HEESTA DOWLADNIMO LOO DHANYAHAY QARBOOSH & AAMINA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 37

  • @CabdimahadAdanDiiriye
    @CabdimahadAdanDiiriye ปีที่แล้ว +2

    Runtii waaa aabe iyo hooyo ku dayasho mudan

  • @CabdidahirAdanDiiriye
    @CabdidahirAdanDiiriye 8 หลายเดือนก่อน +4

    ❤Allow kuu naxariiso Alfanan Maxamud Goox Qarboosh....... Respectful 🙏

  • @ahmedblack7106
    @ahmedblack7106 9 ปีที่แล้ว +9

    maxamuud koox qarboosh alle ha u raxmo waxaan ku xasuustaa heestaan xaflad ka dhacaysay xaruntii hadhso sanakii 2002 dii xasuuuuuuuuuuus yaraan tii

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 2 ปีที่แล้ว +1

    Mohamud goox qarboosh alle ha kuu naxariisto abwaane
    Wlh waxad ahayd shaqsi suuganta dareenkiisa ku cabiri jirey

  • @joblessarts
    @joblessarts หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxaristo wixii qalbigayga kujiray oo dhihi lahaa dadka dhanaa commentiga kudheheen, Mashallah Waayo xusuus leh oo aad u dhib badnaa uu ahaa xiliigii heestaan aan horn afrik iyo Capital voice xiliga quraacda ka dhagaysan jiray, Aamina macow nololaa iigu dambaysay ilahay cimrigeeda ha raajiyo, dad xalaal ah ayey ahaayeen dadkaas.

  • @CabdimahadAdanDiiriye
    @CabdimahadAdanDiiriye ปีที่แล้ว +1

    Guulesta Allow kuu naxariiso.maxamud Goox Qarbiosh

  • @xildiid6708
    @xildiid6708 2 ปีที่แล้ว +1

    Moalim maxmud Qarbiish halyeyadi wadanka somari xalad akirsn dadka wax kafahansin jiren ilahey ha unaxarist Qarbosh taal in lo dhisa uqalma

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed9502 2 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah alle haku xifdiyo saxib waxaad tahay qof dunida ku qali ah alle haku naxaristo amin amin amin

  • @ShakirMohameda
    @ShakirMohameda 9 ปีที่แล้ว +4

    M.G.Qarboosh...ALLAHA U NAXARIISTO...heestan sannadkii 2000 ama 2001 ayaan ku xusuustaa.

  • @abdinaasiryalahow7872
    @abdinaasiryalahow7872 ปีที่แล้ว +1

    6/12/ 2023 dhagaysanayaa horayna waxaan u maqli jiray 2001Dii 22sano kadib dalku wax isbedel ah kuma uusan imaanin wlhi kaliya dowladnimo lagu shaqeysto oo nin shaqsi ah ka fa"iidaayo ayaan aragnaa wili shacabkii sidii Bay u dulmanyihin canshuur xoog ahna laga qadaa wadooyinna looguma dhisin korontada iyo biyaha free ma ahan, allow siyaasiintaan aan noo shaqeynin ee naga shaqeysta dalka iyo dadkaba ka qabo😢😢

  • @maymunadaimond9906
    @maymunadaimond9906 6 ปีที่แล้ว +3

    Walee been ma aha allaow Ku naxaristo mahamud koox qarboosh😢

  • @MrAmiincade
    @MrAmiincade 5 ปีที่แล้ว +5

    Macalinkeyga maxamud Goh qarboosh walahi wa qof waxbadan aan ka bartay,qalin jabinteyda high school ka nolosheyda ma.ilaabin side u qurux badneyd ila hada igama goin alow KU naxariso

  • @rashkanabdullahi2320
    @rashkanabdullahi2320 8 ปีที่แล้ว +6

    heestaan waan jeclahay lovely song

  • @dadsgirl721
    @dadsgirl721 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlh ano dugsi dhigana maqli jiray quraacda marka cunaa hooyo ideecada kaso gasho ka dhageesan jirtay ilahow wadanka amni noga dhig 🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️😢😢😢

    • @calankachannel2110
      @calankachannel2110 4 ปีที่แล้ว

      Capital voice 88.8 Ayad ka dhageysan jirtay barqo walba

  • @ridwaanhassan3279
    @ridwaanhassan3279 7 ปีที่แล้ว +3

    Aamina mocoow heestaan inaba caadi maaha wee ka baxsatay page keeda 2001 aa dhageesan jiray Old is Gold lkn ayadoo qaraami yaa qaaday qofki yaqaano ha igu caawiyo please

    • @mahamedhassan8442
      @mahamedhassan8442 3 ปีที่แล้ว +3

      Ku noqo waa 2003 horay looma qaadin sxb shirkii carta ka dib ayaa la qaaday

  • @itisaamcaraab9434
    @itisaamcaraab9434 8 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxaristo wadini ayu ahaa

  • @abdirashidahmed1339
    @abdirashidahmed1339 9 ปีที่แล้ว +3

    mahamud gox qorbosh wandha dhab ah Allow ku dhowr

  • @maxamedsanweyne2599
    @maxamedsanweyne2599 9 ปีที่แล้ว +2

    alalaha unaxaristo waxuu ahay wadani

  • @issadin8698
    @issadin8698 7 ปีที่แล้ว +3

    Wadani dhab ah alow Ku naxarsia amin

  • @Nuurdiin-q7r
    @Nuurdiin-q7r ปีที่แล้ว

    alle haku na xaristo abwan qarbosh amiin amiìn😢😢😢

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 5 ปีที่แล้ว

    Maxamuud Goox Qarboosh iyo Sahra Ileeye Ilahay hawnaxariisto

  • @mahdqalaala4687
    @mahdqalaala4687 9 ปีที่แล้ว +1

    alla yaa cizag faaniin wadani ah waaye

  • @ceydiidxasan9108
    @ceydiidxasan9108 7 ปีที่แล้ว +4

    wadani dhab ah QARBOOSH ALLLAH KU NAXARISTO ABWAAN NAGU QAAALI AH

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dhaxal doon dhibaato dhaxal xumaaned iwm kk

  • @qaaaliqanciso7879
    @qaaaliqanciso7879 7 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa wadani ilaahoow kuu naxariiso

  • @ilhamhared
    @ilhamhared 8 ปีที่แล้ว +1

    hees xasuus iiga mudan yaa rabi u naxriiso

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan iyo muusebixi waa iskumid waa xaaraan doon kkk

  • @ruquyohuseen9457
    @ruquyohuseen9457 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla cod macana gabadhan aamina wadaniyad waaye

  • @hasansharawe8672
    @hasansharawe8672 6 ปีที่แล้ว

    Alla ya raxma qarboos wadani qiiro leh

  • @cabduqaadircalicaraaye3957
    @cabduqaadircalicaraaye3957 9 ปีที่แล้ว +2

    alla yaa cizak axyaa wadani

  • @omarismail1123
    @omarismail1123 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus iyo nus

  • @abdifatah6686
    @abdifatah6686 4 ปีที่แล้ว

    😥😥😥

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 2 หลายเดือนก่อน

    Dalku sidaas xasan iscasil xasan wax maqal

  • @abdullahimohamud8541
    @abdullahimohamud8541 7 ปีที่แล้ว

    Nagu filan