ความคิดเห็น •

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 ปีที่แล้ว +27

    Been baad sheegtay anaa kuriyooday anoo xidhanaya waana xidhay oo khayr kaqaaday weliba dahab culus aan kufarxay sidii bayna noqotay subxaan allaah ilaahay wuxuu kushaqo leeyahay lama sheego

    • @rahmaabdirahman1670
      @rahmaabdirahman1670 ปีที่แล้ว +1

      Saso kle gabdh wxy tidhi 2014 bn ku tiyoday 2015 wn helay ee muxu dadka uga nixinya shiikhu

    • @samiraa900
      @samiraa900 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix aniga waxan so dhagestay wadado arab ah e 10 garaya wa qeyr lkn sheikh umada wa murjina subaxalaah

    • @inasayidabdule
      @inasayidabdule ปีที่แล้ว

      ❤ALLAH❤ baa og wax kasta ALLAH baa talo saraneynaa
      Sheik ha cayin asc cafis iyo mustaf

    • @zumayoahmett7944
      @zumayoahmett7944 10 หลายเดือนก่อน

      Bismilah wabana naxay xalay ban ku riyooday waban naxay wll

    • @aishajamaahmed4375
      @aishajamaahmed4375 10 หลายเดือนก่อน

      Wlsheyey aniguna waxan ku riyooday dhagaxan dahaba o cagar iyo casan ah wll talow ma muruga

  • @gamer2.0gg34
    @gamer2.0gg34 4 หลายเดือนก่อน +4

    Xasbuna Allah
    Hada ka hor baan ku riyooday dahan
    Wiil baan dhalay

  • @NasraGoole-nk9bh
    @NasraGoole-nk9bh 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa markii 4aad ku riyoodo dahab qoran waa sugaya wxy noqoto حسبي الله ونعم الوكيل

  • @Xarago319
    @Xarago319 ปีที่แล้ว +2

    Asc macalin muse waxan ku riyoday timaheyga daban oo mid kasta dadaneyso ila timihi dhan iga so wada daten please ifasir macalin

  • @salahismaciil818
    @salahismaciil818 ปีที่แล้ว +4

    Sheeqoow waan kaadiiday dahabka lagu riyoodo waa ilmo

    • @hafsamohamud7238
      @hafsamohamud7238 ปีที่แล้ว

      Haa sax Dadka bad anaa sas ayee dhahaan

  • @qwenridhuu7554
    @qwenridhuu7554 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ku riyoday dahabka oo luqunta aso yara weyn aan gadanayo kadib marki laigu arko aya qof kle idihi dona igee mesha kaso gadatay plz ifasir sheikh.😊

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 5 หลายเดือนก่อน +4

    Anigoo xaaamilo ah ayan dahab Ku riyoday waxana leygugu fasiray Inan Gabar dhali dono Wey naqatay Sidi fasirks Allahu yaclam

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 2 หลายเดือนก่อน

      Dahab noce ani faranti hada ka hor ku riyoday wil dhalay

    • @amuunlove3710
      @amuunlove3710 หลายเดือนก่อน

      Anaba hada bishi 9 aad i dhamanysa xalay banan ku riyoday ano labo dhagood oo waa ween helay

  • @MaryanNur-q2y
    @MaryanNur-q2y 3 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin Muuse waxan ku riyoode anigoo dahab gadano oo gabr ixir dhahayo hoyo wax hesato maahi Asaay ba isaaran ilmaha ogoon ba hesta iga so jwb

  • @FowsiyoAxmed-hl2mw
    @FowsiyoAxmed-hl2mw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaal waxaan Rabaa inaad iifasirtid waxaan ku riyooday aniga oo wada cidle maraaya ninka taagan anigoo Asiga kacabsanaayaoo ucabsanaaya anigoo dahab ii xeran lacabsanaaya ayaan waxaan ku cararay guri please 🙏 walaal riyadaan isoofisir

  • @cusmaanmaxamedibraahim1899
    @cusmaanmaxamedibraahim1899 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheeq waxaan kuriyooday hooyadey oodhimatay oo gawar wallaasheyah iyo aniga oo dhahab nasii neyso plz sheeq iisoo jwb

  • @shamsamuse4118
    @shamsamuse4118 9 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh baaraka alllah waxan ku riyoday ano socdo iney qof an aqoon ulaheyn ii dhibtay dhagax cagaaran o dahab ah lkin xaqiqo uma hayn aniga inu dahab yahay mxan lagu fasiri kara shekh

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 ปีที่แล้ว +1

    Macalin asc aad baan ufiirsadaa programekan maasha Allah maamo xaas ah ayaa waxay ku riyooday aabaheed oo dhintay oo ku dhahaayo naagtaas meel ayuu farta ku fiiqay dahabkaaga ka soo qaado mana fahmin riyaadaas

  • @Dheman72
    @Dheman72 8 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh muse waxan rab ina aad isoo fisrti labo riyo 1 waxan ku riyody aniga oo dad badan cunta siinyo cuntan waxa waayo barisa iyo hilba mida 2 waxan ku riyody aniga oo dahab aan aniga lehay oo dhahga igu jur hal xabo iga dhumay ee isoo sheka 🙏🙏🙏🙏

  • @saladoomar4426
    @saladoomar4426 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxaan ku riyooda ninkeeyga oo dahab isiinaayo laba dhago oo dahab ah

  • @cusmaanmaxamedibraahim1899
    @cusmaanmaxamedibraahim1899 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq waxaan kuriyooday ninkeyga timihiisa oon dhulka ka aruu rinaayo oon bac ku aruu rinaayo plz sheeq iisoo sheeg

  • @munaabdi8852
    @munaabdi8852 ปีที่แล้ว +1

    Wcs. Sheikha waxa ku riyoda ani oo helay dahab oo aan xirtay Sisilada ah kadibna wan iska bixiye qof aya siya iyo dhagah aya Hal gacanta ku haye wan. sokacay Ifasir

  • @umaymoooomaar2423
    @umaymoooomaar2423 ปีที่แล้ว

    Shiiqow waxan kuriyooday anoo johorad helay kadib miisamay 250 graam iinoqotay kadib qaybaa layga xaday gaalo cadaana IGA xaday nus please ifasir

  • @fahimaidris5845
    @fahimaidris5845 9 วันที่ผ่านมา

    Sheeq waxan ku riyooday aniga oo walashey ninkeda dahab nookeynay walshay keeeda nogu waaweynaa wuxuu ah dhago katiin faranti walshekeda wey qaadatay
    Anigana intaas oo kale la ikeynay balse cabir Ahaan kayar marka keygii waa iga dhumay waxansarnaa dabaqa kor ah, hoos ayuu kudhacay waan waaya inagu dabaq malihin
    Hooyona waxaa loo Keenay
    Dhago koor iyo faranti
    Walashay waxey idhaday kaada qaado hooyan adiga u hay kaygii markuu lumay kiiyo faraantigan ka xirtay intii kalan waan haya
    Sheeq isoo safir riyo kalan waa jirtaa balse midaan ii soo fasir adigoo mahadsan

  • @suleekhasaciid808
    @suleekhasaciid808 2 ปีที่แล้ว +1

    asc shiikh waxan kuriyoday anigoo biyo cabaya kadib biyihii wan tufay baran baro afkayga kasobaxday

    • @hayatmuze4139
      @hayatmuze4139 ปีที่แล้ว

      Xasbun allaah is quraan saar
      Anigaa fasirka baranbarada soo daawadaye

  • @Kenadiid11
    @Kenadiid11 ปีที่แล้ว

    macali marka ugu horeeyso asc waxan ku riyooday anigoo xalay 28 bisha anigoo funaanad huudheey cadaan iipsanayo maxay noqon kartaaa

  • @hawomohamoud8553
    @hawomohamoud8553 2 หลายเดือนก่อน

    Maclin aniga waxan kuriyoday ano dahab jajabinaya

  • @muniirobintucabdalla9135
    @muniirobintucabdalla9135 ปีที่แล้ว +2

    Shekhow ninka kala tagny ba xaly ku riyonayey isago ikeny dahab io shoping

  • @saladoomar4426
    @saladoomar4426 3 หลายเดือนก่อน

    Xaamilana waan ahay hadda sheikh

  • @xabsocusmaan4743
    @xabsocusmaan4743 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq iisoo jawaab
    Dhowr mar ku weydiiyay
    Iisoo fasir
    Waxaan ku riyooday
    Qoraxda oo halkay kadhacdo kasoo baxday

  • @SalmoUmuqeyrLifestyle2021
    @SalmoUmuqeyrLifestyle2021 ปีที่แล้ว +2

    waxaan ku riyooday aniga oo dahab jidka ka helay kadibna naag iga daba timid oo igu tiri aniga ayaa leh ee isii

  • @aziadeeq240
    @aziadeeq240 15 วันที่ผ่านมา

    Shikhow wxaa shegaysid kuma riyoone dahab sadaan kuriyooday oo an ka arkay gacanta sacadaa aad buu uquruxbadanaa marka ninkaygoo leh gabar dahab gado uu kuleyahy isoo diyari dahabkas oo kale an sawirkuu diraa an arkay 😊

    • @aziadeeq240
      @aziadeeq240 15 วันที่ผ่านมา

      Whats ab buu ugu diray Ana whats apkasaa ka arkay

    • @aziadeeq240
      @aziadeeq240 15 วันที่ผ่านมา

      Ee ifasira

  • @sacdushshiekh4735
    @sacdushshiekh4735 ปีที่แล้ว +2

    Yaa rumey sanaa mrka inta TH-cam ku jirto adiga bisa beneyee
    Sideen ku romeystaaa

  • @samiirajaylani6678
    @samiirajaylani6678 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh marka hore wanku salaamay ani waxaanku riyodaa marwalba hoyadee Oo ibursaneeso Oo rabta in ey idisho marka wan fahmi waayey riyada nucaas ah Ani iyo hoyadee xarir keena Aad ayuu uwanaag san yahay lkin Markan arka riyadaas wan walwalaa malinkii Oo dhan

  • @aminaahmed305
    @aminaahmed305 ปีที่แล้ว +1

    Man shallah tabarakallah ❤❤❤❤❤

  • @Abdillahi0645
    @Abdillahi0645 2 หลายเดือนก่อน

    Diamond..ka ka waran sheekh, anigu dahab kuma riyoonee.

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc mashallh Allha gulinshallah

  • @hamdahassan-no7qg
    @hamdahassan-no7qg 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah😊😊😊😊😊

  • @samiraa900
    @samiraa900 ปีที่แล้ว +1

    Istaqfurlaah

  • @abdialu7980
    @abdialu7980 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah Subxanalah Subxanalah Subxanalah

  • @FarxiyaCabdilaahi-i3c
    @FarxiyaCabdilaahi-i3c 8 หลายเดือนก่อน +1

    tag hoyadaa nacalaa ku yaale
    ayoow aygu dhalay
    anagaa dahab budo ah ku riyoonaye benaale yahow😓😠😠🤪

  • @robleyusuf2566
    @robleyusuf2566 10 หลายเดือนก่อน

    Riyada dahabka la xadayo ka waran? Ani nin baa ahay ayado dahab dhagax ah la iga xadaa ku riyooday

  • @LayloCali-eu2eb
    @LayloCali-eu2eb 4 หลายเดือนก่อน

    Waaye shieekh

  • @TylerAlston-f5j
    @TylerAlston-f5j หลายเดือนก่อน

    090 Oberbrunner Underpass

  • @amranmuse5369
    @amranmuse5369 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh anuu wxn Ku riyooday dahab daimod cadaan kasmeysan ooy hooyadey dhagaha iigu xidhayso iyo fargal aan anuu gashanayo bal diamond Kana kasoo hadal sheekh

  • @tumamuhidin9354
    @tumamuhidin9354 ปีที่แล้ว

    Hadi an kuriyodo ayeyadey oh katino dahab i hertey maha kamidyahay lakin ayeyadey wa dhimatey manosho

  • @hodanmuumin7515
    @hodanmuumin7515 ปีที่แล้ว

    Subxana allah ilahaw nogar gar

  • @IqroMohamud-jc1ho
    @IqroMohamud-jc1ho 6 หลายเดือนก่อน

    Ana ku riyoday dahab ano so gatay ,.....habenka horeyayna ano guriga ka tagay u ninkayga iga buriye ana aan oynaayo kadibna an rabo ina guriga kuso noqdo 2da riyoba walifasiray ugu dambayn sidan arkay ayu ahaa

  • @mohammedsalem6907
    @mohammedsalem6907 ปีที่แล้ว

    Maryan ali wcs❤❤❤

  • @LayloCali-eu2eb
    @LayloCali-eu2eb 4 หลายเดือนก่อน

    من الملك

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka edeb darada kala tag iuo beenta dahabku waa xoolo iyo nicmo aan lakoobi karin waanuna aragnay waxaadan cumilmi ulahayn lama sheego iyo qalbi jabka

  • @najmaabdi1943
    @najmaabdi1943 ปีที่แล้ว

    Waxaanku riyooday anigoo dahabka guriga nooyaala iska gadaya oo suuqa geeyay

  • @aminaali5724
    @aminaali5724 ปีที่แล้ว

    Dahab ano qof siinaya hada ku riyodana

  • @salmofeetlover7903
    @salmofeetlover7903 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb

  • @CanabXuseen-dd8rm
    @CanabXuseen-dd8rm 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 11 หลายเดือนก่อน

    Shiqow riyada daahabka been ayaadka sheegtay

  • @NajahYousuf-s8w
    @NajahYousuf-s8w 9 หลายเดือนก่อน

    Bal wuxu ku hadlayo daya war naga aamus