Waxaan Ragga u sheegaa Gabadhu markay Xaafidu Qur'aan tahay way ka Maseyr yartahay midda aan aqoonin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

ความคิดเห็น • 69

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan1171 2 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa allah allahuma baarik ilaahow quraanka na fahansii oo xifdintiisa noo fududee xaqqana nagu toosi oo nagu dil aamiin

  • @nimcokhadar3768
    @nimcokhadar3768 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Alah is the best sheikh🥰🥰🥰

  • @abdallamalin9371
    @abdallamalin9371 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah Jazakallah this is the best interview ever the presenter and Qari alwajidi we love you for the sake of Allah

  • @isxaaqmohaweeheleye7589
    @isxaaqmohaweeheleye7589 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha-allah shiekh. Just look for one who is xafifdul Quran. Insha-Allah

  • @anfal7282
    @anfal7282 2 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الله ٠ بارك الله فيك شيخ حسن

  • @shukriahmed7769
    @shukriahmed7769 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa allaah Ilaahay haku xifdiyo Sheekh

  • @fardowsahassan9420
    @fardowsahassan9420 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allh shiiqa Alha xafido asi iyi caruurtiisa iyo saasaskiisa

  • @najmaomarumuhaaani9616
    @najmaomarumuhaaani9616 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq ilaahey haku xifdiyo waanadaada saliimka ah waakaga mahadcinaa sida wanaagsan aadnoola talisey sheeq qofka bani aadamka wuu hinaasaa rag iyo dumarba umuhaatum muminiinba wey maseyri jireen haddana waxay ahaayeen dad qeyr badan cibaada badan teeda kale feesbook dad wanaagsan iyo dad xunba weyku jiraan koley gabadh diinleh dabeecad leh in guurka loo xusho waa arin wanaagsan

  • @xamzecusman938
    @xamzecusman938 2 ปีที่แล้ว

    Mash allaaaah sh waan u bahanahay
    Cidii haysa meel laga heli karo fariin baan raba inaan oogu dhiiibto

  • @ikraam-z9z
    @ikraam-z9z ปีที่แล้ว

    والله واكبر الله واكبر الله واكبر ❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah Allah kuxifdiyo

  • @asiilosiidow2413
    @asiilosiidow2413 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @fatumaabdiwahab2565
    @fatumaabdiwahab2565 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah shukran sheikh

  • @othman7681
    @othman7681 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah. Sheekha kheyr Allaah siiyo arrin ummadda Soomaaliyeed ay badi ku gubteen ayuu taabtay.

  • @munashAmiin
    @munashAmiin 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله والله صح كلامك
    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
    جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 2 ปีที่แล้ว +2

    Taas wa xaqiiq gabadha xaafidul quraanka ah qalbi ahaan ayey u dhisan tahay mana noqoneyso seefla bood xaqa ayaa ka dhaahacsan allow nagawada dhig gabdho ama hooyooyin diinta iyo quraanka ku xafidan yaa Allah

    • @kabailmi9943
      @kabailmi9943 2 ปีที่แล้ว

      Ÿ Ty Ty Ty try yw w for wet run today if ryÿt try really not Ty you you🎃p m🎃 Pop

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sh hasan al wajid wan salamaya Nuur iyo sstv na wan salamaya❤❤👍

  • @najmaabdullah9190
    @najmaabdullah9190 2 ปีที่แล้ว

    Assalam calykum sheikh iguxaririya min fadlikum I'm kenyan

  • @marwo1162
    @marwo1162 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma.sh.allah sh xasn allah kuxifdiyo

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +5

    ❤️MASHA ❤️ALLAH ❤️

  • @fardowsaburale3721
    @fardowsaburale3721 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah sh jazakaallah

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว

    Absolutely that true

  • @hafowLaki1
    @hafowLaki1 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah

  • @Masago2026
    @Masago2026 2 ปีที่แล้ว +2

    Xadith dhahaayo aa jiro nimcayaasha qarsada allaha noo barakeeyo reeraraha

    • @ماجدعبدالرحمن-ل6ت
      @ماجدعبدالرحمن-ل6ت 2 ปีที่แล้ว

      Ma maqlin aniga xadiithkaas lakin waxa jiro ayad dhahayso nimcadii ilahay kusiiyey sheeg sheeg ilahayna ugu mahad celi (ayada u dambayso suratul Alduxa) marka waxa haboon nimcada ilahay ku siiyey inan sheeg anaga cagsideeda sameyna dhibka sheeg sheegna

    • @Masago2026
      @Masago2026 2 ปีที่แล้ว

      @@ماجدعبدالرحمن-ل6ت حديث "استعينوا على إنجاح الحوائج بالكتمان فإن كل ذي نعمة محسود الحديث رواه الطبراني في معاجمه الثلاثة، والبيهقي في شعب الإيمان، وأبو نعيم في الحلية، وابن عدي

  • @safiyoxasan9123
    @safiyoxasan9123 2 ปีที่แล้ว

    Sallaahu caleyhi wasalam Sallhu caleyhi wasalam

  • @qanarcabdiqadirfaracade7997
    @qanarcabdiqadirfaracade7997 2 ปีที่แล้ว

    Subxana allah sheikh booska 4 Maka banantahay

  • @ikraam-z9z
    @ikraam-z9z ปีที่แล้ว

    Walahi wasax❤

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah wa runtiis

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 2 ปีที่แล้ว

    Manshaaallaah allaha kuu barakeyo reerahada dhamantood sheikh.

  • @umunajmacarab7959
    @umunajmacarab7959 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah ale hakuusiyaadiyo alhu akbar

  • @Sahratijar-ju7br
    @Sahratijar-ju7br ปีที่แล้ว

    Walahi waa runtiis aniga ayay igu dhacday

  • @nimohussein3779
    @nimohussein3779 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah tabarakalaa Allah ha u xafido

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekha ala hanoo xafido

  • @halimaabdirazak6525
    @halimaabdirazak6525 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @arfonkasim8288
    @arfonkasim8288 2 ปีที่แล้ว

    That is true indeed manshalah

  • @fadumomukhtar3384
    @fadumomukhtar3384 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah alaah hakubarakeyo

  • @maxabosuluub1622
    @maxabosuluub1622 2 ปีที่แล้ว

    Manshaallaah ❤❤❤❤❤

  • @hasanhabane8315
    @hasanhabane8315 2 ปีที่แล้ว

    Alow wanaagbuu lajeclaaday muslimiintee isagana janatulfirdows al aclaa lajeclow yaa Allah

  • @ahmedabdi3262
    @ahmedabdi3262 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @munashAmiin
    @munashAmiin 2 ปีที่แล้ว

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 2 ปีที่แล้ว

    quraanka marka aqrisato wad qabobeysa Alxamdulillah

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 2 ปีที่แล้ว

    Plz sheekh caadi iska dhig masayrka dumarku halkay ka kenen wad garanaysa inan hawenyadi sharfat laha ay masyri jirene

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 ปีที่แล้ว

    Illahay haku xafido culumadana waan jeclahay lkn nin hal gabadh ka badan qabo wlhi ma jecli waxaa ii sawiran ninkiyoo habeeynba Mid lasoo seexanayo. Wax kasta waa la wadaagi karaa lkn meeshaa meel la wadaagi karo ma ahan .

    • @abdifatahahmed8451
      @abdifatahahmed8451 2 ปีที่แล้ว

      ilahay Ayaa inow Baniye inaan Afar Xaas la gursado Waa Hadi Aad Xaqa Xasaskada Kaso Bixi Karto

  • @asmajamaal616
    @asmajamaal616 2 ปีที่แล้ว +2

    M.llh

  • @saynabshiikhyuusuf
    @saynabshiikhyuusuf 2 ปีที่แล้ว

    Reer waajid shiikh ma kuwan na wareeriyey dawarsada shiikh nagala hadal waa na waaleen waa reer burco oo dacwad ah

  • @nuriaolad2225
    @nuriaolad2225 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh lkn intabadan dumar unmuxuu ugahadlaa asagoo laba week aroosa ayuu midkale raadi ayay ma ogtahay culimawaawayn oo aanwaligood guursan halxaasana ilaahay cibaado ayuu noo abuuray sheekh

    • @farhiyamohamed7881
      @farhiyamohamed7881 2 ปีที่แล้ว

      Wanba la yaabay 15 gabadh la qabo oo
      Lagu leyahay mid kalaa rabaa. Waa cajiib

  • @ummukhaalid9723
    @ummukhaalid9723 2 ปีที่แล้ว +2

    Maclin wajid xagee kahelaa xasaskiisa wax labrto

  • @Halima.130
    @Halima.130 2 ปีที่แล้ว

    Caisha yaka maser badna ahlu diin meiahen miya

  • @cashahowd3943
    @cashahowd3943 2 ปีที่แล้ว

    6

  • @Shankaroon877
    @Shankaroon877 2 ปีที่แล้ว

    Gabdho iso dontay hhh

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว

    Sheekha inuu 4xaas leeyahay haduuba noo sheegaye ma hilmaamay 😂

  • @samiraige4360
    @samiraige4360 2 ปีที่แล้ว +1

    Quraanka ma adiga ayaa laguu bartaa Ilaahay ayaa loo bartaaye? Wuxuu doonayaa gabadh isagoo laba wiig qaba uu mid kale guursado oo wuxuu doono uu sameeyo meeshuu doono wareego masuuliyadii Ilaahay saaray dumarkaas marna ciilo marna iyaga ku dayaco

    • @farhiyamohamed7881
      @farhiyamohamed7881 2 ปีที่แล้ว

      Samiro wada iga qoslisay walahi dumarkii soo iyagii sidaas isma yeelin.

    • @abdifatahahmed8451
      @abdifatahahmed8451 2 ปีที่แล้ว

      Adunka Dadka Mel Loga Baxsado Malahan Hadad Fican Tahey iyo Hade Kale Wax Ka Shegayan ilahayow Nabad Badi

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 2 ปีที่แล้ว

      @Abdifatah Ahmed waa ayo cida fiicani?

  • @jamaluddiin-.4433
    @jamaluddiin-.4433 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh

  • @abdallamalin9371
    @abdallamalin9371 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah Jazakallah this is the best interview ever the presenter and Qari alwajidi we love you for the sake of Allah

  • @aslikassimsheikh2543
    @aslikassimsheikh2543 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @nastehamahamed7888
    @nastehamahamed7888 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @saynabshiikhyuusuf
    @saynabshiikhyuusuf 2 ปีที่แล้ว

    Reer waajid shiikh ma kuwan na wareeriyey dawarsada shiikh nagala hadal waa na waaleen waa reer burco oo dacwad ah

  • @sucaadahmed4775
    @sucaadahmed4775 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah

  • @kafiyaabdirahmanshekeye123
    @kafiyaabdirahmanshekeye123 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah