Wanaaga ay sameeyeen waa in lagu abaal mariyaa, haday buurtii tahay, haday doorashada oo ay jaangooyeen, dadkii la dooranayey oo ay xaq ku kala saareen allah ha idinka abaal mariyo wanaagaa badan, guul iyo gobsnimo somaliland la aantiin waaxba uma qabsoomeen❤❤🎉🎉
Hotel hargeisa club ee qabyaalada laguugu saxeexay ee lagaa soo celiyay miyad is leedahay dib baad u heli waa hadii ciro iyo reerkisa garbaha ka jooga ka yelande taarikhdaase qori.

@iftin2024 INTEY BUURTA SAAREEN FALAAGO, 12 ASKARI LAGU LAAYEYAYEY, HADANA KA ODAYEEYEEN,SI DASTUURKA LOO JABIYO!!!!!!.MIDA KALE HUWAN TII SOMALILAND LA DAGAALAMAYSAY WAA TAAGEERSAN YIHIIN!!!!!.
MUNAAFAQIINTII XUSUUSO RASUULKA ALLE U SHEEGAY KA XUMID KUWAA OGOW ALLE WAA KU ARKAA IYO UMADDA SLND INTA CAQLI KU JIRO CIQAAB WAA KU SUGAYAA FIDAAREYNKA
Kuwina qudhunkaxey kooyad baclayasha xaraanta ahaa ey ahlu naarinti ey harbar xabushi mar dambey cid ini aamini maysow habar xabashi aad ayan urabay inu muuse soo laabto oo u dhiigow huku falaxasho maadamo qaran dumis ahayen on rabay ina kuwa tiirka laso taagow oo inti gudiga habarxabushed ey ceylafweyn goaanka xaaranta kaso sartay u muse dil togasha uku fuliyo ayan rabay si boqortoyada suber awal hoganka u haye an loso agmarin oo qudhun dambey oo abaalaawayaal dbey usoo haweysan xukunka suber awal ila qiyaamuhu dhacayo laakin ha moodina way so noqon doonta boqlrtooyadi suber awal marka ayey no tahay habarxabuushay imika inika noqday cadowga koobaad ey suber awal hargeisa si jogi maysid ey barigi gaajada aya qaxotigaaga lagu tuuri waayo subeer awal dhulka ugu muhiimsan ayu haysta markaa waxad ahaan jirtay ayad ku noqon
Muuse waaa Doqon dumarka iyo caruurta wax u sheegikara laakiin rag waawayn u hanjaba. Isaga oo codka ka raba dadka ayuu u hanjabay madax dhaqameedk Dee laga codeeyay oo si fiicanbaa loo karbaashay. Wuxu is lahaa codka Habar Awal ayaa kugu filan kkkkkkk Codkii fake ahaa ee u diiwaan gashanaa ayaa la waayay qaaab loogu codeeyo.
Xabadi kugu dhacda hj waa ladinka badbadinaya boobkii cashuurta dalka ee muuse idinkahay baa maanta albaabada u balaqatii hj waay kala tashan niman isku reer uma afduubnanaso nin caloosha u shaqastaa masheegan karo reer aan dooran
Kkkkk odaygani waa Geesi suldaan siciid❤❤❤Yuusuf ducaale
Ilàahy Nabada hadhexdhigo dadkaa walalaha ah eerer ceel afwayn
Waxa lagu xusuusto ❤
ceel afweyn mashruuc buu ahaa baan u maleyn sowtii la waayay 7dii sano
Wanaaga ay sameeyeen waa in lagu abaal mariyaa, haday buurtii tahay, haday doorashada oo ay jaangooyeen, dadkii la dooranayey oo ay xaq ku kala saareen allah ha idinka abaal mariyo wanaagaa badan, guul iyo gobsnimo somaliland la aantiin waaxba uma qabsoomeen❤❤🎉🎉
Alle ha ku siiyo waxa aad mudan tahay!
Hotel hargeisa club ee qabyaalada laguugu saxeexay ee lagaa soo celiyay miyad is leedahay dib baad u heli waa hadii ciro iyo reerkisa garbaha ka jooga ka yelande taarikhdaase qori.
waa run wallaahi taariikh baa is qoraysa
Suldanka noga baydh sida suldankago kale uma sulaysne anaga kaayagu waa dahabe adeer sharaf iyo karaamo noogu noolaw
CIIDAN KAA SUBER AWAL 100 ADUUN AD UGU DHIMATO HJ 1 SHILINO CADHURA BIXIN MAAHA BSRIIS QABOOBAD KATAHAY 100 NIN DEGAN KIISA JOGUU MACNO U LEYSHAY OO XOLO RACANAYA 3DUMARA QABA SUBEER AWAL WAA MALYAN DEGSAARANN. DEGDEG DEGANADIINA UKALAYA CIIDAMO MADANIYAD NOQONAYSAA
CIIIDANKA SUBEER AWAL EEE NINAKA AFKA XUNN CARUURTIISA IYO XOOLIHIISA ILAALINAYAA WAX AAD UGU DHIMATAAN JIIDA OOG BUQDHAR KAYN QORU LUGUDD. WAA EHLUL NAAR.
SUBEER AWAL HJ ABAL MALAHA HAKU FHAMANINA OOG 4WEG BAD HAYSATAAN
Wax ka tar hee, dekadaha, kastamyada, corridorka iyo biyahaayaanu fuuli oo xaqii habar awal ayaanu dooni.... waana xeer inoo yaal taasi
HJ reer sharaf iyo karaamo kuleh S/L
Somaliland iyaga uhadhey😂
SULDAAN SICIID COD KUMIA SOO VAXIN CIRO AMA IBA XAASHI EE WAA LAGU SHUBTEY SLHIRAA WAR YALAA
Budcad ibtisaam ah oo an xoolo abahii uga dhiman imaanku ka racaay. Hargeisa Club bad adigu uu waalatey oo miyirku ka racay.
CIIDANKA SUBERR AWALEE NINKA HJ 3DA XAAS QABA . DEEGANKIISA KU DHAMAADAY WAAR DEEGANADII SUBEER AWAL BAA DAYACAN.. 33 SANO KADIB RER KASTAA JIIDIISUU XILKA SARAN YAHAY .HJ DHULBAHANTAY. 30 SANO SL HAMARYUFTO YIRAHDEN SI ANAY NOO LAYN HJ FILMKEEDA HA WADATO DEEGAN KOOODA SOO BANEERYA.
Allah ku duule kofiyaad bacleh
SYLDAAN SICIID IYO IXTISAAM DOQAN BAAD MADAXWEYNE NOOGA DHITEEN TALADA WUU LA ANBSN OO XURSI BAA WAALI BOOKNA KA QORI
Gadh cadawga dastuurkaad jabiseen
Sidiibuu ujabnaanayaa
Kolba beel halasasabo
Watii daahir riyaale
Masha alaa nin uqalma xuman iyo jeel ma tihid
Salaadinta habar jeclo waa la Bartay hunguri baa xuma
Midnight majirto sidaad kutalisay waaye
SULDAAN ADAG OO WAX GARAD AH ❤❤❤❤
Munaafaq Munaafaq
Wuu ceebeeyey Reer Axmed yare,
Acuudu bilaahi munaafaqa Waa hada culise kafiirso
Allah garabkiina ha galo❤❤❤❤❤ one way ticket
Jeelmuuse hadaad kabadbaaay jeelilaaha yaakaabadbaadin
Saciid waafule
Habar jeclo kaligood isaaq
Ilahayow muxuu qarankii naafeeyay ma mantana ayuu arinkeenii marayaa in reerii isdifaacaan walaahi ciidaankii iyo hubkii lagu wareejiyeey dawlada somaliya ayeeynu iskaga difaaci lahayn qabyaalad iyo dadkii oo uu jufojufo u kala saaaray waa dhibaatada laga dhaxlo hoogaan xumaanta ilaahayse si nabad qaba inaagu dhaafi ee madaxweyne ciro talaabada ugu horaysaa ha noqoto dhismaha ciidaanka qaranka turxaan bixiinta xanaftii doorashada😅
ILAAHAY UMADA HA IDINKA QABTO, ICTISAAM IYO BALASYO AAN LA GARANAYN AYAAD SOMALILAND KA BILOWDEENE!!!!!
Wanaaga ay sameeyeen waa in lagu abaal mariyaa, haday buurtii tahay, haday doorashada oo ay jaangooyeen, dadkii la dooranayey oo ay xaq ku kala saareen allah ha idinka abaal mariyo wanaagaa badan, guul iyo gobsnimo somaliland la aantiin waaxba uma qabsoomeen❤❤🎉🎉
@iftin2024 INTEY BUURTA SAAREEN FALAAGO, 12 ASKARI LAGU LAAYEYAYEY, HADANA KA ODAYEEYEEN,SI DASTUURKA LOO JABIYO!!!!!!.MIDA KALE HUWAN TII SOMALILAND LA DAGAALAMAYSAY WAA TAAGEERSAN YIHIIN!!!!!.
Hadaa laydin xidhayaa ee u diyaar garaw oday😅😅😅
ilaahaybaa doortay craxmaan cirro reer hebelna ma dooran laakiin waxaan ka baqayaa inaad suldaan siciidoow markaad aragtoba tidhaahdo anaa kursiga ku saaray ood u manno sheegato badiyaaba waa bahdeen muuse iyo cirraa tartamay mid baa soo bixi lahaa waxaana soo baxay cirro muusana wuu hambalyeeyay waaba intaa adiga maxaa kuu dheer afka haka dhawrine qofna kumaad khasbin inuu qasab ku codeeyo samadaa laga doortay craxmaan cirro cidna magan ugama aha berri horaa loo qoray inuu kusigaa ku fadhiisto waanay isku wareejinayaan xilka si sharaf leh adiga se taariikhdaa ku qori hadaladaaduna way duubnaanayaan
Adaa dilay midnimada aad sheegayso khaayin yahaw aakhiro xagaad tegi
Yaa ku xidhay hadii lugu xidhi laha maad xadeen codadka
Hooyaabaad usheegaysaa
Munaafaq
Habar maxbuus kkkkkkkkk qorilugud ka waran
JEELKII BULSHADA IYO KII ALLE GALI EE KU ABSHIR DIYAARNA U AH MUNAAFAQIINTA OO DHAN SIDAADAA AAMMIIN
Sidan waa munafnimo
Tuug
MUNAAFAQIINTII XUSUUSO RASUULKA ALLE U SHEEGAY KA XUMID KUWAA OGOW ALLE WAA KU ARKAA IYO UMADDA SLND INTA CAQLI KU JIRO CIQAAB WAA KU SUGAYAA FIDAAREYNKA
Sanaag baad joogysa iyo abartaa Habarjeclo tubatay ee muuse kasoo ka xeeyy hadaad dib ugu noqo neysaan walhi inaydan hargeisa dambe joogyn
Salan sare suldaan saciid geesi hadal cad
SULDAAN SICIID MARKA SUUGA DHULBAHANTE SOO GAADHO BARIGA BURCO AYAYNU WADASHEEKAYSAN😂😂😂
Kkkkkkkk
Geesi Fariid👍
Habsr jeclo iyadgu waxay samay karayeen way sameeyen lkiiin anaga ayaaa talo yeelan doona aduunkana waa la noolanayaaa jawaaabtana waad arki doon taan sida u dhakhso badan
somaliland oo dhannn ayaa cod siiisey reerkaliyi masiine magac xumida kadaa umada
@@engsayidmohamed7527 wallaahi waa sidaasoo abada ah ilaa inta craxmaan dhamaysanayo waa anaa idin saaray
maanta laga bilaabo awal waa habar magaado
Kuwina qudhunkaxey kooyad baclayasha xaraanta ahaa ey ahlu naarinti ey harbar xabushi mar dambey cid ini aamini maysow habar xabashi aad ayan urabay inu muuse soo laabto oo u dhiigow huku falaxasho maadamo qaran dumis ahayen on rabay ina kuwa tiirka laso taagow oo inti gudiga habarxabushed ey ceylafweyn goaanka xaaranta kaso sartay u muse dil togasha uku fuliyo ayan rabay si boqortoyada suber awal hoganka u haye an loso agmarin oo qudhun dambey oo abaalaawayaal dbey usoo haweysan xukunka suber awal ila qiyaamuhu dhacayo laakin ha moodina way so noqon doonta boqlrtooyadi suber awal marka ayey no tahay habarxabuushay imika inika noqday cadowga koobaad ey suber awal hargeisa si jogi maysid ey barigi gaajada aya qaxotigaaga lagu tuuri waayo subeer awal dhulka ugu muhiimsan ayu haysta markaa waxad ahaan jirtay ayad ku noqon
Shaqa Adam ahayn bass ha, Sa
Denbigii aad dalka ka gasheen way idin sugayaa tough icyisaam ah.
Kuwaa leh ciidanka suber.awal adeer ciise muuse jooge wax sacad muusi ma joogan barigii hore nin garba.loo cayeeyay oo xagadabe jooga ayaa kaga jiray sacad muuse kuweena maanan arag intii guldarada ku ridden ciidanka xagaa iyo hargeysa ka raadi saxiib ninka.kaso baxa ciidanka qaranka meesha lasoo fadhiya
Side suldaan ku tahay ado sidan fuley u ah
Waar kani sudaan maaha waa hunguri waliba doqon ah wali waxa uu dabo socdaa hudheelkii doowladu lahayd ee hargasa kalaan ee imika doowladu dhisatay waa afartaba qaad hunguriga saaran buurmadoow baa yaabay.
Jeel cidima geeyneyne cidna idin ma xidheyney hjeclo ayaa is la heydeen cod kaga hela waanad kaga hesheen adeer
SPSA🦅 la'aanted waa somaliland dunta Idon't care somaliland Lakiin Tolkay supeer awal gar iyo gardaraba waan wataa🦁🦁💪🫡
Ka bax Arimaha issak
Suldaan ninwalba shaadh leeg buu tolan ama s/land dhaba ayaa la heli ama ninkasta kabihiisaa leekan malinteeda ha gaadho
Uu kadigaayey
Abtigay waxad usheegta inu jeelki eaku sugayaa dembigi aad gashen weligaa laga samiximayo denbilayasha wadanka dembiga dalka ka galay
Jeelka muuye ku GA, n Maa, we camalkAga ku genaya
Waa kuwaa odayaashii iimanka la'aa ee sharcigii wadanka j.somaliland gacmahooda ku qaatay ee ku tuntay sharcigii iyo kala dambaytii markaa waxaan idin leenahay waakaase bada kula dhaca oo waxaad walaaqanayseen walaaqda!!?
waar doqonkan yaaaa umada ka aamusiiiya waxaasaaa cuqaal lagu sheegayaa cuqdadysannn
Xaaraanbuu u ooyayaa
Laandheeere idinkuubaa soosaray oo xisbigiiniina lasoobaxay saaaas weeyi
Laangaabnimooy ba
Cinwaanku waa been abuur, ma shacabka po dhan oo ay ugu badnaayeen reer Awdal ayaa u codeeyay isbedelka.
Bulshooy Salaadiinta hala xishoodo meel kastay joogaaanba sida ogtihiin Somaliland oday dhaqan bay ku baxsataa markay khalkhal gasho ✅
Koofiyad dahable
Muuse waaa Doqon dumarka iyo caruurta wax u sheegikara laakiin rag waawayn u hanjaba.
Isaga oo codka ka raba dadka ayuu u hanjabay madax dhaqameedk
Dee laga codeeyay oo si fiicanbaa loo karbaashay.
Wuxu is lahaa codka Habar Awal ayaa kugu filan kkkkkkk
Codkii fake ahaa ee u diiwaan gashanaa ayaa la waayay qaaab loogu codeeyo.
Xabadi kugu dhacda hj waa ladinka badbadinaya boobkii cashuurta dalka ee muuse idinkahay baa maanta albaabada u balaqatii hj waay kala tashan niman isku reer uma afduubnanaso nin caloosha u shaqastaa masheegan karo reer aan dooran
Yaku aminaya sicid tugbad tahaye imanlawe shababa walnimo iyoehelnimo ingamdhexay rerqomulud badtihin hjecloy
Huunguri
Cirobaaqatay dadka kala fadhiiso naxliga waad xanuusanysaa
Doqon xun oo iska gadcad baa tahay
Miid niimdu maaday kuku xiidhantay
Saa hadaad ka eexatay maxay tahay wanaaga aad radinesid
Beenaale. Kaadib ah ayaa ttahay
Huteel dadweynaha Somaliland lahaayeen oo laga qaaday buu u ooyayaa.
Hadaa maada lahaa
@@abdirahman-b9lwaxaa lahaa dadweynaha
@hooyo783 makiisa calamada dad way aha lagu sunyay
Wax dad Wayne leeyahy oo ladhaafayba majiro
@@abdirahman-b9l waa inaan meelaba la qaadan khalad buu qofkii qaatayba ku qaatay ilaahay baa isagana ka qabtay umaba fiicnee