Hassan Sheikh oo Shacabka & Dowlada Ethiopia u diray fariin ay aad ugu Farxaan!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Hassan Sheikh oo Shacabka & Dowlada Ethiopia u diray fariin ay aad ugu Farxaan!!

ความคิดเห็น • 329

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 3 หลายเดือนก่อน +18

    Salaan qaaliya Hussain jama geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah kahabay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 3 หลายเดือนก่อน +4

      Asc walaale hussein jama farmaajo wuxuu hal yeey soomaaliyeed hassan sheikh waa jaajuus gaalo u shaqeeyo sidaasi ayey ku kala duwan yihiin

  • @-xu9nd
    @-xu9nd 3 หลายเดือนก่อน +23

    Xasan waa nin xanuunsan oo dantiisa fiirsanaya ee wadanka halaga qabto intuusan meel xun ka tuurin

  • @akisheharara
    @akisheharara 3 หลายเดือนก่อน +13

    Rabiyoow Munaagaqaan iyo inta la mid ah ee shisheeyaha kaba qaadk u ah naga qabo,oo noogu bedel Mu'miniin, Aamiin

  • @hagemotivationprogram1629
    @hagemotivationprogram1629 3 หลายเดือนก่อน +13

    Habeenkii markuu seexdo ayuu ilaawa wixii hore hassan

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 3 หลายเดือนก่อน +2

      Asc.walaal gacaliye hussein jama ninkaasi waa jaajuus u shaqeeya gaalada cad iyo gaalada madow deg deg alla haynooga qabto maxishoodo xaraan kama baqo been inuu sheego kama baqo anigu waxaan ku masalay dembigii soomaali oo dhan deg deg malakamowd u keeno isaga iyo la fiker ah allaahumma aamiin aamiin aamiin

    • @DalmarXaashi
      @DalmarXaashi 3 หลายเดือนก่อน

      Waa nin waalan ma ahoo

  • @Fifamanunited
    @Fifamanunited 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc hussein jama thanks keep going brother. Hasan waa tuug tuugna caaqibo malaha allaw kan nashaafi meel daran allah Katuur wuxuu wadana allah ku celi Hasan tuug

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 หลายเดือนก่อน +14

    Illaheyow noo soo celi MD Madaxweyne moxamed cabdulahi Farmajo yaa rabi ❤

    • @abdifatahbashir
      @abdifatahbashir 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabi

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 หลายเดือนก่อน

    Salamulah wall wadani somaliyed nollow wall ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 3 หลายเดือนก่อน +1

    WA KHAYNUL WADAN KHAYNUL WADAN DHALAY QALBIYAN AYU BILA XORIYAD UYAHAY

  • @seed3966
    @seed3966 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aac. Kkkk xasan maxamud waxaa ka muuqda hadalkiis fuleeynimo daciifnimo raganimo iyo wadanimo ka fog xasan m. ✅✅✅🌏

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 หลายเดือนก่อน

    Waa caadadiisa xasan sheekh isma dhageeysto siyaasada masoobaran SaaS daraadeed ayuu hadalkiisa isku khilaafaa

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxani Madaxweyne maaha...Badeenii wuxu ka Dhigay Bilaash!

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน

      BADA MA HOOYADAA BAA LEH?????.MAkhHNUUD.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน

    Waa wax laga yaxyaxa hadalada xasan sheikh waa nin dhintay oo nool oo aan wax damiir lahayn.

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 3 หลายเดือนก่อน

    Aad oo weyn brother

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 3 หลายเดือนก่อน

    Mw xasan sh Geesi wadani ah

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xussein Jamac waan kugu kalsoonahy oo xaqiiq kaama rabno xassan waan ognahy waxu yahay ee plzzzz muuqaaladiisa nagadaa waan dhibsadaaye

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan gaal usujuude dalxaraashe horor diirato tuugo maafiya ah oodalkii boobaya oodadkii boobaya isaga iyo kooxdiisa illaaheey umada soomaaliyeed haka hor wareejiyo allaahu aamiin yaarabi aamiin inshaa allaah

  • @akisheharara
    @akisheharara 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xabasho goormee wallaalaheen noqdeen

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 2 หลายเดือนก่อน

    Houssin Jama where are you ? We miss your analyst, documentation , and videos

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 3 หลายเดือนก่อน

    Soommaalliyey xasan waa ina iibinayaa cadaw shisheeye ayuu la shaqaynayaa waa in gacanta laga qabtaa wadankana laga badbaadiyaa

  • @CadaniBare
    @CadaniBare 3 หลายเดือนก่อน +1

    ADIGA KALEY SII HADAD LEE DAHAY BADA KELIGA WANU ISLA JOGNA 😂😂😂😂😂😂

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +2

    XASSAN SHEKH, UJEEDADIISA WAXAY KU TUSEYSA, IN UU ITOOBIYA KU YIRI, DHUL IYO BAD XUDDUDA KU YAAL AY U SOO LUGEYN KARAAN SI MILKI AHNA U YEESHAN AYU U DIIDAN YAHAY.

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 3 หลายเดือนก่อน +2

    Si Toos ah ayuu u waashay subxanallaah dad Iyo dadba uu na iibsaday illahoow naga soo gaar
    Midkaan bisinka

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 3 หลายเดือนก่อน

    Somali habar ba ku dhacay saa kaas bay madaxweyne ka dhigteen nin aan dal iyo ummad doona dan ka lahay ee lacag uruuursi ku jira allah ummada ka qabto kani sharkiisa

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 3 หลายเดือนก่อน

    Waa hadal calaa cal ah Xasan sheekh allaha dadka ka wado
    ma aynu dooranin
    Allaa na baday. Naguma soo noqdo?

  • @hasanabdi7351
    @hasanabdi7351 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga aragtidayda
    Hasan waanin loosoodiray
    Inuu baabiiyo sumeecada
    Dalka &dadka jiritaanka
    Somakiyeed
    Waa ahjansi ushaqeeyo
    Shisheeye .ee waxaan dadka soomakiyeed usoojoodinayaa
    Inta waxgaranayso inay kumudaharaadaan ninkaan
    Say ugaarto barlamaanka
    Uujeebka gashaday
    Say ukululaadaan
    Loogaqaado xilka !!!!!

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan luga qalooc waa xaaraan quute calooshii la ciyaara, waa nijaas, waa ehlu naar

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz 3 หลายเดือนก่อน

    waxaas baa dadweeyne madaxweene u ah, ninkaani shacabka soomaaliyeed buu ceebeeyey wallahi.

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 3 หลายเดือนก่อน

    M/ne damiir wadaniyadeed iyo matalaad shacab oo dhab ah leh iyo dilaal hadba wixii la gadan karo juhdi galiya inu dadajiyo si xaqul dilaalka yoomkas u dhaafin oo uu uqaato yay isu yihiin mudane xafidullah m/ne farmajo❤
    Iyo madharge xasan sh mxud

  • @AminaHussein-m6z
    @AminaHussein-m6z 3 หลายเดือนก่อน +6

    Alla xanuunbadana waxase kasidaran umada kaas MW uagfadhiya ninka ithobiya kumaslaxaya badayada waxan
    Kuhadlo ma.aqane Ciilow way Ciilow way 😢😢😢

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +6

    Nabad iyi Nolol Allaha so celiiyo GUUL Insha Allah 💯💯🇸🇴👍✅

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน +1

      4 DEKADOOD, KUWII DIIYEY AYAA KA MUWAADINSAN??????.CAQLI DAAROOD!!!!!!.

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 3 หลายเดือนก่อน +7

    WALAAL HUSSAIN XASAN WAA NINDACIIF AH OO AAN ISTAAHIILIN MW IN UU UNOOQDO UMAAD WAAX GARAANEEYSO OO WADAANIYADLE LAKIIN SOMAALIY WAAY ISTAHISHA IN XASAN MW UNOOQDOO🇸🇴😭👈

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masibo dheg dheg ah ilhay naxdintu nugu riday anga iyo ummada somaliyeed isha ummada somaliyeed beenta ushhegayo ha ku rido

  • @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx
    @AbdullaahiWadaadyare-qu6zx 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wlalaw wadankan dadkisa intay qabil qof kutagerayan shacabku gulaysan mayo wayo shacabka iyaga raba dulinimada

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +5

    ya Allah Subahanallah waa ruuntada walal Hussein👍✅ Allaha xaqa haka sobixiyo Hassen gurgurte aduuna iyo aqiiro Insha Allah 🙏Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waa 300 oo qof xasan waxba lagama qoro

    • @ayaninadee176
      @ayaninadee176 3 หลายเดือนก่อน

      Exactly 💯

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 3 หลายเดือนก่อน +6

    Kanwaakhaa.inweyn
    Munaafaqtuga.weyi

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahoow kan madaxwaeyne maaha naceebaystay umada ilaahay ayuu nagu hor ceeberyey madaxeena ayuu hoos udhigay.waa NGO ee mid khayrqaba aloow noogu badal sidhaqsaa intaan dhul keena lala wareegin noogu badal aaamiin yaarabi.

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin INSHAALLAHA walaal

  • @mohamedgoonijecle1153
    @mohamedgoonijecle1153 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali cadawgeedu waa ITOOBIYA iyo camera maxay somali kala go daa cadaw aya soo socda ITOOBIYA waa cadaw

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 3 หลายเดือนก่อน +6

    Xasax illahay haynaga qabto

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ha ka Sugina War lagu Farxo Xasan Sheekh xasan Munaafaq!

  • @saciddhere6481
    @saciddhere6481 3 หลายเดือนก่อน +6

    horay u soco falanqeeye Hussein jamac

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 หลายเดือนก่อน +1

    War waxan tuuga Xassan duufle qoore salaxa itoobiya U wado tuuga baahane doqon Ka ah

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, rubta ayaad ka sheegtay arinta

  • @seed3966
    @seed3966 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc allaah ha sahlo 😮😮😮

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 3 หลายเดือนก่อน +2

    M/WEYNE BEENTA JOOJI RWANDA 🇷🇼 IYO BURUNDI 🇧🇮 BADDA TANZANIA 🇹🇿 MA GAARIN EE DEKADAHA TANZANIA 🇹🇿 AYEEY BADEECADO KALA SOO DEGAAN, UGANDA 🇺🇬 BADDA KENYA 🇰🇪 MA GAARIN EE BADEECADO AYEEY KALA SOO DEGTAA, SOUTH SUDAN 🇸🇸 BADDA KENYA 🇰🇪 MA GAARIN EE DEKADDA MOMBASA AYEEY BADEECADO KALA SOO DEGTAA.
    M/WEYNE FADLAN JOOJI HADALKA AH ETHIOPIA BADEENA HA SOO GAARTO,

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 3 หลายเดือนก่อน +11

    Inaga waxba inagamagalin xassan dhiiqo wadankeena waan difaacaynaa💪💪💪💪

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 3 หลายเดือนก่อน

      Walal ayandhawayd bayba ciidan badan koonfurta lasoo galeen

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bada ma isaga leh inda adaka🧐🇸🇴no deal Ethiopia ader

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 หลายเดือนก่อน +1

    Was bro🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 3 หลายเดือนก่อน +2

    SUBXANAALLAAH KAANIY IN U MW SHEEGTO WAA NAASIIBDARO SOMAALI HAYSATO ILAHAAY HAINA DHAFIIYO DAALKENA OO ISKUYAALA

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 หลายเดือนก่อน

    Tuug.khaacin.ah.oo.shisheeye.kalkaal.ah.dam.kasiiiyo.ayax.ooman.o.abar.jooga
    Wales.xasan.somalia.ma.matalo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa.ayaandaro.ah.somali.kuwa.madaxda.u.ah.war.ismahan.dadkasomaliyed.dadka.ayaaxun.waayo.way.iskaqabanlahayeen

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 หลายเดือนก่อน

    Ertira.wadolad..wajibkeda.ilaashanaysa.dadkasomaliyeed.waydhinteen.qabiilbaa.hakaadhigay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar.daarood.xukunka.haloodoorto

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 หลายเดือนก่อน

      Xaguu yalaa xukunku waxaad tiraa sidii Yugoslavia dowlado yar yar hanaloo kala qaybiyo dheh .. Hassan culusow markaa aan tv ka fiursanee

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkan.somli.iyo.kuwiihoree.dhulan.iyo.badan.qabsaday.maxay.kukaladuwanyoyiin.

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 หลายเดือนก่อน

    Xayawankas foshoxun hadhibkas kujihada xasen xollo dayukas tukgas foshoxun dilla xasen xayawankas moryantas foshoxun dilla kujihada

  • @mediasomali6196
    @mediasomali6196 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waad mahadsantahay sida aad noo soo gaarsiiso aqbaaraadka muhiimka ah allaha ku xafido

  • @mkch-f4y
    @mkch-f4y 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan tuug
    Xasan dameer
    Xasan qaran dumis
    Xasan tooban wajiile
    Xasan ow naarta ilaahey hakugurido
    Xasan iska dhimo

  • @MamaFoos-tu1kj
    @MamaFoos-tu1kj 3 หลายเดือนก่อน

    Asc HuseinTV horta Somalido been sheegtaa laakiin been ma maah maahdo.
    Waxay ku maah maahdaa ,NIN NAAGTAADA RABO GABADHEYDA GUURSO MA KAA YEELA. Jabaabtu waa maya, Ethiopia waxay rabtaa bad ay lahaato,marabto bad canshuur laga qaadaayo.

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 หลายเดือนก่อน

    S/c war bal eega marka uu garoomada addunak ka dego.sida uu wax u fiirfiiriyo waa dhaqan mooryaan ama.dadka wax booba
    Maba leh suuraad MADAXWEYNE
    BAL SOOMAALIYEY.EEGA OO U FIIRSADA SIDA UU WAX U EEGO
    MAAHA QOF SAX AH..
    ALLOW SAHAL.

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 3 หลายเดือนก่อน

    Xassan munaafaq, Xassan jirjiroole, Xassan Xaabsade, Xassan qabyaalad, Xassan xabaale u sujuude, Xassan drug dealer, Xassan ma xishoode, Xassan dane shisheeye ka shaqeeye… Allow ummadda ka qabo. Xassan waa 10 qpf oo isku dhexjira.

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 หลายเดือนก่อน

    Garanay Xasan xaalkiisa lkn ku soo dar xiriirkii Farmaajo iyo Etoobiya ka dhexeeyay iyo khudbadii Farmaajo ee ku saabsanayd badda Soomaaliya

  • @HarunAlimoalin
    @HarunAlimoalin 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheekh Isma Oga Iskamana War-hayo Wixii uu Shali Yiri Maanta Ka Duwan Kan Maanta Waxaa Jira (5) Shan Xasan Sheekh oo Isku Dhex-jira Kala-hadlaya Ismaba Oga. Tankale Arimaha uu Noosoo Qaatay Tanzaniya Kenya Iyo Wixii La Mid Ah Iyo Tan Annaga Iyo Itoobiya Naga-dhaxeysa Isma Lahan. Xasan Sheekh Siyaasad Xumo Ayaa Halkaan Dhigtay Siyaasadna Waxba Kama Oga Waa Iska Macalim Ee ILLah SXWC Ha Inoo Gargaaro Xasan Si Nabad Ha Inoo Dhaafiyo

  • @HussainNoor-fh1tp
    @HussainNoor-fh1tp 2 หลายเดือนก่อน

    HUSSAIN TOBAN BERI KUMA HAYNO.... INSHA ALLAAH KHAYR BAANU KUU RAJAYN...TODOBAADKANI WAXUU AHAA MID AAD U KARKARSANE...

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 3 หลายเดือนก่อน

    Asc. Dhawaan dalka Kenya markii canshuurta la kordhiyey. Shacabka Kenya wey ka hor yimaaden, Ruto waxay ugu baaqen inuu is Casilo

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 3 หลายเดือนก่อน

    Hadeynu somali nahay wxba
    Ino tari mayso manta inan
    Hebal ba sidan ah iyo inkale?
    Wa inan sidhaba u wajahnaa
    Runta iyo xaqiiqda dhabta ah
    Ee an ku dhexjirno taasi oo ah
    (QABYAALAD) wanan wada Ognahay wxy ay ina baday iyo
    Halka ay ina dhigtaba wixii
    Kale wa been iyo riyo somaliyeey??????

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo miyaanuu aheyn kii lahaa 4/5 dekadood ayaan itoobiyo diyaar ula nahey.
    Ilmo isdaba wareeg.
    Itoobiyo waata 10000 ciidan ah somaaliya ka joogaan.
    Gedo hiiraan lafta gareen.
    Ilmo caqli dameer.

  • @mowhei5568
    @mowhei5568 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤ Farmaajo ❤❤ inta kale Siyaasiyiinta gumaystaa noogu haya wadanka Si uu Markale Ciyaalkeena ugumaysto. War aan kakacno Fadhiga Somaliyeey

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 3 หลายเดือนก่อน

    Rabbi ku dulee Xasanow Ummaddan Soomaaliywd. Rabbi dhanac ha kuu dhaafsho Allahuma Amin Amiin Amiin

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 หลายเดือนก่อน

    Amukawadaa haday itobiya madaxbananidena ixtiranto dekedehena waxwakalasodegikarta canshurdhimisna wausamaynayna? ankalaganacsano sidajabuti inkasto hadalkas ama ereybixintasi anaywaqtigan kuhabonayn markalafirsho talabada ayqaday itobiya

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa munaafaq aan u
    qalmin inuu dal iyo dad hogaa
    miyo!!! Maadama Xasan munaafaq uu Kenya dhul
    lagasiiyay micnaha waa
    "Af waxcunay xishood!!!"
    Qofka hadduu hunguri ween
    yahay nasab ma'ahan. Ee
    Allow Kani nagaqabo Aamin.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 3 หลายเดือนก่อน

    Husseenow waxaad is barbardhigaysaa hogaamiyaha ibnul sharmuudiinta somaliya iyo qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah...iyo nin maskiin ah oo aan Ogeen masiibada qabsatay caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 ....ee ay xaraanta iyo xalaashu isku midka u tahay..ee aqoontu u tahay beenta. Qiyaanada iyo qabyalada....

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 หลายเดือนก่อน

    Hawiye badiisii waa kireyestay
    Daaroodna Waa kirayetay
    Dirna waa kirayetay
    Digil mdhifle bad malahe
    Soomaalida kale ee laga sheekayenayo Yaadhalay Munafada
    Joojiya

  • @gablax
    @gablax 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 Kan wuxu u heysta in Somalia ay tahay meel dugsi Quran ah oo ciyal dhax fadhiyan uu qudbad u jeedinayo uma heysto Somalia 🇸🇴 iney dawlad tahay oo asaga MD Weyne u yahay 😂😂😂😂 laakin wuxu hilmaamey in somalida ey tahay dad Neceb shisheyaha dhulkoda ku soo xadgudbi Karin oo ey mid Noqonayan si kasto eynu isku dilno whe are one adeer Hassan dawlandino waxba Kama taqaanid please guryahada iska dhiso waxa ku hartey waa sanad maxkamadna Wey ku sugi xoolaha umada somaliyed aad ka dhacdey thats the facts

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂Xajadee somalida is ku haaysaay ambaa milxdii dhadhanka uu yalasaay somali nimada waxaay ahaayiin Isaaq waydinkii xasoqay ee ciir Iyo dhul baa ka ga raacay malintaa ayay somali gacantadii midig goyen hadanaa waay calacala yaan caar hadaad rag tihiin boodka ka kacaa bajon yahay bajontu dhashay Si daasaa idiin abada ah😂😂😂😂 Guuuuul somaliland❤❤القافلة تسير والكلاب تنبح

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 3 หลายเดือนก่อน

    ILMADA YAXAASKA ISKA WATA!!!!!!.KUWII SOMALI HALKAAS KALA GEEYEY, AYAA DAD IYO WAFAN KA HADLAAYA!!!!!!!.

  • @AxmadXasan-w2p
    @AxmadXasan-w2p 3 หลายเดือนก่อน

    Adigu Hadii aad Hassan sheekh col la tagay ha u dhex marin Ethiopia iyo Mou- ga dhex maraya Labadda
    Dawladeed ee Ethiopia iyo S/land e u Badheedh Hasaan saaxiib.

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 3 หลายเดือนก่อน

    Walee ninkaan maxey uegayan rerohoodi kuhaye farmajo vilads kasobax bal kawarn ninka uqalmo sobax ee loosacbinayo maxey tahy walee se maxaa kudhacy umadihii kale ee somaaliyeed

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan magac been uguma bixin waa munaafiq diley ah oo caloshii ushaqeyste ah ee waa in lagu banan baxo oo laga tuuro talas uu dayacay 😭😭😭😭👎👎👎

  • @AxmadXasan-w2p
    @AxmadXasan-w2p 3 หลายเดือนก่อน

    Dee u doono adigu waxay Ethiopia kaa hayso. Waar anagu Ethiopia Cadaw nooma aha cadawna uma nihin Ethiopia . Kk waanu qirsanahay Xuduudaha Calamiga ah. Hhhh yaad Ethiopia ku khuukhinaysaa.

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 หลายเดือนก่อน

    Xassan wa nin qalbiga fakhri ka ah! waligiis dhargi maayo!,wuxu raba wax yar inu ethopia ka qaato balse farsamadi ayaka khaldan!Dowlad hadey jidho inta maxkamd lakeno ayala xidhi laha ,waxa uku hadlay,wa qaran dumis iyo sharaf dhac Dal iyo Dadba !#

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh waa museey lamatul kadaabka Somaliya haddu joogi lahay xiligii saxabada & Rasuulka SCW Waxa kuso daagi laheed ayaad Quran Ah 😮

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 หลายเดือนก่อน

    War qofkaan walan ee m.weynaha Somalia isku haystaa wxn u maleyn
    Electric sistab ayaa ku xiran
    Kaas oo rumoodkisu yaallo d.jabuudti kolla dhanki madonayo ayaa loo mamula

  • @abdibarre5914
    @abdibarre5914 3 หลายเดือนก่อน

    Falanqeeynta Xusein waa mid shan u jarjeerto famaajo sumcad u sameeynayo President xasan war sax oo diplomacy ayuu ku hadlay Xusein si kale ayu u arkaa dadka fikirkioda iska horkeenayo waali cad ayuu ku hadlayaa

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 3 หลายเดือนก่อน

    لا حول ولا قوة إلا بالله
    War qofkaan aawey dadkii la talin jirey may wax u sheegaan mise ayaguna waa waalan yihiin

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Xurmadle xshm waxa ethoopia bada ku marti qaaday waa buntland hageeysa uga hormare banaadir aa gobanimada dhalisay iyadaan banaadir ka difssceeyss

  • @CabdulaahiMaxamuud-lo4si
    @CabdulaahiMaxamuud-lo4si 3 หลายเดือนก่อน

    Asc. Somaliyey aan Abaabulno Mudaarad Dalka gudihiisa iyo Dibadiisaba ah o aan kaga so horjeedno Xasan Gurguurte iyo Dammujadiid. Haddeynaan Banaanbax arrinka aynaan kaga fal celin oo addunka daafahisa ka dhaca, macnahedu addunka dadka ku nooli waxay u arkayaan inaynu Raali ka nahay

  • @FartunK
    @FartunK 3 หลายเดือนก่อน

    dilalkii kenya eey shacabka gedo u geysatay wuuba inkiray kenya shacabkii reer gedo eey laysay aad buu ugu faraxsan yahay badii ineey qadatana rabtayna wuuba inkiray

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyey go an kan xasan sheekh losodhibay mid kaduwan ayaan ubahanahay. Xasbunallahi wanicmal wakiil.

  • @lulali8651
    @lulali8651 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan somali ha iska qataan waa tuug khayinluwadanahaa,waa in daarood iyo diligil iyo mifale iyo beelaha shanaad ,waa in leeska qabataa isaaq iyo hawiiyee halaga hortaagaa tuuga .

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 3 หลายเดือนก่อน

    Tallo Somali maaxad u banambaxi weysen . So tii Somaliland ku banambaxeysen. HSM maad ku banambaxdan wataana baada iyo dulka xarashaayo.😢

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 umaada afhayeen uma tihid ee wa sidaad adigu u fahanta iska dheh ....Shacabku siday wax u dhagaysan

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 3 หลายเดือนก่อน

    Asc cajiib cajiib Cajiib wallahi waa arrin layaab leh.
    Runtii waxa ay kala yihiin labadaan nin sidii cirka iyo dhulka.
    Mahadsanidiin sxbkay xussein jaamac.
    Xassan sheikh inuu somali madax unoqdo waa dambi ay ayaga ilaahay kagaleen oo lagu ciqaabaaya ayaga.
    Allah ha ina dhaafiyo dhulliga

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbiyalaah
    Illahow rabiyow xasan nadhaafi io Kowi doortay dalken Qatar ayuu ku jiraa

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 3 หลายเดือนก่อน

    Allah kusoo qabay xasan munafiqoow! Jilicsana oo daciifsanaa. Kan soomali waa lagu karbashayaa, dambiyadii badanaa ee ay galeen baa xasan loo gu keenay in lagu cadabo oo lagu saliday oo xasan xume ummada Allah ha ka qabto.

  • @amiraomar6020
    @amiraomar6020 3 หลายเดือนก่อน

    Odaygan xassan xoolo sixirkisa uu somalia ku heesto halaga eryo waxa loo hesto ma fahmin nin dhulki bixinayo suu madaxweyne uu noqon kara waabyaab maxa qaldan uuf

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 3 หลายเดือนก่อน

    Dillaal ayuu noqday Xassan Gurguurte laakiin ogaada siday Soomaaliyi maanta liidato uma Allah la’a.
    Ilaahay ayaa nagu filan. Soomaaliyeey kaca oo halgan beeka ka ogaada!

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 หลายเดือนก่อน

    Xasanoow itoobiya kuulama dhaqanto sida ay ula dhaqanto madaxwaynaha kenya iyo Eritrea markaa hadii itobiya faro kaa hayso ha nagula rafan dulinimadaada iyo qaab daradaada af buuxa ayaanu u leenahay soomaaliya ma matashid (bi zaaf calayk soomaaliya) ....jemes swan baa kaa hadal cad oo dalka u hiiliyey na dhaaf belaa madax kaa dhigata e uf waa nalagu ibtilaynayaa biniaadamkan uf!!..

  • @omaradan6483
    @omaradan6483 3 หลายเดือนก่อน

    Qofka beenta badan malinba hadal kale oo Kyi shalay ka duwan bu shega waxan madaxweyne loguma yirikaro sick man crazy man man waye wa qof walan beenti ba washay iyo dhanti beenta aheed

  • @xamralive
    @xamralive 3 หลายเดือนก่อน

    Xaqiir ku ma Fiicna lama Xaqiro Qofkii wax fiican qabta ee waa looga mahad ceshaa oo lagu Amaanaa Xaqiirka Diinteenu ma amaanin