyo Bakaaro ayaa u cadeeyey umaba haysto inuu wax haleeyey Hotel cusun ayuu xamar ka dhistey xeebta .
    Aaqiro waa danbeyaa

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 5 ปีที่แล้ว

    nad la anta saas ayay Ku dhaxsisa iyo nimcada dalkodu buxo colad bay kadegiwayen

  • @safarle9284
    @safarle9284 10 ปีที่แล้ว

    Oh! Allow gafka aan galnay maba yaree Allow dadka soomaaliyeed oo isjecel wadankooda jecel iimaan leh dalkooda dhista iska fakira adduunka hormaray wax kale kuma hormarin iska danbeen iyo isjeceel uu ku hormaray Allow nasiib daradaan naheesato iyo barwaaqada aa nasiisay oo aan ka gaajeesannahay Allow naxariistaada Ayada aanan laga quusan nagu soo daji caloosheena aa banaanka taalo qofkii damiirkiisa wax ka danbeeyo aa fahmi karo arintaan dowladna ka daalnay calooshiis ushaqeestayaal oo diinta been ka sheegaayo ayagana ka daalnay Rabiyoow adigaa isku kaa dhiibnay wax noo qabo Yaa Rabi.

  • @fartunabdi9864
    @fartunabdi9864 5 ปีที่แล้ว

    Ax ax

  • @fadumohassan4486
    @fadumohassan4486 6 ปีที่แล้ว

    Abartan ad bay udarnayd wan xasusta waga badiyan jogay walahi dhibkeda mayaren alamaxa madaxda somalida xisab utal

  • @mussashire9889
    @mussashire9889 7 ปีที่แล้ว +1

    alla darod iyo qaxotinimada kama baxan ila abid qayamahu markow dhacayo ayey ka baxayan qaxotigu faqashtu hawiyahu waka idin baday inad umada somaliyed ugu lidatan afweyne dartibad u muteysaten qaxarka

    • @doonbirodaarood9259
      @doonbirodaarood9259 5 ปีที่แล้ว

      Mussa shire bay iyo bakool yaadaga horta baro cida dagta reer cuqdadlan daaroodku waakii kurushayjiray goormaa dad noqotay habarow

  • @maxamuudmirood682
    @maxamuudmirood682 5 ปีที่แล้ว

    Xaqa alahafa hanvsiiyo dhukoo dana ala hagaran siiyo soomaalida

  • @maxamedibrahimafrax2022
    @maxamedibrahimafrax2022 4 ปีที่แล้ว

    Ale hanaga saaro dhibka

  • @nurdinmusa3096
    @nurdinmusa3096 9 ปีที่แล้ว

    :)

  • @mohammedhussian1443
    @mohammedhussian1443 5 ปีที่แล้ว

    Qaraxamuqdisho

  • @fawzyahajj8150
    @fawzyahajj8150 5 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢💔💔💔😭😭😭😭😭

  • @QAalpiDHAgaxninwayn12
    @QAalpiDHAgaxninwayn12 ปีที่แล้ว

    Rafad

  • @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
    @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 5 ปีที่แล้ว

    Research has found that the person or people who want to hurt another person or people with the aim of pursuing a low income are people who are learning this day and who want to enter a new country and new people but who love stability. and a system of government is a people who deserves to be given the highest responsibility of the country and the people. a review in the state and history is to find out who will be taken in consultation with the task of teachers at an international level or the men and women who specialize in security and public order in the country and looga protect everyone economical exchange There is a review of the countries that host refugees such as the United States and the United Kingdom of Turkey and the Somali people later gave good examples to minimize the impact of economic loss on a person living in the country. peace seekers for example by justifying local electricity and neighborhood health by drinking water that is not medically appropriate that is the view of the people who demolished their country is the smallest example and media misinterpretation from cdd Nairobi 1.51pm .25 / 8/2019

  • @yaniyorgho33
    @yaniyorgho33 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow kaqaad dhibka