Arinta Dhaxalka waad ku mahadsantahay wayoo anigaa ka mid AH dadka diidan in la gado Gurigeena shukran jizaa Kalaa QEYR shukran mar kale WALAAHI uma heysan in aan wax dulminayay Teeda kale Makula tahay tani inay tahay Tipps LA siinayo HISBULAAH waxay taalin karaan kan hubka qabta
Mnsha allh kolay qof ku marka uu qangar yahay xaqiisa qofkuu doono wuu siiin karaaa mar hadiii aad adigu leedahay mida kale ehelkaga in aad wax siiso waa wax fiican Mnsha allh
Asc dulmidiid waad ku Mahad san tahay arinta dhaxalka ee aad ka hadashay Hal mowduuc kali ah Oo dhaxal ka bes ku Saabsan kuwa isku Dhejiya ee sheegta mas,uuliyad iyagu Isi saareen in ay ku Tahay dambi aaqira iyo Aduun cadaab ku mudan karaan walaal Dulmi diid arinkaas si Qaasa hal mar uga soo hadal waad mahad santahay
Wan yabay dadka umada laya cadalad yaqan walhi qofkas aska ah ban filya wayo waxas maso qoren qof an kuwas hayni share out ayad usamysay dhigyo cabka allah ulabo
Sh dulmi diidow ka waran dhaxal aabe, marka ay diido hooyadii guriga in la qaybsado. Waana dhaxal dhul , taasoo qaybo ka mid ah dhulkii ay hooyadii ka gadatay ama ka cuntay, hantidii agoonta.
Asc sheeq waan ku salamay bacdan salan sheeq waxaan dhalay laba will iyo labo gabdhood hadii aan waxaan haysto ma u qaybin karaa anigoo isku lekeysinaya hal will iyo labo gabdhood waa isku bah ama isku aabe hal wilna waa abbo gooni waan hayaan marka waa labo gur oo soomaliya ku yaal marka ila tali ma rabo inig dhinta inay is qabqabsadaan,
Sheikhow can you pls SAY WEY BAQTIYEEN pls yacnii I’m a fan of you I love you for the sake of Allah BUT hadaan soomali ahay gaalka markuu baqtiyo an dhihi jirnay so pls wa codsi waana wax ay istahilan iyo kabadan wiliba inan medadkood Ku kor socscono ayey naga istahilan WAR WAXA FALASTIN AY KA SAMEYEN WALAAHI HADEY JIRAN LAHAYEN XAYAWAAN SIDA ARIGA AMA LO’DA WALAAHI WEY KA CAROODEEN WALAHI OO WAXEY SAMEEYEEN MALA GARTEEEN SO PLS
Akhii arinta dhaxal waxaa soo baxay looyaro kugu la talinaaya in aad dhaxalka kaligaa aad dhacdo oo kuu sameenayaa daliilo aad ku dhacdo maxkamada waraaqo u sameenaaya nimankaa looyarada ah salaad iyo soonka kama tago
Hooyo macaan dulmideede waxaan of la qabay 39yeeris+8carruur loo deeday xaqa Ninkeeda oo dhintay 6sano ka hor waana wallasheesa ku hooyo iyo ku abbe ah xalladaas ka waran
Qowda maqashii waxna ha u qaban waa sheekada Reer galbeedka. Kii ku dilay aa hadana biyo ku siinaayo markad ka dheragtana ku dhamaystiraayo ILAAHOW ADIGAA XAQ SOORE AH ADAA CAADIL AH ILAAHOW U HIILI MASAAKINTAAS REER FALASTIIN EE LAYKU DHIIBDHIIBAYO LAGANA AAMUSAN YHY. 😢😢😢😢😢
Dadku inaad wacdido ama aad waxaan war ahayn noo sheegto wakhti uma hayno ee warka siidaa aad hayso.inta badan somaliyey sidasan nahay iyo wacdigaga badan u fiirso klibadda
Wll dulmi dadka kuleyl uu dhintey siisi leeyahay maxay uu dhinte muu diifaco wllehen falastin ee u arkayo israil ku ag leyneso allow siisi oo kale hanaga dhigin amiin amiin
Ilma adeer nin aan nahay ayaa shekhow dhaxalkeenii ku,tagrifalaya oo aabaheen hantidiisii dhacay waa ninka muqdisho internetka bada hoostiisa mara iska leh hantideenii ayuu ku dhegan yahay noo daa ayaan ka kari la nahay abaheen ayaa soo koriyay gurigeenuu canjeerada ka cuni jiray wuuna na dulminayaa alle kama cabsanayo bal ila soo tali markaad fariinteydaan aragto dulmi weyn buu nagu hayaa alle ayaan uga dacwonayaa in uu dulmiguu nagu hayo wuu u jeedaaye uu naga qabto insha allah
Waa sax hadii aad raali ka wada tihiin laakiin kuwa uu aabo awowga u yahay yaa kala celinaya marka aad dhimataan Kuwo uun baa hadaba niyada ku haya oo aanad war ka hayn.
Asc sheqow ka waran hadii ad uu gaday adiiga guriga hooyo oo adna rawiin in gado if you don’t wanna sell it what about that? You want to keep the family home? Let me know please.
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
Ustd course-kii aaway mahadsanid
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waruntah sheikh mahamed daahalk 😢😢😢
🎉😂❤🎉@@hassanhassanismael8470
ilaah intad kabaqdo balankad naga qaday aaway hadii sidan ay runtada tahay siden ku amina in waxad shegee oo aad rabto inad naga gado inay run tahay oo lacag laga hela ilen adigii aan kugu aaminay muqaalka kamuqda hadana ay tahay wixii war uun wlh adigana wajiga kaga dhimana hada kadibna walag amin baxa malin walbo lagu sowaydiya xita dadka wax yar qadari oo u jwb lkn sidan maficno isku noqo mahad sanid
aaway korsadi
Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️ wacaleikum salam sheikhwo dulmi diid respect ❤😂 falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸❣️
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen falastiin
Arinta Dhaxalka waad ku mahadsantahay wayoo anigaa ka mid AH dadka diidan in la gado Gurigeena shukran jizaa Kalaa QEYR shukran mar kale
WALAAHI uma heysan in aan wax dulminayay
Teeda kale Makula tahay tani inay tahay Tipps LA siinayo HISBULAAH waxay taalin karaan kan hubka qabta
Ilahayow ayaga is ku dir yarabi 😢falastin culeska ka dulqad gaar ahan gaza iyo dafa labadaba
اللهم انصر اخواننا في غزة اللهم انصر اخواننا في غزة اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤❤❤ يا الله يا ربي
آالهم آنصر آخواننا في فلسطين و آلسودان ي رب 🥹🕋🤲
Jazaakalahu qeyran sheeq
Allaah subxaanatu watacaalaa, halaag iyo cuquubooyin degdeg ah haku diro,
allaah hana waafajiyo, inaan gumaadno cadawga ilaa islaamku caalamko dhan kataliyo,/ kitaabka allaah inuu caalamko dhan kataliyo ayaan allaah waydiin. Allaw islaamka iyo ehelkiisa guusha sii oo kor uqaad, allaw jihaadka noofududee, oo cadawga aan ka adkaanaa, nagana haybaystaa.
Maashallah dulmidiid you are rightly 🎉🎉
Asc walal suala xutia masuna masea wa shica noshega fadlan shukran
❤❤❤❤❤❤ maashalhaa sheak
Jizaakalah qayr shiiq run aad sheegtay
Wcs wrx wariye shiekh dulmi diid Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Sheihkow jazakalah.course sadiii aaaaway. 👀👀🥺
☝️ JASAKALLAHU 🤍 KHAYR 💐 AKHII ☝️🤍💐
Qofki ugu horey❤
ASC WLL DULMI DIID ARINTA DHAXALKA MOWDUUC GOONI OGA HADAL WEY NA QUSEYSAA
كلام في منتهي الروعة ماشاء الله تحياتي لك
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
asc sheekh awaye videoyadi ad so waday ee daba barada ah thanks
wcs wlc Brother 🙏🙏👍👍👍
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
ASCWW Sheikh Allaha Kuxifdo Aduun iyo Aakhiraba. Aamin Bal Walow Aan Ahey Waayeel Aabahey Allaha Unaxariistee Asaga iyo Hooyaba iyo Dhamaan Mowtaadkii Muslimiinta Xoolihii Aabahey Tabcey Waxey Ahaayeenba Ari Baa Gacantayada Kusooharey Si Isle,eg Baan Uqeybsaney Hooyo Walaashey iyo Aniga Raali Baan Isaga Aheyn Mudo Kabacdi Hooyaa Tii Alle Utimid Ariga Qeybtii Igu Magacowneyd Wiil Walaashey Dhashey oo Reer Leh Baan Siiyey Intii Hooyoyana Walaashey oo Iskadanyara Baan iri Qaata Arinkaasi Madambi Baa Nooga imaanaya
Mnsha allh kolay qof ku marka uu qangar yahay xaqiisa qofkuu doono wuu siiin karaaa mar hadiii aad adigu leedahay mida kale ehelkaga in aad wax siiso waa wax fiican Mnsha allh
Sheekh asc arinta dhaxalka barnaamij gaar ah inaad kadhigto ayaan kuusoojeedinayaaa cafwan
احسنت الشيخ محمد، 👍
Masha allah
Sheikhooe Shaqada adag ee aad noo heyso allaha kula garapgalo
asc sheq dulmi diid
Ascwb walaal. Xasan Nasr'Allah wuxuu yidhi Israaiil waa indha tirnay oo waan dhaga tirnay. Baarak'Allaah fiik.
Asc dulmidiid waad ku
Mahad san tahay arinta dhaxalka ee aad ka hadashay
Hal mowduuc kali ah
Oo dhaxal ka bes ku
Saabsan kuwa isku
Dhejiya ee sheegta mas,uuliyad iyagu
Isi saareen in ay ku
Tahay dambi aaqira iyo
Aduun cadaab ku mudan karaan walaal
Dulmi diid arinkaas si
Qaasa hal mar uga soo hadal waad mahad santahay
Salallahu Caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ASC SHIIKH ARINTA DHAXALKA SI GAAR AH UGA SOO HADAL
allaha jabiyo isreal aamiin
asc sheekh waad mahadsantay ee hadii uu aabuhu dardaarmo intay hooyadiin nooshahay gurigaa ay k jirto udaya wixina hal guri yahay kawaran
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wararkaan madamaadaan miyaa wll.
Asc sheikh Course kii xagee kudambeeyay
Ilaahay dhulka ha ku cidhiidhyo yuhuuda
Sh koorsadiii mad soo galisay mise waa weli
aaway korsadi
aaway korsadi
aaway korsadi
aaway korsadi
aaway korsadi
Alxmduliah
Anigay i haysta walahay dhaxalkaygii ba la i diida maalin kasta
Dhaxal cidna makuu diide karto hadii aad somali jogto shabaab ku tag dhaxal waad haleysaaa shabaab hala ee ku fiican yhn waa cadaalada
Weliba 3 malin gudahod waa laso afjaraya lkn ayagana canshur bey jaranayan
@@Jinkax-u9r Europa jooga mid isla Europa jooga guryaha kiro ka qata
Yaab anagaa aragnay oo hada ma waxaad leedihiin dhiigya cabka cadaalad ku fiican?? War ilahay ka baqa hadana ma waxad keenteen inaad noo xayaaysiisan daalimiinta burburka somaliya ka shaqeeya inaad ku tilmaamtan maxkamadii dadka ukala qaadi jirtay xaqa.
Wan yabay dadka umada laya cadalad yaqan walhi qofkas aska ah ban filya wayo waxas maso qoren qof an kuwas hayni share out ayad usamysay dhigyo cabka allah ulabo
War khayr baa sheegaysaa soo daa
Illahey ha jabiyo yuhuuda
Asc dulmi diid
Aaron dom. Koronto la aan ma shaqeeyaa?
Sh dulmi diidow ka waran dhaxal aabe, marka ay diido hooyadii guriga in la qaybsado. Waana dhaxal dhul , taasoo qaybo ka mid ah dhulkii ay hooyadii ka gadatay ama ka cuntay, hantidii agoonta.
Sheeq maxamadoow walaal waxa aan ubaahanahay kaalmo miis yar aan ku ganacsadaa marka waxaad igu taakuleen kartid qayr allaha kusiiyo
Fadlan walaalkeyoow goormaat warkaan tabisay noosheeg malinta iyo bisha warkaaga waan fammi waaynay waqtiga aat tabisay warka mahadsant walaalkey
Wlhi shiikhow dadkuba dhaxalkaa madax isula jiraan
Asc wrwb lakin sheikh hadan dhahow wallkey aniga ku celinayo intaa ledahay oo asigana rabo in waxa oo lan lawado gado maxaa talo ah marka
Qebtisa in loceliyo hadu didana. Oo datkaleto larawada. Taasna kawaran?
Sheikh wlhi dadbadan manta dulimi ayaay iskutageeraan
Her Falastin iyo Hamas illahay ha guleyo insha Allah
Jazza ka khayar ❤❤❤❤
Asc sheeq waan ku salamay bacdan salan sheeq waxaan dhalay laba will iyo labo gabdhood hadii aan waxaan haysto ma u qaybin karaa anigoo isku lekeysinaya hal will iyo labo gabdhood waa isku bah ama isku aabe hal wilna waa abbo gooni waan hayaan marka waa labo gur oo soomaliya ku yaal marka ila tali ma rabo inig dhinta inay is qabqabsadaan,
Sheikhow can you pls SAY WEY BAQTIYEEN pls yacnii I’m a fan of you I love you for the sake of Allah BUT hadaan soomali ahay gaalka markuu baqtiyo an dhihi jirnay so pls wa codsi waana wax ay istahilan iyo kabadan wiliba inan medadkood Ku kor socscono ayey naga istahilan WAR WAXA FALASTIN AY KA SAMEYEN WALAAHI HADEY JIRAN LAHAYEN XAYAWAAN SIDA ARIGA AMA LO’DA WALAAHI WEY KA CAROODEEN WALAHI OO WAXEY SAMEEYEEN MALA GARTEEEN SO PLS
Wll wadmahadsanthy
Sh.kasohadhal raga xmas katirsan e garigaa lagu dax dile adho rali ah
Cawa war fiican baad haysaa
Asc akhii arinta dhaxalka aad ayaa loogu baahan yahay in aad si waadax ah uga hadasho ayaa wanaagsan. Qodob kale ayaa ah in aad ka hadasho dadkii dhaxalka lahaa mid ka mid ah ayaa dadkii kale u xoog sheeganaaya sida isagoo dhahaaya anigaa laa iiga dardaarmay anigaa kaligay ayaa dhulkaa qaadanaaya. Iyo waxba idiin ma ogoli
Waxaad sheegta run
ALXMDULILAH
Akhii arinta dhaxal waxaa soo baxay looyaro kugu la talinaaya in aad dhaxalka kaligaa aad dhacdo oo kuu sameenayaa daliilo aad ku dhacdo maxkamada waraaqo u sameenaaya nimankaa looyarada ah salaad iyo soonka kama tago
Hooyo macaan dulmideede waxaan of la qabay 39yeeris+8carruur loo deeday xaqa Ninkeeda oo dhintay 6sano ka hor waana wallasheesa ku hooyo iyo ku abbe ah xalladaas ka waran
Asc sheekh haday raali Kawda yihiin ma danbibaa
Sidaas anagaa nalaku wadaa
Sheikh course online ahaa chance ma jira Aad ku baraysid new Bach
Asc boys ayaa owoowe dhintay waana labo boys ama labobah banda weyn ayaa wiil ka dhintay oo 7caruur ka tagay dhaxalkii sida aad tiri ayey Shaheen bahdii weyneed ayaa diiday waana wadàado dadkaas agoontii ayaa joogto waa mahad santahay
Qowda maqashii waxna ha u qaban waa sheekada Reer galbeedka. Kii ku dilay aa hadana biyo ku siinaayo markad ka dheragtana ku dhamaystiraayo ILAAHOW ADIGAA XAQ SOORE AH ADAA CAADIL AH ILAAHOW U HIILI MASAAKINTAAS REER FALASTIIN EE LAYKU DHIIBDHIIBAYO LAGANA AAMUSAN YHY. 😢😢😢😢😢
Waa beentood maba arkin radaaradood
Yuhuuda waay fanayaan
Waa beenakayaal
Walal like isar 1k
Masriyiintu waa xaabo waa dad sigaar dishooday
ARINKA DHAXALKA WAKU MAHADSANTAHY 😢😢 ANIGAABA KAMIDA DADKA DIDANAA LKN ALX WAKA LAABTAU HADA MAHADSANID
Sheekh maxamed.dad.hoyadood.dhimatay.oo.laba.baha.kala.ah.oo.badiidantahay.in.wuxii.hooyo.kadhimatay.ladhaxlo
israil.No Gaza.ye
Wcs wr wb
Dadku inaad wacdido ama aad waxaan war ahayn noo sheegto wakhti uma hayno ee warka siidaa aad hayso.inta badan somaliyey sidasan nahay iyo wacdigaga badan u fiirso klibadda
Wll dulmi dadka kuleyl uu dhintey siisi leeyahay maxay uu dhinte muu diifaco wllehen falastin ee u arkayo israil ku ag leyneso allow siisi oo kale hanaga dhigin amiin amiin
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
Wcs
😊😊😊
Sidii caruurtii bay noomawelinayaan wan iskadaynay kulahaa waa hadii aan kayeelo nin illahay wataa watay wana laga indha saabay
Ilma adeer nin aan nahay ayaa shekhow dhaxalkeenii ku,tagrifalaya oo aabaheen hantidiisii dhacay waa ninka muqdisho internetka bada hoostiisa mara iska leh hantideenii ayuu ku dhegan yahay noo daa ayaan ka kari la nahay abaheen ayaa soo koriyay gurigeenuu canjeerada ka cuni jiray wuuna na dulminayaa alle kama cabsanayo bal ila soo tali markaad fariinteydaan aragto dulmi weyn buu nagu hayaa alle ayaan uga dacwonayaa in uu dulmiguu nagu hayo wuu u jeedaaye uu naga qabto insha allah
Aniga guriga aabe wey dagan yihiin in lagado marabno oo magaca aabe ayaa rabnaa in uu jiro raali ayaa isaga nahay dulmi diid xamer waliba dagmada hoolwadaag waaye meesha uu ku yaalo
Waa sax hadii aad raali ka wada tihiin laakiin kuwa uu aabo awowga u yahay yaa kala celinaya marka aad dhimataan
Kuwo uun baa hadaba niyada ku haya oo aanad war ka hayn.
Scw scw
Asc
❤❤❤💯💯💯✌✌✌
Tukulish timir deeri waaye,qereeru yaa Erik
Yacnii tuke timir gaari waaye wuxuu yiri waa qaraar timir tea
Insha Allah jabka Israel ma joogsan doono
Somalidu waxay oran jirtey xujaa soo noqotee xaaji sooma noqdo macnahay xaajiga xaramka ku dhintaa fiican
Xujayda masar waxaa ku dhacay inkaarta dariskooda ay u diiri waayeen
Asc sheqow ka waran hadii ad uu gaday adiiga guriga hooyo oo adna rawiin in gado if you don’t wanna sell it what about that? You want to keep the family home? Let me know please.
Shiikh houthi oo markab iyo doon ma aqaan wuxuu yhy oo laysku qarxinaayo wllhi caawa yaaby kasoo hadal shiikhow
Yuhuda alahayoo baabi i
Soomaalida ku jirta dawlada shaqaale maaha waxay meesha ku joogaan (qabiil) inigoo reer hebela !!!!!!!!!!!
Kuwaas nacalad ilaahay ha ku dhacdo
Asc vidio goni ah kaga sohadal dhaxalka 45 sano ayaa dhaxal nalaga haystaa xitaa dumarkii waawayelo xanunsan wilazha iyo hooyo alle haohanuniye