XUKUMADII UGU ADKAA KHASHKA OO KACARARAY QOSOLKA ADUNKA😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 417

  • @susuali2868
    @susuali2868 หลายเดือนก่อน +65

    kashka wa edab daranyahy sbbtoo naayaa ku dhahayaa wa maxay😂😂
    muniir wa legend masha allah❤

    • @SafiMaxamuud
      @SafiMaxamuud หลายเดือนก่อน +7

      Waba dabeca diisa in uu hablaha nayaa waad dhaqan xuntahy yiraahdo

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +84

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤😢

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 หลายเดือนก่อน +155

    Abayo hal mid ayaan kuu sheegaya baryahan dad badan ayaa dhiiqo iyo chance kugu raadinaya waxad tahay gabar qalbi wngzan oo karti leh suaalaha qaar ee ay dadku ku weydiinayaan si fiican iskaga fiirso waxan arkayey wiilka kashka la dhaho oo suaalo dhiiqo aad ku gali kartid ku weydiinaya mar waliba isku eeg suaasha iyo xiliga ama marxalada markaas jirtah dadku markaaad heer gaadhid ma waayeysid dad kaa soo horjeesta ama ku dhaleeceeya ama wax aanad ahayn yidhaahda way tahay waa la iska arkaa noloshu kuma xumayso hooyo adag oo karti badan ayaa tahay dhigaa usaree ❤

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 หลายเดือนก่อน +9

      Talo walalnimo inay fariintan aqristo adban urajynya😂

    • @user-mw4xt6oz1j
      @user-mw4xt6oz1j หลายเดือนก่อน +10

      Wlhy taloh wnaagzn siisay😢

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 หลายเดือนก่อน +5

      I n in ay aqrisan rjynya qof wax ku shegy wa qof ka nxya layidhi❤❤

    • @Rumaanabdilhi1122
      @Rumaanabdilhi1122 หลายเดือนก่อน +5

      Marku dhahayo qoftan ma tukato miya ma ila maqashay mise kaligey ba maqlay

    • @user-pb3ff2vv5b
      @user-pb3ff2vv5b หลายเดือนก่อน

      Sywyqhyvcm ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs หลายเดือนก่อน +178

    Muniir sundus wuu ixtirama wuna ka helay ina igu raacsan like isaara pls❤😂😂😂😂

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan หลายเดือนก่อน +12

      Naag buu qabaa😄Ninkaan reer insta hada ahaa leheed maadan qorteen warkaan

    • @mumtaazqaali2631
      @mumtaazqaali2631 หลายเดือนก่อน +12

      Muniir gabdhaha dhn wuu ixtirama

    • @abdirashid9461
      @abdirashid9461 หลายเดือนก่อน +2

      Maya anaga ixtiramka wan udhalanay

    • @InabdiFaarah
      @InabdiFaarah หลายเดือนก่อน +1

      Wa dumashidis

    • @GodeyGacalo-zk3qs
      @GodeyGacalo-zk3qs หลายเดือนก่อน +1

      @@NashaadHassan wan oghy inuu reer leyhy

  • @Cristiano07-m
    @Cristiano07-m หลายเดือนก่อน +153

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw

    • @user-sz3cd3et4o
      @user-sz3cd3et4o หลายเดือนก่อน +2

      @@Cristiano07-m scw scw scw

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน

      Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤

    • @AyanSoumeya
      @AyanSoumeya หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @maneymanki1279
      @maneymanki1279 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw ❤❤

    • @quenqadra4256
      @quenqadra4256 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy หลายเดือนก่อน +149

    Dadbaa is hely wacawa wlh😂
    Kuwan aadawady mana qoslin😂only like 👍 😂

  • @MariaAhmett-ov4jy
    @MariaAhmett-ov4jy หลายเดือนก่อน +66

    Sunduzey vedio yada adi kashka soo badi funny wayeh😂😂❤

    • @Queen____ubax
      @Queen____ubax หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +48

    أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 หลายเดือนก่อน +94

    Sundus inta ila jecel like ❤

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 หลายเดือนก่อน +33

    Kashka gbdha yar dhiiqo ha galin wad ka wayn thy tankle nayaa ha oraan wa cunug yariisa sundus qurux badan dadkeedana hku dirin sundus ka fiirso su alaha qaar quuen

  • @SamiiraCabdullahi-yz3zu
    @SamiiraCabdullahi-yz3zu หลายเดือนก่อน +120

    Team sunduz one like ❤😊

    • @AnsuumMohamed
      @AnsuumMohamed หลายเดือนก่อน +1

      Ala ani umadaan waa iwaaln cabaar kadib anoo isiiii dhahaayo is arkaa😅
      Markn team27 fiirsnayo dadka inaa walanhy uma leeyn saa uqoslayo😂😹

    • @CabdilahiIbrahin-ij5px
      @CabdilahiIbrahin-ij5px หลายเดือนก่อน

      Wagaracdy raga

    • @KaafiyoCabdi-sv7tk
      @KaafiyoCabdi-sv7tk หลายเดือนก่อน

      Sunduy away koko iyo amiira maxa ikudhacay

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 หลายเดือนก่อน +55

    TEAM SUNDUS ONE LIKE 👍

  • @JamiilaMoha
    @JamiilaMoha หลายเดือนก่อน +31

    sundusay wxa ku La talinaya gndhahadi ku laabo nimankaan ka ma helin Ani team 27 gbdha ugu jcelna hay ba thay ha is keen nacsiin nimankan bdan iska dhaaf gbdhahadi ku labo siba Koko io Samia io amiira❤

    • @NuuriyocaliXuseen
      @NuuriyocaliXuseen หลายเดือนก่อน +9

      Abyo dadka dhanb wilal wax Laduban kaligeda mh wilshn wa wallaheda iyadan taqan mesha kufarxsnthy iskaday abyo 😂😂

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 หลายเดือนก่อน +6

      O koko iyo samia ma iyga wilal la.an ah nagwalbo nimn abuurte yahu

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 หลายเดือนก่อน +2

      Wll wiil io gbr waa walaalo wxna wa la Isla duuba ee dhib ma ah

    • @Hoyoomcn143
      @Hoyoomcn143 หลายเดือนก่อน +3

      Ayagab 100 bol wilaal bey ladobaan iyada maxa ku gara 🙄

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 หลายเดือนก่อน +4

      O wiil kulama dhalan miya markad inanta u dideyso wax kale ma jiro hppti wa chellenge ha u firsan sundus marka ok 😂😂😂😂

  • @AishaSuleiman234
    @AishaSuleiman234 หลายเดือนก่อน +35

    Halmar igula SaLi Nabiga Scw❤😊

    • @Dhibleyyyyy
      @Dhibleyyyyy หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw ❤️

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +29

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @missASmut
    @missASmut หลายเดือนก่อน +43

    Sundus io kashka dad lays kugu talogalay dhinaca xaraabaha😂😂❤

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq หลายเดือนก่อน +68

    Inta markay aragtay socarartay love saara😂❤❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 หลายเดือนก่อน +48

    War 4 minut bu yala wana layga soo hor mary😂😂lkn sundus teyda cashaq keep goin 400k i n❤❤❤

  • @Effected_18
    @Effected_18 หลายเดือนก่อน +19

    1:10 Naaag ween tahhe xishooo kulahaa😂😂😂😂 kashka

  • @Mafiamonn181
    @Mafiamonn181 หลายเดือนก่อน +16

    Sundus munir si fcn ula dhaqan wuku ixtiramayaye

  • @nasromoalim7576
    @nasromoalim7576 หลายเดือนก่อน +16

    Sundus abaa wllhi kashka dhiiqo ku galinaa waa bilaa edeb aan ixtiram la heyd chanalkisa su aalha u ku weydinayo wx bilaa dhaqan ah dadka yuuna kugu dirin ee iskaga har please wllshaa oo kula talisay 😢

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 หลายเดือนก่อน +1

      Dadkan ayaga iskaga dhaw nacamleynimada iska daa ee shaqeyso ayaga kuwan is Oog

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn หลายเดือนก่อน +22

    Alla sundus waal kuwaan kudhahay😂😂😂❤

  • @mohamudshoodhelibaax6221
    @mohamudshoodhelibaax6221 หลายเดือนก่อน +28

    Maanta anaa ugu horeyaa😂😂😂😂😂😊

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 หลายเดือนก่อน +16

    Alla kuwani waa funny wllhi m.a war kubaad qabtaabe kulahaa😂😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 หลายเดือนก่อน +18

    Sundus wlhi haday heshay ruxanteedii oo lugo leh😂😂

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 หลายเดือนก่อน +20

    Kasha io sundus dadkii qosolka lahaa is hellay 😂😂

  • @isackbakool7969
    @isackbakool7969 หลายเดือนก่อน +36

    Kashka is not easy ani wareera igu furan kulahaa😂😂😂

  • @LADANCIDI-x1b
    @LADANCIDI-x1b หลายเดือนก่อน +14

    Te cadnaan 100k isoo hamplyo yeeeya😍😍😍

  • @cabdinasir8631
    @cabdinasir8631 หลายเดือนก่อน +15

    Inta sundus jecel one like 👍❤❤❤❤❤❤

  • @bilandahir
    @bilandahir หลายเดือนก่อน +16

    Sundus wn Ku jeclahay abayo ❤😢

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c หลายเดือนก่อน +26

    ONLY TEAM ABEERA ONE LIKE 👐🤗👋🫡🫡🫶🫶

  • @Mohaaaaaazzz
    @Mohaaaaaazzz หลายเดือนก่อน +3

    Sundus muniir ku dhagso wlhi boqor weeyey😊❤😂

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f หลายเดือนก่อน +12

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲
    LAANDHERE MJ AH SUNDUS AYAANLE ❤🎉

    • @RahmoYusuf-p7d
      @RahmoYusuf-p7d หลายเดือนก่อน +2

      Mayee from canada😂

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂​@@RahmoYusuf-p7d

    • @URCRISTIANO-v4f
      @URCRISTIANO-v4f หลายเดือนก่อน +1

      @@RahmoYusuf-p7d anaa kuwasa adi iýo hooyaadaba 🖕🏾

  • @user-ei6fd5kx7t
    @user-ei6fd5kx7t หลายเดือนก่อน +16

    Manta dhan waxaan sugayey adoo koko iyo amaranth lajoga wana kaa codsaday 😢😢😢

    • @XusniNuur-oc8fw
      @XusniNuur-oc8fw หลายเดือนก่อน +3

      Dadkey kwalysah sey run umoodaan iney isdagleen koko yoh😅😅

    • @Maryanmaxamed134
      @Maryanmaxamed134 หลายเดือนก่อน +5

      Abaayo sundus iney xanaaqdaa umaleynaa😢😊

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 หลายเดือนก่อน +1

      @@Maryanmaxamed134mxa kugu dhacey labada gabdhood

  • @XanaanFaarah
    @XanaanFaarah หลายเดือนก่อน +14

    Team snudus one like ❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 หลายเดือนก่อน +25

    Coming son 400k ❤sundus❤

  • @user-dc9be4rm3c
    @user-dc9be4rm3c หลายเดือนก่อน +4

    Sundusteena coming soon 400k subscribe 🎉❤

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j หลายเดือนก่อน +10

    sunduzzy cumeer kuso sameey waxkasta yes plz 😢

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah หลายเดือนก่อน +5

    Wale lesma xaqire zunduz shacbiyad bey ledahay waa naag kaliged is wadi karta zunduz lugahada isku taag ban ku dhihi laha funy ba thy

  • @lakiboy3586
    @lakiboy3586 หลายเดือนก่อน +9

    Sumdus miskiiin wayo huno gulayso from kashka

  • @Selma_khatterr
    @Selma_khatterr หลายเดือนก่อน +8

    Sundus maanta dadkeedi bay heshayyy 😂😂

  • @user-tp6dk8mz3c
    @user-tp6dk8mz3c หลายเดือนก่อน +6

    Team sundus one like

  • @user-ys1cl3pc4v
    @user-ys1cl3pc4v หลายเดือนก่อน +6

    Kashka gabdhaha kafogow fudeedka jooji yaa ila arkey😮

    • @user-ys1cl3pc4v
      @user-ys1cl3pc4v หลายเดือนก่อน +2

      Ma ila aragtey dadkan team 27 wye sxp kuwii xamar ma ahan 😢

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 หลายเดือนก่อน

      @@user-ys1cl3pc4vdadkan ayaga iskaga dhaw 4 sano ee is yaqaane xiita inteysan team 27 la kulmin ee taqaantey ee rufyanimada kala tag waxa internetka ku aragte run haumaley ee dantada wax uqapso intaa 90ka naag facada daawan leehd

  • @farhiyaiman2025
    @farhiyaiman2025 หลายเดือนก่อน +9

    Sundus my favourite youtuber ❤

    • @HikamBoy-qb4eq
      @HikamBoy-qb4eq หลายเดือนก่อน +1

      Ayyy sowmaha yqy sundus my favourite TH-camr❤😊

  • @HudaMuse-d5b
    @HudaMuse-d5b หลายเดือนก่อน +2

    Muniir legend wye❤

  • @zakiapdalla
    @zakiapdalla หลายเดือนก่อน +2

    Maalinta dhalashadeyda waye like maniiga haayo ❤❤❤❤❤ asxaapta sundus

  • @user-od2fk8jm6t
    @user-od2fk8jm6t หลายเดือนก่อน +7

    Walahy ano xanaqsanbadawawaday wanfarxay😢🎉❤😢

  • @amishacadey9972
    @amishacadey9972 หลายเดือนก่อน +2

    Sundus kuwan team ka dhigo😅❤

  • @user-KAARTO
    @user-KAARTO หลายเดือนก่อน +3

    8:36 caqli xumaa danyer kulaha ayagana muuqaalkeeda ay qurxinooyaan ❤😂

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 หลายเดือนก่อน +7

    Kashka nolosha kuqabatay dhar gad kulahaa😅😅

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 หลายเดือนก่อน +2

    Sundus kooooko cumer dadkas mxa wax ulaa so dubi waysay qof qalpi wngsan kugu ogaa ma modeen in lgu diri kro waxwalpo viyus mha wlhi kooooko xumn mleh amuska goni usocodka way udhlaate tankleh kaftan miran wye qosol asxb loyahay aniga asxbteyda wy ijafan cey waxqalpo wlige kma xumn ❤🎉

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z หลายเดือนก่อน +7

    Team sundus one like ❤❤❤❤

  • @RozaXasan
    @RozaXasan หลายเดือนก่อน +7

    400k subscribes i can't wait sunudus let's go guys 🏃‍♀️🥳🎉

  • @Puntlander88girl
    @Puntlander88girl หลายเดือนก่อน +1

    Sunduseyy gabar fiican bad ahyd kashka ka fogow wllhi qof ficn uma eka yuusan dhiiqo ku galin

  • @user-fy6fv6sw6s
    @user-fy6fv6sw6s หลายเดือนก่อน +8

    ❤Queen sundus ❤

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan la kash Keenayo Dhiiqu Raba lugaha inuù Kuu Gasho wlhy mahayn fadil iyi saki inad wax kashegto waa wiilal af Gaban Kuna ix tirama Lkn waxan ka helay asad sad udi fac day Naya Hay Oran Kudhe masa Gaa Kuna Ges tay Ninka afka wayn uma Bogin😂😂😂

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 หลายเดือนก่อน +5

    Sundus caadi uso adeegaty wlhi😂😂😂😂

  • @AanaSiciid
    @AanaSiciid หลายเดือนก่อน +21

    Naa cadi nodheh lacag mahaysti alla wllh wa qoslay 😂😂

    • @luleey381
      @luleey381 หลายเดือนก่อน +2

      Sorry xabiibtay iyagoo iskaga jecal❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AanaSiciid
      @AanaSiciid หลายเดือนก่อน +2

      @@luleey381 wah marka mxa dhahay 🤣🤣

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 หลายเดือนก่อน +1

      Waxa wa chelenge e xage kala qaday inanta😂😂😂😂

    • @AanaSiciid
      @AanaSiciid หลายเดือนก่อน +1

      @@RaxmaIsaaqRahma123 wa igu dhaxsantahay 🤣🤣

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 หลายเดือนก่อน

      ​@@AanaSiciidinagoo tem sundus ah inan wax kale iska fhno wa qalad please an is cafino hadi wax xun leys yidhi ok wllnimo❤❤❤❤❤

  • @SuusuuCadey
    @SuusuuCadey หลายเดือนก่อน +4

    Kashka iyo sundus. Funny 😂😂😂

  • @Ahmedlajoya10
    @Ahmedlajoya10 หลายเดือนก่อน +6

    Waxa soo socdo iyo webiga yaa weyn😂😂

  • @ZusanMahamed
    @ZusanMahamed หลายเดือนก่อน +10

    Sunduseyy ilove you ❤❤❤

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂😂😂😂
    Dad xarabaa baa is halay😂

  • @user-bj3wu7vb6z
    @user-bj3wu7vb6z หลายเดือนก่อน +4

    Kashka baahi socota wye😂😂😂

  • @SumayoShire
    @SumayoShire หลายเดือนก่อน +4

    Sundusey abyo dhaqamada ciyaalnimada iskadaa iyo qosolka badan waxfican maha

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 หลายเดือนก่อน +3

      Wl sundus wa isak xarabeesa ee wxkle majiraan

    • @SumayoShire
      @SumayoShire หลายเดือนก่อน

      @@rahaafhusein705 lkn kabadbadisku Maficna abyo

  • @MuhuboCadday-so2bh
    @MuhuboCadday-so2bh หลายเดือนก่อน +6

    Anaa uhoreya yaa iga hooreeyo ❤❤❤❤

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 หลายเดือนก่อน +2

    Sundus iyo kashka😅cdi ma ahn
    Ninka so qabo kuteh😂muniirow

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 หลายเดือนก่อน +2

    Sundus Yarkan Kashka Wax Badan Oo Aadan U Qalmin Buu Samaynayaa, Waxba Qosolkiisa Iyo Funynimo Yuuna Kugu Dhex Dhuuman Erayo Aan Cirdigaaga Ahayn Yuuna Kugula Dhaqmin

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar หลายเดือนก่อน +3

    Sundus iska ilaaali kashka plz waa khatar kkkkkk

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya หลายเดือนก่อน +4

    Team amiiro one like ❤❤❤❤❤

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi kashka wajigiisa meel uu ka muuqdo aan dhaafo ma jiro 😂😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo หลายเดือนก่อน +1

    boqorAdna Garsiya balis❤ 400k kamisun

  • @cabdiraxmanaxmed-ws8hz
    @cabdiraxmanaxmed-ws8hz หลายเดือนก่อน +2

    Allah haku fududeyo safarkada

  • @KowsaeSaid
    @KowsaeSaid หลายเดือนก่อน

    Sundus anaga wiilkan waan nacney muniir kafiican cumeer iyo macalimow iyo amiira iyo ceda iyosalah iyo koko teemka dhan laso dub illa wiilakan ladhaho kashka wa qof rer badiya sharaftada kucaya rAya wiilku waa kan gabdha ixtiraama sida amiiie

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher หลายเดือนก่อน +7

    Alla sundusaa funy 😂😂

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 wan qosley wlhi teamkan funniest team weeye hadaad energygai heshay

  • @user-wm9mz6rf3i
    @user-wm9mz6rf3i หลายเดือนก่อน +1

    Sundus muniir wuu ku ixtiraamayaa adine qadari ninkaa muhimada siineysid nayaa buu ku lee yahay adine raali aad ku thy mxaa ka qaldan neh abaayooy?😭💔

  • @XamdaMohamoud
    @XamdaMohamoud หลายเดือนก่อน +4

    Sundusey wll0 kashka is kaga fagow waa qof xunee🙏🥹

  • @aishaabdi1594
    @aishaabdi1594 หลายเดือนก่อน +1

    Sunduseey hada caqli leedahy aadna rabto team 27 inadan isku xuman wlh kashka waxba hala duubin ku dhihi laha wlasha cml oo kawen igaso qaad wlh blh waa ruufiyaan channel kiisa sualo qaabdaran buu kaso waydinayay wna dhiiqo socoto yacni dadkuu kugu diraya asiga wuu labana lkn adiga dadki dhex jooga marku ku dhaho wax ila duub marmarsiyo usameey hdi kle is adkeey oo dheh sual qaldan igada game kane caadi uciyaar mided kale wuu fara dheeryahy ee iska ilaali wlh wxan rajeen inaa comments keyga aqriso thanks xppti❤

  • @Mohaaaaaazzz
    @Mohaaaaaazzz หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi dadkaagi baa heshay sunduseey😂😂😂😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo หลายเดือนก่อน +1

    Team Sundus Team samiya team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team cumer team asad team abeera team cimran team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team asad team abeera samiya team koko team cumer team asad team Sundus wan kuxsay walhi wan ikxnsan❤ wan solbtay mcn 400k ❤ walkom back

  • @Qamaraliabdi
    @Qamaraliabdi หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi comments dhan talo kula soo wadageen sunduseey xabibti amiro iyo koko ulaabo wilal wax fcn maha😢

    • @user-ku3lk9th9v
      @user-ku3lk9th9v หลายเดือนก่อน

      Iyaga marki hore wilal race iyagu haso labtan no calacal 😂

  • @Sia..ab36
    @Sia..ab36 หลายเดือนก่อน +2

    Sunmirko u xiisay ❤😢

  • @fatumosaid9795
    @fatumosaid9795 หลายเดือนก่อน +4

    Muniir caadi maha ķkķk

  • @CabduqaadirCabdullahi-sx4iy
    @CabduqaadirCabdullahi-sx4iy หลายเดือนก่อน +2

    Naa Caadi noodhihi waxa rabaa lacag ma heesto dheh😭😂😂😂

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 หลายเดือนก่อน

      Saa mx intaa ku jirta wa cadi

  • @user-bv1mv5rq1s
    @user-bv1mv5rq1s หลายเดือนก่อน +1

    Team 27 qof nayaa dhoho masoo marin😮

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs หลายเดือนก่อน +2

    Kashka afarahan ma fahmyo team27 lee fahmayo😂😂😂😂

  • @Sumayabdulqaadirmaxamed4543
    @Sumayabdulqaadirmaxamed4543 หลายเดือนก่อน +1

    3daan waku hystaa walh😂😂😂😂

  • @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep
    @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep หลายเดือนก่อน +4

    Naagtan ma tukado myaa klhaa😂😢

  • @Muniizhiprahimcabdi2296
    @Muniizhiprahimcabdi2296 หลายเดือนก่อน +2

    Oo Kuba qabtaa beeh ar Sunduzaaa❤😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 หลายเดือนก่อน +4

    Sadex xaraabo ah ayaa is Helay 😂😂😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 หลายเดือนก่อน +1

    Kashka cml meel loo wataa😂 kulahaa Kan waxaa gishta gabdhaha miirka la😭😭😂

  • @user-ku8jx9wp9m
    @user-ku8jx9wp9m หลายเดือนก่อน +2

    Ayyy sundus iyo Abdala😂😂😂

  • @MUCAAD-AHMETH
    @MUCAAD-AHMETH หลายเดือนก่อน +9

    𝘁𝗲𝗮𝗺 𝘀𝘂𝗻𝗱𝘂𝘀 𝗼𝗻𝗲 𝗹𝗶𝗸𝗲

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi cawaa funny waye 😂

  • @Xawodhool_22
    @Xawodhool_22 หลายเดือนก่อน +3

    War sunduseey sawdiga nimankii waawaynaa kaga rukuucsiiyay 😂😂😂😂

  • @kayseomar9364
    @kayseomar9364 หลายเดือนก่อน

    Sundus wallahi fany waaye kubaaleedahy kulahaa😂😂😂😅

  • @najmoabdirahman5794
    @najmoabdirahman5794 หลายเดือนก่อน +3

    𝐊𝐚𝐬𝐡𝐤𝐚 𝐮𝐦𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐡𝐧 𝐧𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐝𝐢 𝐧𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐞𝐡 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐫𝐚𝐩𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚😂😂😂😂😂😂😭

  • @HiboHassan-xi6uu
    @HiboHassan-xi6uu หลายเดือนก่อน +4

    Sudus koko yan laisku kin dirin wll

  • @FahmoOsmanHassan
    @FahmoOsmanHassan หลายเดือนก่อน

    Nag weyn baa thy nga xishow kulhaaa😂😂😂😂

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 หลายเดือนก่อน +1

    One love ❤️ team sundus ayaanle 😮😅❤